Ayaaney waan kusalaamay waxaan ku qoslaa markii aadhahdo kushaqeeya oo dhagaha gashta laakiin anigu taas waanka duwanahay waxaan jeclahay in aan qisooyin kaaga latago sariirta si aan waxba iidhaafin oo aan u ogaado meeshay marayso maladaptive waan warjeclahay
Wcs ayaan qurux ale ha ikaa cafiyo xanunka nah danbi dhaf rabi ha kaga dhigo wan ku xisay shaley wan kuso boqa nayay wan darlay sxb ale ha ikaa xafdiyo ❤
Ayaaney qisaadan qiso kusooxasuustey gabdh aan daris ahaan jirnay oo caruur dhashey aa habeen habeenada kamid ah abaaro 21:30 markeetahy ayee dukaan noodhaw waxa kadoonatey marakaasa meel luuq ah aa gari cad taagna markaasa dhahayn abaayo jidkaan malaga bixi karaa ayadana dacade ka ahyd yaah ee dhahdey ee yaah idhahaysa bo nin gariga kasoobaxay gabdha intuu kudhagay oo baskoolad madax kasare bis garige saarten markaasa 23:00 markee tahy aa ninki qabey noo imaaday asoo xaaskiisa nawiidinayo meelkasta karadi maleh marki danbe niman soowaceen waxa ladhahay xaskada anaga haysano lacag madax furasho keen markaso dhahy walalow ani wax mahysto nin iska xamalata ahy oo ilmo yaryar ujoogan gabadhana umul caml ee ahyd bis see usoowacayeen kudhaawad 1week naga maqneed bis quraan loo aqriye illahay baa markii danbo fursad usiiye inee kasoo dhumato ayada iyo gabar kale niman cabtooy iska ahayeen markii danbo habeen nalasoowacay waxa naladhay gabadh noocasa hayna oo shoogsan bis walasoo wadey guriga lakeeney gabadhi ayadda dhan weexee noqotey qof hadalka kudhagay cml qurana lasarey alxm wee ficnatey markaa qisadana kusoo xasuustey ❤❤❤😊
Salaamaad
❤
❤❤❤❤❤❤
Allaah cajiska ha kaa bixiyo Insha Allah mahadsanid Shaqada ayaan ku qabsada xafiska
Ayaan waxa jeclahay marka mesha udhi weynthy ee mesha noso fadhiso ❤❤
Alle ha ku caafiyo ayaaneey 🥺🤲🤲
Ilahay cafmad taam ah haku siiyo🎉🎉🎉
Asc ayaaaneey baasto la fadhiyaa ayaaan poqortooyo🎉🎉
Alllah ku caafiyo ayaan qurux❤
Ayaaney abaayo qali I soduceya adi iyo asxaabta illahy inuu igu arsaaqo uwad qeer qawo ❤I.a
Ya rabi awlaad salixiin ku irzaaq walshen
Ayaay wa ku salamay
Queen 👑❤️❤️❤️❤️
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
2:02 dhuni umaleynayey 😂jh duuni
Asc wll ayaan
Ayan idho weney music naga badal ❤
M.a
Ayaan quruxay ilahy haku caafiyo😢😢
Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha ❤❤❤❤❤❤❤❤
Alle ha kucaafiyo wllshey mcn❤
Maansha Allah hadaad noo Soo laabatay qaali❤❤❤❤❤❤
Wani salamay asxaabta ayan wlalayalow ISO duceeya wax xanunsanahaye😢
😢😢ilaaheey hakuu caafiyo abaayo 😢😢
Ale ha ku cafiyo abayo 😢
@@Xuriyo-s8j shugran abayo
وعليكم سلام ❤❤❤❤ اختي عزيز ه
Wcs abyo saa usugaayay lee anoo ku raadinaayo iga so hor baxaday
Wacalay kuma Salam
Alaha akucafiyo abayo❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
Asc
Ayaaney waan kusalaamay waxaan ku qoslaa markii aadhahdo kushaqeeya oo dhagaha gashta laakiin anigu taas waanka duwanahay waxaan jeclahay in aan qisooyin kaaga latago sariirta si aan waxba iidhaafin oo aan u ogaado meeshay marayso maladaptive waan warjeclahay
Wcs ayaan quruxey ilaahey Haku caafiyo
Wcs ayaan qurux ale ha ikaa cafiyo xanunka nah danbi dhaf rabi ha kaga dhigo wan ku xisay shaley wan kuso boqa nayay wan darlay sxb ale ha ikaa xafdiyo ❤
Wcs ❤❤❤
Nin adunyo joogow maxaa aragti kuu laaban
Wwww amazing
❤❤
Wcs abaayo macan
Wcs qlli sethy
Wcs byo
Wcz qalpi
Wnku slamay wllshy qurux badan❤
W c s sxpy sthy❤melkasta kafirsadaa telefonkii sadaxaad melkastana wakusaray xilkii iga kaasarnaa hotey usoco qaliya🎉
Wcs ayaanay ❤
❤❤❤❤❤
Waxaan La Arkeen Maleh Horey Baan Ka Fahmey Naagta qisada Iney Kusoo Biyo shubaneyso
Asc ayaan wax badsoo wax beel beyleedhy
ayanay manta wa robaysanay ex xafada kuso kortay daganahy❤❤❤❤🎉🎉🎉
Woow darisaa nhy kama dheeri ppepiyey 😅
Mashaallh xbbt
Sodookale celasha Allah ❤
Ayaney qisdaan mid lamida gabar dariskeena samaysay nin macalin dugsi miskiina qabay bakaro adaa wax udoonanaa dhaday waa baxday sooma laban 2 habeen markay maqneed la soo wacay macalinkii la dhahy xaaskaaga afduub u haysaanaa lacag 300$ waa inaa bixisaa hadadan bixina waa dilaynaa rafaad dheer kadihabeen kii la soo wacay habrenkii ka sadex aheed lacagtii baxshay macalinkii malin kadib imaty ayadoo socoto jug yar yar sidaas aheen ku yaliin macalinkii waa qadan waayey in la afduubty waa ka guray dhawr blood markey ku kal maqnayeen qolka jifka xafadii mar qura loogu shekaysty in laba afduban ee xafada dhinaca ka joogty naag saxibteeda naagtii naago kale ugu shekayday calinka ileen waa macalin dugsiya islamihii ilmahooda macalinka u ahaa mid kamida u sheegty in la afdubane guriga heblaayo joogta malmahas macalinkii qof iman leh ahaa warkii soo hubsaday maxaa kugu qasbay markuu dhahayna waxay dhahday dahab rabay dhago rabay inaa ku gato lacagna mahayo idhahday sidaas paraded u sameeyay waa iska cafiyay aydoo iska dhaqmayso caruur kaleba markii kafib dhashy qarixii zoobe 2017 ku geeriyootay allah ha u naxariisto hada waa naga hoosaysaye qisooyinkaana somalida dhexdeeda waa ku badanyihiin inbafana waa maqlay lkn qisadaan gobjoog u ahaa
Ayaan hadan ku radiyaa qado karisi ku jirayaa😂
❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉❤❤m.a
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW
Scw❤❤
😊😊😊😊😊😊❤❤❤
Abayo wali xasasiyad makaresan miya abayo
Doqonay dabkaa ba . a baan maqlijiray shaw wyjiraan 😂😂😂😂
❤❤❤❤😢🤲
asc
Wcs❤
ˢᶜʷ ˢᶜʷ ˢᶜʷ❤❤❤❤❤
Kumee apayo
ᵃᵃᵐⁱⁱⁱⁿ
Asc
❤❤