Keynote presentationon reconciliation by Abdiqadir Jirde | Member of Somaliland Parliament

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • Keynote presentation
    on reconciliation by Abdiqadir Jirde | Member of Somaliland Parliament

КОМЕНТАРІ • 2

  • @CabdiraxmaanibraahinXuseen
    @CabdiraxmaanibraahinXuseen 10 днів тому

    Masha Allah c/qadir Jirde hadal yaqaan aan gaban

  • @AhmedMohamed-cn7xn
    @AhmedMohamed-cn7xn 3 місяці тому

    Sheeko gaaban o an kuso koobayo sababta anay qabyaladu dawo ulahayn inta dowlad/dowlado wanagsan lahelayo "sadex nino saxiib ah aya qabyalada,shaqo xumanta xaaladaha kale adage jirta intay udul qadan wayen ayu mid kamidi tahribay kabacdi magafe aya afdubtay Halka muwadininta wadamada kale dowladahodu Soo futan ama ciidan how diraan ama laluush hakuso furtane somalida qoyskiisa iyo xiktadisa kale o qabilkii uun Soo hoos galaya aya laluush ku furtay,ninkii labaad isna ganacsi ayu furtay oo ganacsade wayn ayu noqday kabacdi dawooyin iyo cunto dhacday ama tayadodu aad u xuntahy aya dowladu ku qabatay waa la xidhay ganacsigiisina xayirad aya lasaray kabacdi qabiilkisi aya kacay oo u dagaalamay kabacdi waa lasiidayay ,ninkii sadexaas aya isna SI shil ah isagoo Babur wata hanti iyo dad jiidhay Halka dowladii ay kaliya ka xidhay qabiilkiisina lacag ayay isku ururiyeen oo khasarihii loo haystay mag ahaan UGA bixiyeen ..
    Hadaba sadexdii nin aya qabiilkodi SI gardaro ah dowlada ama qabiil kale ugu duuleen o dagaal culus la galeen qibiilkoodi aya lacag hub iyo Saad laga dhigto ka dalbaday iyaguna so khasab ah ayay dhaqalahas ugu dirayan gar iyo gardaroba lkn hadii dowlad/dowlado boosaskii qabilku buuxiyay wax kawanaagsan shicibkii ugu badasha lahelo qabyaladu SI Automatic ah ayay u dhimanysa