@@Mucaawiyecalixasan ustaadow saacada toronto waa 7:59 am maxaa yeelay waxaa laga farqiga dhiga aa horay usoo helay ee ahaa 8:16 daqiiqo oo katimid iskudarka 2 dhigood muqdisho iyo toronto 45+79=124 124/15= 8:16 daqiiqo then subtract 2 Saacadood ee muqdisho iyo toronto 4:15pm -8:16= 7:59 am Taas ayaan kuqiyaasaa iney saxantahay 90% 4:15 pm waxaa laga jara
Hhh war reer bari iyo reer Xamar meesha 6 maa utaal goorsaatay leeyihiin 12 ciyaarta naga daaya lixdii galabnimo weeye oo meeshaba 6 taal e 12 aad akhriyeyso halkee ka keentay.
Macalin c/nasir mahadsanid
Ma laka jaraa Bari bari
Galbeed to galbeed markaan heysto amba hayaraado ama haweynadee maisku darin
Asc ustd iga caawi su'aashaan
Magaalada muqdisho 45 b, halka magaalada toronto 79 galbeed, hadii saacada magaalada muqdisho thy 4:15 pm waa maxay saacada magaalada toronto jawaab wacan
1:59pm weeye
@@Mucaawiyecalixasan ustaadow saacada toronto waa 7:59 am maxaa yeelay waxaa laga farqiga dhiga aa horay usoo helay ee ahaa 8:16 daqiiqo oo katimid iskudarka 2 dhigood muqdisho iyo toronto 45+79=124
124/15= 8:16 daqiiqo then subtract 2 Saacadood ee muqdisho iyo toronto
4:15pm
-8:16=
7:59 am
Taas ayaan kuqiyaasaa iney saxantahay 90%
4:15 pm waxaa laga jara
Hhh war reer bari iyo reer Xamar meesha 6 maa utaal goorsaatay leeyihiin 12 ciyaarta naga daaya lixdii galabnimo weeye oo meeshaba 6 taal e 12 aad akhriyeyso halkee ka keentay.
@@yaasiincsamed4056
Ustaad 6:00 pm waxaan unaqaanaa labo iyo tobanka galabnimo haila yaabin
Saad sheegeena waa sax 6 galabnimo🙏🙏