Pizza aad u macaan oo jilcan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 лип 2018

КОМЕНТАРІ • 689

  • @salmomohamednour855
    @salmomohamednour855 5 років тому +18

    Cwa ayaa rbaa abe mcn in aa casho ugu digo mrka wax bdn ayaa kaa faidy xytii ilaahy hanoo kaaxfdo 💖

  • @saafiqurux5784
    @saafiqurux5784 6 років тому +18

    Wow wu kudud yahay wuna qurux badan yahay masha allah jazakalah walshey Nasra❤

  • @sucaadabdullahi9913
    @sucaadabdullahi9913 5 років тому +9

    Masha allah nasro walahi qofka maraa wax fahansineyso sifican ayaa ufahsansiisaa shuran

  • @swalehhassan3907
    @swalehhassan3907 3 роки тому +8

    Mahaalah abyo this nasheed is all about working hard for your dream and u did it nasra

  • @medhabib3410
    @medhabib3410 5 років тому +8

    Mummmm macaana 😋😋😋😋😋 Mashallah walalo Thank you very much I liked ❤️✅🙏🏼💯👍🏻👩‍🍳

  • @faatinrooroow2600
    @faatinrooroow2600 5 років тому +9

    Ever pizza intaa fiirsatan tan ugu fudud Uguna waqti yar thank abaayo❤

  • @aminablock5034
    @aminablock5034 5 років тому +90

    masha allh gabar an sxbonahy ayaa sheer udhahay video gaan
    marka ayee igu tidhi naa hedhe nagahaan qurbaha jogo oo waxa laga helikarin somli sosamenayo baq baqdoda iga daa mugdsho ayee jogtaa ayan kudhahay nasro markas ayee xogaa video kusoo maqneed intee isoo labatay kulahaa wallhi cunto mcmacaan aan kacanteda kukariyay ayaa kaqustay dhirakalin ayaa kahelay gabdha illh ha xifdiyo ❤❤💋❤💋😍😍

  • @amirasworld4022
    @amirasworld4022 4 роки тому +6

    masha Allah pizza qurux badan oona macan😋🤤 masha Allah tbaarakallah xppti waxan kuleyhy gacantda ilahey haku barkeyo 😘😍🤩💗💟

  • @muslimocabdulahi9154
    @muslimocabdulahi9154 6 років тому +13

    Masha allh tabarakallah wan kahelay jazakallah kheeyr abaayo qaali 💖💖💖💖👍👍👍

  • @farxiyaabdullahi7971
    @farxiyaabdullahi7971 Рік тому +2

    Jizakallaah kheyra abayo nasra ilash haku barakeeyo qali wax badan aya ka faaiiday wlh wey i fiic naatay pitzada adiga aya ka bartay sida nogu sharax day aya ka helay waa fasiix masha alah tabarakallaah abayo thanks ❤️❤️🥰🥰🥰💞🎁🎁😘😘😘🌺🌺🌺🌺💐💐⭐️⭐️⭐️🥰🥰🥰💖💖💖💖💖💖💖

  • @ceeynimaxamedibraahim7667
    @ceeynimaxamedibraahim7667 6 років тому +6

    Mash Allah Nasra Abtidoon Allah ku barkeeyo ❤️ ❤️❤️❤️❤️

  • @fatumamohamed2343
    @fatumamohamed2343 5 років тому +6

    Masha Allah nasra wlh waxanba kugu jclaade daganaanta u hadleysa
    Allow kuziyaadi oo kaa dhowr ila cadow 😘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ladanabdinuur1784
    @ladanabdinuur1784 5 років тому +2

    Masha allah xbbti sifiican ayan u fahmay wana isku daya barito Insh allah 😍😘 Thnks

  • @shukricabdi9172
    @shukricabdi9172 4 роки тому +1

    Masha Allha Abayo nasra gacatdada ale ha ku barakeeyo Allhuma Amin 🤲

  • @umuashraf7911
    @umuashraf7911 5 років тому +3

    manshaĺlah abyo nasro Allah kuxafido wlhi codkeda gabadhaan waan iska jeclahy abyo Allah kuxafido mar labaad

  • @faizaabdi6103
    @faizaabdi6103 6 років тому

    Masha allah allaaah barak fiiki ukhtii kariim jazakallaah qeyr uma maazim cade thnks

  • @myrajochannal2
    @myrajochannal2 6 років тому +46

    Masha Allah gawadheyda jezekallah qeer ❤🤝👏👏🍁🍁☘☘🏵😘😘

  • @MumtaasMuuse-yt8us
    @MumtaasMuuse-yt8us 11 місяців тому +1

    mansh allh abyo Allah hakubarakeeeyo aad bnkufaha maamarwalba oo an dawado fidyoogaga❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amrany5161
    @amrany5161 6 років тому +2

    Wow pizza fudut wye wlh Qatar nasara cdye👍😘

  • @axlaamali2851
    @axlaamali2851 6 років тому

    Mansha allh waan ka helay runtii gcntaada allha kuu barkeyo nasra😍😍😍

  • @qiimabadanmuse3618
    @qiimabadanmuse3618 5 років тому +1

    Mashaa allah abayo qeyr allaha ku siiyo waad ku mahadsantahay

  • @zeynep5743
    @zeynep5743 4 роки тому

    Msha allah wan sameste shukrn xbbti 😍

  • @khadiijaabubakar4780
    @khadiijaabubakar4780 5 років тому +1

    MaashaAllh abyo Allah nii xafido waa ku faraxsanahay in Somalia joogtid

  • @qamarmohamed7027
    @qamarmohamed7027 6 років тому

    Masha allah abayo howl fudud ooo qurxan waye runti thank u xbibt

  • @nasracarfaye3275
    @nasracarfaye3275 5 років тому

    Mashaa allaaaah wlshey qaaliga ah mar walbo waa noo faaiideysaa jazaakallaah gacantaada iyo maskaxdaada allaha kuu barakeeyo sami NASRA 😍CADEEY inta Nasra ladhoho like ha iisaarto😙

  • @ruweydaiise9024
    @ruweydaiise9024 4 роки тому

    Masha allah shukran abyo illah gacantaada haku barakeeyo qofaanan foorno heysan qaabkey usameysan kartaa cdy

  • @user-hi5ig2uj8x
    @user-hi5ig2uj8x 2 місяці тому

    M.a mcn bdn alle ha ku xafido waxbadan baa kaa faaiidey walaahi❤❤❤

  • @funnyman5583
    @funnyman5583 6 років тому

    Nasra masha allah wll mcn allah haku dhooro

  • @xaysiciid559
    @xaysiciid559 3 роки тому +2

    Manshallah so yummy caafimaad ku cuna abaayo waan ka helay

  • @sacdiyoibraahimmaxamed7744
    @sacdiyoibraahimmaxamed7744 6 років тому +4

    Asc Abayo nasro masha Allah horey usoco 👍👌💖💖💖

  • @najmamahdi143
    @najmamahdi143 4 роки тому

    gacantaada alle haku barakeeyo waan ka faiday shukran wax bdn aad iga caawisay wllshey

  • @drssacdiyaabdi3798
    @drssacdiyaabdi3798 4 роки тому

    Mashaa Allah maclimadeena Nasra Abtidoon aad ugfaaideystay m.a Allah gacmahaaga hakuxafido 🙏🤲🤲❤💋💋❤

  • @mulkigende5642
    @mulkigende5642 3 роки тому

    Ilhy hakusharfo abyo mcn gabar wax badan laga faaido ayaa thy 👏👏 hore usoco qaalideyda🙌💗💞

  • @suhaina-shaafici9284
    @suhaina-shaafici9284 6 років тому +1

    Masha allah inaba cadi maha allah haku daayo xabiibti 👌👌❤❤❤❤❤

  • @ugbaadabdi4787
    @ugbaadabdi4787 4 роки тому +2

    Thanks qli nasra pizza fudud😍😍

  • @fatimamohamed2724
    @fatimamohamed2724 6 років тому

    Masha allah tabarakallah abaayo meel pizz lagu ibiyo furo alle swt haku barakeyo gacmahada🤲🤲🤲😍😍💞😍💕😍💞😍💕👑👑👑

  • @maryamakiin1460
    @maryamakiin1460 5 років тому

    Mashallah Nasro hurumar wagarte allaha dibkuma dhigo guul iyo gobanimo waxa kalo kuraheyna walaha kugulanol wadanka dhirigalintan ina kusi atkeysid sidey ayagane unoqdan adigo kale allaha kuxifdiyo

  • @user-dr3hj1fn5c
    @user-dr3hj1fn5c 7 місяців тому

    Mashaalah waan kuu xiisay nasro abtidoon waan ku jeclahy abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @halimaabdullahi7473
    @halimaabdullahi7473 4 роки тому +17

    Masha Allah so yummy Allah bless you sister 😋❤

  • @xajiosman9741
    @xajiosman9741 2 роки тому

    Maasha Allah ilaa history gacanta aakuu barakeeyo😁❤❤❤

  • @manaalabdiqadir4545
    @manaalabdiqadir4545 3 роки тому

    Shukran xabibty nasra💖😘love u mcnto❤wankafaaidestay runti masha'allah

  • @ifkaistar5024
    @ifkaistar5024 4 роки тому

    Masha allah walaasheey nasra abdidon alaha kuxafido thnks alpo horay usoco sistar wax badan ayaan kaafa iiday runtii dabcan dabadan na weey jiraan ookaa fa iiday hadana kaa fa iidi doona waxaan kuleeyahay dadaal allaha kugarab taagan anaga kasoko waad kaari doontaa hadaf kaaga xabibti nasra ❤❤❤💝😍😍😍😍😍

  • @maxamedaamiin8930
    @maxamedaamiin8930 3 роки тому +2

    Mash Allah aala macan
    🤤🤤😋😋😋🤩🤩🤩🥘🥘🥘

  • @amiirahassan336
    @amiirahassan336 6 років тому

    Masha Allah wan ka helay abaayo mahadsanid sida nogu faidaysid waxa taqaanid

  • @abdulhadihassanabdulkadir2103
    @abdulhadihassanabdulkadir2103 6 років тому

    Mahadsanid queen wixi araga deeqa uurkana deeqa gacanta allaha kuu barakeeyo abyo cheeska xageed kasoo gaday

  • @sumaisumaiabdulkadir1987
    @sumaisumaiabdulkadir1987 6 років тому +16

    Masha allh abyo illhy gactada haku barkeyo aso oven lahen no so gali abyo 😍

  • @maryamamuuse4021
    @maryamamuuse4021 5 років тому +2

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 3 роки тому +2

    Manta ayan isku dayaya inan sameyo hada wan so qastay burki Insha alah waxan rajeeynaya inu ificnado pizza 🍕

  • @sucaadqaliif5408
    @sucaadqaliif5408 4 роки тому +2

    Mashaalaah sister keep going

  • @salmayuusuf2424
    @salmayuusuf2424 4 роки тому +6

    Mansha allah waa pizza fiican

  • @amaalibraahim1337
    @amaalibraahim1337 5 років тому

    Masha allah abyo nasra allah ku dhooro love u

  • @hanaanahmed5228
    @hanaanahmed5228 4 роки тому

    shukran qaali and baa noogu faaidaysay jasaa ka allah

  • @faizoladan2190
    @faizoladan2190 6 років тому +25

    woow anh first ah like igu qabta asxabay nasra cadey mhdsnid qalia

  • @drsiqraahmedciyow3113
    @drsiqraahmedciyow3113 4 роки тому +2

    Ma sha allah macalimadeyda guuleyso waligaa 👉❤🌹💋💝

  • @huuni48
    @huuni48 6 років тому +4

    First 1😍

  • @sureyaabdalla4394
    @sureyaabdalla4394 5 років тому +1

    Maasha allaah nasrooy maxaan wax badan kaa faaiday allaah haku daayo

  • @sucdiqoorlexsucdi6999
    @sucdiqoorlexsucdi6999 5 років тому

    masha Allah abaayo wa mahadsanthy inbadan gacantada allaha kuu barakeyo

  • @sahraabdi208
    @sahraabdi208 4 роки тому +1

    Masha allah abayo nasra marka so galisay wan dawaday lkn xiligaas forno ma haysan dib ayan u dawaday wana samaystay hada forno ayan ibsaday pizza wa laga helay xafada

  • @safahassan3577
    @safahassan3577 4 роки тому +1

    masha allh abaayo allh hku barakeeyo❤

  • @faisacrahman8008
    @faisacrahman8008 6 років тому +1

    Masha alh abyo.nasra Abtidon.alh ku barakeyo

  • @NimcoHassan-tx8bv
    @NimcoHassan-tx8bv Місяць тому

    Maasha Allah nasra qrux❤❤❤

  • @raxiimashiikh3110
    @raxiimashiikh3110 2 роки тому +10

    ManshaaAllah tabarakallah🤩😍

  • @caaishadayib706
    @caaishadayib706 3 роки тому +1

    Mansha allah allah ha ku barakeeyo abaayo lkn jeeska badalkiisa maxan ku badalan karnaa meelo aan laga helin ayaa jireee

  • @aishachannel7098
    @aishachannel7098 6 років тому +8

    ManshaAllah sister

  • @aishamohamed620
    @aishamohamed620 4 роки тому +1

    Masha allah abaayo allah ku barakeyo gacantada

  • @asmitaahmed241
    @asmitaahmed241 2 роки тому

    Msha Allah tabarakala abayo hory usoco abayo ilahy gabantada hakubarkeyo

  • @alibarakow6078
    @alibarakow6078 4 роки тому +2

    Maasha Allaha
    Waan ka Heelay 👌👌👌👌👌👌👌👌👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @faadumoaxmed2611
    @faadumoaxmed2611 5 років тому

    Masha alh xabibti gacantaada alle hakoo dhowro waan kutaageeraa whi

  • @user-qj8oi5cs4x
    @user-qj8oi5cs4x 6 років тому

    Mashaa allah ilaahay haku barakeeyo xabiibti

  • @shaaddashaadda5424
    @shaaddashaadda5424 6 років тому

    masha alh shukran abaayo nasra alh ku ziyaadiyo aqoonta

  • @amirasworld4022
    @amirasworld4022 4 роки тому

    keep going nasra love you 😍😘

  • @inamuusecumar2812
    @inamuusecumar2812 2 роки тому

    Msha Allha Abayo gacanfa Allha ku barakeyo

  • @nasteexoliibaan8591
    @nasteexoliibaan8591 2 роки тому

    Aad baad umahadsanthy walashey nasra wlhi wax bdn ka faaiday ay ka mid thy pizza mogdisho waligay jogay weligay iskuma dayi jirin pizza inaa maqaaysd ka dalbo maahanee gobol thy pizza mogdisho ku cuni jiray maba yaqaan wlhi youtope lee galay wa ka samaystay pizza waana jeclaaday sida usameeyay mahadsanid kun iyo kow jeer rabi haku xifdiyo apaayo

  • @caaishaabuukar8912
    @caaishaabuukar8912 5 років тому

    Masha allh wax kafud ma armin allh kudaayo xbibti

  • @abdirahmaanxasan802
    @abdirahmaanxasan802 3 роки тому

    ma allaha hagu barakeyo wllshy💗💋👭😍😍

  • @anfacdegan2749
    @anfacdegan2749 5 років тому

    Maaasha alllaaah xppti waad mahad santahay aaad iyo aaaad wlhi waaa casho fudud

  • @isxilqaanxuseen3663
    @isxilqaanxuseen3663 4 роки тому

    Masha Allah kan hadad barato suuq biza udono waad karesane adi xajigaaga gurigina isku cazuma waaye qurux wlh

  • @munammc96
    @munammc96 6 років тому

    Masha allh abayo toorte noo soo gali insha allh

  • @amunaxasan521
    @amunaxasan521 4 роки тому +1

    Masha allha abyo hormar wacan ayan ku rajena

  • @s.m.5330
    @s.m.5330 6 років тому

    Maashaa Allaah tabaarakallaah illaahey gacantada Allaah kuu barakeeyo

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration 6 років тому +6

    Masha'Allah so yummy Jazaka'Allah kheir walashey

  • @farxiyoabdi6655
    @farxiyoabdi6655 4 роки тому

    Masha Allah abayo adan kujeclahay ilahey hakubarakeyo

  • @sihaamcabdulahi1549
    @sihaamcabdulahi1549 4 роки тому

    mash llah wad kabax satay nasra😍😍😍

  • @zuheyramao1548
    @zuheyramao1548 4 роки тому +1

    Asc maasha alaah waa wax macaan badan aad iyo aad ayuu ii cajabiyay

  • @mohamedjamaahmed8208
    @mohamedjamaahmed8208 4 роки тому

    Masha allah nasra abtidoon illahay gacanta hakuu barakeeyo

  • @hibaorange1233
    @hibaorange1233 6 років тому +2

    Cashadi Caruusyada cusub waa ka dhistay wlhi😋😋
    shukran xabbti love you

  • @qamarqaali1050
    @qamarqaali1050 5 років тому

    Masha allah wlshey qali ah allah ku xafido xabiiibti

  • @shamsasalah7779
    @shamsasalah7779 5 років тому

    Masha allah Abayo qaali o no faideyso shukran xabiibti

  • @xaliimosacdiya7447
    @xaliimosacdiya7447 4 роки тому

    Masha allah tabaarakalaah cooking makoriyo hoos baahalmar laguwadadaarayaa

  • @munoabdullahi9804
    @munoabdullahi9804 4 роки тому

    Mash Alh aby Alh ajar hakkasiyo

  • @mulkigende5642
    @mulkigende5642 3 роки тому +2

    Mashallah 🥰🥰🥰

  • @ikraan.ikraan1233
    @ikraan.ikraan1233 6 років тому

    Thanks abyo aad umahadsanthy Xbbt😍😍

  • @muwaahibmohamed4314
    @muwaahibmohamed4314 6 років тому +2

    Masha Allah xbbti cashada xajiga noso gali

  • @maryam9914
    @maryam9914 4 роки тому +1

    Masha allah abayo nasra allah ju dhowro

  • @fatumaabdullahi4534
    @fatumaabdullahi4534 5 років тому +2

    Masha Allah siz

  • @umusadaqumusadaq6251
    @umusadaqumusadaq6251 5 років тому

    Masha.alaah. ilahay.hakuxafido.walashay.cimri.dheer.alaha.kusiiyo

  • @umusuheyla6337
    @umusuheyla6337 6 років тому

    masha allah abaayo qofkaan oven haysan su ku sameysan karo so gali mahadsanid waxbad ayaan kaa faaiday nasro cadeey

  • @nagaadxuseen1504
    @nagaadxuseen1504 4 роки тому

    Mashalh alh ku xifdiyo wlo gacanta haku barakeyo

  • @kunkaroonbeauty4526
    @kunkaroonbeauty4526 4 роки тому

    Waaaw m.a keep going nasra

  • @Misk_M
    @Misk_M 4 роки тому +1

    Cawa ayaan samaynayaa inshllah inuu i hagaago rajaynayaa hada ovenka ku jira
    Mahadsanid Nasra❤👍