DAN IYO JACAYL PART 10 HD 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,1 тис.

  • @nimosweet9324
    @nimosweet9324 4 роки тому +174

    Dayax waa wiil dagan hore u soco illahow hooyo janada gee hooyo waa qaali❤️🌹😍

  • @abdikanimukhtar297
    @abdikanimukhtar297 4 роки тому +94

    "Sow nacas nasiib Lihi Kama nolol wanagzana nin rageed wakhtigu Gabay"
    Xaqiiqdi filimkani micno ayuu Ku taganyHy
    Hore u socda "Hob films"🙌🙌🙌🙌🙌

  • @khadarpayet7002
    @khadarpayet7002 4 роки тому +220

    Anigu madar lamaN yapiN lkn dapadhilifka afka dheer inta ila argteY liketa dhac🤣

  • @rayaanapdi1170
    @rayaanapdi1170 4 роки тому +79

    Wlhi wan ilmeyey inta dayax ilategersan like hayla dhafin😢😢😢😢😢

  • @foosdaahir7445
    @foosdaahir7445 4 роки тому +28

    Keep going walaalaheyga hore usocda walaalheyga one love all

  • @waryagang2386
    @waryagang2386 4 роки тому +173

    Najma iyo dayax y’a ila tagera 🤟🏿

  • @hodaneilmih9745
    @hodaneilmih9745 4 роки тому +803

    inta dayax dhibta la dareemey like igu qabta
    First views na waan ahee

  • @maizaupdyrahman4846
    @maizaupdyrahman4846 4 роки тому +77

    TaLow maxa udanben dona mustaqbalkaYga😭😭😭iLahow sidi RooN wllhi riwayadan qof murugo io walwal adun haYsato ba daremi kara qalbiga i holcaYa wllhi wll yal isoduceYa qofka arka qoraLkaN ee somalia😭😭

  • @najmafaraxzan5421
    @najmafaraxzan5421 4 роки тому +472

    Inta dayax La murugaysan team Dayax like ta Ino badiya😍😍😍

  • @ikramfarah8821
    @ikramfarah8821 4 роки тому +108

    "Wakhtigii nin rag cilay
    Nacaskuu sasabayaa"👍

  • @khalidaguero5584
    @khalidaguero5584 4 роки тому +271

    Hdad dayax lamurugotey izmuuji
    👍

  • @rahmaomer8344
    @rahmaomer8344 4 роки тому +99

    hore noguso daaya xalqadaha kle wllo idinko mahadsan aadbu umacanyhy filmkani wiilka dayax la dhoho dartii ayan u daawadaba I LOVE DAYAX💗❤💞💖💕

  • @zamiirmoh9051
    @zamiirmoh9051 4 роки тому +141

    inta ku farxday in nologu so dhakhsaday filinka is muuja hob filims 😍😍

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 4 роки тому +2

      subscribe wll isaar fadlan

  • @hafsahafsa5344
    @hafsahafsa5344 4 роки тому +186

    Intaa jiifka ku dawanaysa like😂

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan2432 4 роки тому +21

    Inta dayax la murugoty commtiyadooda love loma sarine malaha madar baa love bixinta haya🤣🤣🤣🤣🤣dadkeygiii hob flims wan idin taganahy🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mudicade6325
    @mudicade6325 4 роки тому +39

    Dayax, muna iyo Najma manshallah my favourite characters keep going

  • @dr.sdarajochannel2653
    @dr.sdarajochannel2653 4 роки тому +151

    Inta codsanaysa part 11 in loola soo dhakhsado like iisara ❤

  • @cabdibaarimohamed5983
    @cabdibaarimohamed5983 4 роки тому +238

    Asc hob films familY❤✋👏👏🎁 1:30pm
    Like saaR hdaa la socoTo taxanahaN 1 ilaa 10
    👇⬇️🔥💪👊____________🔕🔕🙌

  • @lamakbullale
    @lamakbullale 4 роки тому +38

    From borama waan innila socda🌓🌓🌓

  • @ZuhaipEprahimi
    @ZuhaipEprahimi 4 роки тому +25

    MaanTa Murugo iigu DhaamaTaY anoo Og In aY Film YahaY Ayaan Hadana DaYax Ka XumaDaY Dhipatada HeYzaTa❤🤲❤😭👈

  • @urzatyare7127
    @urzatyare7127 4 роки тому +139

    Inti dayax la jirtA like ta iisara🙏👊

  • @mohanfaisal8894
    @mohanfaisal8894 4 роки тому +67

    Action inTaH maQzhaY likE izaraH😂

  • @muniirshukrigeedi5572
    @muniirshukrigeedi5572 4 роки тому +50

    Anaa ugu dambeeya fadlan inta iga horeysay like I saara😂😂😂❤

    • @engapdirahman5879
      @engapdirahman5879 4 роки тому

      waxan Fahmi wyey sabbta dadku Like u Raadiyana horta Maxay Tartana 😂

  • @mahadhonest7272
    @mahadhonest7272 4 роки тому +306

    First person
    Inta duhurkii seexan ee sugayay
    Like iii taapsada sidaydoo kale😃😃😃😃😃🤓

  • @yahyeeee
    @yahyeeee 4 роки тому +127

    No veiws
    No like
    No comment
    Maanta anaa xaq uyeezhay🤞🤙👉👍

  • @hunguridhubuq3275
    @hunguridhubuq3275 4 роки тому +30

    I can't wait to see dayaXoo GuulayztaY😭❤

  • @aminahusseinabdi4270
    @aminahusseinabdi4270 4 роки тому +41

    my teamkyga hob films keep going dad an jeclahay ayaa tihiin wlhi allaha idin daayo asxaptyda

  • @awalemuztafe134
    @awalemuztafe134 4 роки тому +61

    Ma Hollywood mise hob films hob films iga badan Hollywood hayska maqnato

  • @khaalidjamaac3720
    @khaalidjamaac3720 4 роки тому +54

    inta nabiiga jacel like ta

  • @bureqadaganmusemuse5610
    @bureqadaganmusemuse5610 4 роки тому +130

    Wligy 10 imaygadhin like isra

  • @maxaadsiciid6990
    @maxaadsiciid6990 4 роки тому +42

    Alla daYaX wallaHi lamurugodaY Horumar wcn HoB filims😭😭😭😭

    • @cumarjaamac7034
      @cumarjaamac7034 4 роки тому +1

      Waryaa mahamed siciid odaygi wastaatkii ah waxu kuyiri so shaqa tag 19 bisha sibidhkina la keene

  • @crahmanaxmedcrahmanaxmed4643
    @crahmanaxmedcrahmanaxmed4643 4 роки тому +28

    Dayax oo meel mcn riwaayada ka jilaya sugi la ahay
    Like isaar hadad dayax taageerto

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 4 роки тому +70

    Horey uzoco HOB FILMS 💎❤❤❤❤❤❤❤❤🤗

  • @ikraantusmo6892
    @ikraantusmo6892 4 роки тому +112

    Maanta anaa one ah like iisara

  • @musaphaahmetmz6013
    @musaphaahmetmz6013 4 роки тому +38

    Anaa uu horeeyaa like dhac igu siii

  • @nimcoinaahmett1933
    @nimcoinaahmett1933 4 роки тому +6

    Wlllhi wan lamurugooday dayx iyo muna runtii waxan umalynayay markan dawanyay filimka inay runtahy runtii wan murugooday wllhi way jirta oo waa xaqiiq wany ka dhex dhacan pulshad dhipka imika ad filimka kazamyzeen😥😥😥😥😥😥😥runtiii waxatihiin dhalinyaro ku daysho mudan dhamntiin hore usocda guushiina wadadeedii wad haysan ilahyna haydinku garab galo

  • @zamzamahmed533
    @zamzamahmed533 4 роки тому +66

    Tagero Buuxda Ayan Idin Nahay Guleysta o Hore U Socda Ilahay Hamigiina Haydin Rumeyo Insha allah🌹❤

  • @rumaanofficial2000
    @rumaanofficial2000 4 роки тому +30

    imasa ayaa sugaye ruwaayadan waad nagala so raagteen wlhi aad ayaa idiin taageeraa dayax najmo madar iyo muno jilitaan kiina horoy usocda wllo alle ha idin xafido👍😘

  • @hodoaxmed122
    @hodoaxmed122 4 роки тому +27

    Asxbta hob films wan idin salamay walalahyqa qaaligaah❤️🧡🧡💛💚🌷🌹🌹

  • @curasho1
    @curasho1 4 роки тому +26

    My team hob films 💞💞guul iyo gobonimo💞💞

  • @mahadadem1331
    @mahadadem1331 4 роки тому +32

    Intii jiifka ku daawanaysa liketa

  • @nimcoyasin8817
    @nimcoyasin8817 4 роки тому +20

    Mohamed apdirizak DayaH I will cry with you wllHi prother keep going😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @fatimaabdirisak74
    @fatimaabdirisak74 4 роки тому +20

    Dayax wlhi si gaaran u taagèeera😭

  • @raxmacalijama9089
    @raxmacalijama9089 4 роки тому +39

    Dayax wa jilaa fican wlhi 😥😥

  • @fatuushvimto3736
    @fatuushvimto3736 4 роки тому +17

    Riwayadan intee love ku ah love like saara

  • @abdirahmanabdikani8833
    @abdirahmanabdikani8833 4 роки тому +2

    Filimkan cadi ma ahan dhalintuna ma kala dhacdo Dayax madar iyo Muna 👌👌👌🇸🇱

  • @mohamedismail8560
    @mohamedismail8560 4 роки тому +22

    Anoo dhamayzan video ga ayan hdana coment bixinaya 😂
    Cilmi aan dadka dheeray ☝️
    Hop films dad aan tagero

  • @sayidofficial1269
    @sayidofficial1269 4 роки тому +32

    Asxbteyda qaliga ah walhi waan ini jecelahey sxb
    Cod wll tinimo
    Sxb qali
    You tubekeyga
    #Sher up* iisameeeya

  • @kingjokercadood4127
    @kingjokercadood4127 4 роки тому +12

    Anaa uhoreeya iLa saaka sugayay like igu qabTa reer hob films♥️♥️

  • @ibtisaammohamed9750
    @ibtisaammohamed9750 4 роки тому +10

    Hargeisa iyo jawi rooban inta igula sugan 🙏

  • @akaremgoud1186
    @akaremgoud1186 4 роки тому +145

    Inta tagerta hoB FilmS
    👇 LIKE TA

  • @apdulrahmanlihle9553
    @apdulrahmanlihle9553 4 роки тому +35

    Team hob flims tagero buuxda 💯💯💯

  • @hudaaadan4582
    @hudaaadan4582 4 роки тому +8

    Yaa ila arkay dadka anaa usoo horeeyay leh😂😂😂😂like😙

  • @amuulapea6456
    @amuulapea6456 4 роки тому +21

    Wxn kaga raysty filmanta ajaanibta ah HOB FILMS horey socda like isar inta tagerta HOB films🌼💖

  • @wardahibo175
    @wardahibo175 4 роки тому +19

    Dayax wlhi mnta caadi ilmeeyay 😭😭😭😭😭

  • @seedyahye6635
    @seedyahye6635 4 роки тому +23

    dayax will be forex trade then billionaire man just imaging inuu madar usoo shaqo doonto

  • @hudaabdilahi3246
    @hudaabdilahi3246 4 роки тому +37

    Ana u horeyey😂

    • @maxammedabdilahi3290
      @maxammedabdilahi3290 4 роки тому

      Madra iyo Muna wayiskusoobaxyaan laakiin Maxya dayxa kujeclaatay 😂😂😂😂😂😂😂🤝

  • @clftaahzapanka5532
    @clftaahzapanka5532 4 роки тому +36

    cidii ka hezhay videogan like saara

  • @fathiaahmett7082
    @fathiaahmett7082 4 роки тому +8

    Inta Dayax iyo muna isila rabtaa ee tagersan like hayla dhafinaa Huno 😂🙄😍

  • @abdifatahroodhi8841
    @abdifatahroodhi8841 4 роки тому +6

    Hob filims inta Taagerta iyo Najma iyo dayax taagerta like ha saaran kkkk muna iyo madarna isku dara kkkk

  • @munaabdi3348
    @munaabdi3348 4 роки тому +13

    Anaa usoo horeyay manta ✌❤💥 liketa igu sharfa

  • @fogaanarag7077
    @fogaanarag7077 4 роки тому +1

    Jilaayaasha qarniga hore uscda inkostoo sxb cadanaan wanjal udhigteen

  • @abdiasiisahmed2582
    @abdiasiisahmed2582 4 роки тому +15

    Ana uhoreeyay Like izaara

  • @Somvevo101
    @Somvevo101 4 роки тому +1

    #hob#films# waan idin wataa keep going

  • @Kaluuum123
    @Kaluuum123 4 роки тому +10

    Congratulations❤💚🖤💭HOB Films😎

  • @maxamedxuljano7536
    @maxamedxuljano7536 4 роки тому +21

    Intii Hob films jecel like saar

  • @badbaadochanel7726
    @badbaadochanel7726 4 роки тому +19

    Inta dayax iyo muno tageersan like isaara

  • @ilhaamilhaam8854
    @ilhaamilhaam8854 4 роки тому +25

    Allaah maxay himiladu qalbiga holcisaaa
    Ilahow himilo af iyo aakhiro aan rjynayno
    Na gaadhsii
    AAÀAAAMEEEEN

    • @hvzaaismail8810
      @hvzaaismail8810 4 роки тому +2

      himiladaada ka dhabee quruxeey waad gaadhi doonta inshllh

  • @RTN42
    @RTN42 4 роки тому +21

    firts one alle dartij liketa iigu qabta🥰

  • @barkhadka6341
    @barkhadka6341 4 роки тому +2

    Hore usocda Khaladaadkana iska ilaaliya sida Action Ruyaadan Fadhigeed Dayax Yare waa Top actor Mustaqbal Baad leedahay

  • @fartaabdi9595
    @fartaabdi9595 4 роки тому +34

    Team hob filims💉💐❤💯

  • @jibriilabdidaahir7043
    @jibriilabdidaahir7043 4 роки тому +2

    Love ha isaartow.......inta argytay

  • @muzcapilkacazeh7538
    @muzcapilkacazeh7538 4 роки тому +22

    Dayax wallahy waa nin rageyd war madaraW Ninka Sida Kadah 😂😂Troll
    Reer burco hadad tahay like dhac ugambi 🤣🤣

  • @abdilahidangarad1346
    @abdilahidangarad1346 4 роки тому +1

    Filman taagero dhab ahaantina la turjumaya xaqiiqoyinka dhabta ah ee Danta iyo jecylka👏👏👏👏

  • @inahooyojecelhamda4646
    @inahooyojecelhamda4646 4 роки тому +20

    Amazing walahi hore u socda

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 4 роки тому +26

    Inta sugysay prt 10 liketa like mi

  • @asmaabdi3292
    @asmaabdi3292 4 роки тому +4

    Riwayada qalad ba ku jira marku Madar baashe la Hadlaayo wuxu Odhanaya nio Arinkaa inan aabo kala Hadlo Raba oon ushego
    Marku wiilka wax laga Xaday imaadna wuxu odhnya madar Arinkas aabo wan kala Hadaly wan dhmyey😂😂😂😂😂😂😂😂
    Intii ila aragty like saaar

  • @apdulrahmanlihle9553
    @apdulrahmanlihle9553 4 роки тому +19

    First veiw and comment 💯💯💯full respect team hob flims

  • @laas-media
    @laas-media 4 роки тому +11

    Hop films intii taageerta
    Like zaara 🙏🙏

  • @Ayub_kaarlo
    @Ayub_kaarlo 4 роки тому +11

    WaR RaGani video Gan umaYzan zoo DhiGin inaD Like ku pariDaaneH GarTa ujeedaDa zHekaDa HdaD qoraLkan ka HezHeY subscribe izar waLaLow💖

  • @abdikaremabdi4410
    @abdikaremabdi4410 4 роки тому +16

    Waad mahadsantihiin team hob films 😍😍

  • @Aarmaan-lb2um
    @Aarmaan-lb2um 4 роки тому +3

    dayax wa inu jilinka kudara Allah kuxirnansho ileen qofka murugsan wa inuu rabigi kuxirnaade wana kudaysho dadbadan lagaga deyan doono insha Allah

  • @mouna__zadiq958
    @mouna__zadiq958 4 роки тому +20

    Qadinpan ahey mnta👏👏hob films

  • @mubarakabdi
    @mubarakabdi 4 роки тому +2

    Nin danyariyo nimaad dunya haysan bay Naguhuu Nuxur u arkaN
    Naa daraja donoo Nadir weeye Nin Wax hayee
    TeaM hop ## Dad Wax bDn AaN gageero 😍😍😍

  • @moh_ibra6243
    @moh_ibra6243 4 роки тому +16

    Hob films
    👍👍👍👍Tageero buuxda

  • @kowsarjama9805
    @kowsarjama9805 4 роки тому +10

    Mazha allah gulayzta waligin💖

  • @mohking3126
    @mohking3126 4 роки тому +18

    HOB FILMS INZHA ALLAH MALIN DHAW WXAN IDIIN RAJAYNAYAA 100K
    #TEAM_HOB FILM TAAS INAGA GAADHSIIN KARNE AYNU U KACNO CHANNELKA😍

  • @Warsanhupo
    @Warsanhupo 4 роки тому +1

    Dayax iyo muuna inta isla jecly iny is helaan like isaar

  • @fadumiinafadumiina4591
    @fadumiinafadumiina4591 4 роки тому +5

    Wlhi Blhi Markaan Soo Xasusto Hoyadey Say Igu Soo Korisay Wlhi Waan Ilmeyaa Ilaa iyada waco kadibna Aan codkeeda ku Sexdo😢😢😢 Dayax Team❤🌍😢

  • @hudadheeman3504
    @hudadheeman3504 4 роки тому

    Mohamed dayax wlhi top weeyan,waxaan aad Oga helaaaa siduu walaltinimada ujilo,walaashiiina iskugu dhul dhigo,umuujiyo naxariiis.
    Rabbi haku barakeeyo huno

  • @siraajmaxamed3996
    @siraajmaxamed3996 4 роки тому +5

    FULL RESPECT MY TEAM HOP FLIMS👏👏ALLEH HAYDIN GARAB GALO👑KINGZ

  • @engnajmudiinabdirahman8347
    @engnajmudiinabdirahman8347 4 роки тому

    Qofkii geerash somarey sidyda ookle like usaar.

  • @zuaat1m221
    @zuaat1m221 4 роки тому +16

    first veiw ❤ from arbsiyo

    • @sagal447
      @sagal447 4 роки тому +1

      Wow arabsiyo nagu salaan huno qli❤

    • @zuaat1m221
      @zuaat1m221 4 роки тому

      hye hno qli

  • @sargaduudalchannel
    @sargaduudalchannel 4 роки тому +1

    Waqti Badan Ayaaa Sugaayay filmkaan Wax Kale Uma Soo Galo UA-camka Waan Fiiriyaaa Oo Waxaan Isdhahaaa Qaybtiii Kale Mala Soo Dhigay Aadbaan Idin wada Salaamayaaaa Horman Wacan Guulaysta HOBFILMS WAXAAN IDIN KA SOO SALAAMAYAA WADANKA FRANCE CAASIMADIISA PARIS

  • @mohammedcirro4354
    @mohammedcirro4354 4 роки тому +11

    HoB films inaba caadi ma tihidiin wan idin tageersanahay horay usocda 😘😘

  • @ugbaadabdi99
    @ugbaadabdi99 4 роки тому +3

    Wd raagteen reer hobfilms alle haydin karaameeyo
    Kal iyo laab muna faysal iyo mohamed dayax
    🙏🙏🙏

  • @asiacise1671
    @asiacise1671 4 роки тому +12

    Manta dhan sugayay, ❤️💯

  • @mohamedabdi9143
    @mohamedabdi9143 4 роки тому +2

    Bal like tan waxa lagu helo aan idiin la eege like ii saara

  • @sihaamahmed2655
    @sihaamahmed2655 4 роки тому +21

    Aniga igu horeya yess♥️♥️❤️

  • @Zulthan_Yarre
    @Zulthan_Yarre 4 роки тому +8

    Wan jidhidhicoodey wlhi xaalada Dayax 😥😥😭