HEES LAABDOOXANTOO AJ & FOWSIYO IFKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 192

  • @husseinmohamed6468
    @husseinmohamed6468 2 роки тому +29

    Heestaan xasuus gaara ayeey ii leedahay
    Waqtigaas aan la ildaranaa
    Jaceeyl aan lailawadin oo waqtigaas gabadhu xiriir lalaheeyd wiilkale
    Aniguna aan aad ujeclaa
    Balse wiilka ay waqtigaas ay jecleeyd asagu gabar kale buu jeclaa
    Hheestaan baan u qori jiray balse ayadu iima jixin jixi jirin
    Habeen habeenada ka mid ah ayeey waxeey aaday shaleemo nasar
    Waqtigaas uu ka socday filimkii 7 atoore ngi ee hindiga ahaa
    Ee atiirashadu isku badeleeyso mas
    Oo ay cuneeyso ama dileeyso 6 atoore
    Habeenkaas beey waxeey ku aragtay saaxiibkeed oo gabadh kale la socda
    Kadib waqtigaas beey ii soo rujuucday hada waa hooyada caruurteeyda
    Masha Allah

    • @Filsan406
      @Filsan406 2 роки тому +2

      MashALLAH illahay haku barakeeyo reerkada

    • @cusmaansheekh1911
      @cusmaansheekh1911 Рік тому

      Mashaa allaah waxaa kahadlayso waa. Waqti jacelka qiimo lahaa

    • @Asma-hc1lz
      @Asma-hc1lz 9 місяців тому

      M.a m.a m.a illahy ha isu kiin daayo❤❤

    • @ckaafidhaqane
      @ckaafidhaqane 13 днів тому

      manshalah qoral kaagu maanta ayu isoo gaadhay hadaad nooshahay walal alaha ku barakeeyo xaskaaga

  • @faysalbakaal
    @faysalbakaal 3 роки тому +22

    Habeen 4:09 pm Central south Asia ardey wada heerki kowaad ee waxbarashada sem7 berito ayaa maclimadeyda iga sugaysa field visit report la isoo direy, inaan berito gudbiyo ayaa la iga rabaa. kursigii aan ku fadhiyey ayaan ku daaley, who still watching and listening this beautiful song 🥰

  • @happyjj8891
    @happyjj8891 5 років тому +23

    ilaahay ha idinka masaxo jaceeylka fanka ilaahay kuligeen xaqa hanagaransiiyo

  • @mahadshaakir9895
    @mahadshaakir9895 5 років тому +40

    Adigoo joogo dhulkaagi hooyo inta roob soo curtay saxan saxo caraf iyo qabow wata heestan ma ku soo gashay raadiyaha kadibna ma dhex dabaalatay jawi macaan oo aanay kaa qasneyn fan waa kii hore dhiig dhaqaajiye

    • @farahmoha1132
      @farahmoha1132 4 роки тому +3

      Maxaad waayo waayo soo joogtay ugaas !! LEGEND

    • @ciiraaleyare9656
      @ciiraaleyare9656 4 роки тому +1

      Comentigan 11 bilodka hor laqoray wuxuu u eegyahay mid laqoray hada micnaha iyo erayada siday ulashaqeenayan heesta

    • @abdinurahmed4968
      @abdinurahmed4968 4 роки тому

      00

  • @ADiik_Rizack
    @ADiik_Rizack 4 роки тому +12

    Heestan waxan Dhagaystay 2020
    Alle ha unaxariisto waxa heestan Qaaday Ayayday Aabo Saafi Ducaale maanta Duco Uunbay inooga bahantahay alle qabriga haw nuuro 😓

  • @nouroabdi5146
    @nouroabdi5146 6 років тому +32

    Allaha u naxariisto janadii fardowsa allaha ka waraabiyo amiin yaa rabi inshallah axmed inshaar iyo saafi ducaale.

  • @sagalqalbiqurux1157
    @sagalqalbiqurux1157 5 років тому +16

    Waaw fowsiya ifka dagananteeda ayaan kaheelay iyo waliba coodkaa macaanka badan fanaanka qaliga cabdulqadiir Aje isganaa kamaa dhaco nice song

  • @abdinasirhassan7529
    @abdinasirhassan7529 7 місяців тому +1

    I really liked and appreciated how slowly and beautifully dances

  • @CSeerbiya
    @CSeerbiya 5 років тому +8

    shaqo wacan bahda ha noolaato waxa iga sixid ah in erayada heesta w uu leeyahay Xaash Yuusuf oo ay walaalo ahaayeen Cabdalle Yuusuf Hanuuniye , Hanuuniye ayaana laxameeyey waxayna ku jirtay riwayaddii Beenay raadkaa ee Barre Maxamed Fiidow se Barre erayada heesta ma leh halkaas hala saxo anaa Barre iyo Hanuuniye labada ka waraystay, labada fannaanna waan salaamayaa

    • @abdirisakmohamedhassan4989
      @abdirisakmohamedhassan4989 5 років тому

      Walal erayada waxaa iska abwaan leento waxayna ku jirtay riwaayadi "ka joog adiga maahide" mahadsnid

    • @MohamedAhmed-mu3cw
      @MohamedAhmed-mu3cw 5 років тому +1

      Cumar Serbiya
      Masha Allaah
      Ilmaha Soo koraya
      Keyd Fiican
      Oo adigana maalin
      Lagugu xuso u Aruuri
      Aad bey ummada somaliyeed
      Wax badan uga faaiideen
      Barnaamijyada aaad Soo gudbisid
      Mahadsanid
      Adi bahda
      Ayaanle x c Hanoolato

    • @alisaladahmedomar4459
      @alisaladahmedomar4459 4 роки тому

      @@abdirisakmohamedhassan4989 .Taariikhda dib u raac.bare fiidow riwaayada ayuu lahaa , heesta waxaa leh Hanuuniye iyo walaalkiis .

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 роки тому

    Xusuustii Ahmed Inshaar-Olol And Saafi Ducaale Aun Aamiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @Janno190
    @Janno190 5 років тому +4

    Alle hawnaxariisto fanaaniintii hore u qaaday

  • @maxamedcali9886
    @maxamedcali9886 2 роки тому +1

    Alle ha u wada naxriisto heestaan waxa qadeen xabiiba xasan tooxow iyo Axmed inshaar

  • @iskaashichannel
    @iskaashichannel 4 роки тому +2

    waaaw laabdooxantaad dawadeeditahay deyro hakadhigin hore usoco wll adina isoboqo thnks

  • @abdirahmansaidbaafo5719
    @abdirahmansaidbaafo5719 3 роки тому

    Xusustii Aderkey ahmed inshar olol alyrxma

  • @mohamedabdirashid6001
    @mohamedabdirashid6001 7 років тому +10

    waxay ku jirtay riwaayadii kajoog waxa alifay barre fiidow waxaa wada qaadi jiray inshaar iyo saafi ducaale. lkn xabiibo xasan tooxow baa gadaal ka qaaday. anway kuwaan way ku dheeleen

    • @shukriabdiweli4481
      @shukriabdiweli4481 5 років тому +1

      Aniga 8 yrs qaabtay heestaan,, qurbaha 2008 baan xasuuustay oo raadiyey ,waxaan helay heestii the age 19 ,waayo DHALINYARO nimo first love struggling.

    • @hassanmohamed6488
      @hassanmohamed6488 4 роки тому +1

      Barre mxamed fiidow heesta laxanka kali ayuu sheegay inuu leeyahay, inkastoo riwaayadda "ka joog adiga maahe" uu isaga allifay abwaanka!

    • @ladaneladaneh1848
      @ladaneladaneh1848 6 місяців тому

      Doc
      Dayro
      Dawlis
      Dadban
      Ereyadaas toloow koonfur ma laga adeegsadaa?

  • @seidlamer2161
    @seidlamer2161 5 років тому +13

    I subscribe this channel bcz of his description about vision and mission. Keep the good work guys Somali Canadians 🇨🇦

  • @abdifatahgolden3554
    @abdifatahgolden3554 3 роки тому +1

    Erayadi Xaashi Yuusuf Hanuuniye
    Laxanki Cabdalle Yuusuf Hanuuniye
    Originalka waxa wada heesta qaaday Cabdalle Hanuuniye & Nadiifa Cali Kulane.
    Kadibna waxa wada qaaday Saafi Ducaale & Axmed inshaar
    Kadibna waxa wada qaaday Xabiibo Xasan Tooxow & Axmed inshaar.

    • @alisaladahmed424
      @alisaladahmed424 3 роки тому

      Xaashi yuusuf Warsame weeye.
      Hanuuniye waa naanaysta fanaanka ee awoowgiis maahan

  • @ahmedshaakir5910
    @ahmedshaakir5910 3 роки тому +1

    xasuusti saafi ducaale ilaahay ha u naxariisto

  • @mahamedabdi673
    @mahamedabdi673 4 роки тому +2

    Www hestan waaa hees aad umacaan markaan dhgaysto xusuus hore iyo waayo waayo ayaan xasuustaa waan baxaaba axyaa hes 15/9/2020 😍

  • @hersihaji534
    @hersihaji534 5 років тому +11

    aniga awa icajabiyay labiska wiil ka masha allah wa dhaqan wanag san

  • @nrx8684
    @nrx8684 5 років тому +3

    These are not bad but nobody measures up Olol iyo xabiibo Xasan Toxoow

  • @jammuula
    @jammuula 6 років тому +6

    Maasha Allah
    Wey icajibisey
    Heesta iyo musikada
    Axsan wa axsan thnx...

    • @salmohooto2662
      @salmohooto2662 5 років тому +1

      I have no idea why more than 5 pple copyright heestan ugu sameyeye hey guys hees aad ledihin la iimada plz

    • @raagehaaraa8692
      @raagehaaraa8692 4 роки тому

      Illahay kabawa

  • @ShugriShugriWarsame
    @ShugriShugriWarsame 6 років тому +17

    Fananada codka macan ifka eshcala hees wayo wayo ayan soon xasuustay

  • @sumayomohamedkhaliif6933
    @sumayomohamedkhaliif6933 5 років тому +4

    Waaaw cajab nicely coood walhi

  • @canabcanab6377
    @canabcanab6377 6 років тому +12

    xasuus anigoo yar ban qadijiray aniga iyo asxabteyda waa hesti ugu horeysee anu baranay markaas 2005

  • @MsaniSharma
    @MsaniSharma 2 місяці тому +1

    Fila Fila melkasataa kafilaaa❤

  • @istarlinfarah920
    @istarlinfarah920 6 років тому +3

    Xasuustii Ahmed inshaar olol iyo saafi ducaale

  • @nrx8684
    @nrx8684 5 років тому +3

    Olol Axmed Ishaar Allaha u naxariisto😥😥

  • @yussufhassan5265
    @yussufhassan5265 3 роки тому +1

    Heesihii hore moooyee heeso dambe taya leh wax soo saarikaro majirto, hogankana waa sidaa. Waa udhamaty somalià, dadkii tayada lahaa aaqiray jireen

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 роки тому +3

    Ereyadii aun
    Xaashi yuusuf warsame(Hanuuniye wllkiis)
    Laxankii cabdalle yuusuf warsame hanuuniye.
    Asalkeedii waxaa qaaday hanuuniye iyo geber kale
    Kadibna axmad inshaar iyo saafi ducaale aun
    kadibna axmad inshaar iyo xabiibo xasan tooxoow
    ku jirtay ruwaayaddi kajoog adiga maahee ee uu sameeyay abwaan barre maxamad fiidoow leento

    • @hadraawialihussein9789
      @hadraawialihussein9789 4 роки тому

      MALAAYIIN MEDIA Been Badnidaa Zxpow Heesta Orgilkeda Waxa Leh Axmed inshaar Iyo Saafi Ducale lkn Waxa Ku bartay Axmed inshaar iyo Xabiibo Xasan Tooxow Ee Hanuuniye Shaqo kuma leh

    • @malaayiinmedia3124
      @malaayiinmedia3124 4 роки тому +1

      @@hadraawialihussein9789
      Sidaad u taqaano ayaad sheegty sxb ee abwaanadi sameeyay ma wareysatay

  • @saciidyare-bw2gl
    @saciidyare-bw2gl Рік тому

    Erayo aad u mcn io fanaaniin cod leh waxa. Dhageysanaa 15 Jun 2023

  • @lovesomaliaplasma3447
    @lovesomaliaplasma3447 5 років тому +3

    codkaan waxaa lahaa Halima Hasan toooxow iyo inshaar Ahmed balse kuwaan cusub bal Magacooda AJ kulahaa dadkii way sii halaabaayaan,fanaaniintii horre magacooda iyo abtirkooda baa loogu wici jiray balse kuwa maanta joogo waxaa lahaa DJ,Ifka,AJ,Alfa,queen, iyo wax lamid ah,xitaa heeso macaan makeeni karaan inaan dadkii horre koobiyeeyaan ma ahanee🇸🇴🇸🇴

    • @RiyazJnr
      @RiyazJnr 4 роки тому

      Halima lama dhaho ee waxaa ladhahaa Habiba

    • @odaykasheekee6929
      @odaykasheekee6929 3 роки тому

      Saafi ducaale iyo axmed inshaar baa lahaa heestaan
      Kuwii hore iyagana naaneyso aan waalidkood u bixin bay lahaayeen sida magool maandeeq baxsan gaduudo carwo
      Lkn kuwa hada naaneys bixintii waxa ka bedelay oo saameeyay dadyowgii cusbaa iyo waayahii oo is bedelay
      Marka Allow afka iyo dhaqanka wacan noo xafid

  • @armaanmalistatus
    @armaanmalistatus 5 років тому +11

    Inta dhageysaneyso 2020 like saar👍

  • @asmasahardid8111
    @asmasahardid8111 5 років тому +3

    Fan wa fankii hore , bilaa caleeg kadaaya fanka faataxa qaska

  • @Calicabdulaahibare
    @Calicabdulaahibare 3 місяці тому

    2024 dad miya iga dambeeyo hada

  • @bintunaada365
    @bintunaada365 6 років тому +6

    Wale wax heesihi hore dhama wa la wayay kuwa hada jooga wax aan qeylo aheyn mahayaan

  • @abdulkadiraialithanks1304
    @abdulkadiraialithanks1304 6 років тому +3

    waaaaw wey ka baxsateen, fanaan daba yar oo equality leh iga dheh,

  • @abdikarimmohamedmohamoud9246
    @abdikarimmohamedmohamoud9246 5 років тому +3

    Kkkkkk xeytahy saan wlhi codkii xabiibo xasan iyo Axmed inshaar makeeni kartiin.

    • @anabmusa7112
      @anabmusa7112 4 роки тому

      Abdikarim Mohamed
      Heestan Saafi ducaale iyo Axmed inshar ba wada lahaa

    • @malaayiinmedia3124
      @malaayiinmedia3124 4 роки тому

      @@anabmusa7112
      iyaga xitaa waa looga horeeyay
      Waxaana uga horeeyay hanuuniye iyo faaduma cali
      Ereyada waxaa leh hanuuniye wllkii
      Laxankana waxaa leh hanuuniye

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 3 роки тому +1

    Ax Ax ya sweet words 🥰🥰💯

  • @engabdiwali1022
    @engabdiwali1022 5 років тому +4

    Bilaahi calaykum heesta kadaaya ciyaarta

  • @adaaniabdihaken7762
    @adaaniabdihaken7762 5 років тому +2

    Heesta ugu naaxiyad Adag diriqi ayee kaga baxsadeen inayee soo qadaan!!!!!!!

  • @hetaonlineacademy3157
    @hetaonlineacademy3157 5 років тому +3

    Waa Hees aad u macaan.... Xasuus yakhey

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 6 років тому +5

    hees macaan ayey ahaan jirtee way kaga ciyaareen labadii fannaan ee iska lahaa heestan kuwan imika ku luqenayaa

  • @maxamedcali7407
    @maxamedcali7407 3 роки тому +1

    Abwaan barre muxamed fiidoow alaah hadaaye

  • @xaaxinews9269
    @xaaxinews9269 4 роки тому +2

    Music waa qalad

  • @cadecilmi4003
    @cadecilmi4003 6 років тому +2

    shaafi Ducaale and axmef iishaar olol alahow wada naxariisto

  • @abdirahmanmohamed5536
    @abdirahmanmohamed5536 5 років тому +1

    Ayaanle hesta maleh bare waxa leh xashi yusuf hanuniye abdale Yusuf hanuniye ladhashay waxu bara kaa ahay jamacada umada qeebta luqadaha isbuuci hore kudhintay degaanka jacar ceelbuur inyar ujirto waxu lahay hesasta shimbirayhow abdalle qaado wali hesa badan wareysiga bare dhageso laxanka unbu bara lahay abtigey xaashi Yusuf rabi haa unaxaristo

  • @zundusraaqiya4475
    @zundusraaqiya4475 4 роки тому +4

    Caku, muusishan, muusigii heestaan wuu ku dheelay aqas!!

  • @A.Gelle10
    @A.Gelle10 3 роки тому

    2022 tap in

  • @adanmohamed7180
    @adanmohamed7180 5 років тому +2

    Mashallah ! Cod aad umacan sxb subscribeka iyo like +comment waad iga haysata .caadi sxb Somali music always the best .proud to be somlian

  • @xersiboore2501
    @xersiboore2501 5 років тому +4

    16 February 2020 inta dawatay heystan from Germany like

  • @seynabaliseynabali3522
    @seynabaliseynabali3522 5 років тому +4

    Wow Aj halkeedi buu dhigay

  • @axmedsadra5626
    @axmedsadra5626 5 років тому +1

    Mashaalaah codmacan ifk

  • @mrice3332
    @mrice3332 4 роки тому +1

    Nice

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 2 роки тому +1

    VIVA FAWZIYAH YAHANTA FANKA VIVA

  • @mahadcusman9783
    @mahadcusman9783 3 роки тому

    Kk

  • @zahrashafali1890
    @zahrashafali1890 Рік тому

    didn't knew she was singer 🥰

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 2 роки тому

    Waa Rajamaal-Xubaybah!!!

  • @libandhub6415
    @libandhub6415 5 років тому +2

    miraha lyrics ama qoraal in laga dhigo aad ayay ila fcnthy sxb ayaanle xussen cabdi longlife sxb

  • @jumbojalato3884
    @jumbojalato3884 5 років тому +1

    foosiyo oyeyso waa kala kacday horay u soco

  • @hkay980
    @hkay980 Рік тому +2

    The most beautiful woman - am falling for her big time...

  • @mohamedabdullahi4652
    @mohamedabdullahi4652 3 роки тому

    Miraha iyo laxankaba beenaad kasheegtay ayaanlow heesta ereyada waxas iska leh xaashi yuusuf warsame oo ahaa wllka ka wayn cabdalla yusuf hanuuniye
    Laxankana waxaa lahaa abwaan mulaxam heesaa kabaniste cabdlla yuusuf hanuuniye

  • @yareys3919
    @yareys3919 3 роки тому

    Laab dooxantaa dawadeedda tahay
    Ereyada iyo fan waa kuwii hore
    Kan muusiga garaacayoow 2 sano lagugu xukun
    Waad na nacsiin gaartey heesta

  • @ismawiilqaran2207
    @ismawiilqaran2207 5 років тому +1

    Waah waah ish calaaa hees

  • @calijaay8652
    @calijaay8652 4 роки тому +1

    wah wah

  • @abdirahmanahmed1043
    @abdirahmanahmed1043 4 роки тому +2

    ii ih image caajabin was just dheeleen
    Heestaan meelvbaa looga dhacay waxa loo baahanyahay labour kaloo Duco vacation iney isku dayaan

  • @MohamedSalah-rk3sp
    @MohamedSalah-rk3sp 5 років тому +2

    Laxanki waad qaladeen, musigii waad qaladeen midhihii waad qaladeen codkiina qaad qaladeen aj qaad fiicneeyd lkin heestaani maaha taadi sxb fowsiyo adna isma naso wlshey

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 4 роки тому +1

    👍

  • @umalkheyrmohamed3583
    @umalkheyrmohamed3583 7 років тому +1

    Ish calaa hees Aj iyo Ifka waxaad nagaliseen xusuus waayo waayo. Halkaas ka wada

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Waaaaamaya.5👋

  • @abdikhadirmohamedomar445
    @abdikhadirmohamedomar445 4 роки тому +1

    Hees tariikhi ah xasuus aan dhageysan jirey

  • @adbulahiabukarmohammed356
    @adbulahiabukarmohammed356 4 роки тому +1

    Kalaman

  • @abdikarinhassan9448
    @abdikarinhassan9448 7 років тому +2

    HANOOLAATO ❤

  • @osmanbile2475
    @osmanbile2475 4 роки тому +2

    Way shidantahy hestani

  • @HIDDAHAOFFICIAL4220
    @HIDDAHAOFFICIAL4220 6 років тому +3

    Heesta waxa qaadi jiray
    Ahmed inshaar iyo xabiibo xasan tooxow
    Lakin kuwan way ku ciyaareen
    Laxanku waa qalad
    Erayadda waxa qaldan
    Laab dooxantoo dawadeedu tahay dayro haka dhigin
    Fosiya ifka laab dooxantaad
    Wa qalad.

    • @aliahmed1855
      @aliahmed1855 6 років тому +1

      Cod ma laha labadan

    • @aliahmed1855
      @aliahmed1855 6 років тому +1

      WAAR KUWANI WAA XAYAWAAN DADKII FARUURNAA AYAA KU SOO BADANAAYA FANKA

  • @hamdiyamohamed4307
    @hamdiyamohamed4307 5 років тому +2

    Old is gold xusuus burco

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 4 місяці тому

    Y, FAMILYYYYYY,hoos Carosan dhul dhabta hee

  • @abdulkadirdaahir1542
    @abdulkadirdaahir1542 7 років тому +7

    Gupataaa
    Heeesta wey kuciyareeeen lapadaaan kitaaabka a j anaa ka cod mcaaan fosiyana buraanbur ow codkeda kunuraa hees shaqo kuama lahan

  • @dragonjames6161
    @dragonjames6161 5 років тому +1

    Naagtaan in ay gus jeceshahay wajigedaa laga kasaa well done cabduqaadir faruurey

    • @saynabsaynab930
      @saynabsaynab930 5 років тому

      Hooy meeshaan waxaas maba laga hadlooyee maxaad u keentay mise wax kalaa kuhaayo

    • @nimcoshow1924
      @nimcoshow1924 5 років тому

      War bax qooqa meesha kala tag faruurta maxaa ugu caaynee

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 4 місяці тому

    FAMILYYY SYSTEMS,Nicmaturabi Nicmaturabi wanicmalwakiil murwodumaroo oiriyareey Qiimobadan QEYOBADAN dagan fariidad Facyaashay troonEey lagufarxeeeey Brinsesesee boqorad dumareey Familyyyyyy

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Iyada5.

  • @abdifitahmohamed6809
    @abdifitahmohamed6809 2 роки тому

    Sweeet

  • @abdiaziznn54
    @abdiaziznn54 2 роки тому

    Labdoxantad dawadeyda tahy Dera kadign

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Lugo kub qaaadatoo.iyaaaaah yarta.

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 2 роки тому

    RI'WAAYAH WA MUSH RI'WAAYAH KAMAAN

  • @armtahargeysawi9260
    @armtahargeysawi9260 6 років тому +4

    Eryo Mcn waye mnsha alaha

  • @raxamasalad3109
    @raxamasalad3109 5 років тому +8

    Hibaaq ayaan ka cod macaneed sidey aheydne uqaday

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 4 роки тому +3

    Waxaan ku daawaday live tiyaatarkii Hargeysa 80s kii.
    Ahmed waxaa xaafadda via Liberia ku dilay mooryaantii USC. Waxaan ulayaaba Ahmed salaadda jamaacadu ma dhaafi jirin.
    Baasuuke ayay keligii ku dhufteen

    • @ckaafidhaqane
      @ckaafidhaqane 12 днів тому

      manshalah qoralkaga maanta ayuu isoo gaadhay hadaad nooshahay wa ku salamay

  • @jamalosman6394
    @jamalosman6394 5 років тому +1

    Asc wan kusalamay kuyaac soomaali maxamed

  • @samiraahmed1665
    @samiraahmed1665 5 років тому +2

    A hahahha this man makes me laugh walahi wac wac hestii no so celiii

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Ihihihihihiiii.👋

  • @bosszaki9861
    @bosszaki9861 2 роки тому

    Heesta waad ku ciyaarteen, weliba Aj si xun buu u dhex fadhiistay. I feel sorry song

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 3 роки тому +1

    Heesihii weey gablameen 😂

  • @MohammedHassan-oj4qb
    @MohammedHassan-oj4qb 4 роки тому +1

    1

  • @abdinasirhassan7529
    @abdinasirhassan7529 7 місяців тому

    Masuulnimo aya ka muuqata gabadha iyo dhaqan iyo daganaan

  • @mohamedabdirashid6001
    @mohamedabdirashid6001 7 років тому +5

    waliba inantu ma keeni karto codkii xabiibo xasan tooxow

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 років тому +3

      Mohamed Abdirashid xabiiba tooxowba copy bay ahayde saafi ducaale ayaa heesta lahayd aun si cajiibsan u matalaysay ruwaayada iyada iyo ahmed inshaar alla haw naxariisto

  • @shuliyacabdulahi3846
    @shuliyacabdulahi3846 5 років тому +1

    Naagtaaan heesa cop ahleee miyey qaaadaaaa

  • @hodanhappyahmed9618
    @hodanhappyahmed9618 11 місяців тому

    😂😂😂 rowaydi filo xasustey 😮

  • @abniali9594
    @abniali9594 5 років тому +1

    I used to love this song they killed it 🤬😡

  • @mahdimohiadinshali6749
    @mahdimohiadinshali6749 5 років тому +1

    War gabadha saas ha galin😄😄😄