bal fiiriya xaqa mar uun buu soo dilaacaa masha ALLAHA wariyaha madax banaan xasan calasoo ALLOOW noo dhoor wariyahan manta xumaantii loo geestay wuu ka nool yahay masha ALLAH aloow FARXAD UGU BADAL DHIKOO SOO MARAY IINSHA allah
Allaaaah Aboowe waan kaxumahy Allaah haga Abali guudo kuwa inta kale oo dulimiga ku jirto illaaah haka bixiyo ani waxan dhahayo somali malah oo afki ba juqda gaabey alloow adi nomaqan allow adi ku sugeyna alloow adi ayen naxariis kasugeyna allow adiga aye awede saari kuli jirta allow masaakiinta iyo inta lagu tumanayo u hili yaaaallaàaaah Amiiiiin amiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiin
Wariyaal an jacayl badan u hayo axmed cabdi xasan,maxamed Bashir xaanshi,axmed daahir dagane,Bile bashiir maxbuub,iliyaas hello,jimcaale,xasan wali,tuuryare,soomane,ayaan dhool&amaal iyo dhamman wariyaashii Shabelle intii nool kuwi hore&kuwii danbe♥️♥️♥️♥️♥️ waxan ebbe ka baryayaa in aad mar kale ka wada shaqeysaan SHABEELLE🤲🤲🤲🤲
malaha iyo dadka aad isku dareyso iska daa laakiin oo ilaahay ka baq afkagu wuxuu karo ha sheegine waxaa cad in jirkaga dhibato ka muqato laakiin dad aan mesha shaqo ku lahayn ha kusoo darin inta aad shegeyso oo dad ah xiriir kama wada dhexeyo sida aan aamin sanahay marka runta sheeg si warkaga loo qado ilahay ha kaaga cad gooyo qofka saa kuu lagay adna dadka muslimiinta ah ee somaliyed sumcadoda ha dhawicin dambiga iska kala yaree walal subxaanallaah
aniga horta waxan layabay away islamnimadi away biniadanimadi bal firi waxad ku hadleysan qof walalkina oo asago nol la gubay bad ledihin Ben bu shegaya awalba somali wa xasinimo waxa kala rebay oo ay hor Mar ugariweysay kuwa dadka qalanaya wax lagama shegayo ee waxa idin cad ina kutumatan dadka dhibateysan ilahow cadalad Ken oo xaqaqa ku so ifi adiga iyo kuwa kale oo dulman wallahi adban oga xumaday dhibka lagu geystay abowe mana aha wax fudud Lakin ilahba cadila oo xaqa kala sari dona malinan manta ahey
kani madaxisa iyo mijihisa ma kala yaqano ban uu maleya wayo waxu ka hadlayo wax qof caqli lahi qadan karo ma aha been sheeg ma xuma lakin been ru uu eeg sheeg ba la yiidhi
+Zaruja Zahra dadkii umada bilaa micno daro baa lagu bogayaa lagu dhmeenayaa ilaahayaw somali ima geeyo waaba sidaan xaalka walaley dowladan nahay lagu lahaa wax ka ogyihiiin ma leh dowlad kuwaan waa ari dhamantood
mesha dadka ka hadlaya ee commenka bixinaya wxan u arkaa dad ay dhib soo gadhin oo iska hadlaya war ninkan wxa lola dhaqmay si bili adan nimada ka baxsan loo isticmalayo lkn ilahay ayaa ka amal marinaya ee samir wllo ilahay ayaa weyne dahabshiilna wala ogyahay wxay thy
Qof walba qofki isxanka ugalu ciseyna dowlad somaliya o cadalda man sugna Mise midba miska kale Ka xuna sugna koley hadey dad xabsiya kaso dayana kuwana ay ayga xabsiga ku gumadayan ma American iyo yuruban Ka sugna iney xaqoda uso dhacshan alow ale
waa la yabay soomalia waa shadh wasaqoby oo la iska tury lakin waxan kula talin laha hooyoyinka iyo aaboyinka inany ku so kadedin ceyalka wayo way ku ciqabmayan
sorry axmed wariye somaliyed o muwaadina ahay dahabshilna waa shabab qof walbe og waa runti walagu dacadiyay qof nool o SAS logalaya xage lagu arkay galadaan u galin iskaa dad Muslin isku shegaya waa am xaro itobiyaan Daahir calasow walo shegi wixii run ah runta LA didayaa
horta mid wannka xunahay in lagu gu xad gudbo ilahayna waxan ka baryayaa in u kaga aro mida kale ninka la dhoho dahir alasow markan firiyaya waxa u u egyahay rufiyan dul milow
Ala qof muslim ah miyaa sidaan loo galaa inaa lilaahi wainaa ilehi raajicuun😭😭😭😭
wardadka
Somalia
saan inlooga miyaa
saan xaq miyaa
لاحولا ولاقوة الا بالله!!!!!!
allaha danbi dhaaf ha ka ga dhiigo dhibtaii ka gadhaiy arinta
bal fiiriya xaqa mar uun buu soo dilaacaa masha ALLAHA wariyaha madax banaan xasan calasoo ALLOOW noo dhoor wariyahan manta xumaantii loo geestay wuu ka nool yahay masha ALLAH aloow FARXAD UGU BADAL DHIKOO SOO MARAY IINSHA allah
😭😭😭😭😭 tears follow down my cheek.
Allaaaah Aboowe waan kaxumahy Allaah haga Abali guudo kuwa inta kale oo dulimiga ku jirto illaaah haka bixiyo ani waxan dhahayo somali malah oo afki ba juqda gaabey alloow adi nomaqan allow adi ku sugeyna alloow adi ayen naxariis kasugeyna allow adiga aye awede saari kuli jirta allow masaakiinta iyo inta lagu tumanayo u hili yaaaallaàaaah Amiiiiin amiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiin
Wariyaal an jacayl badan u hayo axmed cabdi xasan,maxamed Bashir xaanshi,axmed daahir dagane,Bile bashiir maxbuub,iliyaas hello,jimcaale,xasan wali,tuuryare,soomane,ayaan dhool&amaal iyo dhamman wariyaashii Shabelle intii nool kuwi hore&kuwii danbe♥️♥️♥️♥️♥️ waxan ebbe ka baryayaa in aad mar kale ka wada shaqeysaan SHABEELLE🤲🤲🤲🤲
waa ku arkooynaa waryaa waxa nagu sameenoosid hhhhhhhh
@@zakariaahmedhaji3236 hhhh sxbkey Zakariye ahaa war meelahaana ma joogtaa update aa tahay wlhi 😁😁😁
subxanalaah allah kabadbaayiyay
abwe illahay ha naga qabto Ku waa dadka dhibateya
alow ku hiili abowe alle ayaa jaga jari kuwaa aduyo kugu dulmiyay aqiiro inshalah adnaa ilahy haku xifdiyo aqiiro iyo adunyo
Axmed cabdi xasan masuul sare waa ku salamaya mclin
Allah ha ka abaaal mariyo dadka dadka dhibaya
Aaamiin aaamiin aammmin
Subxaanalah ilaahbaa ka weyn mar unbaad cadaalad heli dointa sxb
waa in aad dacweysaa dahab shiil hadaad cadaymo u hayso waad dacweyn kartaa kuli good
Sabix wa lagu dhibateyay
Balse marbaad cadaalad sax heli donta rabi aya ayagane wajibkoda ha marsinayo
Man sakiin ilhey ha ku kar kaaro mzkin 👌👌👌👌👌
wariyaasha shabeele waa sax in la jardilo sababtoo ah iya u nacam leyaayay xasan shiiq marki ladoranaaya shiiq shariifna af lagadenaaye
Waxaan marna duugoobeyn waa xaqa illaahey 😮 allaha ku booga dhayo 🤲
wax jira ayuu kahadlay wariyahan
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
waa sax sxb caalamka ubandhig dhibkaaga
Ax ax 😭😭😭😭😭😭
malaha iyo dadka aad isku dareyso iska daa laakiin oo ilaahay ka baq afkagu wuxuu karo ha sheegine waxaa cad in jirkaga dhibato ka muqato laakiin dad aan mesha shaqo ku lahayn ha kusoo darin inta aad shegeyso oo dad ah xiriir kama wada dhexeyo sida aan aamin sanahay marka runta sheeg si warkaga loo qado ilahay ha kaaga cad gooyo qofka saa kuu lagay adna dadka muslimiinta ah ee somaliyed sumcadoda ha dhawicin dambiga iska kala yaree walal subxaanallaah
Axaxax yaa Allah xanuun
war dadkii waa dhamaden alle ga unaxaristo
Kan Hada Guduumiyaha Noo ah
Ileen waa wasaq
Waaanba Ku jiifay inuu Saan ka daranyahy
sorry sorry sorry sorry
Daahir calasoow wlh waanlashaqeynlahaa haddii aan telkiisa helilahaa waagacusub jiroo joog
I am sorry brother I feel sorry for you. Alhamdulilahi your alive
waa sax bro waxaan allah hanaga qabto
ilahay haka abaal mariyo kuwaas ilaah ba kawayne abowe
Subxaanallah
😭😭😭😭😭
illahay
ilaahayoow cadaalad noo keen yaarabi adigaa og cadaalada
😢😢
ya Rabiiii Miskiin
alshabaab waa wasaq waxayna wadan dagaal ah inaysan xamar degin waxayna adeegsahaayan dadkaaga waxmagaratada ah Hadan haweye hoos isu warsan ka bixi mayan
sxb manta xora tahey wax rabtid sheg
Wll aad ayaan uga xumaaday illaah aayaa kabad baadiyay
subxana alah ilah baa kaa badbadshay
wlh waryaha wan laqiroday niniki xamar gusukan aya daremi kara dhibatada xabsika yaalo dhibatada shacabka dhan ayey heysata mesha dowlad mataalo dad gaar ah aya xabsika ku uray oo laku koronteya laku garaca cadab adunyo aya kajira xabsika muqdisho ilahow umada ugar gar gaar xabsika dhexe yuhuda jogta ilahow naka qabo
Waa Guul hadiiba maleeshiyadii Saxaafada u Qaraabanysey la Baabi.iyey Walaahi Maanta Guul an Joognaa
Aadban ugu xumahay dhibka laguu geystay sxb
aaa walahi aad ban igu xumahay walalkeyga axmed hadu ilhy akasobixiyey alx lilaha waye
soomaaliya,oo saas,ah aan ku nool nahay alle dambi dhaaf hakaaga dhigo wll
alloow cadalada nagu hagajiii wadan dad mahesanoooo allow nonaxariiso alloow
Wariyaha
adaaa ugu xunahay arinta xanuunka bdn oo laguu gestay malinta aqiro ayaaad xaqada heli dontaaaaa
Kooji
aniga horta waxan layabay away islamnimadi away biniadanimadi bal firi waxad ku hadleysan qof walalkina oo asago nol la gubay bad ledihin Ben bu shegaya awalba somali wa xasinimo waxa kala rebay oo ay hor Mar ugariweysay kuwa dadka qalanaya wax lagama shegayo ee waxa idin cad ina kutumatan dadka dhibateysan ilahow cadalad Ken oo xaqaqa ku so ifi adiga iyo kuwa kale oo dulman wallahi adban oga xumaday dhibka lagu geystay abowe mana aha wax fudud Lakin ilahba cadila oo xaqa kala sari dona malinan manta ahey
kani madaxisa iyo mijihisa ma kala yaqano ban uu maleya wayo waxu ka hadlayo wax qof caqli lahi qadan karo ma aha been sheeg ma xuma lakin been ru uu eeg sheeg ba la yiidhi
Mona ALI-J cunugani waa codkar
shekada
waa
dahabshiil
wale dahab shiil wax baa ka soo socada,
lacag dabe ku diri maayo, hadii anan waalen bal wiilkaa sid la yeelay FIIRIYA,
haa cadawga qaaiminta soo bandhiga calasaw sxb ha u naxariisan wado shaqadaada sxb haka seexan waa qawano qaaimiin itoobiyaan u shaqeeyaan
waa sax
+Zaruja Zahra dadkii umada bilaa micno daro baa lagu bogayaa lagu dhmeenayaa ilaahayaw somali ima geeyo waaba sidaan xaalka walaley dowladan nahay lagu lahaa wax ka ogyihiiin ma leh dowlad kuwaan waa ari dhamantood
beenbaad.sheegtay.intaas.ookaladuwan..mawada.xumaankarran..eeyurub..hadau.qeyr.leedahay.waadjoohtaa.dhibka.kugaaray.waan.kaxumahay
subxanalaah calasow dadbadan waa galaafanaa Haddan saxiibtinimadiisa
waarun walaaal cadaalad majirto ilaahayga kubadbaafiyay ayaa mahada oo idil iskaleh
waarun walaaal cadaalad majirto ilaahayga kubadbaafiyay ayaa mahada oo idil iskaleh
Aaalh ilah aya ka jasayo xaQii laga galay My wall ky
mesha dadka ka hadlaya ee commenka bixinaya wxan u arkaa dad ay dhib soo gadhin oo iska hadlaya war ninkan wxa lola dhaqmay si bili adan nimada ka baxsan loo isticmalayo lkn ilahay ayaa ka amal marinaya ee samir wllo ilahay ayaa weyne dahabshiilna wala ogyahay wxay thy
asc, walaal Axmed Cabdi Xasan. waxaan aad iyo aad uga xumahay dhacdada xanuunka badan ee kusoo wajahday. walaal waxaa iigu kaa dambeysay 2009 adigoo tv-ga GBC lashaqeeya.
fadlan igala soo xiriir labadaan number mid:
+254725805977 ama +254707710151
fb Hassan Abdi yussuf
Hassan Abdi Yussuf Abdi Yussuf aniga xitaa walahi wiil fiican ayuu ahaa school bareefat ah ayaan isla dhigan jirnay markuu saxaafada baranaayay wiil degan ayuu ahaa
Hassan Abdi Yussuf Abdi Yussuf
Xasan shiikh maahan Alshabaab maahan waxaase jirto in dowlada ay ku dhexda dhunten dowladaha Waxaa ka buuxo alshabaab waana la og yahay
ilahy sxb Mcn hakaga aaro
Caawa 2019/7/1 l Ayaaa iigu horysa Wiilkaan magiciisa iyo sheekadiisa
Runtii ma moodayn sidaan in ay ka dhacdo Wadankeena dhexdiisa
isma lahyn dawladda Ayaa qabkaas ula dhaqanta maxaabiista
xataa haddii uu danbiile yahay ma saan baa Islaanimo iyo soomaalinimo ah?
ilaahy Haku caafiyo wll
Axmed cabdi xassan iyo maxamed bashiir xaashi. 2014 radio shabelle baa lagu dhibaateeyay
bro alx naftane Allah ayaa jaro lkn dhibadan ayeee Ku marsiiyeen
Qof walba qofki isxanka ugalu ciseyna dowlad somaliya o cadalda man sugna Mise midba miska kale Ka xuna sugna koley hadey dad xabsiya kaso dayana kuwana ay ayga xabsiga ku gumadayan ma American iyo yuruban Ka sugna iney xaqoda uso dhacshan alow ale
heeeeeeeeeeeey al shabaab iyo dahab shiil maxaa ka dhexeeya kolkaas waa wax lays weydiiyo
keep going waaga cusub com plz my chanel
war xage lagu hilmaamay aakhiro damujadiid
taan WAA gumaysi
dahab shiil warkeeda waaa hari wayay lakiin waxa la yiei maqali niman sidn kama daba dhawaq do xaqiqda alaa og
Waanu kahunahaay ruuntii
masakinta bariskoda dhacsanayo ayey ku mar marsonayan dahir calasowna waxey ku heystan fadexadoda uu bananka soo dhigey
soomaalia dhan laa diriinta hindiya meey isku badaleen yaab
Zomaliya nacalla kugu taal dheh, meel aanad xoriyad ku helayn, meel aanad dhulka nabad galyo la'an mari karayn, meeel gabigeeduba noloshaadi lagula yeeshay bay nqty, ilhy haw gargaaro umada somaliyed eee ku dhibataysan somaliya
wlhi wan kacalol xumaday maskinkan wa se jirkisa kadhigen firi xaax srry walal wlhi wan kaxumahay waxa lagugu dhigay.
Sxb waa la dhimana meel aan awood ku leheen ayaa lo socdaaraga awooda sheeganayo way awood dhigidoonan
Wllh waa arrin aad uxun oo laga qiiroodo
waaa war aan la a aaamineyn kkjjjjj
dahabshiil Ma daahir calasow ayaa kusoo diray
sorry
Soory. Walala
hada ayaad xorrahay ee wax walba sheeg kuwii umada dhiba
Jaajuus xunbaaad ahayd nacalaa wajiga kabtaaa kaaaga yaaaal
subxanallah, wale cadaladi majirto iyo xoriyad u hadal. sorry brother waxa kugu dhacay ee nimankan sakugale maxkamad la tigso.
illaah ayaakaabixiyay
waa la yabay soomalia waa shadh wasaqoby oo la iska tury lakin waxan kula talin laha hooyoyinka iyo aaboyinka inany ku so kadedin ceyalka wayo way ku ciqabmayan
شش
hhhhhhhhh jeermiskii liibiya kaga dhacay ayuu inoo soo sawiray kkk waanu kugu fahanay
aad ayan uga xumahay dadka umada dhibayo alle ha cadaabo
daahir alasow zxb CIA maa lashaqeysaa zxb runta noo sheeg
wanka xunahay walal sida lagu galay
sorry axmed wariye somaliyed o muwaadina ahay dahabshilna waa shabab qof walbe og waa runti walagu dacadiyay qof nool o SAS logalaya xage lagu arkay galadaan u galin iskaa dad Muslin isku shegaya waa am xaro itobiyaan Daahir calasow walo shegi wixii run ah runta LA didayaa
meesha cadalad kama nirto dahabshil iyo dawlad isku sbega iyo alshabab kudi wey isla qarabtan allena cadabtisa wey dambeysaa iyo xisabtisik
nacallla Ku dhalay snbaloolshe data dfrr
hhhhhh
horta mid wannka xunahay in lagu gu xad gudbo ilahayna waxan ka baryayaa in u kaga aro mida kale ninka la dhoho dahir alasow markan firiyaya waxa u u egyahay rufiyan dul milow
Dadka oodhan hada ayaad jogta hollan dacwe ha lagu daro liiska argagaxisada waxaa ayaa dawlad inoo ah
reer koonfur waxaykuwaasheen shahabshiil Markey dalkoodii gubeen bay unwashed allenagakiinqabay dawladoodiibaagaacah markaasan naguwaadheen balaayadiina aleh hadikukoobo
af soomaliga iska sax kadib aad wax caydide
+Bisharo Bisharo wax u sheegbal doqondaas afki aaba dhibaayo xay caysaa doqonta
+Bisharo Bisharo sill kii Hoyada
+Shukri Shariif Noor yay ku sirin dhal dhalalka dunida waxii lasoo dhigo iska dhagyso kana gudub lkn quyaamo baa lagaa xisabinayaa ogsonaw
Hortooda ayey kahelaayaan ayagana
beenawaas
wey kugu yareed why........
kkkkkkk hort dahab shiil waxad iledahy dowalad somaliy waxa utalya dahabshil miyaa war hadalkag isak hubso
haa dahab shiil ayaya noqtay manata gaber cajib
waa xaqiiq
مسكين وايه
مسكين وايه
waxaan waax ushegaya kuwaa wiilkan af lagadenayo subxanalah War Alle kacabsada nafaan danbii lagaa galin miyaa waax beena shegii laheed dahab shiil iyo dowlada iyo alshabab waxaa kadaran dadka dadka wadaniga Oo dhibka loo geestey aflagadenayo no qabiil aqaro no dowlad aqaro no alshabab aqaro War Alle kacabsada wiilkan weey kamuu qataa waxaa loo geestey waana Ruuun aboowe Alle hortiisa cadalad talaa aduunyadan no cadalad walahi waxaa lagu xisaab Tami Alle dartiis ogoow samiir iyo imaan alaha kasiiyo aboowe foget about
Shukri Anfi walahi wa ruun in ay tahay dahabshil an kahayo cadayn
dahabshil waxan u shagay in ay alshabab ay tahay
Hanad Ali
beenrii dahir alasay
waryeetv