Waa Sidee Nolosha Soomaalida magaalada Nashville ee gobolka Tennesse

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2022
  • Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
    Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

КОМЕНТАРІ • 86

  • @qaysbilaal0665
    @qaysbilaal0665 Рік тому +13

    The best person the most knowledge able and the most shine all created prophet moxamed 🎉 scw

  • @ikraancali4380
    @ikraancali4380 Рік тому +17

    Cabdi Salan hereri waariyaha kaliya ka soo warama nolosha bulshada ilaahay caafimadka iyo cimrigaba haaku barakeyo

  • @shaaydaanwase1695
    @shaaydaanwase1695 Рік тому +16

    Salaada Halá ilaaliyo soomaaliyeey 🥺🥺🥺

  • @abdikompany5322
    @abdikompany5322 Рік тому +10

    Waxan la mid ahay qof aduunka oo maray xogata aan haystaa waa mid aad ii anfacaysa meel walba oo aan tago mana noqonayo qariib ilaah ban ku dhartaa meshan tago waxay iila mid noqonaysa meel aan hore u imi waxana sabab u ah ABDISALAN HERIRI iyo teamkisa .
    Alle hakaa jasaa,i siiyo weriye cimrigana hakuu barakeeyo

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 Рік тому +5

    Woooow walhi qof wax badan laga faaiidaysto ayaa tahay

  • @muhyadinmahamed5790
    @muhyadinmahamed5790 Рік тому +4

    Waa wariyaha kaliya ee wx dhaman dadka nanfac iyo waayo aragnimo leh usoo tabiya . Hore u soco wll

  • @somalia2730
    @somalia2730 Рік тому +4

    Wariye qaali nugu ah ha la taageero Hereri

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Рік тому +4

    Asc alle mahadi hereri horey u soco wll kheyr baan ku rajey nayaabye

  • @hasankaafi340
    @hasankaafi340 Рік тому +6

    Illahey waxaan ka baryaa inaan America maalin un tago

  • @roosohalima9978
    @roosohalima9978 Рік тому +4

    Insha alllh america watagi doona❤️

  • @nassermohamed8837
    @nassermohamed8837 Рік тому +2

    Alla ha xafido wariyaheena cabdisalaam qaaliga inagu ah

  • @easypayoneeasypayone3266
    @easypayoneeasypayone3266 Рік тому +2

    Abdi salam wariyaha galix an dawado waa nin qali ah ma SHA Allah

  • @easypayoneeasypayone3266
    @easypayoneeasypayone3266 Рік тому +5

    Ila waxan dawanayay fardole ninki reer hargaysa ee gela laha. Ma SHA Allah

  • @keynanyare7083
    @keynanyare7083 Рік тому +4

    Waan heebiyaa manahaayo USA 🇺🇸

  • @yacquubabdilahi8968
    @yacquubabdilahi8968 Рік тому +2

    Thank you cabdisalaam

  • @hamsenour2714
    @hamsenour2714 Рік тому +1

    Mahadsanid hereri

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Рік тому

    Mahadsanid Cabdisalaan

  • @CaliKiik
    @CaliKiik Рік тому

    Hareeri waa ku salaamay wll badanaa erayga merican ama america ha is ticmaalin wadankan ama meesha aa horay idinku ku sheegay inaa ifahnto ayaaa filaa

  • @nn-xz5ik
    @nn-xz5ik Рік тому +1

    Keep going hareri

  • @Dalkanuuriye
    @Dalkanuuriye Рік тому +2

    Oday Cabdisalaanow, Nashville in badan baad ku noqnoqotaye haaye haaye.

  • @korneylmohamed2579
    @korneylmohamed2579 Рік тому +3

    Hereri plz Minnesota war bixino aan hubo iney kuu kala kici doonan kasoo same somalidii lcgaha dhacdey qaabkey u jilen filimkii fashilmey dadka soo wareyso insha allah

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg Рік тому +1

    Hereri media ✅

  • @ismailbulle7665
    @ismailbulle7665 5 місяців тому

    Waan kusamayaa cabdisaal harerii

  • @samslime9217
    @samslime9217 Рік тому

    Waa ku ogahay

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 Рік тому +2

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ALLAH ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️SALALAAH CALAYH WASALAM❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 Рік тому +1

    Waan kusalaamay cabdisalan hereri

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Рік тому

    Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @franklingohe6681
    @franklingohe6681 Рік тому

    How can I reach hereri he good investigator and he better True investigator bit ali harare is lair TUUK aj

  • @nagmanagmaa374
    @nagmanagmaa374 Рік тому +2

    Waan Ku taageeraa weriyee dad bdn baad Raw model uthy keep moving 💪😎💯

  • @user-kp2hn7go1b
    @user-kp2hn7go1b 5 місяців тому

    😂😂😂 wariye

  • @samslime9217
    @samslime9217 Рік тому

    Gabaay

  • @ilyasdahir540
    @ilyasdahir540 Рік тому +1

    Abti mcne ahmed xasan wan kusalmay

  • @cismaancilmi594
    @cismaancilmi594 Рік тому +1

    Asc

  • @fiintonab5090
    @fiintonab5090 Рік тому

    Waad,,mahadsanthay,,,,,habka,aad,,warbixinta,,noo,siiso,,,cabdisalaan,herari💟💟💟🍓💟💖💖💙💙💙💞💞💙💙💖💓💓💓🍎💟💟💟💖💖

  • @barkhadmawliid7402
    @barkhadmawliid7402 Рік тому +1

    Mansha allh unclear 👋

  • @hamse7286
    @hamse7286 Рік тому +1

    Abdi salaan wanku wataaa ader

  • @ameenaj4191
    @ameenaj4191 Рік тому +1

    Videogii hore maxa helay

  • @dahaar29
    @dahaar29 Рік тому +1

    Ninkani aad bu ula dhacsanyahay meshan,war dhul gaalo faaido ma leh dhaxana kama celiyo,dugsina kuma noqdo

  • @abdinasirhassan303
    @abdinasirhassan303 Рік тому +2

    Yaa allah America 🇺🇸 ama Canada 🇨🇦 duqba hanagaysee

    • @cabdicasiisjirde926
      @cabdicasiisjirde926 Рік тому +1

      Allahayow haday khayr ii leedahay dheh

    • @samiraige4360
      @samiraige4360 Рік тому

      Wadankaaga ka dhig Amerika iyo Canada taas dad kale ayaa lehe

  • @samslime9217
    @samslime9217 Рік тому

    Meshaan waa ku wareertay

  • @guledkaarshe2213
    @guledkaarshe2213 Рік тому

    Haaye haaye 😂

  • @sofiaa1635
    @sofiaa1635 Рік тому +2

    Somalia 🇸🇴 aduunka waa ka hartey magalada madaxda Somalia ma gaarto Tennesse 😮ayaandaro weynaa

    • @Ahmedinho2022
      @Ahmedinho2022 Рік тому +1

      Hala barbardhigin Nashaville Somalia wax ay tahay Somalia malahan

    • @sofiaa1635
      @sofiaa1635 Рік тому

      @@Ahmedinho2022 si fican wax u aqri waxa aan soo qorey

    • @mrzack4124
      @mrzack4124 Рік тому +1

      Sofia xita kenya banan gaarin 1 state oo america ah bilaash wadanka 1aad uma ahan 😁🇺🇸🇺🇸

    • @sofiaa1635
      @sofiaa1635 Рік тому +2

      @@mrzack4124 Kenya 🇰🇪 xataa lama tartami karno Somalia 🇸🇴 Africa iyada u hoseysa addunka waa uu hormey 🏣🏢🏫 😬😬

    • @samiraige4360
      @samiraige4360 Рік тому

      @@sofiaa1635 wadankeena inagaa hagaajin karna lkn kuligeen wadamo kale ayaan ku riyoonaynaa Markaa halkee buu horumarku ka imanaya ma cirka ayuu kasoo dhacayaa?

  • @easypayoneeasypayone3266
    @easypayoneeasypayone3266 Рік тому +1

    Soboqo meshan jogo

  • @sayidfarah3009
    @sayidfarah3009 Рік тому +1

    Nashville Tennessee somali mar baay aad u daganayen

  • @hoygafanproj7397
    @hoygafanproj7397 Рік тому +2

    Nio deeq darajo waa kuma ma wiilka la shaqeeyo SHARMA BOY mise magacuun bay wadagan

  • @mohamednur3565
    @mohamednur3565 Рік тому +2

    🤌🏿 ma 30 kaliya!

  • @axmadutaan5703
    @axmadutaan5703 Рік тому +1

    Ku sco c salan heret

  • @kamal171
    @kamal171 Рік тому +1

    Deeq darajo aa

  • @chineabdi6324
    @chineabdi6324 Рік тому

    Cajiib Somali melbotagto wekufaan

  • @ahmedibrahim2650
    @ahmedibrahim2650 Рік тому +1

    Meshan kuhabsamay

  • @laarij682
    @laarij682 Рік тому +4

    Nashvile waxaan tagay 6 bil ka hor subax baan wiil aan sxbo nahay oo aan wada soconay baan damacnay in quraac maqaaxi soomaali u raadsano mid baan helnay waxaase noogu yaab badneyd markii aan aragnay maqaaxidii oo saf loogu jiro safkii hadaan galnay markaan gudaha galnay waxa safka loogu jiro waa bur iyo saanbuus iyo mash mash waxaase ugu darneyd markii nala yiri xabadii waa 4 dollar

  • @samslime9217
    @samslime9217 Рік тому

    Kasoo guur tuuladaas ohio imoow

  • @hassaNKaafi15
    @hassaNKaafi15 Рік тому +2

    Deeq daraJo Aaaaaaa😒🤨

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf Рік тому

    Somalidu waxay Ku fiicneyd in maraykanku Kala Warrego iyagana America la dajiyo sababta oo ah inagu waxba qabsan weyney

  • @abdulkadir_mohamud
    @abdulkadir_mohamud Рік тому

    somaali mxaa ka galay korida magaalada ku taalo america waa yabee

  • @awilabdi1456
    @awilabdi1456 Рік тому

    Abdi salaan hareeri sababta uu u wareysan waayay reer koonfurka waxaa kamida ninkan oo kale.
    Waraysi baa lookup yeedhey faan iyo ciyaalo xaafad, sport. Aa ahaa kulahaa waa khiyaali caadiya. Xata suaasha la waydiiyo wuu kor ordayaa.

  • @SSS78781
    @SSS78781 3 місяці тому

    😂😂😂DHUL RAG U DHISTAY OO QAXOOTI U KU YAHAY AYUU KUFAANAYAA

  • @baromacdangoldandgemstons4044
    @baromacdangoldandgemstons4044 Рік тому +2

    Baro Macdanta Dhulkaaga Hooyo.....sidee macdan loo helaa ( how to get gold and gemstones) from Somaliland ua-cam.com/video/05XdVCHTCHE/v-deo.html

  • @mataanciiideed4046
    @mataanciiideed4046 Рік тому +2

    Aadban u jecelnahay wabiga kulaahaa shabewle iyo juba miyaa mise wa meelu dhashay waa qaxooti soo galooti ismoody dhalad

    • @umulkhairahmed168
      @umulkhairahmed168 Рік тому

      Mataan Ciideed waa dhalad hadana xaad ka Sheekaynysa Afbiijoy Cid ku geysa malaa wayday America

    • @nikiyoussef55
      @nikiyoussef55 Рік тому

      🤣🤣🤣🤣 walaal quruxda ilaahay dhigey dal kasta waa lagu raaxaystaa

  • @MohamedMohamed-zp6re
    @MohamedMohamed-zp6re Рік тому

    Barnaamijyada Cabdisalaan Hereri waxa aan ku jecelahay ku arki maysid oday koofiyad bacle ah oo meelahaa ka nac-naclaynaya ama siyaasi ku-sheeg dad isku-diraya oo been faafinaya. Waa barnaamijyo aqoon kororsi iyo madadaalo leh. Allah ha ku dhawro write sare ayaad tahay'e.

  • @samslime9217
    @samslime9217 Рік тому

    Gabaay beenta dhaaf

  • @SSS78781
    @SSS78781 3 місяці тому

    😂😂😂😂guryaha America 🇺🇸 dudun gaduudan ayaad modaa

  • @waano12-20
    @waano12-20 Рік тому +1

    Aniga iyo illaahay ayay arintaan noo ahayd gaar illaahayna waxaan rabay waan kaga helay Alxmdllh 🤗👉ua-cam.com/video/f0T8_gErVKA/v-deo.html