"Waxaynu Khaati Ka Taagneen Kuwa Ragga Iyo Dumarka Isku Dira " Sh.Barbaraawi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • ✔ Fadlan Subscribe garee l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid ✔
    / baraarugmedia

КОМЕНТАРІ • 74

  • @barkatmoussa656
    @barkatmoussa656 Місяць тому +9

    Masha allah tabarakal tabarakal allah sheik barbarawi

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Місяць тому +5

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-lx5eb8qu6k
    @user-lx5eb8qu6k Місяць тому +4

    Man shllh sheekh Alle aakhiro iyo aduunba haku xafido Alena caafimadkana Alle hakuu siyadsho iyo cibadadaba aaamin aamiin

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 Місяць тому +1

    Mashallah sheekh barbaraawi allaha Ku barakeeyo

  • @ugbaadmaxamedcabdi
    @ugbaadmaxamedcabdi Місяць тому +1

    Masha Allah sheikh Berbarawi❤

  • @Jamaalaxmed449
    @Jamaalaxmed449 Місяць тому +6

    Salalahu Caleyhi Wasalam

  • @CrisaaqIsmaaciil-md2rx
    @CrisaaqIsmaaciil-md2rx Місяць тому +1

    جزيت خيرا وبارك الله فيك ياشيخنا الفاضل

  • @mahamudahmed9670
    @mahamudahmed9670 Місяць тому +1

    ماشاءالله تبارك الرحمن والله اعلم وأعلى جزاك الله خير الجزاء

  • @Sakariye-km6ry
    @Sakariye-km6ry Місяць тому +2

    Masha allah ilahay ba mahad leh

  • @Axmed-ly5mi
    @Axmed-ly5mi Місяць тому +5

    Halaga xishoodo shiikha

    • @user-sd5wl1vi1g
      @user-sd5wl1vi1g Місяць тому

      Sheikh qabyald oo Somali oo Muslim nicib oo Amaxaro iyo Oromo jicl oo galao

    • @JohnTheworld-to1ob
      @JohnTheworld-to1ob Місяць тому

      Somali xagay haysatay . Anaga Somaliland baaa lana dhahaa ader . Mabenbaa guul Somaliland ❤❤❤❤❤

  • @abdishakuurjimcaale3155
    @abdishakuurjimcaale3155 Місяць тому

    Allow xaqa na garansii oo Nagu kalmee Aamiin Aamiin Aamiin

  • @jamakhayre5789
    @jamakhayre5789 Місяць тому

    Waa sidaa Sheekh

  • @xamdamaxamed8344
    @xamdamaxamed8344 Місяць тому

    allahu akbar, runtu waa taa allahayoo marwalba umadayadaa ka soo saar mid marwalba dariiqaaga na xasuusiya, shakhana jazaaka allahu kheyran ayan leeyahay

  • @AmishShaale
    @AmishShaale Місяць тому

    Mnsha allah

  • @user-ex6jv5eh7m
    @user-ex6jv5eh7m Місяць тому +1

    Jasaka laah sheikh ❤

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q Місяць тому

    Asc sheekh barbaraawi, alle haku karaameeyo
    Anigu waxaan aamin sanahay in hadii ninku yahay rijalkii saxda ahaa inta uu bartay ama uusheegayana sidooda ugu dhaqmayo maba timaadeen isku dir, Kam sheekh shaqaysta oo hantileh lakiin xaaskiisu daryeel la,aan iyo darxumo la dulawday.
    Allehalaga baqo culimooy.
    Falyunfiq duusacatin min sicatih.
    Allaah hayna waafajiyo tawfiiqda.

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman Місяць тому +1

    Masha Allah 🥰 🥰 🥰

  • @Jamaalaxmed449
    @Jamaalaxmed449 Місяць тому +2

    Masha allah ❤❤❤

  • @Jimale-x4b
    @Jimale-x4b Місяць тому

    Manshaallax

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Місяць тому

    جزاك الله خيرا

  • @FeysalMuniir-h5g
    @FeysalMuniir-h5g Місяць тому

    Mash alah

  • @zakariyaaabdiahmedbzb7592
    @zakariyaaabdiahmedbzb7592 Місяць тому +1

    وَأَنكِحُواْ ٱلْأَيَٰمَىٰ مِنكُمْ وَٱلصَّٰلِحِينَ مِنْ عِبَادِكُمْ وَإِمَآئِكُمْ ۚ إِن يَكُونُواْ فُقَرَآءَ يُغْنِهِمُ ٱللَّهُ مِن فَضْلِهِۦ ۗ وَٱللَّهُ وَٰسِعٌ عَلِيمٌ

    • @suumah
      @suumah 27 днів тому

      وليستعفف الذين لا يجدون نكاحا حتى يغنيهم الله من فضله

  • @OmarmahamoudBoulaleh
    @OmarmahamoudBoulaleh Місяць тому

    جزاك الله خير ا

  • @SakariyeSiciid-df9zs
    @SakariyeSiciid-df9zs Місяць тому

    Jazakalah khair sheikhuna. Allah ha ku xifdiyo

  • @CabdiraxmanCabdirasaq-n2k
    @CabdiraxmanCabdirasaq-n2k Місяць тому +1

    Masha llaah❤❤❤

  • @OmarmahamoudBoulaleh
    @OmarmahamoudBoulaleh Місяць тому

    Mashala Mashala shekhunaa

  • @ibraahimcabdi6426
    @ibraahimcabdi6426 Місяць тому

    Maashaalaah

  • @KiinAbdullahi-rm7ei
    @KiinAbdullahi-rm7ei Місяць тому +2

    SALALAHU CALEYHI WASALAM 💖💖💖💖💖💖

  • @harunmusse153
    @harunmusse153 Місяць тому

    True love ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XaawoDiiriye-u5f
    @XaawoDiiriye-u5f Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kinzihussein4720
    @kinzihussein4720 Місяць тому +1

    Culimoo xaqa Ku adima oo Is dul taaga.

  • @ayoubfarahallaleh286
    @ayoubfarahallaleh286 Місяць тому +3

    Scw scw scw ❤️

  • @muxumedmohamed5168
    @muxumedmohamed5168 Місяць тому +1

    Sheekh dumarka midhiyaha halaga mamnuuco

  • @abdirizakesse364
    @abdirizakesse364 Місяць тому +1

    Gabadhu haday tiraahdo anigu nin faqiira ma rabo guurkiisa
    Ma danbi bay gashay mise iyada damaceeda ayey sheegtay

  • @user-sd5wl1vi1g
    @user-sd5wl1vi1g Місяць тому

    Sheikh foojary, sheikh Amaxaro iyo Oromo

  • @hi-gn6my
    @hi-gn6my Місяць тому +1

    Gabadha waxay sheegtay, xaqqii aad ka jeesateen, maxaase uga hadli weyday Daaci Saalax iyo Cabdiraxman qoys markay dumarka dhulka ku jiidayeen. Maxaa hadda usoo toostay.

  • @leyloqaali5671
    @leyloqaali5671 Місяць тому

    Nimanku waxa fiican wey yaryihiin wadaad xumantooda kama hada shaan

  • @yasminmaxamed5504
    @yasminmaxamed5504 Місяць тому

    Dumarka guurkooda waa u xor faqiir iyo taajir labadaba ilaahay ayaa u baneeyay hadey tiri faqiir ayaan laguursan dambi maysan galin
    Waa maxay ragq kudabaqaya diinta inay dumarka xukumaqn dumarkii way dayacanyihiin waanq xor kay rabaan ayey guursankaraq

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 Місяць тому

    Dumarkii soomaliyeed xadkay Ka baxeen mid aqoon diimeed sheeganaysa iyo mid jaahladaba allaha soo hadeeyo

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 Місяць тому

    Waxa wax lala yaabo ah in dumarkii soomaliyeed ama cilmi diiniya ha barato ama aqoonta gaalada ha baratee waxay Ku mashquuleen raggii soomaliyeed EE ama dhalay ama la dhashay ama ay u dhexeen waa yaab walaahi

    • @nimcocali4005
      @nimcocali4005 Місяць тому

      dulayste dumarkii maftuu ukeenay xinkiisa dulmigiisa saqajaanimadiisa

    • @qarnicusub5339
      @qarnicusub5339 Місяць тому +1

      @@nimcocali4005 kkk walaal qaali waa raggiinii waxaydoonaan ha ahaadaan

    • @nimcocali4005
      @nimcocali4005 Місяць тому

      ​@@qarnicusub5339kolay anigu shaqadayda maha taasi lkn adeb daradooda aduunkoo dhab og

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 Місяць тому +1

    ina adeerkaa jamac muuse jaamac baa khaniiis nimada fidiya iyo muuse axmaar midna kama hadashid culimo matihid cilmina malahid

    • @MashaAlllahAlhamdullilah
      @MashaAlllahAlhamdullilah Місяць тому +2

      Culumada kafogow waa warasatal ambiyaa.

    • @mohamedhassanhoussein8627
      @mohamedhassanhoussein8627 Місяць тому +1

      Waar bal waxan jaahilka ah eeg nin aan meeshaba ku jirin caayaya eeg adiga lagaagama dhawa waxaad sheegayso

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Місяць тому

      Dameer is always dameer

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 Місяць тому

      ​@@mohamedhassanhoussein8627saxiix

    • @abdikhadar1948
      @abdikhadar1948 Місяць тому

      Shekha iyo ninka aadsheegeyso isku xisaabma ahan

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra Місяць тому

    Islaan ay kadhamaatay ninka war ka qaadow adaa kadaran.
    Ciyaarta dumarku waxay udhaxeysaa markay qaan gaadhaan ilaa markay gaadhaan 33 jir. Ninkii naag 33 jir dhaaftay lajoogoow adigay gogol la,aani ku haysaa.

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 Місяць тому +1

    barbaraawi culimo maahan cilmina malaha waxa khaniis soomaaliland ka buuxa jaamac muuse jaamac baa dalka keena wixii hargaysa khaniis ajnsmiya yimid iyo kuwii hargaysa lagu soo qsbtey midna kama hadlo diina malahab waa muqayil muuse cabdi dameer buu lacag ka qaataa uf barbarawi rabi ku og

    • @SamiiraSagal-to4sd
      @SamiiraSagal-to4sd Місяць тому +1

      iLaahay hortiisa maalinta qiyaame maxad kula doodi doonta carab👅 kaagu yuu ku halaagin aboowe

    • @MukhtarIbrahim3
      @MukhtarIbrahim3 Місяць тому

      Walaahi waxan ku dhaaranaya inaad khaniis tahay waxan ku gartay uf iyo diinlaantada

    • @zamzamabdi295
      @zamzamabdi295 Місяць тому

      Iimaanka alla kaa qaad carrabku ku go'

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 Місяць тому

    Horta waxaaa dooda dad meelo kasoo kala jeeda oo laba dhinac ah laaakiiin doood dad halguri kuwada noool wax caqli saliima qaato maasha matalan inanta iyo inanka
    Aabaha hooyada hal guri ayay kueada noolyihii midna kakale dhib kuma markaaa wax ishaystaa majiraane waaa TVyada views raaadsanaya

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 Місяць тому +1

    muqayil khamiis qaata baa tahey

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 Місяць тому

      Waxad ueegtay qof shaqo la'aan ah oo wuxuu qabto garanla meeqa comment ayaa sooqortay Allah hakucaafiyo qof xanuunsan ayaad ueegtay 🤔🤔

    • @maxamedabwaan2673
      @maxamedabwaan2673 Місяць тому

      Inkaari kugu dhacday

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 Місяць тому +1

    dhiigaagu waa xalaal barbarawii

    • @abdikhadar1948
      @abdikhadar1948 Місяць тому

      Hadiicilmi caqli midna aadanlahay waasidaan

    • @zamzamabdi295
      @zamzamabdi295 Місяць тому

      Imsa qof baad cuntay yaaaahuuuuuuuu dad qal waxaad sheegayso adigaa ku shaqysta

  • @user-oe1dn1gk6b
    @user-oe1dn1gk6b Місяць тому +1

    adigaa bilaabay murnka iyo idha adayga meelwalba lala korayo. kuwan tadii ubay hayaan

  • @GuuledCabdi-u9b
    @GuuledCabdi-u9b Місяць тому

    Masha allah

  • @rahaabdullahi9796
    @rahaabdullahi9796 Місяць тому +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @FadudiGudi
    @FadudiGudi Місяць тому

    Scw scw scw ❤❤❤❤