Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

waxaasi mahadal culimaa ||Sh Shibli waxba umareebin sh xasaan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 бер 2022
  • ✔ Please Subscribe ✔ SHARE LIKE AND
    COMMENT✔ Thank You✓
    fadlan Subscribbe zaadka Aakhiro dhagsii ►
    / @zaadkaaakhiro4727

КОМЕНТАРІ • 437

  • @Abdullah_Abudujana23.
    @Abdullah_Abudujana23. 2 місяці тому +4

    Maashallah sheekh Maxamud shibli ilaahi ha barakeeyo.

  • @mahamoudDahir
    @mahamoudDahir Рік тому +9

    Sh shibili alla ha xifdiyo waa saaxibul diin

  • @mohamedelimiali9738
    @mohamedelimiali9738 Рік тому +7

    Mashaa allah sheek shibli waa ruunta shibli aya saxaan

  • @mohamudhaji7967
    @mohamudhaji7967 Рік тому +8

    19 minutes ban dhageyste wax buuq aan ka aheyn mamaqli. Sheikh Hasaan waa sheikhul Islaam.

  • @salmacabdiraxmaancali3940
    @salmacabdiraxmaancali3940 Рік тому +6

    Shekh xasan Allha kuxifdiyo akhiro iyo aduunba🤲🤲

  • @abdallaabdikariimyusuf9901
    @abdallaabdikariimyusuf9901 Рік тому +10

    Maasha Allah sheikh shibli waa noo cadeysay Alle ku barakeeyo

  • @KHALITYARE-xl7cl
    @KHALITYARE-xl7cl 17 днів тому +1

    shekkh shibli allaha xafido

  • @zakariyeyusuf31
    @zakariyeyusuf31 11 місяців тому +2

    Ilaahayo sh shibli umada udaaa kuna anfac

  • @maryanyare673
    @maryanyare673 Рік тому +3

    Sh xassan eba xakubarakeyo wixi lagu xysto wa dacadnimo❤❤

  • @jaamacsaleebaan9322
    @jaamacsaleebaan9322 Рік тому +8

    Maansha allaah shiikhunaa Dr maxamuud maxamed shibili xafidahullaahu

    • @abdinasir7998
      @abdinasir7998 Рік тому

      dad badan ayan ognahay oon masijidaba aan kula tukanin kuwas...

  • @Fikir-dheere
    @Fikir-dheere 4 місяці тому +2

    Sheikh xasaan Allah hakuxifdiyo

  • @darwishka5669
    @darwishka5669 2 роки тому +25

    Sh m shibli هو علم في راسه نار walee waa caalim soomaaliyeed alow Ha imaqashiin geeridiisa ninkaas xasaana alow soo hanuuni wuu ka dhacay dariiqi suubaane ma hayo dariiqii nabiga

  • @maxameddeeq3245
    @maxameddeeq3245 2 роки тому +12

    Shiikh xasaan qof naga qabto waan u baahneen ugu dambeyn waan helnay alxm

    • @samowade1300
      @samowade1300 2 роки тому +1

      Wax waa horay uu ka jawaabay oo uu meel saaray ayaa lasoo cusbooneysiiyay kaliya , wax CUSUB ma jiraan.

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 роки тому +20

    Sh Xasaan Ilahay habarakeeyo ummadana haku anfaco dhamaantood 🤍

    • @mrkeepgoing7959
      @mrkeepgoing7959 Рік тому +2

      Insha allah ilaahay ma barakeenaayo mufsidiinta xasaan waa mufsid umada allaha dhaafiyo

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 Рік тому +2

      @@mrkeepgoing7959 mufsidku waa adiga ee culimada aflagaadeenayo, ee Ilaahay haku soo hanuunsho

    • @mrkeepgoing7959
      @mrkeepgoing7959 Рік тому +2

      @@dayurwarfa9762 xasaan ifsaadkiisa waa gaalaysiintiisa muslimiinta imisa muslim ayaa god u gashay li ajli ifsaadkiisa, hada adiga maku raacsantahay

    • @qabdulkadir8505
      @qabdulkadir8505 Рік тому

      @@mrkeepgoing7959 aaamin Hassaan kaas iyo wixi taageersan kuligood waa khawaarij. Ma ninkii masaakiintii Zoobe ku dhamaatay yiri murtadiin beey ahaayeen oo dhiiri galinaaya Khawaarijta. Kuwaan Neyrobi fadhiya ee fikirka wahaabiga umada baraayay waan ogaa inee umada dhuminaayaan laakiin kii caqligiisa laga arko ayaa laga dhaa dhicinaa walaalihiis oo musliimta ah isku qarxi waa murtadiin gaalo ehee. Allaha naga qabto dhamaan wahaabiyiinta khawaarijta ah

    • @jannahreminders4310
      @jannahreminders4310 Рік тому

      ​@@dayurwarfa9762
      xasaan ma ahan culumo waa khariji

  • @Abodo88
    @Abodo88 11 місяців тому +3

    Sh Xasaan saxaradiisa ma gaaro shibli

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 2 роки тому +10

    Sh shibile Caro badan ka muuqata, Doodiisana Ma Cilmiyeeysna

    • @abdiabdilahi8331
      @abdiabdilahi8331 2 роки тому +3

      Ninka ayu ogyahay inu khaladku dheex wado musliminta

  • @mastermind.405
    @mastermind.405 9 місяців тому +1

    Sheikhul-islaam Xassaan xussein Adam abu-salmaan Allah xifdiyo❤

  • @abdiwaliosman4706
    @abdiwaliosman4706 Рік тому +2

    Sheikh. Shibili Masha allah. ❤❤❤❤. Allaha. Ku. Xafido. Aamiiin. Tankale. Al shabaab. Waala soo. Af jarayaaa Insha allah

  • @hassanwarsame6472
    @hassanwarsame6472 2 роки тому +7

    Sh shibli Xagee ka gubanaya oo laga taabtay waayo waxa sheikh xuma ah un baa ku ogeyn ictisaam iyo culamaa u tujjaar. Idinka isabadaly ictisaamow Ee istoosiya idinka Marka hore meel Haa nigula soo haagago yeesha.

    • @abdizzeyussuf538
      @abdizzeyussuf538 2 роки тому +1

      Shuyuukh dhenu wey toosan yihiin ee adhinka kan eyes xasan dahaan bal daqtar caafimad geeya oo quran Sara lagayawayee inuu xogaha maskadha looga jiro

  • @mohammeddoule8825
    @mohammeddoule8825 2 роки тому +8

    Sheikh shibille maxaa daba dhigey sheekha waxaan akhlaaqdii mashaayikhda maha walee sheikh xasan waa caalim ah walee ilaahey hadaayo ee fisqi haku sheegin ilaahey u noqo sheikh nifaaq malehee waa caalim ilaahey uun kabaqa adna ilaahey ha kusoo toosiyo

    • @mohamoudabdisalaan4160
      @mohamoudabdisalaan4160 2 роки тому +2

      cilmiga aad sheegaysid mee adi maxaa ka ogtahay arimahan ,ka dhex bax cidii khladan waa la radinayaaa ,sh shible waa caalim soomaliyed ma waxaa diidan tahay in la soo bandhigo dhiiqada uu lugaha kula jiro ,anagoo ah arday ayaa og khaladaadka xassaan ee culimadu ja saareen meel

    • @abdiabdilahi8331
      @abdiabdilahi8331 2 роки тому +1

      @@mohamoudabdisalaan4160 waan ku wata sheekh maxamed maxamuud shibile waa calim ciidi khalaad ku wada muslimkana u ka hadla

    • @abdiabdilahi8331
      @abdiabdilahi8331 2 роки тому +2

      Adiga wax aad ogayn ha iska oo dhan sh maxamed maxamuud shibile waa sh calima oo cida khilaf ku dhex wada diinta iyo dadka ayu sax

    • @howfan2
      @howfan2 Місяць тому

      ❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhiyoshire2430
    @farhiyoshire2430 Рік тому +6

    Sheikh shibli Alle haku xafido

  • @cawilcabdile8552
    @cawilcabdile8552 2 роки тому +3

    Jadiidiya iyo sheikh xasaan waa kaaf iyo kala dheeri. Sheikh xasaan alle ha xafido.

  • @cabdiraxmanabuuyusuf9887
    @cabdiraxmanabuuyusuf9887 2 роки тому +5

    Sheekh shible allehaxifdiyo
    Habarakeeyo if iyo aakhiro

  • @abdulbarimiyir4740
    @abdulbarimiyir4740 2 роки тому +7

    JazakAllaahu khaira Sh. Shibli. Warku waa cadyahay. Alle hasoo hanuuniyo Hassaan.

  • @maxamedcali2568
    @maxamedcali2568 Рік тому +7

    Maashaa allaah, xasaan hawadaa lagu cunay. And it’s easy to eat Xasaan in the air.

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame1269 2 роки тому +13

    Sh Hassaan Rabi Ha Xafido, Sh Shibile Rabi Ha Caafiyo

  • @xasanmuxumed7708
    @xasanmuxumed7708 Рік тому +4

    masha Allaah sheikh shibili

  • @mohamedkediye3458
    @mohamedkediye3458 Рік тому +1

    Mansha ALLAH sheikh shibil iyo sheikh umal ILAHEY haidin dhowro ka qabta umada wadadada umada hababinayo uuka mid yahay xassaan

  • @somalimidaysan7874
    @somalimidaysan7874 2 роки тому +15

    xasan asagaa fadwooday dhiiga umada somaliyed alaha naga qabto

  • @qadarqadar2387
    @qadarqadar2387 2 роки тому +5

    Jadiidiyooy sh xasan cilmi iyo aqoon iyo run iyo geesinimo iyo mabda wallahi kumagaartaane alla yaakajoogo idin dhaha hakuhooginee

    • @samowade1300
      @samowade1300 2 роки тому

      Run badnidaa , waa sidaas , bal hasoo fadhiistaan oo ha radiyaan , ileen in wixi qaldan la iska saxo waa wax saxane .
      Jadiidiyo waxa ay dantu ku kaliftay in ay soo qaataan hadalali wadaadadi ictisaam , goormee culimo u noqdeen .

  • @XamseBashiir-ot4kq
    @XamseBashiir-ot4kq 2 роки тому +17

    Allh habarkeeyo sh shibli

  • @c.raxmaancalixuseenchannel3130
    @c.raxmaancalixuseenchannel3130 2 роки тому +4

    Sheekh xasaan waxuu yiri waxaa jiro culimo Qabta wadaadka muslimka ee wadan gaalo ku nool waa Gaal AMA waa faasiq aniga ma dhihin ayuu yiri sheekha culimaa qabta ee sheekh shibiloow isku xishoo hadii kale umal waxuu ku soo dhiibo dadka Hala hor imaan

    • @abdiabdilahi8331
      @abdiabdilahi8331 2 роки тому +1

      Yaa ku yidhii sheekh shibile sheekh umal ayaa soo diray

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Рік тому +4

    Masha Allah shiekh waa Ilaahay haku hiifdhiyo,☝️🕋❤️🙏

  • @qadarqadar2387
    @qadarqadar2387 2 роки тому +6

    Jadiidiyoow dimuqraadhiyadiina iskadhaxbooda sh xasan waa caalim aan xaqa aankagabanine

    • @abdiabdilahi8331
      @abdiabdilahi8331 2 роки тому

      Kan sheekh miya

    • @qadarqadar2387
      @qadarqadar2387 2 роки тому +1

      @@abdiabdilahi8331 jaahilka miduu fahmikaro ma aha lkn qofka caalimka ah inuu caalimyahay buu ogaankaraa sh xasan

    • @abdiabdilahi8331
      @abdiabdilahi8331 2 роки тому

      @@qadarqadar2387 kan dadka ayu walaaya sheekh mahe midhaa kan ma dhagaysaan ama si saxaa u dhagaysaan wuxuu akhrinayo oo runa moday

  • @Elsololobo2
    @Elsololobo2 3 місяці тому

    shibili shiikha kaliyee nadiifka ah ee aan wax firqo ah ku jirin hadal yaqaan faqiih ah oo hadana caqli badan mashallah ixtiraam badan baan u hayaa runtii

    • @user-oi3xg3xy6j
      @user-oi3xg3xy6j 2 місяці тому

      Been baad sheegtay!

    • @Elsololobo2
      @Elsololobo2 2 місяці тому

      @@user-oi3xg3xy6j hee firqade ku jira

    • @Elsololobo2
      @Elsololobo2 2 місяці тому

      Hee groupke ku jiraa​@@user-oi3xg3xy6j

  • @Gloriouslyupright324
    @Gloriouslyupright324 2 роки тому +1

    Sheekh Xasaan Xuseen Waa geesi Soomaaliyeed,qofkii hadlayaa ha hadlo!

    • @essaadam8050
      @essaadam8050 2 роки тому

      Jahliga & war iska tuurka & aaqiro beelka ayey geesinamo u yaqaanan isaga & juhalada uu duufsaday

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 Місяць тому

    Xasaani waa ninkii duray tafsiirkii sheikh cumar faaruuq yuu dhaafi waa yaabe,

  • @Clcasiiscumar
    @Clcasiiscumar 21 день тому

    Maashaa allaah

  • @ahmedjowhar1963
    @ahmedjowhar1963 Рік тому +4

    Masha allh sheikh shipli nin wax bartay waaye

  • @a.rahmankaanuu731
    @a.rahmankaanuu731 5 місяців тому

    Sheikh xasaan Allah yaxfadka aduun iyo aaqiro

  • @mnour3970
    @mnour3970 Місяць тому

    Ilahow culimada khilaaf dhexdooda ka saar

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 2 роки тому +1

    Masha Allah allow ku xafid Sheekh Dr Mahamud M Shibli. Ninkaan xasaan mutakabarnimo iyo dadkoow iska xukumo aan kaga yaabay er bal Odeyga cagaha ka karbaash. Jzklhu khyraa

  • @nadiifoxasan3271
    @nadiifoxasan3271 Місяць тому

    Alle haku barakeyo sheeq shibiliyow❤

  • @maxamedsamter4185
    @maxamedsamter4185 2 роки тому +2

    War inagaa wax aragnay War sheekh shibili
    Sheekh xasaan aqoon male
    Ilaahoowsahal ajruumibuumarayaayaa
    Sheekh shibili labadoodamin haajmiyuun isu eegin
    Sedoodii suufiyada sookii bartii ladhaqaajin kariwaayay furfuray
    Sheekh nucuyuun jarkaatuurin
    Quluwigaadkuhaysato
    Ku kabadanhakudhicin
    سبحان الله سبحان الله سبحان الله

  • @zakariyemohamed4100
    @zakariyemohamed4100 4 місяці тому

    Sheikhul islaam xasaan xuseen aadam abuu salmaan xafidahullah 🤲🤲❤❤❤

  • @alhiiraanichannel9799
    @alhiiraanichannel9799 2 роки тому +6

    Sh xasaan ilahey ha ku xifdiya aduun iyo aakhira

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 2 роки тому

      Khawaarijta soomaalidu waxay isku darsadeen jaahilnimo iyo inay kitaab iyagii ay kabaha la dul mareen kor u taagayaan, oo moodayaan in dadka waddankooda u adeegsaday meel gaadhsiinayaan, cawaan cawaani ahaatay weeye

  • @acazaam
    @acazaam 2 роки тому +3

    Sheikh xasaan allaha barakeeyo
    Shibli allaha kuso hanuuniyo wad halawdeee

    • @abdiabdilahi8331
      @abdiabdilahi8331 2 роки тому

      Hadalka iska hubi sh maxamed maxamuud shibile waa sh calim ah midkan ayu saxaya ee sheekh anad waxba ka ogayn waxba lagama sheego

    • @acazaam
      @acazaam 2 роки тому

      @@abdiabdilahi8331
      Bro hal suaal an kuwaydiiyo gaalnimo iyo kufri hadii maslaxo kujirto mala gali karaa oo dan aduunyo nogu jirto ama duruufuhu iska yara adkaden ??
      Intaas iiga jwb
      Sida ilaahey kula ogyahay uga jwb kadibna nesu kaanya keen

    • @abdiabdilahi8331
      @abdiabdilahi8331 2 роки тому

      @@acazaam may zxp

    • @acazaam
      @acazaam 2 роки тому

      Cabdi cabdulaahi waxaa kujoogtaa islaamnimo iyo fidradii saliimka ahayd oo saafiga ahayd lkn sheikh shibli hadow kaa maqlo gaalnimo maslaxo iyo duruufo loma gali karo walleee inow kugu dhigaa wixii aw dad kudhigay hana moodin inan dafirsanahy sheikha cilmigiisa amaba been kasheega ani waxan ahay ogow arday ka aqristay in kabadan 20 kitaab oo kala duwan ardaygiisina ahaay waxa ow fatwoonaa maql iyo muuqaal hdan kutuso wlhi waa tacajubeee videoska ayana shaki kagala ma youtube baa been sheegaya

    • @abdiabdilahi8331
      @abdiabdilahi8331 2 роки тому

      @@acazaam marka kee been sheegaya ma sh maxamed maxamuud shibile mise mise xassan

  • @AhmedMohamedjaamac-fx9mo
    @AhmedMohamedjaamac-fx9mo Місяць тому

    Mansha Allah sh shibli

  • @abdiabdilahi8331
    @abdiabdilahi8331 2 роки тому +8

    Masha alla sheekh Maxamuud Maxamed shibiiley ilaahay ha ku xafido kana sh xassan laleenyahayna ilaahay dadka ha dhafiyo culimadana ilaahay ha ka dheex bixiyo qofku sheekh mahe waa

    • @abuuramla
      @abuuramla 2 роки тому +1

      Waxaan filaaa in aadan wax badan aadan fahansaneyn ood dhinac u iilatay habaar kana kaasoo horeeyo

    • @abdiabdilahi8331
      @abdiabdilahi8331 2 роки тому

      @@abuuramla sh dadka fitno iyo been ku wado miya jiira see kan adigu sheekh ma utaqaan

    • @abuuramla
      @abuuramla 2 роки тому

      @@abdiabdilahi8331 caalim rabaaniya markii la dhahaayo waa in uusan xaqa dafirin oo diint ka leexan ijtihaadka uu gaarayna uusan aayadaha iyo axaadiith ta ku luqun jibaarin

    • @abdiabdilahi8331
      @abdiabdilahi8331 2 роки тому

      @@abuuramla Hadaba waxbadan ayaanad ka ogayn

    • @abuuramla
      @abuuramla 2 роки тому

      @@abdiabdilahi8331xassaan wax badan aan ka ogahay qaladkiisana waan garnayaa wxuu ku saxsanyahyna waa garanayaa tanaaqudkiisana waan ogahay xassaana qofkii rabtaa ha la doodo wuu ka garbaxaa lkn ma ahn in meelaha laga dacaayadeyo

  • @cadozeehussein8268
    @cadozeehussein8268 2 роки тому +6

    Sh shibli hafidaho Allah Hassan hussen lkn ilahey has Soo hanooni

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 Рік тому +1

    wa la yabana shiqaan xasaan la dhaho dacwadisa dhaga hadal iyo shactaradisa aan la yabane waa run shiiq shible ma aha waxu shiqaan ku hadlo hadal culumo alle ha ku xifdiyo shiiquna shible

  • @adonallah
    @adonallah 2 роки тому +11

    Ilaahey culumada qulubtoda ha isu sodumo shekhii xaq donaya iyo kiTaabka Allah In lesku mamulo warkiisa allaha cadeeyo guushana Allah siiyo

    • @hassandacad5215
      @hassandacad5215 2 роки тому

      Amiin abaayo Wllhi way Na wareeriyeen Culumada dhamantooda way isku cuqdudeysanyihin waxayna kuleyihin halis caafiyo

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix Рік тому

      Cilmiga hala barto

    • @bilalsaney763
      @bilalsaney763 Рік тому

      Hh caruurta xasaan qalday miyaa thy dadka Saturday ku dilo

  • @user-oi3xg3xy6j
    @user-oi3xg3xy6j 2 місяці тому

    Sheekh xasaan ALLE ha xifdiyo

  • @rahmamohamedrahiima7483
    @rahmamohamedrahiima7483 Рік тому +3

    allah xafido shekhena

  • @ismahanbintufarah2478
    @ismahanbintufarah2478 2 роки тому +10

    Sh shible xaqiiqa wad sheegtaa

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 Рік тому +5

    Asc shibili wadaadka guuni intaad u wadaan hoos wax ugu sheega u nasteexeeya hadduu maqlayo ma fiicna in wadaada ay meediyaha wax isku waydaarsadaan

    • @hibohassan3817
      @hibohassan3817 8 місяців тому

      Naaa xasaan cilmi kuma garo maxey unasexeyan

  • @najibasad7675
    @najibasad7675 Рік тому +2

    Sheekh xasaan alle ha xifdiyo

  • @user-is1uc5rg5h
    @user-is1uc5rg5h 5 місяців тому

    حفط الله الرّحْمن شيخ شبل❤❤

  • @samatarhassen2243
    @samatarhassen2243 2 роки тому +14

    Allaha xafido sheekh xassaan

  • @saidaali412
    @saidaali412 2 роки тому +7

    Sheekh shibile qeer badan allaha ku siiyo

    • @hassandacad5215
      @hassandacad5215 2 роки тому +1

      War shegyada Kala qabtaay sheikh shibili ragg iska cili iyo rabbi kacabso meel ma isla geshaa

  • @jamolfx8424
    @jamolfx8424 Рік тому +1

    Shikh xasaan xafidahu Allahu

  • @MohamadCaynab
    @MohamadCaynab 2 місяці тому

    shiik shibili allaha barakeeyo

  • @shacbanabdi6552
    @shacbanabdi6552 2 роки тому +13

    labadaba hala barakeeyo waa shiiqyo aan jecelahay allahana hishiisiiyo

  • @Altrass423
    @Altrass423 Рік тому +1

    FIFA sheekh hassan❤

  • @hassanabdirahman2959
    @hassanabdirahman2959 2 роки тому +1

    Shibli waa youtuber

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 роки тому

      Allaah kacabso Sheekha UA-camr ma'ahane waa Caalim Caabid ah intaan kanaqaano mashaa Allaah.

  • @fajr6348
    @fajr6348 2 роки тому +5

    جزاك الله خيرا

  • @bukaanbile2545
    @bukaanbile2545 Рік тому

    shibilli waxaan ku weydiinayaa adiga sh xasaan in aad iska daba dhigatid ma ahee wax kaloo umadda canfaca ma heysid miyaa allah haku toosiyo idiinka jameecadiina waxaad dadka somaaliyeed u sheegtaan waan og nahay oo ah anaga mahee wax kale oo diin yaqaano ma jiraan war allah ka baq oo umada fowdada ka dhaaf

  • @mohameddhuhhussein9097
    @mohameddhuhhussein9097 9 днів тому

    Shible waligii wuxuu odhan waan cadayn doonaa mana cadaynayo😂😂

  • @axmedjigjiga7879
    @axmedjigjiga7879 Рік тому +2

    Allha hakuxafidoh shq shibli

  • @xafso3332
    @xafso3332 Рік тому +6

    Salallaahu calayhi wasalam

  • @Mohameddegunner
    @Mohameddegunner Рік тому +1

    Mashaallah shaikh ninkaas hasaan sidan ad sheegtay ayaan kadareeme ,

  • @salmacabdiraxmaancali3940
    @salmacabdiraxmaancali3940 Рік тому

    Allow culima ha iskudirin yaarabi

  • @almadaniproduction2804
    @almadaniproduction2804 Рік тому +2

    Sheikh shibli de lion 🦁🦁🦁🦁🦁

  • @cawaleliban6853
    @cawaleliban6853 Рік тому +4

    Labada shiiq hada waa heshiiyeen sh xassaan Allaha xafido

    • @cabeeyibraahin1338
      @cabeeyibraahin1338 Рік тому

      Dagaal goniya kama dhaxeynin xasan mas alada gaalesinta dadka musliminta unba lagu hesta moye dagaal gaara oo uu shiq shibili kala dhaxeyaye majiro

  • @MaxamedXasan-eb9mh
    @MaxamedXasan-eb9mh Рік тому

    Anigu waxaan ka yaabay markuu yidhi hadii uu carabku ka boobo cayda nabiga scw waa caadi oo lama dilayo

  • @turaab140
    @turaab140 Місяць тому

    أيها الإخوة لا تشغلوا بخلافات العلماء وتحاسدهم

  • @Warsame.-ru6ls
    @Warsame.-ru6ls 2 місяці тому

    Sheekh xsaan Allah hanoodhooro

  • @allekabaq7933
    @allekabaq7933 2 роки тому +10

    ماشاءالله تبارك الله جزاكم الله خيرا

  • @abdilazizelhaji8688
    @abdilazizelhaji8688 Рік тому +1

    Sh xasaan kama aqoon yara sh shibl

  • @MucbaadNuur
    @MucbaadNuur 2 місяці тому

    Marka lagasootago cibaadada oo culimadu badankood kahadlaan cibaadada waajibka ah mida sunahaba waxaa jira waxyaabaha hada taagan iyo sida ay bulshadu kujawaabi lahayd ama aytaagerilahaan arinkaas oo culimadii badankoodu kakaladhuuntan hal sheekh ma oyaane arinkaasna waxaa weeye dimuqraadiyada arinkaas waxaa inbadan kahadlay oo cadeeyay sh islaam abuu salmaan marka sheekh shibili iyo sheekh umal dhamaan waxaan idinleenahay kaalaya dowlad islaam ah noodhisa iskadaaya kuwan dimuqraadiyada aad uqiil raadinaysaan nidaamkaas waa nidaam laga adkaandoono gayiga soomali dagto waxaana katalin doono islaamka diinta cabsida iska daaya xaqa kudhinta diintu aqoonwayn baad uleedihiin xaga khayraadka kale waan idin dhagaystaa waana idinkuxiranahay laakin arimaha baraarujinta mudan ee dowladnimada ah dhinaca xaqa ah ka istaaga qaramada midoobay iyo waxa aysoodhodhobtay bulshada uga diga

  • @axmedkanada853
    @axmedkanada853 Рік тому

    Shibili sheydaan foqol sheydaan ma adigaaba sheekh xasaan wax ka sheegaya waa duni aakhiru sabaan

  • @hassannur7443
    @hassannur7443 Рік тому

    Waa laba nin oo mashquul ku ah Muslimiinta kale

  • @mohamedbustaale7255
    @mohamedbustaale7255 2 роки тому +5

    Shibliyoow hadii aad baqday dadka ha uhor seedin wadaxun oo allah kabaq

    • @nouralihassan2482
      @nouralihassan2482 2 роки тому

      War ader xishoo oo arinka dhex dhexaad ka noqo oo qiimee

  • @mohamedibrahimsalah-1733
    @mohamedibrahimsalah-1733 Рік тому +2

    Sheekh xasaan khaladaad
    Ayaa loo heysata
    Book uu qorey lahaysta
    Video laga hayaa
    Marka Sheekh Allah
    Xaqa fahamsiiyo

    • @UstadOmar-rl3ze
      @UstadOmar-rl3ze Рік тому

      Lawadha sheikh sh xassan sh shibile aad ban idhin jeclahay

  • @cilmiyool8241
    @cilmiyool8241 2 роки тому +1

    Alle ka xishood oo sh. Xasaan ha ka been abuuran

  • @hassandeeqhassandeeq1066
    @hassandeeqhassandeeq1066 2 роки тому +7

    Sh Abu Salmaan ima badalin Diintana becshira kuma badalanin ee intii lagu been aburanayo jecelkiisa ya inoziyada lee

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 2 роки тому

      Aad iyo aad,
      Sheekh Xasaan ilaahy habarakeeyo

  • @ibntaadhigojr7789
    @ibntaadhigojr7789 3 місяці тому

    Xassaan xuseen wa shaydaan ilhy dadka haka qabto

  • @cabdiraxmanabuuyusuf9887
    @cabdiraxmanabuuyusuf9887 2 роки тому +2

    Alle hasoo hadeeyo xasaan

  • @bidhiye
    @bidhiye Рік тому

    Shekh xassaan hadalkiisa waa waaqici in uu iftiimiyo xaalada lagu jiro maanta ee system ka gaalada halakeeyay aduunka waa sax lkn shekh shibili waxaan kudhihi lahaa hadalkaaga wuxuu kufiicnaa waaqic islaamic ah hada aduunkan islaam kamataliyo marka faraha ka qaad shekh xassaan haduu gaalada system kooda iftiiminayo, adigu hadifaacin system kooda.

  • @nasricabdale6885
    @nasricabdale6885 Рік тому +1

    M.a

  • @user-zv9ro7ft4y
    @user-zv9ro7ft4y 4 місяці тому

    Amin Amean Amean yaa Allah

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 роки тому +2

    HHATANA WAXAASI HADAL CULIMO MAAHA. EE ADIGU WAXAAD SHEEGTAA WAX KU XUN CULIMADII HORE EE OGOW XUMAANTA AY LEEDAHAY ARINTAASI

  • @user-ux6qf1ys1p
    @user-ux6qf1ys1p 27 днів тому

    كلهم اسود لايوجد هناك ثعلب ولكن لكل عالم له زلة اذا اخطأ العالم لايدل قلة العلم وانما له اخطاءفقط يصيب ويخطأ

  • @mohamedcirro912
    @mohamedcirro912 2 роки тому +4

    Shiblo waxba Hays xabeejin dadku ma caqli la'ee.

  • @midnimogeneral2697
    @midnimogeneral2697 2 роки тому +2

    Allaa yaabarig

  • @yusufmohamed2000
    @yusufmohamed2000 2 роки тому +8

    labadan sheekhba waan jeclahey ilahow nabad dhexdhig

    • @nouralihassan2482
      @nouralihassan2482 2 роки тому

      War nabad ma jirte ilaahow lii xaqa wada xooji oo na fahamsii hda waan ku warernay masaladan

    • @casanova2450
      @casanova2450 Рік тому

      Waad warreersantahay. Labadoodaba ma wadda jeclaan kartid. Sababtoo ah, Hasaan Daahir Aweeys wana nin dhiig islaam qabba. Eaa nin waalan oo fitneeyay diintii islaamka iyo Somalida. Halka Shiiq Shible uu yahay nadiif nin ah oo caalim ah oo caqli leh. Marka maskaxdaada ka shaqeeysii ok

  • @abuujamildaud4198
    @abuujamildaud4198 Місяць тому

    أسد السنة . حسان حسين ءادم

  • @cabdikariimsharmake5953
    @cabdikariimsharmake5953 Рік тому

    Sh masser mass hayo mise Waa xanuun

  • @maxamedxasanfaarax7020
    @maxamedxasanfaarax7020 2 роки тому +2

    Waxaas waa been iyo Mala awaad sh shibili cuqdada iskadaa hadii lagaa cilmi badly umada been ha,usheegin ee ilaahay kacabso

  • @iglanyusuf7346
    @iglanyusuf7346 2 роки тому +2

    Sheekh hasan ale hainodayo qof kii caan ku hayo uma jojinayo