''Muuse Biixi Wuxuu Caddaystay Wixii Calooshiisa Kujiray Waxaana Leenahay Wax Iska Celi Ha Ooyine''

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 26

  • @sahraawmuse6359
    @sahraawmuse6359 Рік тому

    Mujrin ehelnu naar waa laga guulaysan

  • @mahamudh9589
    @mahamudh9589 Рік тому

    Jamac cadi maha ❤❤
    Waxan u bahanahay asaxabay jamac galad mel an kala xidhidho plz qofki igu xidhi kara ha ila so xidhidho

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому

    Beesha caalamku , rag is dilaya ma kala qabato. ka adag ayay raacdaaa.

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому

    Goooja cade.

  • @fihiimakhadarfihiimakhadar5027

    Somaliland guuul

  • @sahraawmuse6359
    @sahraawmuse6359 Рік тому

    Geesiyaal xaqa sheega tihiin dadbaa Muse u qaylinaya

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому

    Dagaal dheer oo aan dhamaan... dheeleel, dheel ma aha ciyaartu... ciyaaal

  • @khadramumin8200
    @khadramumin8200 Рік тому +1

    Ilaa yoocada 5 miles from Garoowe is. somaliland border whether you liked or not.

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому

    Somaliland waa qaran.

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому

    MDX. Muuse Biixi runta ayuu sheegay.. runtu ma aha fanto.

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 Рік тому +2

    Geeljire ogaadeen oo ku waashay dad isaga ka ilbaxsan inta isaagii amxaaro madaxa ka garaacaysay.

  • @sharmaakejama3463
    @sharmaakejama3463 Рік тому

    Muuse juudan wa fuley Nacas ah faan iyo waxban eryanayaa bakhtigisii meel walba yaale car kaley qaado faan iyo bakh bakh loma baahne

  • @kinsixasan-bd7ik
    @kinsixasan-bd7ik Рік тому

    Masaajidka galoo soo habaar 😂😂

  • @abdirashiidahmed5382
    @abdirashiidahmed5382 Рік тому

    Caqli xumaa waxani

  • @Shankaroon-ch3xz
    @Shankaroon-ch3xz Рік тому

    Aad buu u dhowyahay maa kala durugtaan.!!!!

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому

    Liyuu boolis .. hub ka dhigis kala diris.

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому

    Dhulku ma guuro dadka ayaa guuura.

  • @Degaliah
    @Degaliah Рік тому +1

    😂😂😂😂 car bal yaa iso gaadha musaa sababy inaad isku wadxaartaan, ma dhuusaad kuso toogan dee isasoo wad raaca

  • @Hasuni675
    @Hasuni675 Рік тому

    Marqanland caqli iyo maskax toono maleh mijin qaada bay cuni ana shalay laydilay somalina waan dididay ana daaroodbaan xoog kuxukumayaa . Idoor wagaashle kufriga wacad alaa uyaala

    • @abdifatahhassan168
      @abdifatahhassan168 Рік тому

      Cali harti iyo xarshin cawaaqibkiinu kudhamaan

    • @AyaanYuusuf-mq6vg
      @AyaanYuusuf-mq6vg Рік тому

      Naxanoon baa kuhaya dhakhtar ka tag

    • @Hasuni675
      @Hasuni675 Рік тому

      Anagu dumarka lama murano idoorka usheeg marna Israel baanahay marna ingiriis baanahay

    • @Hasuni675
      @Hasuni675 Рік тому

      Habeshi ayaan nahay iyo Isreal baanahay iyo fircoon baanahay 87% waad marqaan santihiin 20 Sano oo kale ayaa laydin siiyay inaad soo miyarsantaan oo daroogadu idinka Baxdo qurbahan joogno dadka ugu tahriibta badan oo sicil iyo saxarirta umara inay euro galaan oo hadan Magaca somaliyees ku tuugsada waa iyaga 30 dowlbaanahay 12 days bay kusoo afjaran tahay .
      1 khayiland, marqanland jumhuriyada garabada iyo baraajaha awdal land na tagtay wallee waxay laasacaano kadanbayso waa maalmo adigu hargaysa iyo burco cirka la'aad labada buurod abaarta ah wax loogu xisho maleh. War la goa burco iyo hargaysa markaa isku qayla illahay iyo nabigana caydooda ku war diya , war dee go now jow bow 60% way waalan yihiin

    • @Hasuni675
      @Hasuni675 Рік тому

      Waa rentaa walaal oo qayilaadii ayaad kadaagYsaa

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому

    Somaliland beesha caalamku ma xukunto... intaa faham , Jaaahil

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 Рік тому

    Waar yaa foollxumo muuse waaxaba haaka sheegin waa xiishodayu inbaadan urbana waaxaba kuu maa haayo weeligi buu xuududa kuu dhaaranayey haadad maanta keento taad joogto ee xaaba shiigu haaysto taan waaiman hoorta buuhoodle miide duufkubaxe