Xogaha ku Qarsoon Wajiga Xukuumada Cusub SL, Xasan Sh 3 jiho Oo Dagaal & Guusha Abiy MOU

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 17

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 6 годин тому +2

    🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤ guuuul SLND Alloow guuuul SLND Alloow jebi cadawga SLND Alloow jebi cadawga SLND aamiin yaarabii ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 4 години тому +2

    CADOWGA SOMALILAND DHAMAN ILLAHEYE HAA BUURBURYO🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 6 годин тому +3

    Soomaliland ilahay baa la jira oo ilaashanaya cidna kuma ah duulan oo weerar kuma ah lkiin xinka iyo xaasidnimada lagula kacayo ayuu ilahay arkayaa iyo calankaa tawxiidku ku qoran yahay waanay guulaysan doontaa

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 4 години тому +1

    Wasiirkan.arimaha.debeeda Aadbaa looga darinaya history giisa marakanka ayay faaro kayalan siidaykasheegen dadkay kuwada noolayeen

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 6 годин тому +2

    Ciidamadu way dhisan yihiin oo xoog ayaa loo qalbeeyay xaga hubka iyo gaadiidkaba

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 4 години тому +1

    Ninkani waa xogxogaal Wle Somaliland hada guulaystaysnaysaa military ahaan iyo siyaasad ahaanba stragic ay taalo ayuu hada aduunku ubahanhy

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 6 годин тому +3

    Ethiopia and somalia iyagey utaala lkn badaha jam somaliland iyada xukunta manta somaliland uma baahna heshiis kii Ethiopia waayo Ethiopia wey ku dhici kari weydey inay fuliso lkn somaliland imika uma baahana waayo imka qadiyada jamhuuriyada somaliland guud ahaan wey gaadhey caalamka oo manta dawlado ay ka mid tahay USA UK and Europe iyo wixii isku xulafo yihiin sida canada Australia Japan South Korea hindia iwm ayaa dnaynaya bada cas waxa mara ganacsiga %30 aduunka oo uma baahana in ay iksaga horyimadan Egypt and Ethiopia waayo waa marin nabad ah inkastoo imika xuutiyintu caqab ku yihiin ganacsiga marinka babal mandab iyo gacanka cadmeed taasi badalkeda Ethiopia MoU gii waxa ka hor istaagay USA UK and AU iwm manta somaliland guud ahaan guul bay uthay waayo qadiyada jamhuuriyada somaliland MoU sare uqadey lkn imika waxa kaliya ubahan nahay waa USA and xuladeeda dhanka cilaaqadka iwm

    • @AbiibColaad
      @AbiibColaad 4 години тому

      Rusheeg badthy Somaliand hada aduunka ayaa ubahan Wle

  • @dhuuxdigaleduale3922
    @dhuuxdigaleduale3922 6 годин тому

    Dadkan warbaahinta maxaa Ka qaldan? 20ka km ee Ethiopia lala galay, maaha siin ee waa kiro. Siin iyo kiro waa laba arrimood oo aad u Kala duwane, qoladiinnan saxaafaafadda maxaa igin Ka qaldan?

  • @KayseCaliShaqaleh-m7e
    @KayseCaliShaqaleh-m7e 7 годин тому

    𝐱𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐦𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐚𝐬𝐨𝐜𝐨𝐝𝐚 𝐱𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Xasan-h9r
    @Xasan-h9r 6 годин тому

    Beenta sow xaraanmaaha

  • @HusseinDimbil-x3m
    @HusseinDimbil-x3m 6 годин тому

    MOU-GII wuu burburey waadna ogaan doontaa mar dhow
    Tankale warqaddii uu ku qornaa heshiiskii MOU-GA hadda banaanka ayaa la keenayaa waxaana ku qoran sida aan fileyno in deked ay itoobiya gooni uleedahay reer soomaalilandna waxaa loogu sheekeeyey dekedda berbera ayey itoobiya waxkala soo degeysaa

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 6 годин тому

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa intii aynu joogney oo aynu nooleyn arrimahan kamay dhicin somaliland.
    2.0. kana soo billow xilligii dawladdii siyaad Baree ilaa maanta oo aynu joogno.
    3.0. Wershadda Korontada:.
    Weligeed may dhicin inay wershadda korontada hargeysa ganacsato gacanta loo gelliyo.
    4.0. Weligeed may dhicin bacadlaha waaheen baa gubtey.
    5.0. Weligeed may dhicin ganasiga tog wajaale baa gubtey.
    6.0. Weligeed may dhicin guryo hargeysa ku yaalla yaa gubtey oo dadkiina ku dhinteen.
    6.0. Weligeed may dhicin dekedda berbera oo lagu wareejiyey dawlado shisheeye sida UAE.
    7.0. Weligeed may dhicin hawada somaliland oo toos loogu wareejiyey dawladda somalia iyadoo gacanta ku haysa hayadda ICAO.
    8.0. Weligeed may dhicin berriga iyo badda lughaya iyo saylac oo lagu wareejinayo dawladda ethiopia.
    9.0. MoU waxa uu qaattey xasan sheekh maxamuud 100.0 million oo doollars saxeexana way ku leedahay heshiishka berriga iyo badda lughaya iyo saylac
    10.0. Waxan dhahayaa yaa difaaca shixnadda somaliland ee ka timaadda dibedda iyo dallalka shisheeyaha.
    11.0. Waxan dhahayaa marnaba dawladda ethiopia dekedda ganacsiga iyo saldhigga ciidanka badda ethiopia lagama siin karayo berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
    12.0. Dekedda berbera ee lagu wareejiyey dawladda tuugada ah ee UAE/DP World nadaxweynaha somalia wuu saxeexay horana arrintani way u dhacday.
    13.0. Wuxuu ku qaattey madaxweyne xassan sheekh maxsmuud wareejinta dekedda berbera 30.0 million doollars waxanu ku lahaa dekedda berbera madaxweyne xassan sheekh saxeexa lagu wareejinayey.
    14.0. MoU wuxuu haddana ku qaattey 100.0 million oo doollars waxana bixiyey dawladda turkiga oo danteeda wadata.
    15.0. Waxaanu oggolaaday inuu saxeexo bixinta berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
    16.0. Waxay dawladda tuugada ah ee UAE/DP World waxay ugu ballan qaadday madaxweyne muuse biixi abdi 100.0 million oo doollars hase yeeshe muu calfanin wayna dhammaattey artintaasi.

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 4 години тому

      WAXAS OO DHAYN FAAQSHA KAA HOW SOMALILAND WAXA KA DHACEEYE NONE OF YOUR BESNESS