Wasiir Ka Tirsan Xukumada Ethiopia O Sheegay Inay Aqonsanayan Somaliland”Aqoonyahan Siciid ka Hadlay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • Reer Somaliland O Ka Hadlay Wasiir Ka Tirsan Xukumada Ethiopia O Sheegay Inay Aqonsanayan Somaliland

КОМЕНТАРІ • 67

  • @libanabdi-qf3fh
    @libanabdi-qf3fh 3 місяці тому +8

    ❤❤❤Said great historian with integrity ❤❤❤
    Well done

  • @warss11
    @warss11 3 місяці тому +5

    Mashalla very good we need stories like that. From 1400-2024❤❤❤❤

  • @shaaficimaxamuud4109
    @shaaficimaxamuud4109 3 місяці тому +4

    ❤❤❤❤MASHAA ALLAAH ❤❤❤❤ JSL 26KA JUN HEES AAN UGU TALAGALAY DALKAYGA JSL WAA IGA DIYAAR INSHA ALLAAH MUSIC HEER CAALAMI AH AYAA SAARAN HEESTA ❤❤❤GUUL JSL

  • @SARAHSGAMIIEZZ
    @SARAHSGAMIIEZZ 3 місяці тому +4

    ❤❤❤❤❤❤❤ VIVA SOOMAALILAND GUUL SOOMAALILAND GUUL

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 3 місяці тому +4

    Mansh Allah ❤guuuuuul jamuriyada Somalilaan

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 3 місяці тому +2

    Mansha allaah
    Farxadbaynu gaadhno
    Cadawgen fashilanyahy

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 3 місяці тому +3

    guul qaranka somaaliland

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 3 місяці тому +3

    𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝✨🤝🇪🇹

    • @warss11
      @warss11 3 місяці тому +1

      We Are gonna sell Air space too next villa Somalia 😢

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 3 місяці тому +1

      May zxb Somalila wad ogtaho inay somaliland kala qeybisho moyne wax kle ma soo wadoh

    • @IbrahimFarah-gh5cf
      @IbrahimFarah-gh5cf 3 місяці тому +1

      Thanks Ethiopia we belong ❤❤❤❤each other

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 3 місяці тому +2

    Sax warun ❤❤❤❤❤

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 3 місяці тому +3

    God bless Somaliland

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 місяці тому +2

    Guul somaliland ❤❤❤

  • @MaryanHassan-c3z
    @MaryanHassan-c3z 3 місяці тому +2

    Mashalah guul Somaliland ilahay ha barakeyo

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 3 місяці тому +1

    Masa Allah thank you Saeed

  • @geeleahmed6506
    @geeleahmed6506 3 місяці тому

    Dad walwal weye shacabka rer waqoyi 33sano been lagu daldalayah😂😂😂😂😂😂

  • @SARAHSGAMIIEZZ
    @SARAHSGAMIIEZZ 3 місяці тому +2

    MAASHAA ALLAH ILLAAHOW NOOBARAKEE DALKAYAGA IYO DALKAYAGA ILLAAHOW AAMIIN

  • @abdillahimire2095
    @abdillahimire2095 3 місяці тому

    xaarweyne msrkaad isfifssci ksri weydey basd isku xoqdsy fuley ahowbeenasle dhaqadhkaad ftahawsd

  • @advyser
    @advyser 3 місяці тому +1

    Muuse biixi Haduu soo noqdo ama Faysal la doorto uunbuu maahruucani hanaqaadi
    Hadii kale wadani xamar baa looga taliyaa, Sidii loo baabiin lahaa ama loo wiiqi lahaa bay ka shaqayni haday xukunka helaan

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 3 місяці тому

    Ninkani wlee taarikh fcn iyo xidhidhka fcn labada dawladood Ethiopia iyo Somaliland kadhexeya mou waa isna hirgalyaa

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 місяці тому +1

    Maansha allaah taariikh wanaagsan🎉🎉🎉🎉❤❤❤guul soomaalilaan

  • @IbrahimFarah-gh5cf
    @IbrahimFarah-gh5cf 3 місяці тому

    Ethiopia waa abtiyasha isaaq,habar xabuush iyo habar magaado waa Ethiopian 😂😂😂❤❤❤❤

  • @aminroble9032
    @aminroble9032 3 місяці тому

    Qaranka kuwii jabiyey ee cadowga la saftay maxaa inooga meelyaal

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 місяці тому

    TAARIIKDAA WAA WAA IN BUUG LAGA QORAA ENGLISH IYO AFSOMALI IYO AMXAARO

  • @Amal-vy3lv
    @Amal-vy3lv 3 місяці тому

    Waxii ba waxa meesha kasaray isdhexgalkii farmajo iyo Somalia kadanby laakiin mesha siyasad buu muuse biihi iyo Abiye Ahmed mar labad keenay iyo isdexgal Somaliland iyo Ethiopia

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 3 місяці тому

    War caruurta ha qaldin taariikh been been ah ayaad shubeeysaaye alla taariikh bedeli ogaa

  • @abdirahmanmohamed6933
    @abdirahmanmohamed6933 3 місяці тому +1

    Keep going Hamse

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 3 місяці тому

    Taariikh been ah ayey snm sameeyaan mar walba somaliland halkee jirtey been abuur weynaa?

  • @Liiloowe
    @Liiloowe 3 місяці тому

    XAARKII SODONKA SANO LA WALAAQAYEY MIYAAD WELI WADAAN. UF UF

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 2 місяці тому

    500 sano ka hor simalinad iska daayee xataa soomaliya ma jirin soomaalidu 500 sano ka hor waxay ahayeen xoolo maryo xiran

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 3 місяці тому

    WHAT IS YOUR REFERENCE OR ARE YOU TALKING ALONE ?????,

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 3 місяці тому

    War iska amusa xooloyahaw ethiopia abaheed wasto waa dhimatay mana soo noolaan doonto. Niyad jabka idinka dhacay aya lala yabanyahay

  • @burhaancismaan351
    @burhaancismaan351 3 місяці тому

    WAR BELO WAXAY WADATO MAARO LOOMA HELO. ISKA HADALKASU ALA YA ISLAMA AMAY KADHACIDONTAA KKKKKK TANU WALNI DHAAFTAY

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 3 місяці тому

    Sidaa falastiin ayuuba u dambayn doonta somaliland waxaa dawlad isticmaara oo karkara qoomiyado .ah oo gaajo ah 120 milyan oo wadada ku xaara allahu .akbar caqligiinii ma jaadkii ayaa maydhay yaqyaqsi waynaa mida kale ma isaaq land baa meeye dadkii kale .ee wadankan lawada lahaa

  • @IbrahimFarah-gh5cf
    @IbrahimFarah-gh5cf 3 місяці тому

    Guul Somaliland ❤❤❤❤

  • @qoorc499
    @qoorc499 3 місяці тому

    Aamusa. Nacasyow

  • @warss11
    @warss11 3 місяці тому +1

    Said 🎉

  • @abdi5852
    @abdi5852 3 місяці тому

    Hooyadaa Abaagudhuu futada ka was muxuu been dhuusey midgaan Iiddoora Abaarso boy Gunter girl

  • @sahramaal8334
    @sahramaal8334 3 місяці тому

    Beenta Naga daa

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤sax

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 місяці тому +1

    SOMALILAND ❤ XAGA ALLAH LAGA JCLYEY

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 3 місяці тому

    Ethiopia horeba waa kuu aqoonsanayd maxaad ku haysaa dhibaatada haysta ayey la galgalanaysaa waxna kuu kordhimaayaan

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

      Inaanu gaar u taaganay aduunka dhan baa og laakiin itiraaf bay iyo Aqoonsi baanu Sugaynaa Haday xataa dhimanayso itoobiya Wayna Aqoonsan kartaa waa dawlad wayn

  • @warss11
    @warss11 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 3 місяці тому

    Kilinka 6aad miyuu u aqoonsayaa ?

    • @KadanAliIsa
      @KadanAliIsa 3 місяці тому

      Kililkaa lixad baa noo dhaama somaliya iyo jabuuti oo 33sano Canada na haysay.
      Waayaa ictiraaf ku xaasid carar eddo halkan maaha meeshaadiiye.

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 3 місяці тому

    Tolow laantan ay dhilawaliba sheeganayso mxy ahyd uf war manaad igu qancinay etoobiya ayaa jacayl iyo sxbnimo taqaan nacdalyohow caligilu ma futaduu kaga jiraa mise ciyaal bad usheekaynay kun iyo labatankan aad sheegtay somalilanba iskadaye war somaliyi majirtay dawlad ahaan wllo wxa layidhi qofqaalani haduu sheekaynayo kadhegaysanayaa wu miyir qabaa wll ciyaal manihin halkan aan somali u diiday xabashi jeenimayo ilaahay wuu ogyahay adunkuna waa ogyahay wxn yelay 32sano oo beena wallhi oo bilaahi in.aanay dhacay xabashi dhulkan yimadatoos walakala shakiyey dhacay midka meel ku qorta ciyaalow

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 місяці тому

    AAD BAAD U MAHASAN TAHAY SIDA WACAN EE AAD U SOO DIYAARISAY UNA SOO GUDBISAY TAARIIKHDAA SOO JIREENKA AH EE KA DHAXAYSAY ETHIOPIA IYO SOMALIAND ❤❤

  • @burhaancismaan351
    @burhaancismaan351 3 місяці тому

    WAXAN UQAATAY MIYIR QAB INUUSAN JIRIN. CAQLIGA NOCASA TALAW CAADI GORMAY NOQON

  • @abdirahmanmohamed6933
    @abdirahmanmohamed6933 3 місяці тому

    Allaya barik

  • @Abdikariimm
    @Abdikariimm 3 місяці тому

    War ninku been waynaa ziligi axmed guray waxa ladagaalamay soomalian hhh oo myaan soomaliland 1991kii la.sameeyey war dadka beenta ka daa soonaalia haday janada gasho isAaq laanta in uu doorto ayey dooranayaan miyaa hadiise aad taqaano taariikhda aad isaaq salkaas beentaas usheegayso oo yaariikh soomaaliyed ah miyaad hadana maanta lagaa celinayaa soomaali ayaa naqabsatay iyo ku tiri kuteenka ah ilaahay uga cabso doqonimo iyo marin habeebinta ka waantoow iyo ethopian somali iska dhigaayo inaad tahay ayaan umalaynayaa oo ummadda kala gogeeynaayo

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 3 місяці тому

    Cidamada Ethiopia way burburaysa maxay ku difaaci

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 3 місяці тому

      Waa sidaad jeclaan Laheeyd, laakin Somalia ayaa burbureysaa, sabab too ah waxa Somali badbaadi jirey oo siyaasada ahaan na soo dhistey. hada Marka ay Somaliland aqoonsi hesho oo ay Somaliya ka go'do aduunka ayeey la jaanqaadi doontaa. Somaliland oo aan la aqoonsanin ayeey isdhistey oo meesha hada ay gaadhey iyagu is gaadhsiiyeen.
      Allhamdullila, Ilaahey baa barakeeyo Somaliland oo la jira.

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 3 місяці тому

    😅😅😅😴😴😴😴34 aan araknoo 😂

  • @AhmedMohamed-gu8hr
    @AhmedMohamed-gu8hr 3 місяці тому

    *Nothing call somaliand it doesn't exist one somalia for ever 🇸🇴*

    • @warss11
      @warss11 3 місяці тому

      No more faqash

  • @AhmedMohamed-gu8hr
    @AhmedMohamed-gu8hr 3 місяці тому +1

    *Dhuusada iyo Been ta is ka yaree*
    *Nothing call somaliand it doesn't exist, One somalia for ever 🇸🇴*

    • @shaaficimaxamuud4109
      @shaaficimaxamuud4109 3 місяці тому

      Dhuusada somalilan waa uunsiga oo kale sxp

    • @axmedyusuf8192
      @axmedyusuf8192 3 місяці тому +1

      Soomaaliland iyo ithiopia ha guulaystaan soomaaliya waa cadawga soomaaliland sidaa ku biyo cab baastar yohow baastarku dhalay

    • @Dophill260
      @Dophill260 3 місяці тому

      You are going nuts over this aren't you not?
      There will never ever be somalia again.
      So long

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 3 місяці тому +1

      Ciil udhimo faqasheey!

    • @warss11
      @warss11 3 місяці тому

      @@xaalidahir8268😂