YAHYE HUNTER 2023 | HAKU XIRIN QOFNABA FARXADADA | DABAALDAGA CIIDA - HEES CUSUB

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 кві 2023
  • Thank you for watching !!!

КОМЕНТАРІ • 76

  • @Axmedyaasin-zd6zu
    @Axmedyaasin-zd6zu День тому

    Wwww wllhi hees iyo way dhaaftay Tani

  • @user-gz1kx5mw9d
    @user-gz1kx5mw9d Рік тому +2

    Www wllhi wan kahely respctey wllhi🎉😢😢❤

  • @mursalmacanow910
    @mursalmacanow910 Рік тому +3

    Keep rocking my brother yahye

  • @abdinajiib7049
    @abdinajiib7049 Рік тому +8

    Miizanka Culus Yahye Hunter 🥰👏🏻

  • @ilhanadenilhan6122
    @ilhanadenilhan6122 Рік тому +6

    itaa uu ba iidhinayd yahya hunterna maso heesaay 😂😂😂🙏 khalaas fadhi imayaloo keep going wllakay

  • @user-nl1ly4ij4g
    @user-nl1ly4ij4g Рік тому +4

    Yaxye hanntar keep going brother

  • @dekahirabe1678
    @dekahirabe1678 Рік тому +4

    Waa lagaa walay sidaadii horaa qatar ku aheed hees wax fican mahan walalkey ani ahanteyda kugulamq taloyeen waxaan hooyadaa macan farxad galineyn aduyo iyo aaqirana kuuma fiicneyn walal aan jeclaha tahay barnamijyadaadii kale kunoqo

    • @MattanStudio
      @MattanStudio  Рік тому +3

      Intuudan UA-camr Noqon ayuu fanan aha inu fanka ku cusub yahay ha moodin

  • @bishaaroadan6992
    @bishaaroadan6992 Рік тому +1

    Ixtiraamka wa sadar cudoonee
    Gobanimo adiga ka muteeyso idilkood
    Naflaha uunka jogo noqo ruux abaal laga sheegt0 ✅😊🙏

  • @ismacilabdirahn4578
    @ismacilabdirahn4578 Рік тому +4

    Eid Mubarak somaaaalyyyy, 🎉🎇🎉😊🙏😁hablaheena waa 👑 boqorado hala ilaliyo dhibta halga dayo iyo beenta,.....???!

  • @LuulmaxamedMuxumed-cw3zt
    @LuulmaxamedMuxumed-cw3zt Рік тому +1

    Tan hees waa dhaaftay wllhi waa kucishanooyaa yaxye hunter heestan waa kaaqate

  • @Shamsoinaabdulle-ju2hy
    @Shamsoinaabdulle-ju2hy Рік тому +1

    Yahye oo hees qadayo ww saas lagaa rabaa❤❤

  • @SHIINE_YARE
    @SHIINE_YARE Рік тому +5

    Wllkey Yahye Magalka oo idil ayaa Mute kuugu jira kusoco✌️💙💪💯❤️‍🔥

  • @nasrocalisaalax2030
    @nasrocalisaalax2030 Рік тому +1

    Ilhayowbsoo hanuuni walaheena😮😢😢

  • @farhiyomohamed4387
    @farhiyomohamed4387 Рік тому

    M.a cotkaga keep goin

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 Рік тому +1

    Manzha allah Yahye Hunter legend Respect

  • @QadroOsman-cw9qr
    @QadroOsman-cw9qr Рік тому +5

    Wow waanawale yahye hantar sxb sare ku soco hadaad haysahe Isha baxarka keep going My brother

    • @elbimanofficial7551
      @elbimanofficial7551 Рік тому

      Sumcada iyo magaca waxaa Lagu sameeyaa si adag waxaana Lagu baa bi iyaa si fudud Allaha ha ii kaa xafido wll qaali wiilka xamar istaaga looga kacay

  • @user-eo5ue2wg2d
    @user-eo5ue2wg2d Рік тому

    lismaxagira ee yahya fanan weyn waye m.a saxib hory usoco

  • @raxma1004
    @raxma1004 Рік тому +1

    wooow golden voice wallhi🥰

  • @muniizaabdalla1190
    @muniizaabdalla1190 Рік тому +2

    legenka weyn ee 3&9 ku soco adkaatey🎉❤🎉❤

  • @abdulkadirlucky2249
    @abdulkadirlucky2249 Рік тому

    Legend soo daahay ❤ keep going bro.

  • @umacandacasiis4523
    @umacandacasiis4523 Рік тому

    Eid Mubarak

  • @hanamaxamed540
    @hanamaxamed540 Рік тому +2

    Yaxyo mesha cod guma haysid UA-cam ka is ka barakeyso sxb

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 Рік тому +1

    Waaaw waa fanaan cod macaan

  • @updirizackhuzzein3899
    @updirizackhuzzein3899 Рік тому

    Yow just wow keep going bro

  • @qwgf77f25
    @qwgf77f25 Рік тому

    Waawo kaxbo m.a ciid mubark😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @umacandacasiis4523
    @umacandacasiis4523 Рік тому

    Mash Allah

  • @teysancatooshe9609
    @teysancatooshe9609 Рік тому

    Amazing 🎉

  • @Mahamedwaiss-ki3vg
    @Mahamedwaiss-ki3vg Рік тому

    Wan ku tagera heray oo soco frr

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 Рік тому

    Waaw debest cod

  • @abdijele7884
    @abdijele7884 Рік тому

    Wooow fanan manoqote yahyo

  • @abdirahmanaliomar1052
    @abdirahmanaliomar1052 Рік тому

    Yahye nin waayn

  • @irshaadaweys3003
    @irshaadaweys3003 Рік тому +1

    Cabdi jareer oo soo muuqday nin culus comment kaagi walo xiisay cml

  • @laylooncali-pp3nt
    @laylooncali-pp3nt Рік тому

    waaw protect 🎉😂❤😮😅😅

  • @cdtababaye7610
    @cdtababaye7610 Рік тому

    Ce un legande
    Ce formidable

  • @Miskiin111
    @Miskiin111 Рік тому +6

    yahye henter zxp cod malihid wlhy lakin abaal ad i gashay ayaanan ilaawin waligay markaa kep going

    • @mahamedaadam
      @mahamedaadam Рік тому

      Adi maa lagu caawiyay maskiin caawiyaa kuugu qoronee😅

    • @Miskiin111
      @Miskiin111 Рік тому

      @@mahamedaadam 🤣bari buu sher out ii sameyey🤣

    • @mahamedaadam
      @mahamedaadam Рік тому

      @@Miskiin111 hhhhh,waayahy kadhac ninka

  • @rumaizaahmed9012
    @rumaizaahmed9012 Рік тому

    Faladegankii labaad welcome bro

  • @abdillahimado703
    @abdillahimado703 Рік тому

    WWW amazing

  • @aslimuhumed4675
    @aslimuhumed4675 Рік тому

    Wasawa m. A🥰🥰

  • @ABDIFATAHdb
    @ABDIFATAHdb Рік тому

    Yahya 😂❤

  • @NasteCdy-wg8ct
    @NasteCdy-wg8ct Рік тому

    𝖸𝖺𝗁𝗒𝖾 𝗁𝗎𝗇𝗍𝖾𝗋 𝗆𝖺 𝖿𝖺𝗇𝖺𝖺𝖺𝗇 𝖻𝖺𝖺𝖺𝖺𝖺𝖺𝖺𝖺𝖺𝖺𝖺😲

    • @abdifitaaxyare1140
      @abdifitaaxyare1140 Рік тому

      Intuuuu UA-camr noqon ka hor ayuuu fanan ahaaa walll 2018 ayuuu hees qaadi jiray

  • @elbimanofficial7551
    @elbimanofficial7551 Рік тому

    Sumcada iyo magaca waxaa Lagu sameeyaa si adag waxaan lagu baabi iyaa si fudud Allaha ha ii kaa xafido wll qaali wiilka xamar istaaga looga kacay

  • @muhiimcabdicasiis531
    @muhiimcabdicasiis531 Рік тому

    Yahye cod wuu haya😅

  • @jamalqulqulofficial9856
    @jamalqulqulofficial9856 Рік тому +2

    Team Emotional 😂

  • @user-uo4jr9qu9w
    @user-uo4jr9qu9w Рік тому +2

    Buranad kori karin lama fuulo pro cod xumadan haku cadab galin 😂😂

  • @RodaAbdirahman-oz8rr
    @RodaAbdirahman-oz8rr Рік тому

    👏👏👏👏✋✋✋

  • @boqolgeelechannel2961
    @boqolgeelechannel2961 Рік тому +1

    Faladagan waa so batay 😂😂 caadi u hadlooyaa kan hada hadli karto waa heesi karta oo dhab ah 😂😂

  • @IkraniaDequeni-gv9xc
    @IkraniaDequeni-gv9xc Рік тому

    War yaxye codkan intano dhan ma xad oladumanasay💯😂😂

  • @gulledbudulyaxyegulled6710
    @gulledbudulyaxyegulled6710 Рік тому +2

    Fankii Ma BiLowDaYyy UGaazooE🤣🤣

  • @mss_lacag
    @mss_lacag Рік тому +1

    Qofka makarafoon qa sadaba mi heesi kara wa yaabe

  • @ZaraCumar-ie7tv
    @ZaraCumar-ie7tv Рік тому

    Kk

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 Рік тому

    😮😮😮❤️👏😅

  • @BilaadMohamed
    @BilaadMohamed Рік тому

    War waa aamini la ahay yaxye hunter codkaan miyaa uqarsanaa

  • @mariaafrah7344
    @mariaafrah7344 Рік тому

    Mahesaysa mise wad hdlaysa hunterow😂😂

  • @aliabdiilahiossmanali4388
    @aliabdiilahiossmanali4388 Рік тому +1

    Fanan miyu isku badalay yahye hanter

    • @kamalahmed6121
      @kamalahmed6121 Рік тому

      Social media fan ayuu ku soo galay ma hada ayaad telephone laguu gaday😂

  • @malyunmoha5879
    @malyunmoha5879 Рік тому +1

    Shimbirti yareyd meshay ku gacan gashay maba la arko maskinta kabdheer inay uso xeran ayey ahayd

  • @MuzTh4PhoWww
    @MuzTh4PhoWww Рік тому

    War meesha faleenbo ugama jeede aaway miyaa la qariyey ninkaas😂😂 Team Faleenbo

  • @feierniemandsland7059
    @feierniemandsland7059 Рік тому

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @AdenSaada-mr1zh
    @AdenSaada-mr1zh Рік тому

    Yahye hunte tu été sérieux qu' est ce passe tu beau en UA-cam m no un chanteur Stp ka taacho hunp

  • @Mohaancadih
    @Mohaancadih Рік тому

    Tᴇᴀᴍ ғᴀʟᴇᴇɴʙᴏ ɪs ɴᴏᴛ ᴇᴀsʏ🎉🎉

    • @MuzTh4PhoWww
      @MuzTh4PhoWww Рік тому

      🤣🤣 zxp meesha falenbo uun ba ka maqan🤣

  • @feysalmohamed1163
    @feysalmohamed1163 Рік тому +1

    Eᴇsʜ ᴄᴀʟᴀᴀ ʙᴀᴅ ᴄᴏᴅ 😂😂😂😂

  • @CaashoXasan-zq8po
    @CaashoXasan-zq8po Рік тому

    Noqo ruux abaal laga shegtey wow yahye hunter

  • @NajaxCarab-zl7vm
    @NajaxCarab-zl7vm Рік тому

    ʜᴀɴᴛᴇʀ ɪsᴏᴛ ᴇᴀsʏ

  • @husseinhaajir5307
    @husseinhaajir5307 Рік тому

    Haaarliin ma jaamamacada bay ka so oraday waa ayada buga la cararaysee 🤦‍♂️😅😅

  • @CabdiFitax-zh2sr
    @CabdiFitax-zh2sr Рік тому

    Vgggg

  • @whizmohan5570
    @whizmohan5570 Рік тому

    Yahya is not hard🤣