ZIDANI | Kashka iyo Laabta | "(Official Video)" (2018)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 57

  • @Gulledsimba
    @Gulledsimba 7 років тому +68

    Xaasuus hore sulfa hees taariikh sugaaneed hore xanbaarsan Zidani walalkay iga yar wad gaadhsiisay halkeedii inti karaankaaga welldone HAATAFKAYGA ii noolow Big brother

    • @fadumosharmake6115
      @fadumosharmake6115 7 років тому +2

      Gulled Simba adiga ku suganey maxa ku dhacey qaliyo hees mcn rabana sanadka king of song simba ❤ knig waan ku sugayna waan ku xisaney walahi muna yaa iska dhagasana plz plz coming song 2018 simba🦁

    • @sultanhanga
      @sultanhanga 7 років тому +1

      Gulled Simba ooo kalaY heeesahgi awaY nio

    • @hananhassan1590
      @hananhassan1590 7 років тому +1

      Gulled Simba .who is this dude?

    • @asmahappy5035
      @asmahappy5035 7 років тому

      Gulled Simba adiga wax heesa lagma haye wamaxay mad kaa fadhistay fanki guled hees farax laa yidhahdo soqad abihi fanka guled simba nolow abidka wll

    • @somalishort24h
      @somalishort24h 7 років тому

      dadow ani guled sinba wa ukaca wiilka yar
      balse odhan laha hesahaga igu so wareji hahaha wa iskaogolnayaa

  • @HaatafAbdi
    @HaatafAbdi  7 років тому +31

    Thanks for watching! Subscribe!

  • @Macankish
    @Macankish 7 років тому +14

    Codka 100/% Dance 100%
    Stylka 100% Editer 100/%
    Camera 100% Laxanka 100%
    Bravo ZIDANI & Haataf Studio

  • @turflovley9315
    @turflovley9315 7 років тому +3

    kkkk dacada uu qoslay walhi
    codka 100/100
    ereyada 100/100
    camirad 100 /100
    Dubisti 100/ 100
    Hatuf studio wani takera
    like ii sara plz hada so kacay

  • @asadaden
    @asadaden 7 років тому +5

    Thanks HAATAF. Best Somali Song. #Zulfa

  • @wiilkashidan420
    @wiilkashidan420 7 років тому +7

    Zidaani well done bro viva mugdishu😍🕺👏👐

  • @Firxad
    @Firxad 7 років тому +2

    Sulfa wa Nin qima kuleh fankeena somali, Zidane bro barteda dhigtay

  • @arawelloarawello3543
    @arawelloarawello3543 7 років тому +5

    hadii lawada heeso ya dhagsan tolow 😅😅😅any way 11 is my number 😆😆😆good lucky where ever you are..

  • @ar15hamza65
    @ar15hamza65 7 років тому +2

    Zidani ma fanaan cusuba noolow wllo hore u soco

  • @queenladan1609
    @queenladan1609 7 років тому +27

    Hhhhhhh ane Waa in Haataf Adaa Waa heesi karaa waana Bood boodi karaa Like yaa leyga xasdin somaliyeeeee ♡♡♡♡♡♡

  • @huskyjamapuntland1385
    @huskyjamapuntland1385 7 років тому +7

    Haddaan reer Jamhuuriyadda Puntland, waxaan alle ka baryannaa in doorashada ka dhacasa Jamhuuriyad Somaliland uu wanaag iyo xasilooni ugu dhameeyo.
    Haddaan taageerada Saddexda xisbi-qaran ka hadlona waxaan taageersannahay xisibiga Kulmiye.
    VIVA#Ucid.
    FAYSAL CALI WARAABE HA NOOLAADO.

  • @hary0102
    @hary0102 7 років тому +3

    Waxbadan aan sugeeynay heestaan oo remix ah heersare thanks Haaftaf

  • @sowdoibrahnamin7663
    @sowdoibrahnamin7663 7 років тому +42

    blz like iisaara Salaad subax u soo kacay 5:34am iitahay 💯 ❤💯⚘

    • @yasiinnaymar7495
      @yasiinnaymar7495 7 років тому +1

      sowdo ibrahn amin salad subax ba uso kacay hesna wa dhagesanya isma kenyso

    • @youkay9927
      @youkay9927 7 років тому

      Sowdo waji 40jir a ledahay like niyada an kugu dhisayan kusiyay wa cuntameee

    • @sowdoibrahnamin7663
      @sowdoibrahnamin7663 7 років тому

      Yasiin naymar heesta ma dhageysanin wali markaa lkn masejka iisoo dhacay un

  • @Abdikadirboss
    @Abdikadirboss 7 років тому +5

    Fanaankeeni Zadani maa mucaarad ku bilowdeen horba? Kkkkkkkkkkkk

  • @Alhajji1
    @Alhajji1 7 років тому +5

    Yaa soomli ah like ta igu qabtaa please
    Allah ka capsada

  • @shakirjr7269
    @shakirjr7269 7 років тому +1

    Ninkani ma afsoomaalibuu ku heesayaa Mise luuqad kale anigu kalmad kamaan fahmin
    Alwyz amizing video haatuf abdi

    • @qadarrosman6755
      @qadarrosman6755 7 років тому

      Shaakir Qaasim hadi wax aad ka fahmeenin dageysanin

  • @massoudadylucky7867
    @massoudadylucky7867 7 років тому +3

    Heestu Mcn badana Walhi kamaba dhargo Fanan shidan zidani noloow haataf abdi

  • @qadarrosman6755
    @qadarrosman6755 7 років тому +1

    Shaakir Qaasim af soomaali soo baro haddi rabtit inaa wax fahamtit 🇸🇴🇸🇴

  • @dalmaraarka4959
    @dalmaraarka4959 7 років тому +1

    My walal igu qaaliya marna sxbkey
    Zidani heestan adon muqalkeda sosarin
    Ayaanku codeyay
    Wadna ogtahay marwalba garigaga waxkale inan kudhageysan
    Kashka iyo laabtan kakarayee

  • @dejosephodyh2133
    @dejosephodyh2133 7 років тому

    51st. liker
    i'm from egypt
    l like the somali music....

  • @nimcoshire2083
    @nimcoshire2083 7 років тому +1

    oo wllo ma afsoomaali buu ku heesayaa xabad kama fahmine waxa yarina bood bood badanaa yaa khii

  • @foosiyomacalin5893
    @foosiyomacalin5893 7 років тому +2

    Heesta micnaheeda hadii fahmin soo baro luqada somali

  • @queennuseyba6119
    @queennuseyba6119 7 років тому +1

    Kkkkk xarif dheeeh dancing ugu dambeyay Lola👉😂😂😂👈anyway thanks my dear haataf abdi

  • @mafiagirl8212
    @mafiagirl8212 7 років тому +1

    Ixii 😭😭😭😭ar kan iigeeya 🤣🤣😂😂wif jug waaba soo buubay

  • @AHMEDALI-rm3oh
    @AHMEDALI-rm3oh 7 років тому +34

    Heesta inta la yaabtay like iisaara

  • @hary0102
    @hary0102 7 років тому +1

    Zidan halkaas ka wad you get the talent

  • @DARMAAN1
    @DARMAAN1 7 років тому

    Hhhh waleee waaa la kasaaa
    Muqaaal qurxoon baad igu kaaalay haatuf studeo.

  • @adnasharf6971
    @adnasharf6971 7 років тому +1

    Haatuf abowe Waxan is babadalaya Muqaalka Marax Buu kadhigaya ka dhaaf

  • @munainaboqor364
    @munainaboqor364 7 років тому +2

    aa nio kan iyo guulled maxy isku yihiin waa isku xarakade😂

  • @najiibjaale3184
    @najiibjaale3184 7 років тому +1

    Axsan Hees iyo NUS waaye

  • @Cazuuz
    @Cazuuz 7 років тому +4

    Cid Walba Wa So Heestay An Aniga Ahen😂😃

  • @laafyahaxaragadaqurxoon1354
    @laafyahaxaragadaqurxoon1354 7 років тому +1

    Hhhhhhhhhhhh asal jugubaadhuu.

  • @workhardyousawresultashort4508
    @workhardyousawresultashort4508 7 років тому +1

    我听不懂这个真的 lakas waa maxayi maaa la ishegi Kara

  • @kivanc1089
    @kivanc1089 7 років тому +2

    Hees iyo bar

  • @honeyhoney205
    @honeyhoney205 7 років тому +1

    Wale yaab waaye

  • @xarfo
    @xarfo 7 років тому +1

    Muqaalka Hatuf wa ku Qancay

  • @hanadlp9305
    @hanadlp9305 7 років тому +1

    wow

  • @stayblue759
    @stayblue759 7 років тому

    👍👍👍👍👌👌👌👏👏👏👌👌👌

  • @morashiid
    @morashiid 7 років тому

    hhhh aar haataf iigeeya aan fanan noqdee

  • @adencadekaCade--
    @adencadekaCade-- 7 років тому +1

    Hhhhhhhh cusub Macaan

  • @fosiahmed6824
    @fosiahmed6824 7 років тому +1

    Luqda soomaliga Noocya banana Iga wale waxba kama Fahmine Qadadwaynta Hesahoda .yaab

  • @oneday7050
    @oneday7050 7 років тому

    👍👍✌

  • @wiibtobiibto9752
    @wiibtobiibto9752 7 років тому +1

    Xaadir

  • @somalishort24h
    @somalishort24h 7 років тому +2

    Xaasuus hore sulfa hees taariikh sugaaneed hore xanbaarsan Zidani walalkay iga yar wad gaadhsiisay halkeedii inti karaankaaga welldone HAATAFKAYGA ii noolow Big brothe