KU OGAAW MUUQAALKAAN ESTATE KA DHEEYMAN MEESHA UU KUYAALO QIIMIHIISA CABIRKIISA IYO MUUQAALKISA GUUD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 16

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Місяць тому +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 Місяць тому

    Soomaliwayen dheh ee ( maxamed) waa magac sharaf mudan lkn sharacan waa qalad inaad qof ugu yeerato qofaan dhalin.

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda Місяць тому

    Masha allah waa meel qurux badan aniga hadaba guri iibsanayo darusalam lee igu ogthy

  • @zahramaalim2700
    @zahramaalim2700 9 днів тому

    Sacdiya aniga muqdisho mar hore iigu dambeysay 2007 anigoo dhalin yar sifiican baan kaaga bartay

  • @user-zo6zo4tl2s
    @user-zo6zo4tl2s Місяць тому

    Xamar haddi an guuri ka iibsaddo sow Lagu qabsanmayo qabiil kaygu ma joogo sidii guuryihii xamarti hore

  • @abdullahihussein495
    @abdullahihussein495 Місяць тому +2

    Boos and gadatay oo Aadan xur u aheyn waa shuruud aan macquul aheyn

    • @asiaqurux
      @asiaqurux Місяць тому

      Xaqiiq wan jeclhy dalkeyga hanti maguuran ina ku yesho lkn

    • @user-bj7cf2fn3f
      @user-bj7cf2fn3f Місяць тому

      ​​@@asiaqurux
      Qiimahaas dhulalka waxaa gaarsiiyay dad lacag ay ku soo gashay maneeno maneeno laakiin waxaa xaqiiqo ah inuu dhulku raqiisi doono inshaa allaah

  • @yooniscaliafrax2251
    @yooniscaliafrax2251 Місяць тому

    Walaal anaa guri ku leh wax kama badali karid war sugan maaha Documentskiisana kuma qorna

  • @husseind7942
    @husseind7942 Місяць тому

    Masha allah mahadsanid waa warbixin dhameestiran mahadsanid

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @NadirYusuf-ym4po
    @NadirYusuf-ym4po Місяць тому

    Apartments for sales please .

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 Місяць тому

    Daarusalam mooyaane estate kali majiro miyaa

  • @ismailabdulle3439
    @ismailabdulle3439 Місяць тому

    Asc waa ku mahadsantahay laakiin hal mid ayaan rabaa in aan ku weeydiiyo ma halmar aa lacagta la bixiyaa mise qeeyb qeeyb waa loo dhiibi karaa ii soo jawaab please

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g Місяць тому

    XAAFADAAN DAD MABA DAGNO MAXA WAAYE CIDLO CABSI CABSI

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda Місяць тому

    Abaayo mahadsanid wadanka ada nojoogo nosii wad aniga 9 sano kamaqanahay ano yar 13 jira kaso tagay hadana hooyo noqday