600 boqlo dollar maan agoon siiyo intaan ku qasaarin lahaa dhul been ah oo berritoli meelan u raacdo aanan garaneynin . Dadkan waxoodu wa af libaax ku soo dhac ama soo gal . Ilaahay SWT ka baqa oo meel kale riziq ka raadsada oo aan ka ahayn meesha bahalla galeenka ah waxba umadda ha habaabinina waxad dooneysaan dadaad ka gurataan lacagta hadhowna noqonaysa orod badda kasoo biya cab . Dhulalki waraaqaha rasmiga ahaa loo haystay ee magaalada ku oola ayaa muran iyo boob ka taagan yahay , dhulkaan oo beryahaan aad xayesiinta ku wadaan maxaa laga malayn karaa.Wa dadoow is ilaliya inta lacagta laydinka gurta dayarad laydinka raacine idinka lee waaye .
Duur ilaahay ayeey iska odanayan umadan
Gubadley xiligi siyad bare way jirtay
Masha aĺlah.
WAXAAD TIHIIN TUUGA YAA IDIN SIIYAY DHULKAAN
Garaas gawaan meyaa mese garaas jawaan
Duur ilaahey 😂
Azxaapey qofkii dagan muqdisho dhulkan ma saxbaa iibkiisa mise waa been iga hubiya 😂😂
Mashà Allah.
Masha allaah
Mahadsanid
600 boqlo dollar maan agoon siiyo intaan ku qasaarin lahaa dhul been ah oo berritoli meelan u raacdo aanan garaneynin .
Dadkan waxoodu wa af libaax ku soo dhac ama soo gal .
Ilaahay SWT ka baqa oo meel kale riziq ka raadsada oo aan ka ahayn meesha bahalla galeenka ah waxba umadda ha habaabinina waxad dooneysaan dadaad ka gurataan lacagta hadhowna noqonaysa orod badda kasoo biya cab .
Dhulalki waraaqaha rasmiga ahaa loo haystay ee magaalada ku oola ayaa muran iyo boob ka taagan yahay , dhulkaan oo beryahaan aad xayesiinta ku wadaan maxaa laga malayn karaa.Wa dadoow is ilaliya inta lacagta laydinka gurta dayarad laydinka raacine idinka lee waaye .
Qoftaan waa beenley tuuga la shaqesato wlhi iska jira waa iga talo somaliyey
Hadalka wanaagsan waa sadaqo ama qeer ku hadal ama iska aamus wll
@@mujahidaali1259 qofka bani aadanka ah waxa kugu wajib ah in ad ugu digto halista iyo kuwa beenta ku qarabta ma ahe xuman kle ma jirto walal
Mashaqeystayahow ma fuq gabadhan hadan shaqeysaneyn