KOKO AYAAN UBALAMIYAY LADAN KU HORMAR TILMAANTA OO KU GUULEYSO 50DOLLAR YAA RAAYAY?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @sharmarkeabib9367
    @sharmarkeabib9367 2 місяці тому +87

    KOKO aad ayay u adagtahay....... she is really brilliant!

  • @Aishuu240
    @Aishuu240 2 місяці тому +293

    Intaan videoka meesha ugu danbayso geeyay markan koko arkay koko inay guulaystay dib usoo bilaabay 😂😂😂 fans of kokoo🫶 🎉

    • @AdnaApdullahi-lc2ph
      @AdnaApdullahi-lc2ph 2 місяці тому +8

      Hhh isku mid nahay😂😂😂

    • @dhawrzan3696
      @dhawrzan3696 2 місяці тому +13

      Sido kle aniguba waxaan islaha hadii koko laga badiyey iska dhaaf lkn markan arkay inay badisay waan soo bilawday ❤ koko inay guulaysato markasta waan jecelahay meel ay ku jirtana ma dhaafo

    • @khadracabdulahi6574
      @khadracabdulahi6574 2 місяці тому +6

      Igda ayaantna ladan bay iga shidnthy 😅hada ma laga badiyay comment akhirs ba idilaaya anaa😅

    • @MoanvJbsj
      @MoanvJbsj 2 місяці тому +3

      Waawwwww adaba iga dabageyay ❤🎉

    • @Amuunmoha8
      @Amuunmoha8 2 місяці тому +4

      Waba sasabtan videoga udawanayo koko for 3ver ❤❤❤❤

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs 2 місяці тому +145

    Koko in laga badinayo uma maleeyo koko legend😂😂❤❤ 1:21

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli 2 місяці тому +236

    Ilaa goormee ka cararee saliga nabiga scw ❤

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 2 місяці тому +44

    Nasiib daro ka wayn majirto Ado Muslim ah inaad ka cajisto saliga nabiga (ﷺ)❤😢

  • @Sihaammostaphe
    @Sihaammostaphe 2 місяці тому +145

    Team Koko one like 👍❤😢

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 2 місяці тому +41

    Koko ma laga badin karaa waa adoo riyooday unde 😂 always congratulations ina bullet ❤💯

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 2 місяці тому +117

    Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢

  • @NasroIprahim
    @NasroIprahim 2 місяці тому +71

    Ladan way fahasanhay lahkadana ma aha xalayba kiki way ka badisay laakin koko wa maskaxdii o qof ah masha allah guleySo sistr

    • @Ahmett_updi
      @Ahmett_updi 2 місяці тому +6

      Lkn kisto koko dadka qraraa wye hhhh

    • @Safa-xc9xs
      @Safa-xc9xs 2 місяці тому +1

      Kala lahjad waa xitaa

  • @Kikiafcad7
    @Kikiafcad7 2 місяці тому +63

    Team Kiki cawa meeqo love ii saari kartiin 😢❤

  • @Jack_cadna
    @Jack_cadna 2 місяці тому +109

    Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله) Like👍

  • @Abdullahimahamed-t3f
    @Abdullahimahamed-t3f 2 місяці тому +67

    Team koko one like😊

  • @Muush_bbe
    @Muush_bbe 2 місяці тому +20

    Koko iyo arimaheena in challenge kan lagu sameeyo inta igu raacsan ❤

  • @AshaNoor-st5hq
    @AshaNoor-st5hq 2 місяці тому +51

    intaan videoka meesha ugu dabayso geeyay markan koko arkay inay guulaystay koko qurux fans koko Ayyyy lucky girl❤❤❤❤❤❤❤❤boqoradeyna

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 місяці тому +284

    TEAM KING CEYDA 1M CONGRATULATIONS☝️👍

  • @sucaadabdi8158
    @sucaadabdi8158 2 місяці тому +37

    Asad wllkeyga ❤inaa teamkaan kamid noqdo oo agtina imaado wajeclhy inaa kula kulmo lkn maba dhacoso😢ilhey Hana kulmiyo wllkey asad wllhi malintas wax iga farxad bdn malahan

    • @AdamDeeq
      @AdamDeeq 2 місяці тому +3

      Maba dhaceeyso kareeb you never know. Allah kuu rumeeyo

  • @mohamednoor9882
    @mohamednoor9882 2 місяці тому +23

    Mel aay koko kujirto waliga hakashakinin ❤wan kuwata koko❤

  • @ofwinners8011
    @ofwinners8011 2 місяці тому +52

    Wlaal ku Sali nabiga scw scw

  • @Mustafe_tafo
    @Mustafe_tafo 2 місяці тому +21

    Nabiga ku saliya Scw allow u danPi Dhaaf Mu'min muminad muslin iyo muslim ad ani iyo ehelkayGa 🎉❤

  • @jabrilmahamed6030
    @jabrilmahamed6030 2 місяці тому +30

    Koko hambalyo Asad wuxuu la jiray ladan wuxuu rabtay in ey ladan badiso , meel ey Koko ku saxsanayd ,ayuu siiiyay ladan , calaa Kuli xaal waan ku wataa Bro Asad höre soco VIVA Asad❤❤❤❤❤❤

    • @shankaron4094
      @shankaron4094 2 місяці тому +1

      haa wlhi lawo meel uu kadiiday ayuu ladan u ogolaaday fiilo iyo fiish iskumid mahan ladan wuu u ogolaaday iyo dhagaxtuur koko wuu kadiiday dhagax ayuu ahaa ladana Albaabka fur ayey tiri wuu ka ogoladay waana fur baas

    • @umuuneysnur7820
      @umuuneysnur7820 2 місяці тому

      @@shankaron4094kudarso xisaabta gabdhan inesan reer muqdisho aheyn o reer jibuti tahy. Lahjadana rer xamarkana ey san saacideen

    • @beerlula
      @beerlula 2 місяці тому +1

      Hambalyo koko bulle love all team 27❤

  • @ubaxaabdullahinoor8050
    @ubaxaabdullahinoor8050 2 місяці тому +25

    East and West Koko is the best 🇸🇴❤🎉

  • @RadwanRodas
    @RadwanRodas 2 місяці тому +24

    Inchallah 3M 🎉❤ It is from Djibouti 🇩🇯

  • @maqbulysf8066
    @maqbulysf8066 2 місяці тому +17

    Ku Saliya ❤️Xabiibkeena Maxamed❤️
    Salalahu calayhi wasalim
    Salalahu calayhi wasalim
    ❤️❤️❤️👍👍👍

  • @IlyasDaher-df1vb
    @IlyasDaher-df1vb 2 місяці тому +10

    Asad heesto waa mcn wlhi markakale adi iyo koko wahoba ine koko badineso .koko is not easy 😅😅 ,team koko one like

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 2 місяці тому +10

    The best person ever 💓 the knowledge person ever to come on this earth ❤ Ankusalino Xabibkena Mohamed Salalahu Caleyhi Wasalam ❤❤❤

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 2 місяці тому +12

    Cwa meel kasto team Ceyda Aa xureysteen Team Ceyda congratulations 🎉🎉🎉🎉❤

  • @yaasiinCabdi-es4uu
    @yaasiinCabdi-es4uu 2 місяці тому +9

    Koko legend mad congratulations ❤

  • @sihaamiita183
    @sihaamiita183 2 місяці тому +58

    Koko inay badiso daawadeyda waaye ani😅😢❤

  • @hamdamohamed8930
    @hamdamohamed8930 2 місяці тому +12

    Kokonator ahay Ani meshay koko so gasho cidkle ma arko😂❤❤yess

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 2 місяці тому +9

    Koko iney badineyso waa ogaa koko hambalyo guushada wakufaraxsanahay

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 2 місяці тому +29

    Team koko bulle one like 👍

  • @NALEEYCali-ve8ty
    @NALEEYCali-ve8ty 2 місяці тому +9

    Aan kuwada salino nabi muxamad ❤❤❤❤❤SCW SCW SCW SCW SCW ACW❤❤❤

  • @Ileysxasan53
    @Ileysxasan53 2 місяці тому +8

    Lucky girl isn't easy ❤❤❤

  • @xamzataatiko-bs1yq
    @xamzataatiko-bs1yq 2 місяці тому +5

    Dunida Maso Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW 📿 🕋

  • @burtafiqburtafiq8337
    @burtafiqburtafiq8337 2 місяці тому +16

    Team koko one love❤😂

  • @AlielmiAmina-ee7ct
    @AlielmiAmina-ee7ct 2 місяці тому +10

    Koko is the best🎉🎉

  • @Nkfkkllqlqjk
    @Nkfkkllqlqjk 2 місяці тому +12

    Abti koko iyo amiira isku soo celi maal mahaan way kala dhacsayiin laba dooda ku xigsii hada🥰🙏🥺🥺

  • @Ahlamsirdi
    @Ahlamsirdi 2 місяці тому +9

    Wlhi Koko lucky girl waye❤😂😂

  • @SahroSahrocusmaanfaarax
    @SahroSahrocusmaanfaarax 2 місяці тому +8

    Asadow koko iyo amiiro isku balami sxb ama Kokomo iyo ceyda sxb igu sharaf

  • @aizhaismail
    @aizhaismail 2 місяці тому +11

    Favourite girl koko❤

  • @FuadYazin-cn8ok
    @FuadYazin-cn8ok 2 місяці тому +10

    Inta fiigyogan ogaatay in habeen hore la duubay markii samiya lala dabaal dagaayay❤💎

  • @n-oh3wv
    @n-oh3wv 2 місяці тому +5

    Wowww matching colours 😍 green and black

  • @HamseMahmoud-z6x
    @HamseMahmoud-z6x 2 місяці тому +10

    iila goorme ka carari saliga nabiga scw

  • @Nahwa6010
    @Nahwa6010 2 місяці тому +4

    Kokoo Masha Allah marka Game la ciyarayo Waa Active❤

  • @MariaAbdirizack
    @MariaAbdirizack 2 місяці тому +5

    Yes.kooko qof aan dhaafsanaayo. Majiro❤🎉

  • @SunishCadey
    @SunishCadey 2 місяці тому +21

    Lucky girl koko halista keep going 💪 ♥️ 🎉❤

  • @hayatahmed4560
    @hayatahmed4560 2 місяці тому +6

    Koko is queen winner of challenge games mashallah keep going Asad but I am your big fans from France 🇫🇷 Europe •

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 2 місяці тому +11

    Koko always win 🏆 ❤🎉🎉

  • @NadiaNada-gn6ze
    @NadiaNada-gn6ze 2 місяці тому +26

    Dunida masoo marin qof Ka wanaagsan Nabi maxamed scw ❤❤❤❤

  • @Hiboomarelabeh
    @Hiboomarelabeh 2 місяці тому +18

    Si kasta haday coco utahay mss 3 days 100k record kaas oo ay ka qaday mss 27 mss new record samiya hadaba mss nasiip record ayaa so baxday waan ladan ciiidi one love team 27 ❤

    • @asmitaaahmed1335
      @asmitaaahmed1335 2 місяці тому +2

      Maseer 😏 no one can beat our girl ❤koko will always be the best❤❤❤

    • @Qoraxda
      @Qoraxda 2 місяці тому

      Koko is always koko waxa gadal ka imaado we don’t care muhimada waxa waye ine iida waxasto bilabto

  • @MAAWEELOIYOMADADAALO02
    @MAAWEELOIYOMADADAALO02 2 місяці тому +13

    Asadow ugu danbayn waa keentay ladan iyo Koko challenge gii tilmaan ku fahan 😅😅❤❤🤩😜

  • @AzcadHaji
    @AzcadHaji 2 місяці тому +3

    keep going my Brother Asad
    inta asad geem yashiisa ka hesho oo iraacsan like 👍

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 2 місяці тому +8

    Samiya iyo kiiiki sxbtin koooko inte idin jogto lydinkma badinayoo sas wye❤🎉

  • @inaabdu-j3w
    @inaabdu-j3w 2 місяці тому +2

    koko iyo sundus isku balami Samia cid fahan siiska ku gaadha ma jirto mashallh ❤😊

  • @asmitaaahmed1335
    @asmitaaahmed1335 2 місяці тому +5

    Koko badhis keedha waa dawadeyda😢❤ jecliyaa farxadeeda❤❤

  • @NawalFarahali
    @NawalFarahali 2 місяці тому +9

    Teim 27 asaxabta koko aan gaar siino 700k wey uqalantaa❤

  • @MasnaHassan
    @MasnaHassan 2 місяці тому +8

    Kooko qof maskaxdeedu fresh tahyy❤

  • @MoanvJbsj
    @MoanvJbsj 2 місяці тому +4

    Wwwwwwwwww caawa kokodeyda ku jirto mashallah my queen jah❤🎉

  • @MaymunaMukhtar
    @MaymunaMukhtar 2 місяці тому +7

    Koko karaay waan ku wataa

  • @FaysalMohamed-l1f
    @FaysalMohamed-l1f 2 місяці тому +11

    Noo soo badi asadow barnaamijkan waan jeclahy

  • @queen-caday3227
    @queen-caday3227 2 місяці тому +10

    Waa iska sii qiyasyey inay koko badinayso❤😊

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh 2 місяці тому +9

    Team asad hagio and samia Ahmed and koko bulle on like ❤😊

  • @FihiimaAxmedAbdirahman
    @FihiimaAxmedAbdirahman 2 місяці тому +9

    Koko wataa guul iyo guul darapa ❤❤❤❤❤

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 2 місяці тому +7

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 🤲 😢😢😮

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 2 місяці тому +15

    Maadaama Lahjada Soomaalida Kala duwantahay Awgeed Waxaa Laga yaabaa Ladan Inay Fahmi Waydo Kalmadaha Qaar Siday U Qoranyihiin Inay Ugu Dhawaaqdo Saas Darteed waxaa Odhan Lahaa Kalmadaha lahjad Ahaan Aad Loogu Kala Fogyahay In Lagusoo Qoro Labada Lahjadood TUSAALE INDHA KUUL AMA INDHA QUXUL Ama FIILO IYO FIISH Waa Fakirkayga Mahadsanidiin ❤❤❤❤❤

  • @Abdikarin250moahed
    @Abdikarin250moahed 2 місяці тому +6

    King ceyda 1m hambalyo ❤❤❤

  • @SafiyaClaahi-z4p
    @SafiyaClaahi-z4p 2 місяці тому +23

    Waa jiiday ciodyowga markaan arkay inay guulaysatay kooko then aa daawaday jecliya guusha kooko😂♥️

  • @AbdirahimDaahir
    @AbdirahimDaahir 2 місяці тому +8

    TIM KIN CEYDA 1M SEMESTERS 👍👍👍🥳🥳🥳👑👑👑❤️❤️❤️

  • @Pretty-s7r
    @Pretty-s7r 2 місяці тому +14

    Koko wajigeedu markay ladan sheegto wuu isbadalayaa yaab wlahi😂😂😂

    • @asmitaaahmed1335
      @asmitaaahmed1335 2 місяці тому +4

      Maseer plus qarar 😤 ladhan boo qosol nagu boojeneysey 😏 nonsense 😑 if u can't stand the fact that our girl won we can't do anything to cheer you up 😂😂👎

    • @Princess1.7
      @Princess1.7 2 місяці тому

      ​Adi kuleelka ku haayo mxa wye bisinka😂😂​@@asmitaaahmed1335

    • @SuhurXuseen-g7t
      @SuhurXuseen-g7t 2 місяці тому

      Qararka jooji ladan wey qalbi fcntahay koko lkin wa inyar masertoy​@@asmitaaahmed1335

  • @HiboMaxamed-w9f
    @HiboMaxamed-w9f 2 місяці тому +14

    Samia maxaa sidan kugu jecladaa yaab wlhi jecl cad dhaaf SI walnimo kugu qaday Allh haku dhowr dhibto Kuma tuso abyo balyadanh kaaxijaab yarbi Samia balyada ka haay😢😢😢😢

  • @AshaNoor-st5hq
    @AshaNoor-st5hq 2 місяці тому +5

    Lucky girl koko qurux

  • @HooyoMacaan-o7i
    @HooyoMacaan-o7i 2 місяці тому +11

    Koko ayaa hor sheegtaY wlhie dip ugu noqda fidyoogaaz

    • @FarxaaanFantastic
      @FarxaaanFantastic 2 місяці тому

      Daqiiqada ku dar

    • @asmitaaahmed1335
      @asmitaaahmed1335 2 місяці тому

      Haa meel badhan wili😢 lkn no worries still our girl has win ❤❤❤

  • @AsmaDhaaki-oe3lv
    @AsmaDhaaki-oe3lv 2 місяці тому +15

    Barnaamijkan inta ku haysataa farta ha taagto.😅❤

  • @jawaahirhassan4290
    @jawaahirhassan4290 2 місяці тому +3

    Ku saliya Nabbigen muxamed scw 😢❤

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 2 місяці тому +3

    Samiya mrksta hugamiso ku fcnthy ma. Gabdh degen❤

  • @HAATIM3
    @HAATIM3 2 місяці тому +19

    Team koko one like❤👍

  • @AsmaKayse-f6q
    @AsmaKayse-f6q 2 місяці тому +2

    Geed ba geedbaa ka wayn congratulations kooko❤🎉
    Team Koko like 👍

  • @salmaanaxmed-j5r
    @salmaanaxmed-j5r 2 місяці тому +14

    Koko is not easy😂

    • @Ikruuusha
      @Ikruuusha 2 місяці тому +2

      ❤geedba geedbaaa ka wayn oooo practice ah❤❤😂😂

  • @CirkaAxmad
    @CirkaAxmad 2 місяці тому +1

    Manta waa jimco ee kusali rasuulkeena scw scw scw 😊😊😊😊🎉🎉🎉

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 2 місяці тому +5

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍

  • @sagalxasan8229
    @sagalxasan8229 2 місяці тому +6

    Awowahyga igu duceya allaha unaxristo 😢😢😢😢

  • @C4s44nyowww
    @C4s44nyowww 2 місяці тому +3

    Team asad dhaxalka kaliya aan isku lenahay waa like 👍🏽

  • @suhaybaadan1509
    @suhaybaadan1509 2 місяці тому +5

    Saamiya shraxaada aadbay ugu fiicantay

  • @bile-25
    @bile-25 2 місяці тому +6

    inta igu raacsan in ladan youtube loo furo 👋🏽

  • @haliimoxuseen5570
    @haliimoxuseen5570 2 місяці тому +13

    Inta sidaydoo kale fiirisay videoga dhamaadkiisa Markay aragtay Koko inay badisay videoga daawatay is muujiya 😂👍

    • @BintuShariif-f7c
      @BintuShariif-f7c 2 місяці тому +1

      Adi iishegy iney badisy thanks waa fiirsankaraa❤😂😂

    • @haliimoxuseen5570
      @haliimoxuseen5570 2 місяці тому

      @@BintuShariif-f7c Ada mudan xbbti daawasho wacan

    • @FatimaYar-sh3pf
      @FatimaYar-sh3pf 2 місяці тому

      Mya lkn ada ishegay ano naxsan😂❤

    • @XamdaRashiid-y7x
      @XamdaRashiid-y7x 2 місяці тому

      WlLehi same nahayy😂❤😊

  • @somali_shorts-m
    @somali_shorts-m 2 місяці тому +3

    Kusaliya nabiga muxammad scw scw scw ❤❤❤

  • @XamdaCabdi-dv3xr
    @XamdaCabdi-dv3xr 2 місяці тому +1

    Koko bulle wan kuwadana ❤❤❤❤❤❤

  • @khadarqan6297
    @khadarqan6297 2 місяці тому +5

    ku sali Nabiga mohamed s.c.w❤

  • @FardowsaFardowsa-c4h
    @FardowsaFardowsa-c4h 2 місяці тому +3

    Dhamanten asxabey aan kusalino nabi Muhammad scw scw scw scw scw scw

  • @Marshaale___4fan
    @Marshaale___4fan 2 місяці тому +3

    Kusali xabiibkeena muxammed "scw"❤

  • @abdifatahDuceysanee177
    @abdifatahDuceysanee177 2 місяці тому +3

    Kusali nabigeena Muhammad NNKH scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan 2 місяці тому +7

    TEAM KOKO Bulle ONE LIKE 👍

  • @mursal.abdi1280
    @mursal.abdi1280 2 місяці тому +4

    Team saamiyo love ❤️ badan saara

  • @Sihaammostaphe
    @Sihaammostaphe 2 місяці тому +5

    Team Samia one like 👍❤

  • @CabdullaahiMohaIbraahim
    @CabdullaahiMohaIbraahim 2 місяці тому +2

    Ku sali nabiga scw ❤

  • @Sara-v9i9n
    @Sara-v9i9n 2 місяці тому +14

    Koko loo baqi mayo ano fiirsan sii ogahy inay badineyso ilahow😭😂

    • @Sara-v9i9n
      @Sara-v9i9n 2 місяці тому +5

      Yes in kasto asad nagu jiife😂😂

  • @DaayowYarecali
    @DaayowYarecali 2 місяці тому +1

    Asad makabarankaraa magazine maxamed cade ❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedahmed9834
    @maxamedahmed9834 2 місяці тому +4

    Hambalyo kooko😊😊

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 2 місяці тому +2

    Koko is always winder ❤❤❤❤

  • @HappyPhoenix-nd3ey
    @HappyPhoenix-nd3ey 2 місяці тому +7

    INTA SOMALILAND KADAWANAYSA WAN IDIN SALAMAY ✋️