@@imaancabdullaahi8474war Asad 2 sano ku dhawaad bu dadka kuso adkaynayay o markuu rabo so qaldayay hal habeen hadii 2 su aal laga qalday maxa jira caadi waaye 😂
@@raulothman337may wll waxas waxba kama jiraan wi xnaun san yahay anoo rumaysana wuxu dhahay bu yiri wiil wallki 21jir la dhashay asaga aya u imaday markay isasalamen kabacdi cabaar buu qaylo ku dhufty uu leyahay wawarey wallkay wa juudan eu icunaya marka waxba ka qaldan asaga
@@zeynuuahmed4368wallee waa ila aragtay, markaan layaabay ayaan commentiga soo eeg is iri bal haddaad aragto qof kula fikir ah Gabadhaas dadka kalama taqaan
Amiirka ayaan aqoon game sababto boqol mar ayuu sheegay xataa galkacyo ayuu sheegay waxay tri kama soo jeedo america way ka diiday mar hore ayuu kici lahaa kowna waxay qaladay inay dhahdo waa tiktoker
@@Mary1723mohisubxanallah wllhi been baad ka sheegtay meeqa su aa lood o saxsan bay sheegtay meeqa daqiiqo ayuu fadhiyay oy u jawaabaysay hal hadii la qaldo maxa jira
@@adoontiallesiman262Totally Hadii Barnaamijkaan Jihada Lagaa Lumiyo Ma Keni Kartid Omaar Waa Reer Galkcyo Ma aha Bay Tiri Waa reer America Ma aha Bay Tiri Waa Fanaan Waa Tiktoker Bay Tiri samia Xata Bqol Jawabood Oo Khaldan Bay Siisey
Amiira caadi bay ula jirsatay samiya, asadna waa khalkhalisay waxan soo xasuustay gameki kooko iyo cumeer ee ay wax tilmaamaysay, toos bay ula jirsatay maalinkaas, Inta igu racsan like dhac kusii
Haa amira ayaa qaladay dhawr mar ee samiya oofadhida ayuu garan lahaa wax badan bay siqaldan uga jawaabtay sida inay dhahday America kuma noola nin america kunool iyo inay nin fanaan ah tiktoker ugu sheegtay barnaamij ka daadihin tiisa assd qof aan ahayn ma fahmayo caawa ish buu ahaa
Amira khaladey asad waliba mar kaliya maha ee dhow jeer hadi kale mar hore guletsan laha ...asad waa wiil aad muranka u neceb ...waligey qof laa mida maan araag oo kaa fican ..hore usoco ilahay baan wax waliba fican oo kheir leeh kuu baryey inu ku siyo janadu uu horeyso
@@HindaIsmacil-bw2rl may saa ma aha qlbi😅✌️, bal imika wxd u yara firsata asad markuu wydinayo wxuu ku odhanaya tiktoker miyaa haa bay odhanaysaa hlkay ka odhan lhayd may, waayo tiktok waa lawda isticmalaa mrkaa hlkaa iyada ah waa lgaga vcan yhay amiira
Amiira Waxba ma weydiin karto xitaa hadalka dhibayee Sidee 1 milyan ku heysan karaa qof aanan xitaa hadal talent u lahayn, Game ki dhamaa e daadihineysayba wa lala wadaa, Game kiiba waa ku dheeshay Amiira, Wa reer Gaalkacyo ku nool America, qaasatan Canada, intaba Maya ayey tiri. Somali wax walba wa ku arkee. Keep going bro Asad.
@@mustapheahmedhirad113 way tahay lkn qofka bili adam weyeh laasim ma ahan in uu shego canadah in ay tahay america ee marka qof an wadankiisa aheen malaayo ha uga dhiginiinah guys
Asad zhp tuugii noo soo samee koko iyo amiira sundus samia kiki😢😢like sara suu u gaadho
Sax wala wan ubahnhy😊
Kuku racsanahy
Ha walahy waan u xiisnay
Kugu raacay
Haaa waa uxiisne
Ilayow asad cafimaadsi lixdisa ku dhamestir aamin😢
Amiin dhamaan inta muslim ah lexaadka udhamay tirnayn😢
Amiina yarabii
Aamin yaa rabi
amiin
@@shukrishaandhe3773amiin Amiin
Amiradena cawa quruxdeda lama qiyasi karo❤sister xijabka ku qurux bdn thy marwalbana wad qurux bdnthy lkn xijabka wa
Madha Allah
War wax ee kurux badan tahay majiro
Adoo nin ka maseersanthy quruxdeeda @@YahyehAbdou
@@YahyehAbdoumaseer is Not easy 😂💔
Waaykuquruxbadantahay xijaabka❤
Sax 😂@@MissStyleAmiira
gamkan kooko iyo asad in lagu soo gabagabeeyo inta ila jecel like
saas buu ku dhamaaday bo xataa habeen hore ayaa la soo xiraye xalay Asad waa laga codsaday in asi lagu soo xiro
Dunidan masoo marin RUUX KA FICAN ka sharaf bain nabigeena Muhammad ❤❤❤❤
Scw❤❤❤
صلى الله وسلم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه ومن تبعهم بالإحسان إلا يوم دين مرحبا🙏
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🫵🏻🫶🏻😭
Scw
صلى الله عليه وسلم ❤
Scw ❤
Scw scw scw
❤@@Ayaanuyax
Game kan asad hagio hadii aa jeceshy inu ka so dhax muqto one more like 😎
Wllken Oomar barbar aan u ducayno dhibaa haysto in alle ka qaado.😢😢🤲🤲🤲
Aalah caafiyo omaar
Alle hacaafiyo😢
Allow unaxariiso😢
All ha caafiyo walky omar 😢❤😢
@@bileabdulkadir1 ilahow no cafi ada wayn waxid ah amin
Asad amiiro suaalaha jwbihiisa iida kaa qaldoyso, ee koko ama arimaheena soo fadhiisi kuwa suaalaha ka jawaabaayo
meeqa su al baa looga jawaabay haduu wax sheegaayo 2 su aal lee laga qaldaye war Asad isagaa game ka ku cusbaa noh
@@adoontiallesiman262 intaas inaa amiro qalad keeda qariso miya usameyne asad gem kan qof kaga qib rad bdn maleh 😂
@@axmadnuur-ft7wy haa xataa America maya ayy tidhi cilaa iqabtay midakle amiira caadibay kuwa kale ola jirtay lkn Asad inu udanbeyo ayy kufarax saneyd
@@axmadnuur-ft7wy waligii ma dheelin markaad dheesho le fahmi kartaa daadihiye kaliya uun ka ahaan jiray
Amiira booska ee kujirto maku fiicno 😂😂
Waxa laga yaaba inaad dhimato adigoo faafinayo saliga nabiga 😢❤😢
Amin
𝐒𝐜𝐰❤
Scw
Sallahu caleyhi wasalam 🎉❤
Scw
Asad horuu ka garan lahaaa reer galkacayona waa ka diideen rer americana waa ka diideen
Aba ma aragty ani cawa amiiro ciil igu dileesay lakiin game wye wee dhacda in xooga liisku adkeeyo😂
@@imaancabdullaahi8474war Asad 2 sano ku dhawaad bu dadka kuso adkaynayay o markuu rabo so qaldayay hal habeen hadii 2 su aal laga qalday maxa jira caadi waaye 😂
Lkn wllo omaar rer butlaan manuu ahayn kawwdaa mj@@adoontiallesiman262
@@adoontiallesiman262 sax 😃
Asad wuu garan lahaa ee amiira qaladay kusoo celi adiganeh ha ka maqnaani 😢❤
Asad amiirada su aaalaha si qalada kaaga jawaapapeysaayeee mardanbe iyda hakeenin
meequ qaldi jiray isaguba game kuna wuuba dhamaaday maxa mar danbe la keenaa
😢😢😢😢😢@@adoontiallesiman262
Inta oomaar markey sawirkiisa araktay naxday😢ilhey ha cafiyo walalkena
Wllo ma buka Barbar ee waxbu sharaxayay dadka fahmin maahe
@@raulothman337may wll waxas waxba kama jiraan wi xnaun san yahay anoo rumaysana wuxu dhahay bu yiri wiil wallki 21jir la dhashay asaga aya u imaday markay isasalamen kabacdi cabaar buu qaylo ku dhufty uu leyahay wawarey wallkay wa juudan eu icunaya marka waxba ka qaldan asaga
Amiin Allah cafiyo
Waa cafimad qabyaa ninkas lacag ayuu raba e wax u dir ducadane ha iska qaasaaarin
@@aminacabdiqadirwaa kee inteesa laso dhigay😮
Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤
Q
Scw❤
صلى الله وسلم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه ومن تبعهم بالإحسان إلا يوم دين مرحبا🙏
Asad wuu badin lahaa lkn amira qaladay miskiinka😂
Wllahi qof khaladadka game ka ila arkay adaa jira qofta amiiro la leeyahay sida dadka wax loo fahansiiyo mataqaano
Aad iyo aad weyla dagtay dabaasha
@@zack-n6famiraa ku ciishay miyaa quruxey waa cadi habluhu way kala maseerane gaadh heerkeda hoyada caqliga yar ka wase💋💀
@@haniihmiyada marku la dagayo markataan miyaa amiira qalbda idinka wada gasheee😏😏
Amiiro is not easy wy ka arsaty😂
Dunidan ma soo marin Ruux kasha Raf badan kana run badan Nabi muxamed Scw ❤❤😢
Scw❤
Su aalaha ba wax ka qaldan yihiin asd ma laga badin e 😂
صلى الله وسلم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه ومن تبعهم بالإحسان إلا يوم دين مرحبا🙏
Barnaamijkaan qeebta daadihinta amiira kuma fiicna next time armaan ama imk kadhig ❤
Gamkaan kooko iyo asad in lagu soo gabagabeeyo ayaan jecelaan lahaa asadoow
Oomar bar bar Allaha caafimaad siiyo team 27❤wiilkas si qalbi ah haloo docoyo❤
Amiira wee qaladay tiktoker waye maxeee u dhahda si uu qofka ufahmo shekad wa in qofka shaqdiisa mahan la dhahol
Amira dhiiga dumarland ku badan Samiya la jirta Asad maba aragto 😂
😂sas aythy lkn wareysiga koko kuficned Amira dadka sas Uma taqano
@@zeynuuahmed4368haah dhanka waa lagaaga fiican yhy
Koko lama sheegine mxa ka siya 😂 cudur amiira la dhaha marku kugu dhaco wa sidn@@zeynuuahmed4368
@@zeynuuahmed4368wallee waa ila aragtay, markaan layaabay ayaan commentiga soo eeg is iri bal haddaad aragto qof kula fikir ah
Gabadhaas dadka kalama taqaan
Asaga su alo badna muu fahmo
Asad iyo Amiira waa labada isgugu challenge gareynta badan teamka😂❤ dad is fahansan
ala Asad meeqa mar buu qaldi jiray Amiira game kan asi na hal mar o meel yar laga qalday buu qiil ka dhigtay Amiira adaa iqaladay kulahaa boojo 😂
Ala xalay waxaa kuriyooday asad oo lugihiisa usoo noqdeen jimcana way ahyd ilohow uaqbal❤😢
Waa qash asad markii wax la weydiinaayo qatar aheyd😂😂😂❤
Hoya cun😮
Asad wuu garan lahaa ee amiira khaladaay wllhi
asad amiira khalad baa ka dhacay tik toker mahan ee waaa fanaaan ee waad guuleesan laheed
TikToker wu yahy
WALAAHI UMA MALEEYMAAYO
IN DHAHAAN IYO GACMAHAAN QURUXDA BADAN IN AY DHAAFAYAAN SALIGA NABIGA S.C.W❤😢
SALLALAAHU CALAYHI WASALAM❤❤
Scw scw scw scw scw scw 🎉
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw
عليه افضل الصلاة والسلام ❤❤❤❤
Amiirka ayaan aqoon game sababto boqol mar ayuu sheegay xataa galkacyo ayuu sheegay waxay tri kama soo jeedo america way ka diiday mar hore ayuu kici lahaa kowna waxay qaladay inay dhahdo waa tiktoker
Baramijka Asad kuficna inow dadihiyo😂🎉
Omar bar bar wa nin rer kaaalkacyo xataa halkaaas way ku qaldeeeen Asad miskiin😂😂😂😂
is not omar bar bar
@@mohamednoorahmed-c7d 😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣
@@mohamednoorahmed-c7dwah Omar barbar waaye waana Reer Mudug way khaladay Wiilka Amira😂
@@mohamednoorahmed-c7d wa wareerty
Asad wuu badin lahaa lkn amiiro qaladay😂😂😂😂😂😅
Ma aragtaynah jawaap saxan maba ay siinayso
@@Mary1723mohisubxanallah wllhi been baad ka sheegtay meeqa su aa lood o saxsan bay sheegtay meeqa daqiiqo ayuu fadhiyay oy u jawaabaysay hal hadii la qaldo maxa jira
@@adoontiallesiman262Totally Hadii Barnaamijkaan Jihada Lagaa Lumiyo Ma Keni Kartid Omaar Waa Reer Galkcyo Ma aha Bay Tiri Waa reer America Ma aha Bay Tiri Waa Fanaan Waa Tiktoker Bay Tiri samia Xata Bqol Jawabood Oo Khaldan Bay Siisey
sax
Ayaanitaa waa naag somalilander ah waliba boorama❤
Dee omaar waa fanaan ma tiktoker baa fanaannimo caaan ku yhy amiro caadi uqalday cawo asad ma taqano barnemijka
Amira omaar wxa larabay ina dhhdo titok wuisticmala lkn shaqadisa maha qofka xoga wala saxa tiktoker uga dhigtee
Tiktoker oo fanaan aha waaye😂 ee dhahday😂
10:55 tiktoker oo fanaan aha waaye😂
Samia waa gaadeen fanaandan ayaana waaye waana reer Borama welipa reer soomaliland mar 2019 ayey tagtey Kenya hush dadka hadadan garaneyn hasoo qadaninade 😂😮
Hda xta kenya joogtaa😂
Xataa.amiira waxey ku tidhi waligeed may safrin 😂intay safarto ayey ingiriiska tagtey iyo Sweden
@@MomtasOmar haa wlhi wxpa ma garanyan dadka way iska soo qaaten un😂
@@haliimomohamed9928 🤣🤣🤣 Haa ma aragtay waa wada damiin aduu ma reer Borama tahy
@@MomtasOmar may wlhi lkn reer laascanood 😂
Amiiro side ugu jawabty qaldaneed mahan Wu garan laha ❤
Walaleyga qaaliga aan kuwada salino xabibkena muhamed sallalaahu caleyhi wassalam🥺📿❤
Amiro ciil igu diloysa sualaha khalad ugu jwaboysa asad 😅😅
Maxaa kaa kele
@@AnisoAbdullahi-s6k maxa meshan ku kenay adi
Asad zhp tuugii noo soo samee kokoiy amiira sundus samia 😢😢like Sara suu su gaadho
Boqoradena Amiira Qurux is not easy ❤
Walahi waalagu qalday gamkaan ku celis waayay qof barnaamijka fahansan meesha soo fadhiisi oo daahdaahiyo baarnaamijka
Amira kulaha lawadhabo fanan Wye qashka bixise 😂
Anaa usoo horeeyay hadaad iga danbeeso love iisaar❤😂
Asad faniwaaye😂😂😂😂❤
Asad wllhi fani waaye manoli 😂😂😂
Amiira caadi bay ula jirsatay samiya, asadna waa khalkhalisay waxan soo xasuustay gameki kooko iyo cumeer ee ay wax tilmaamaysay, toos bay ula jirsatay maalinkaas,
Inta igu racsan like dhac kusii
Asad maskax aaku dhan masha allah 🤭🤭 yaaku dhalay heee😊😅❤
Koko aya albiitarka ku wanaagsan asadow
Amiiro waaba doqoney sidee su'aalaha ugu jababyso waa maxy😂
Amiira daadihiye fiican ma aha video asad uu soo dhigy waligy kuma caajisin manta ka hor😂😂😂
War wa qalday asad mahan tiktokar wu isticmalaa lkn waa fanan waye mxa wye qaldka jira❤😮
Is daji amiiradeena anaga jecel cudur amiira.ladhaho kugu qudhmaye😂
@@HindaIsmacil-bw2rl oo miya la caayay imika amiira?😂😂
@@HindaIsmacil-bw2rl 🤣🤣🤣
Sualaha koko udhiip amiiro khald uga jwbysaa
Waxay uga hoos hadalaysaaba in loo dhibay rabtaa de ileen pick me yada ka hor may jirine😂
@@Fairy_200Dee hadey Rabin inaney ka hoos hadasho ha is ka saxdo Jawaabaha Teeda kle IMK keeba sowka hadlaya Ma KoKo kunba kuu muuqata
Amiira ayuu u dhiibtay 2 su aal le ka qaladay meeqay uga jawaabtay caadi waaye iyaguba marar ka qaar dadka wuu qaldi jiray Asad
Asad amira weyku weyn tahay Tom and jerry isku yihiin moye wllo waligin sidan ahada❤❤❤lkn asadow caawa sowdiga ku haray meesha😂😂
Ka leexo hku hare dadkibu eber ka siiye😂😂
War su aalaha aa sifcn oga jawaabaynin amira xitaaa kuwa bdn khalady
Haa waa labo is fahansan oo tom and Jerry isku ah😂😭
Game ka waad iska daawanaysay uune waxba kamaad fahmin malaha muxuu kudaahaa Amiiraa ninka lahadhaye ma siduu uu udaadihin jiray ee macaanayd ee qofka dhiiri galinaysay wax fahan siinaysay ayay samaysay wax sax ah ayay maya lahayd sideebuu qofku kufahmi nin fanaan ah shaqada lagu bartay ay fanaanimo tahay ayay tiktoker ugu sheegtay nin America kunool ayay dhahday maya xaguu ukici marka waxaan hubaa haday sax ugaga jawaabi lahayd Saamiya oofadhida ayuu sheegi lahaa sidan hadda oo kale
Asad aboowe hajoojin plz aad ayan uguhelay😢
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado
Kusaliya nabigeena muhammad scw❤❤❤🕋☝🏼
Scw❤❤❤
Amiira aya qalady asad hadii kale bari hore ayuu sheegi laha😂
Maya bay iskaga haysa kulaha reer america maha reer Galkacyo na maha omar 😂
@@RaahipProcilbay igu dishay 😂
Amiiradeena qosol qurux❤
Asad wuu garan lahaa ee amiira khaladaay Samia wllhi❤❤
Waaaw asad guleso cafimadka alaah kuzaidiyo allow natus asad oo luwagisa kusocdo asoo kudhaxjuro timkisa
Ayanita waa reer borama ❤
Haaa
Asad wuka jawaabi lahaa ee su aalaha aa si khalkhalzan loga jawabayy 😁😁
Haa amira ayaa qaladay dhawr mar ee samiya oofadhida ayuu garan lahaa wax badan bay siqaldan uga jawaabtay sida inay dhahday America kuma noola nin america kunool iyo inay nin fanaan ah tiktoker ugu sheegtay barnaamij ka daadihin tiisa assd qof aan ahayn ma fahmayo caawa ish buu ahaa
@@wehelashaq3368 America kuma nola Canada bu ku nolyhy
War caaw dhanaa kusugayy asadow😂waa Naga soo dahday caaw car ya iga horeya Caaw😎❤️😂
Amira khaladey asad waliba mar kaliya maha ee dhow jeer hadi kale mar hore guletsan laha ...asad waa wiil aad muranka u neceb ...waligey qof laa mida maan araag oo kaa fican ..hore usoco ilahay baan wax waliba fican oo kheir leeh kuu baryey inu ku siyo janadu uu horeyso
Amiiro wx mataqaan waa reer gaalkacyo fanaankan
Ku Saliya ❤️Xabiibkeena Maxamed❤️
Salalahu calayhi wasalim
Salalahu calayhi wasalim
❤️❤️❤️👍👍👍
Kusali nabiga scw ❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw
Inta heesta zamzam asad Inuu iska dayo jecel like saar😢
Asad. amiira. su aaalaha. ❤😮
Team asad hagio guuleso 🙏 💝 🙏 💝 🎉🎉
Kusali nabigena muxamed scw scw scw❤❤❤❤❤❤
صل الله عليه وسلم
Amiira dad aysan aqoon u lahayn ayey sawiradoda isticmaalin totaly barnamijkan qabashadiisa kuma fiicna Asad bilowga ay lahayd waa reer tiktok ayey khaladay shaqadiisana waa fanaan sidaa baa lagu fahmi karay.
war meeqa fanaan baa jira o tiktok leh Asad wakhti fiican wuu qaatay qiil maxa u raadine hadii hal su aal laga qalday meeqa lo saxay
Mida klena waa reer ameerika miyaa la weydiiye maya ee dhahday 😮😢
🎉
10:55 tiktoker fanaan ah waaye😂 ee dhahday
Cawe cadiya u qoslay Asad ku lahaa powe iga soo fuq😂😂😂😂
Asad baa awal xasasiyad uyeeli jiray haa haa hore usoco waan kuwataa 😂😂 aar asad nogu dhiiba
Buuska amiiro fadhiso hadii koko fadhiisan laheed mar hore ka kicilhaa 🎉🎉🎉🎉🎉
waxas qiil baan u arkaa Asad isagaa game ka ku cusbaa su aal walbana waa looga jawaabay 2 su aal le qaldamay isagaba qalad wuu ka dhici jiray
Amiira tabinta barnaamijka kuma fiicna wixiiba way isku khaldaysa wixii dmbe koko ha lga dhigo daadihiyaha brnamijka iyada ku vcn,👍✌️
Inad ka xuntahy waa macquul😂
@@HindaIsmacil-bw2rl may saa ma aha qlbi😅✌️, bal imika wxd u yara firsata asad markuu wydinayo wxuu ku odhanaya tiktoker miyaa haa bay odhanaysaa hlkay ka odhan lhayd may, waayo tiktok waa lawda isticmalaa mrkaa hlkaa iyada ah waa lgaga vcan yhay amiira
Omaar wa rerki galkacyo amirada jawabo khaldan bay bixiyan
Asad amiira way ku khiyaantey sowdigii lahaa dadku tiktok wada isticmaalan in uu wuxu caan ku yhay ay ku sheegto weeye✨️✋️
Asad hooyadaa wasye ha waydiiyo isgu markuu waydiyo wuxuu qabto ayy uga jawabaysa daba dhilifkaa thy wse💀🤏
Xoolahan bal eega hooyo caay malahan 😢 naso dhuladi kushashay wasee😂😊😊@@Fairy_200
@@Fairy_200xoolo xoolo dhalay maad tahay maxaad ninka ku caayaysaa isagaa kaa quman game ka maad fahmin waad iska daawataa uune amiira taageere ayaan unahay qofna kama xigtid lkn wlhi way qaladahay waliba dhawr jeer saamiya oofadhida ayuu sheegi lahaa shan daqiiqo waan bubaa balse shaqadiisa saxda ah mid aab ahayn ayay usheegtay waa qalad nin America kunool ayay dhahday maya kuma noola sideebuu kugaran marka .
Daadihin amira kuma fiicna barnaamijka caawa labo labo
@@wehelashaq3368meeqa jeer buu Asad ba dadka qaldi jiray waxa jaahilnimo eh in lala yaabo qof qalad ka dhacay amiira hal su aal haday qaladay meeqa ayay ka jawaabtay yacni gabarta yaa qaladka ka mamnuucay sow bashar maaha
Wala Ila socotaa
Wlhi sa uqoslay wadnaha ixanuunay asadow madax adayga inta leeg maxay thy😂 lkn amira ku sirtay samiyey cadi ula jirtay😂
Asad noo soo badi taageerahada ahay nambar 1111❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Alla ilaahow caafimaad taam ah sii wllkeen Omaar yaarabi🤲🥺
Oomaar ilahey cafimaad sariica hasiiyo😢😢❤
Asad waxaan kuu sheegayo sifcn udhagaysta adiga iyo asaxaabata team27 kooxda jinka eelayidhaa maansuuniyada inay cidkasto baraha bulshadasaameynkuleh ayrabaanin aymaskaxdoodalawareegan sixran hadaydiinta kabixi waayan markaa is ilaaliaya aboowe waan idiin ducayanaa alle haidin xafido haifin ilaasho😊😊😊❤❤🎉🎉😮😮
yaa kuu sheegay adi abowe
sheydaanka salada iyo quraanka baa ka adag
Gamekan Remaaj wye asad wayo adi ina laga gulesan karo ma aminsani sbbto ah Qofka gameka ku fikiraya oo kenay ayathy Soo mar kle adi ku so laabo👍🏻👍🏻
qofku qasab maaha inuu badiyo waa laga badin karaa wll taas aamin
Asad reer puntland ha ku fogaan😊😊😊😊😊❤❤❤❤they love you😊😊😊😊
Asad way ku gaaday amiira waa rer galkaio😂
Haa markuu weydiiyey mayey kutiri
@@shukriahmed3602 dabineyy udhigtey asad
@@shukriahmed3602maxay ka og tahay hee anigaba hadaa igu horaysaye wllhi ma moodayn inuu reer gaalkacayo yahay
Asad Amiira markast waxa la duub❤❤
Amiira asad hagio wey ka aarsanoosaa umaleenaa 😂😂😂
Amiira Waxba ma weydiin karto xitaa hadalka dhibayee Sidee 1 milyan ku heysan karaa qof aanan xitaa hadal talent u lahayn, Game ki dhamaa e daadihineysayba wa lala wadaa, Game kiiba waa ku dheeshay Amiira, Wa reer Gaalkacyo ku nool America, qaasatan Canada, intaba Maya ayey tiri.
Somali wax walba wa ku arkee.
Keep going bro Asad.
Ka leexo inanta .
AAD IYO AAD DADKEDE ISKAGA DHEX JIRTA
Talent adigu qaado
Waa la qalday amiira wadada ma gala taqaano koko la fadhisa ahed🎉😢
Saaxiibayaal only 100k subscribe ma idin ka heli karaa kuna salliya nabiga s.c.w
Sallalahu calayhi wasalam
Salalahu calayhi wasalam
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱❤
😂😂😂 amiiro omar rer galkio weyr
Asad wa la qalday marku America dhahay maya tiri ciilka iga ka hayo amira qurux
Ree America maaha Canada waaye mooho
@@asmoabshirhassan5524 Canada qaarada America maanay ku oolin?😂
Omar waa dheeryahay wana cad yahay. Iska saxa tilmamta
Waa markii igu horesay aan commet soo qoro like iisaar👍😭😂
😂😂 amira qaaradaha makala taqaaan America muu jogaa mya kuteh 😂 qaab sheegeda baa eber ahaay
Waa run dee canadah buu jogah
Cidana kumay waydiisane maxad la xiiqsan thy shaqo la.aanta thy wase💀
Canada Waa Xagee Markaa Miyyna America Ahayn Kkkkkkk@@LaylaZahiid
@@mustapheahmedhirad113 way tahay lkn qofka bili adam weyeh laasim ma ahan in uu shego canadah in ay tahay america ee marka qof an wadankiisa aheen malaayo ha uga dhiginiinah guys
@@LaylaZahiidcanada mayna america ka tirsanayn waqooyiga america weeye
Omar asal reer galkacyo weeye amiira dadka wad qaldaysa America waa qarad Canada waa America Maraykan mahan😂😂😂
Canada North America so kama mid aha su,aalo bdn amiro qalday asad mr hore bu kici lahaa 😂
@@Fatuush11 haa Wllhi wixiba way ku ciyadhay amiira America waxay u qabta Mareekanka qaradba uma qabto🤣🤣🤣
@@RawdaAhmed67meeqa jeer bu Asad ba dadka qaldi jiray mac 😂
Alla asad dhib badanaa ok waxaa kuweydiina kulahaa 😂😂😂😂😂
Asad su aa shaan qalad baa loo ga jawaa baay ee ku soo celiya❤