HADAAD GAARIGA HOR KAXEYSID KU GUULEYSO 100DOLLAR BIG GAME 4GAMES IN 24hrs

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 430

  • @IbraAjep
    @IbraAjep 9 місяців тому +89

    Asadow gabdhan teamka yaysan kabixin oo kuso dar😂😂 marksta active hakanoqoto inta iguraacsan 👍

    • @SaaraFarah
      @SaaraFarah 9 місяців тому

      Aniga kugu raacsan wanku haysta qofta❤

  • @cabdalaxasan8245
    @cabdalaxasan8245 9 місяців тому +26

    aamina waa gabar xijaaban masha allah aamina

  • @fatuushmoha7983
    @fatuushmoha7983 9 місяців тому +15

    Asad siduu unaxariis baddan yahay Rabbi haugu naxariisto lugihiisana mid ku istaago haka dhigo caafimada idin rajeena labadiinaba🥰🤲

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan 9 місяців тому +153

    The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤

    • @ruweydarasmi
      @ruweydarasmi 9 місяців тому +3

      Scw scw scw scw scw ❤😊

    • @amalafnaan3928
      @amalafnaan3928 9 місяців тому

      Salalaahu caleyhi wasalam

    • @MaxamuudCabdi-su5xc
      @MaxamuudCabdi-su5xc 9 місяців тому

      Wll SALIGA NEBIGA HADDAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA

    • @MaxamuudCabdi-su5xc
      @MaxamuudCabdi-su5xc 9 місяців тому

      SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM💛🥀💙🌹💙💛💛

    • @wadherea6916
      @wadherea6916 9 місяців тому

      amiira qurux

  • @zashachannel
    @zashachannel 9 місяців тому +33

    Marka 2aad aad ku celineysid waxaa sameesaa midba mar u dir waqti u qabo qofkii waqti yar aa guuleesanaayo mana la is qabsanaayo ra'liyeyga waa intaas keep going asad🎉

  • @hudaahmed4639
    @hudaahmed4639 9 місяців тому +33

    Calankaygan halkas uga jeda somaliland jir oo joog ❤❤😊

  • @zulluufahimagabu6050
    @zulluufahimagabu6050 9 місяців тому +33

    Asad With Unique Ideas 🥰🥰🥰...Very Talented Guy....I Salute U Bro

  • @abdiazizmohamed7231
    @abdiazizmohamed7231 9 місяців тому +53

    Qof kasto qoraalkeyga aragto bisha Ramadan cfmd Allah inagu gaarsiiyo inshaa allah

  • @SahraHussein-cd9ov
    @SahraHussein-cd9ov 9 місяців тому +64

    The best person ever The most knowledgeable and most shinning all created by Allah is our Prophet Mohamed (PBUH) ❤

  • @somaliland9231
    @somaliland9231 9 місяців тому +13

    Nabiga ku Sali scw ❤❤

  • @DiidowCqadir-ig5kr
    @DiidowCqadir-ig5kr 9 місяців тому +8

    kusali nabigena scw scw scw scw scw scw scw scw 🤲🤲🤲

  • @SakiSiciid-l3m
    @SakiSiciid-l3m 9 місяців тому +17

    Ku sali nabigeena mahamet scw❤

  • @zulluufahimagabu6050
    @zulluufahimagabu6050 9 місяців тому +16

    Interesting Game Waallahi..🎉🎉🎉🎉....We Are Waiting.....Also Bring Koko And Amira On The Table

  • @mohameddarajo8622
    @mohameddarajo8622 9 місяців тому +3

    Am the first
    Kusali nabigeena muxammed scw❤❤❤

  • @ismahaaan8945
    @ismahaaan8945 9 місяців тому +14

    Al gabdha u horeyso maskiinsanaa maha allh ❤❤

  • @ashasharifu4516
    @ashasharifu4516 9 місяців тому +14

    Asad senayeshay cawa saxib game ka tartanka gawarida i can't wait😮😅 anyways keep going bro🎉🎉

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 9 місяців тому +15

    Asdaw wlhi marka UA-cam bilawesey ilaa hada waan kugu xeranahay kan midka ka horeyey ayaa kugu Soo birey marka arimaheena youtubeka ku furayey ayaa kugu Soo birey arimaheena ku xernaa lkn reerka markona waan ahay reer xafada ruusiya ayaan ahaa hada waxaan ku noolahay dalka masar aad baan ku jeclahay illah dartiisa guushaadana waan kugu farxaa guuleyso walalkey
    UA-cam na waan leyahay 6sano ayaa ifuran laa hada Kun xitaa maan gaarin igu sharaf familkena 27 iney 10kun bes ay I gaarsiyaan insha Allah waana rajendoonaa inaad igu cazuumeyso waana hubaa my bro ❤

    • @fahadmukhtaar29
      @fahadmukhtaar29 9 місяців тому +1

      Illah baa idinku dharshee farinteyda Asad hala tuso ama haloo shergareyo ama liketa ubadiya si uu uarko kher illah ha idin siyee

  • @xamsexasanmaxamed5072
    @xamsexasanmaxamed5072 9 місяців тому +7

    Asadoow walalo insoo Ducee imtixan ayaanu galayna adi iyo azxpa team27❤❤

  • @maxamedcaliok-gz7oe
    @maxamedcaliok-gz7oe 9 місяців тому +2

    Ankusalino nabigeena naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahato

  • @NacimaSiyad-ot5oc
    @NacimaSiyad-ot5oc 9 місяців тому +10

    Inta live ka koko iyo amiira kazoo carartay markey arkeen video gaan😂😂😂😂

  • @Alina12395
    @Alina12395 9 місяців тому +9

    Adasow guuleyso waku wataa anii❤😢 alle haydin cafiyo

  • @AdansheikhaliTeacher
    @AdansheikhaliTeacher 9 місяців тому +4

    Ugbaad maashaa allah,wa gabar xijaab qaadato,iga gaarsii xijaab ka wax yar soo weynee ku dheh

  • @fardosa0sman
    @fardosa0sman 9 місяців тому +13

    Mxn sugilayhy team 27 in aygaran one billion insh
    Oh my good ❤👌👈

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 9 місяців тому +3

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 9 місяців тому +9

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @MaidoOmar-m9n
    @MaidoOmar-m9n 9 місяців тому +2

    Asad geme ka rumuudka inoo soo celi waan rabna plz adi iyo amiiro iyo Amk iyo ceyda iyo cemeer iyo Koko codsi waye itix gali❤😢

  • @warsame260
    @warsame260 9 місяців тому +13

    Manshllah Asad Waa qof Wanaagsan 😂❤

  • @amuunqalpi1394
    @amuunqalpi1394 9 місяців тому +3

    Anku salino nabigena Mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤🎉

  • @kabtansiisi4946
    @kabtansiisi4946 9 місяців тому +7

    1.7M coming soon insha allah asxaab 27 first comment 👍

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 9 місяців тому +11

    Three legends always asad hajio and king ceyda and cumeer big fan and amina best challenges hard work 💯💯❤👍👍⚽️❤😅

  • @SaaraFarah
    @SaaraFarah 9 місяців тому +1

    Asadow Amina ugbaad Teamka kuso dar waa gabar degan oo active

  • @Sagaldahir-d6s
    @Sagaldahir-d6s 9 місяців тому +18

    Asad hagio talented man 👏

  • @cfataaxzizo5671
    @cfataaxzizo5671 9 місяців тому +22

    We r with u broo asad from somaliland💚🤍❤️

  • @hanadkingmd3758
    @hanadkingmd3758 9 місяців тому +2

    mazha Allah Amiina ugbaad khyr Allah hasiyee waa qof dagan

  • @Zeitun-binti-xubiya
    @Zeitun-binti-xubiya 9 місяців тому +27

    Asad is not easy ❤

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar 9 місяців тому +15

    Big game big money ❤All the best my team ❤❤❤

  • @learnhenna1987
    @learnhenna1987 9 місяців тому +5

    Waxs risk waye wilsha ha dilin gari challenge ma galo

  • @khlidhsssankhlidhassan4659
    @khlidhsssankhlidhassan4659 9 місяців тому

    Mid ba mar u dir oo Daqiiqado u Qabo si aan laagu murmine khayr badan idin rajenaya team27

  • @NaciimoXaaji-n9n
    @NaciimoXaaji-n9n 9 місяців тому +8

    asadkeyga farxad ku nolow adi io tiimkaga🎉

  • @Ayaanrahiim-kp8eb
    @Ayaanrahiim-kp8eb 9 місяців тому +3

    Anigaa ugu horeeyo cawa asad keep goin abwe alh ku caafiyo❤

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 9 місяців тому +5

    Game ka gaadhiga cumeer baa badiyay siduu geerka ugaliyay ayaad ka dareemaysaa iyo qaabka uu ubilaabay midakale cumeer waa qofka team 27 gaadhiga ugu yaqaana uguna yar IMK marka laga reebo .

  • @rayanilyas4156
    @rayanilyas4156 8 місяців тому

    Asad legend weeyi card kiisa Lacagta buu u dhiibay inanta MazhallaH ❤

  • @niciimojaamaccabdi993
    @niciimojaamaccabdi993 9 місяців тому +14

    Hal video o 4game ah lacagta ku baxdayna thyy 95 $ horeyy usoco asad hagio 🤴🤴

    • @raaxilaa.a9234
      @raaxilaa.a9234 9 місяців тому

      Taakuleys oo reer magaalnimo ah isla daneysi wanaagsan

    • @niciimojaamaccabdi993
      @niciimojaamaccabdi993 9 місяців тому

      @@raaxilaa.a9234 cilaneyy mxa ku hyya 😂

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 9 місяців тому +1

    We cant wait that game lasoo dhaqso Asadow

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 9 місяців тому +3

    Anigaa u horeeyo team 27 waa idin salaamay ❤❤

  • @Supermohamed20
    @Supermohamed20 9 місяців тому +3

    Mnshlaaaaa Hdiii anu nhy rer soomaalilNd SalooL ayaaan u nqaaana 👑🔥

  • @sayidaliomerhassan4440
    @sayidaliomerhassan4440 9 місяців тому +7

    Sxp ilaahey dartiis love iigu saar❤

  • @MariaMaara
    @MariaMaara 9 місяців тому +6

    Asad nagatag niooo😂meeshii ugu macaneyd baad nugu badh goysay😅

  • @AmranFarah-dp7po
    @AmranFarah-dp7po 9 місяців тому +5

    Hello 👋 asalmu caleykum wllky ❤🎉 insha allah 2m🎉

  • @yussufomardahir8552
    @yussufomardahir8552 9 місяців тому

    Guuuul ayaan kuura jeenaya sxb qali
    insh allaah waad gaadhi doontaa hiigsigada horay usoco

  • @Nuura3Mayow-co7tw
    @Nuura3Mayow-co7tw 9 місяців тому +3

    M. A Tabaaraka Laah Illaahy Ha idin Xafido Adaa U horeya Is dhahyy Ugu Yaran 700 Qof Iga Horeyso M. A ❤

  • @bashirmaxamud5162
    @bashirmaxamud5162 9 місяців тому +2

    ALLAHA HA U NAXARIISTO MAMO KHADIIJO

  • @abdullahiabdi6827
    @abdullahiabdi6827 9 місяців тому +9

    The best UA-camr ASAD HAGIO....keep the fire burning

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 9 місяців тому

    Azad hagio number one somali youtuber keep going

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 9 місяців тому +14

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 місяців тому +13

    imisa qofood aya daawneyso Video gaan Ayakoo faraxsan waan idin Salaamay ♥️ inta ka heshy muuqaalkaan❤️ Team Qalbi 🫀one love majoogtiin ani cml👋😫.

  • @Raul_77I
    @Raul_77I 9 місяців тому +6

    Inta og inu cumeer badiye last game
    👇 feytar farta ka xeran wye ninkaas gaari wadoow

  • @iqromaxamedali7981
    @iqromaxamedali7981 9 місяців тому

    First comment xiligan waa shansac iyo bar habenimo tageranimo leelamaroyaa

  • @jeeymaanbilow2587
    @jeeymaanbilow2587 9 місяців тому +5

    Mansha Allah Amina Ugbad she z more than happy😂❤🎉

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN27 9 місяців тому +10

    Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan
    COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 9 місяців тому +6

    Allaah is one ☝️ ❤

  • @ina_xasan
    @ina_xasan 9 місяців тому

    Best youtuber in 🇸🇴 ASad Hagio 😊

  • @AbdiCade-px8yv
    @AbdiCade-px8yv 9 місяців тому +1

    Challenge paus kusoo xiji

  • @libansalah9285
    @libansalah9285 9 місяців тому

    Best youtube somali hogamiye asad hagio the legend ❤

  • @saariyasaariya5498
    @saariyasaariya5498 9 місяців тому +1

    Waligaay love laa imaa sarin

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 9 місяців тому +3

    Maasha Allah hadda ka dib gabdho gabdho asturan noo keen oo jirkooda gadeynin.❤❤❤❤❤

    • @Safa-xc9xs
      @Safa-xc9xs 9 місяців тому

      Gabdhaha ka. Xishoo wx jirkoda gadaa Mesha majoge

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 9 місяців тому

      @@Safa-xc9xs Ama magaca bedelo ama iska daa adiga aniga ra'ayigeyga shaqa kuma lihid. Allah waxuu na faray in aan markasto runta ka xishoonin qaraarba ha ahaato sidii siwirkii. 🤔

  • @deqsanmohamedabdi1652
    @deqsanmohamedabdi1652 9 місяців тому +3

    Wan kasogeyna next game Asad hajiyow ❤❤❤❤❤

  • @safiirkasomalia7767
    @safiirkasomalia7767 9 місяців тому +5

    nabiga ku sali scw

  • @luisdias-uv8pq
    @luisdias-uv8pq 9 місяців тому +3

    Asadow nxt sosamey afkaga iskudil ❤️

  • @jamajarleys5360
    @jamajarleys5360 9 місяців тому +7

    5:56 khiyaano+shactiro caafiyo taliye😂😂😂

  • @Amuuneid
    @Amuuneid 9 місяців тому

    Hbo amina ugbadey miss u jcyl❤

  • @naimadahir519
    @naimadahir519 9 місяців тому +3

    Asad qof naxariis badan😢😢

  • @qadiirabdull748
    @qadiirabdull748 9 місяців тому +14

    Can wait that game ❤

  • @Ali847-q3i
    @Ali847-q3i 9 місяців тому +5

    Ceyda badin dooono 😂😂😂qeebta gaariga habeen dambe

  • @Kingmohan123.
    @Kingmohan123. 9 місяців тому +4

    Asad hagio pure talented pro😊

  • @Tripplemm
    @Tripplemm 9 місяців тому

    Amina iyo Asad hagio barakaAllah

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 9 місяців тому

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my king asad hajio ❤😊 inschallah conning soon bro❤

  • @maxamuudxuseenSadaammaxamuud
    @maxamuudxuseenSadaammaxamuud 9 місяців тому

    Asad hagio gamka gaariga soo badi pro

  • @Xamsecabdilaahi-vx9qu
    @Xamsecabdilaahi-vx9qu 9 місяців тому +1

    M.a qof tan diinba ka muuqta asad ❤❤

  • @rahmaapdy4736
    @rahmaapdy4736 9 місяців тому

    Aamina ,Asad,ceyda,Cumeer iyo taliyaha dhamantin game khatara ciyarten

  • @SumeyaAhmed-k4c
    @SumeyaAhmed-k4c 9 місяців тому

    Asad hagio the best youtuber in the world ❤❤❤keep going walalow

  • @dahabilyrics
    @dahabilyrics 9 місяців тому

    AMINA SHE'S SO BEAUTIFUL MASHA ALLAH🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 9 місяців тому +2

    Reer Soomaliya markay leeyihiin waa daangaysanonaa ileen waxay ka wadaan salool baan cunaynaa 😅

  • @hoodoabdirahman6643
    @hoodoabdirahman6643 9 місяців тому +6

    Can't wait hbn danbe Insha Allh😂

  • @MOHAALIABDI
    @MOHAALIABDI 9 місяців тому +10

    Asad 2 million is coming soon insha ALLAH 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sharmaarke2222
    @sharmaarke2222 9 місяців тому +1

    asad zhp waan ku taageeraa 1 sanno iyo badh plase rebely iisoo gal

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander 9 місяців тому +12

    Go forward brother team 27 ❤

  • @AliNoor-t2t
    @AliNoor-t2t 9 місяців тому

    Love u brother I can't wait Ur vedios that the first like was from mi

  • @msssafa
    @msssafa 9 місяців тому +1

    asadoow wll wilsha yaryarka shil ha galin bisinkeeee

  • @najuumstarchanel6051
    @najuumstarchanel6051 9 місяців тому +5

    Masha alaah ❤❤❤❤

  • @Hafsoabdule-eo3ew
    @Hafsoabdule-eo3ew 9 місяців тому +1

    2m soon inshallah❤❤

  • @ramadanfarah1190
    @ramadanfarah1190 9 місяців тому +3

    Asad daango waa maxay salool ayay dadka oo dhan uyaqanaan waligay daango ma maqlin

    • @nonamenoface2957
      @nonamenoface2957 9 місяців тому

      Rer woqoy io rer konfur wx yaalo bdan aan kala duwanhy jira macnahoda anka rer muqdisho hda tahy daango u naqana a

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 9 місяців тому

    SOOSAAMEEY
    CEYTE
    CUMEER. YAARAAYEY
    HOREMAR. WACAN. ASAD❤❤❤

  • @QaasinKaramo
    @QaasinKaramo 9 місяців тому +1

    asad hagio pro legend hore usoca 😂🎉❤ comin song 1.7🎉

  • @ruweydarasmi
    @ruweydarasmi 9 місяців тому +2

    Anauku horeyo comment ❤asd wan kusalamey❤❤

  • @cabdalaxasan8245
    @cabdalaxasan8245 9 місяців тому +2

    Sidaas u xijaabnaaw marwalbo abayo

  • @mohamedaabi8363
    @mohamedaabi8363 9 місяців тому

    Waan ku salaamay asad hagio from hargaysa

  • @zakariyegamer4529
    @zakariyegamer4529 3 місяці тому

    Asadaw soo samee tartankii gaadhiga

  • @farxiyomaxamuu8896
    @farxiyomaxamuu8896 9 місяців тому

    Waaaaw gemeka wuu is wataa 😂😂😂

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 9 місяців тому +1

    Asad guriga toruri noga sosame Waa aragna inaa badashe hhh