Salon hay wareerin iyo line qabo ah ayaan idin furay London

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 72

  • @ruqiyom8302
    @ruqiyom8302 4 місяці тому +22

    Please don't do this in the kitchen because is not safe 😢😢

    • @noorunalanooor
      @noorunalanooor 4 місяці тому +3

      Healthy and safety it’s no good to kitchen to do hair and food and all that it’s not safety be careful of yourself for your health❤

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 4 місяці тому

      😂😂!!

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 4 місяці тому +18

    Kitchen iyo timo lagu hagaajinayo that's very hygienic.

  • @siradm
    @siradm 4 місяці тому +7

    Burcadka madaxa ayaa kuu dagaya waa wax fiican, relax, laakiin cawrada yaan shaaraca la keenin

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 4 місяці тому +5

    Kitchenka timaha waa ka mamnuuc walaasheey see waaye.

  • @manaomar212
    @manaomar212 4 місяці тому +4

    Naa hooy meesha afrika ma aha ee counsel ka yuunan ku ganaaxin tan labaad safety ma aha dad badan o xanuunsan ayaa jiree yaan laguugu dilin gurigaaga dhaxdiisa
    Be careful, gabar. yahay

  • @aniisohareed6958
    @aniisohareed6958 4 місяці тому +7

    Eglan sirtaadii oo dhan waad ba duubtee yaa kuu imaanaaya dadku gurjahoodey ku sameysaneyaan

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 4 місяці тому

    Masha Allah xabiibtii great job horey u soco cidna ha u joojjin horumar kaaga eglaneey ❤thanks for sharing qaaliyeey

  • @QadanMohamed-i4t
    @QadanMohamed-i4t 4 місяці тому +8

    Kijadan iyo tima Bisinka ya wax ka cunaya qol kale mad wayday

  • @LiyaYuusuf
    @LiyaYuusuf 3 місяці тому

    Plz eglan xagen ka hela in an is cateyo ayn raby ciiwankeda saxda wan ku daly helidi plz ana diyar uu ah in an misan riido allow eglan ila kulinsii miisanka igu badn wallhi wan maseray😭😭

  • @habibawarsame660
    @habibawarsame660 4 місяці тому +6

    Jikada kala bax timaha adigoo radinaayo nadafada😂

  • @Siraad-b5i
    @Siraad-b5i 4 місяці тому +8

    Madbakha ka dayso wol gaara u ku samee caafimaad maahs😊

  • @muhuboabdi3614
    @muhuboabdi3614 4 місяці тому +2

    Bissinka eglan waxan waa bahdil shoqoma ah imow America wax fiican baad ku shaqeen ❤❤❤

    • @SaadoMaxamud-nw9vs
      @SaadoMaxamud-nw9vs 4 місяці тому +1

      Ma shaqa bahdil somalidu dawaarsigay uu yaqaan Wax ficaan

    • @Saylaan
      @Saylaan Місяць тому

      Saas waayee yurub adoonbaa lagu noqdaa hadaad diidid bahdilkana gurigaa lagaa xiranayaa oo sxbtada iyo family baa lagugu dirayaa markaa banaanka briijka hoostiisaa seexaneysaa qobow iyo baraf iyo gaajaa kudilaya walaahi galaas biya ah wax kaa waraabiyaa waayeysaa ilaa bihu waa lacag meel free looga cabo maleh sida Africa,,,,,, waa inaad lacag sidataa, guri lagaa siinayaaa ma jirto xataa jab rooting ah,,oo noloshaa dawladaha reer galbeedku kaa ridayaan , xitaa bhd shahaado ah hadaa wadato marka danta ayaa ku bareysa iyo baqdin inaad bahdilka qaadato oo meel aad seexato oo dharka ku dhaqato hesho.

  • @umayasin6775
    @umayasin6775 4 місяці тому

    MashaAllah go ahead abaayo ❤❤❤❤

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 4 місяці тому +2

    Gabadha madaxa cawrada ah u qari fadlan

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 4 місяці тому +2

    Cunto macaan iyo jikada timaha Lagu dhex wadaa Maxay tahay 😂😂😂😂😂 cuntadaadana iska hayso

  • @Mahdi-b6b3b
    @Mahdi-b6b3b 4 місяці тому

    Eglan waxeey tiri marne aniga ayaad i fiirsaneeysaan kkkkkkkkk waa ruwaayad socota
    Eglan marba shaqo ayey qabataa, shaqada waa loobaahan'yahay marwalba, sister sidaas ku siiwad inshaa'allaahu waad guuleey'saneeysaa.❤❤❤❤❤.

  • @sagalwarsama5502
    @sagalwarsama5502 4 місяці тому +1

    Adigana maxaa lagama daawanayaa ma shaqaday ku jirtaa ,midna kale shaaha aad sheegayso iyo cuntada timaha lagu qasaaya maxaytahay jikada badhtankeedu waan jaabee ma brank baa.

  • @zaniabdi9557
    @zaniabdi9557 4 місяці тому +1

    Madvaqa ama Jikada ma aha caafimaad in aad ka dhigto salon huuno

  • @haawofaarax1129
    @haawofaarax1129 4 місяці тому +1

    Naya wlo qaliy miyad walatay xage jikada timaha ugu samaynaya

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 4 місяці тому

    Iglaneey wax kastaa waa dhag ee kijada ka badal makh sin yar ku badal❤ 👍

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 4 місяці тому +1

    England qol yar gooni salon usameso kitchen haku samenin salon timaha wasaqda dadka ka dhaqesid musqusha ama qol geey not 🚫 kitchen

  • @hibofarah2014
    @hibofarah2014 3 місяці тому

    Intee ka dagan tahay LONDON

  • @ubahmalin4736
    @ubahmalin4736 4 місяці тому +2

    Kijada iyo timaha kadaaa

  • @RaA-l6e
    @RaA-l6e 4 місяці тому +1

    Gabadhu ma waalatey jikada ka jooji waxaad ku sameyneysid

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 4 місяці тому +1

    eglan gajaa ka dhacde walba maxad meel ufuran weyse😂😂😂😂

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 4 місяці тому +3

    Why you doing it in the kitchen? It is unhygienic

  • @hudaroble
    @hudaroble 4 місяці тому

    Eglan waa kafogahay shaqo fiican allah halubarkeeyo

  • @rahmaawleed9367
    @rahmaawleed9367 4 місяці тому

    Burcadka how much if you sell please 🙏

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye 4 місяці тому +3

    Bisinka markii hore qurux badneed caato saaid noqotay wall

    • @Mahdi-b6b3b
      @Mahdi-b6b3b 4 місяці тому

      Caatada ayaa fiican, buurnida waa jiro.
      Markii hore hada ayey wax badan ka'quruxsan'tahey,
      Gabdhaha somaliweyn oo dhan weey qurux badan yihiin, wax foolxunba malaha.

    • @HalimaxasanKaahiye
      @HalimaxasanKaahiye 4 місяці тому

      @@Mahdi-b6b3b caatada fcn lkn dad waxa jiro caatada kufoolxumada ayada awal ma buurneyn ee dhaxdhaxaad aheeday

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 4 місяці тому +1

    Good but don't do it in the kitchen wll

  • @ummaasia1343
    @ummaasia1343 4 місяці тому

    Eglan waa kafogahay kkkk ❤😂💯

  • @CR7T7EGO7T
    @CR7T7EGO7T 4 місяці тому

    Ka daa suliga la aad wllo

  • @maslah345
    @maslah345 4 місяці тому +1

    Caalamka kuma arkeysid saxafi ka howl gali jiray kenya oo qaxooti isku dhiibayo iglan aaway tv kenya aad ka shaqaynaysay ma qaxooti ayaad ka doorbiday hadana sheeko madax sameys ayey kusoo uruurtay dheh yaab iyo amakaag

    • @june6206
      @june6206 4 місяці тому

      Aqli xumida keneya ba qoxooti bay ku ahyd halka bay sharci ku heli kartaba

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 4 місяці тому +1

    waxba ma anaga aragne burcad iyo isdhac yacsan unban arakna 😂😂😂

  • @SuhayraAlitahir
    @SuhayraAlitahir 4 місяці тому

    Amal sheekadeeda. Shah usoqaado qaali maad isheegtiid waxaad. Kucatowday

  • @Nnnnnn-u4q
    @Nnnnnn-u4q 4 місяці тому

    Iidoorkii ma imanayaan sow maha wad na dili karta intaad darod uwacateee😂

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 4 місяці тому +1

    Hambalyo ku Leenahay baayo

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 4 місяці тому

    ❤ abayo aniga diyaar address ii soo dir no camera ok😂

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 4 місяці тому

    Hambalyo inapti ❤👍

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 4 місяці тому

    Goormaad lushay haduu fresh yahay

  • @hassanmoossa3377
    @hassanmoossa3377 4 місяці тому +1

    Af-somaliga siifican uu qoor

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 4 місяці тому

    Eglan waan ku nacay waxaad noqotay qabyaaladiis

    • @june6206
      @june6206 4 місяці тому

      Dee adba qabiil mega inay tageetad kunacdey qabiil ka ilayaku jeclado ceeb maha marka laysku baco ayuu xunyahay

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 4 місяці тому

    QABOOW dheh!! waa maxay qabo???? agggggggah!!!

  • @dalaiblob5073
    @dalaiblob5073 4 місяці тому

    Hadaad ibin lahayd baa xoog kaga gadan lahayn

  • @Nawaad
    @Nawaad 4 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂 iglan WA tiusa hayste

  • @amalomar380
    @amalomar380 4 місяці тому +2

    Bisinka jikada tiimaha lagu hagaajinaayo yahoo

  • @KaltounHag
    @KaltounHag 4 місяці тому

    Very dangerous in the kitchen.

  • @princesavage7576
    @princesavage7576 4 місяці тому

    Naa waxaadsheegaysid hakudabeeye isastur adiga iyo naagta kale red waxumarinaysid ok ilaayhaykacbsda waxani waaaduunyee lagumawaarayee

  • @MunaJama-z6e
    @MunaJama-z6e 4 місяці тому

    Canabaye anba iglan kolba saad isku taqano ee ilkaha iska xiir waa fuulxumo

  • @AshaCabdi
    @AshaCabdi 4 місяці тому

    🎉❤❤

  • @siman111
    @siman111 4 місяці тому

    Ala gabadha somalia been lo sheega butter no salt weye meel walbe tala iyo geeze subaga bariiska lagu kariyo

    • @june6206
      @june6206 4 місяці тому

      Maha ghee wa gurus maha cadan

  • @hamdajama3809
    @hamdajama3809 4 місяці тому

    timaha o uskaga waxba lama mariyo wa lanadiifiya horta su wax kugu taro waxad marsanaysay

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 4 місяці тому

    BA”AAAA??? MADBAKHA iyo TIMAHA😂!! BISINKA!! NAA HEEDHE😂CUDUR😂 ha AMAAHAN😂BAAYO😂!! QOL MIYAAD WEYDEY??? LACAG 😂Xanuun , Haku bedelen!!BAL EEG IMINKA? DHERI AYAA DABKA KUU SAARAN?? SIDAAD Y CUNI😂TIMAHA😂???????

  • @zainabhersi9766
    @zainabhersi9766 4 місяці тому

    😂😂😂

  • @Zamzam-ez6tz
    @Zamzam-ez6tz 4 місяці тому

    Xagee joogtaa

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 4 місяці тому

    Sidee u helaa telefanka noosoo qoro si aan kuula soo xidhiino

  • @hirsirashid3741
    @hirsirashid3741 4 місяці тому

    u look small

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 4 місяці тому

    😂😂😂😂