Golaha wakiiladu maxay ka yidhaahdeen dacwaddii xeer-ilaalintu kusoo oogtay xil Maxmed Abiib?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

КОМЕНТАРІ • 42

  • @xasandhiblaawe6419
    @xasandhiblaawe6419 2 місяці тому +5

    Soomaalidu meel walba dunida ka joogaan ilaahow dhanka siyaasaddu way ku dhiban yihiin, reer kasta ha sheegtaane 😢

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому +4

    SOOJEEDIN WAXAAN SOO JEEDIN LAHAA DOORASHADA HALAGU DARO IN XILDHIBAANO CUSUB LASOO DOORTO KUWANA XAAFADOODII LOO DIRO DHAMAANTOOD❤❤❤

  • @AbdoAbdillahi-x3e
    @AbdoAbdillahi-x3e 2 місяці тому +4

    Manta waxa mahadle goolaha wakilda ee lalay waxii beentaha ee lagu edeyay xildhibaan maxamed abiib

    • @Xasancabdilaahi-u9m
      @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому

      Beenta ka daa umada mise reer miyi baad tahay kooramkii Ayaan buuxsamin sug kale fadhiya labaad iyo codka

    • @Xasancabdilaahi-u9m
      @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому

      Ecunorty Your are animal

  • @AbdirashidQaayibo
    @AbdirashidQaayibo 2 місяці тому +6

    😂😂😂😂😂
    Ala rer ka dhulbahante khatarsana gudahana way ka qasayan banankana xabad bay la fadhiyaan

    • @taherjamac228
      @taherjamac228 2 місяці тому

      ⁹0

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 2 місяці тому

      Faqash halkan wxba kama aha

    • @AbdirashidQaayibo
      @AbdirashidQaayibo 2 місяці тому

      @@NimcoFf nimcoy inabti rerkas hayna dhaafeen hadi kale wale inadan qas ka baxayn

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 2 місяці тому

      @@AbdirashidQaayibo waad asiibtay wllky nin wx haysta ama wx kugu soo kordhin karaa la doonaye duul baahan xagee gaynaa alxm anagaba naba dhera waxayagu

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 2 місяці тому

    Xasbunalaahu ilahaybaanu uga Ashkatoonay gole xaarankan shisheeke kalkaalka Ah ilahay sharkooda hanaga qabto tuugtan isbahaysatay

  • @apdirahmaanhandule1588
    @apdirahmaanhandule1588 2 місяці тому

    Golaha waxaa u taala shaqo ka badan ta maxamed abiib

  • @SahraCismaan-ns1ue
    @SahraCismaan-ns1ue 2 місяці тому

    Golaha buuqa iyo dhakafaarka somaliland inaga xidha

  • @NurAbdulle
    @NurAbdulle 2 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 місяці тому

    TOORAY IYO BAATOOLADAHAA DHAQAYNN SHARCI MA JIRO

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 місяці тому

    KHAYRAYSO WAY QASAYSA GOLAHAN MEESHAN HALA QUFULO WAXBA KAMA SOCDAANE

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 місяці тому

    Doorashadan ururada ee soosocda halagusoo daro wakiilada saasaanu codsanaynaa waayo waxan meesha waa huwan u adeega dalal kale waana tuug

  • @AxmedYaasiin-s9g
    @AxmedYaasiin-s9g 2 місяці тому

    Waxan xildhibaano lama odhan karo waa dibjiro inyar mooyee

  • @xiinxiin8922
    @xiinxiin8922 2 місяці тому

    Ciyaalki ma ciyarti ayay wadan wali😂😂

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому

    Waa talo doorashada 11November Ha lagu daro in xildh cusub ladoorto xidhibaanadani Ma anfacayaan Dal ka waayo badankoodu waa wada Bilaa Anshax

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 місяці тому

    Meeshan fajibaa lalaaqayaa meeshan wakiilo majoogaan daalimiintuna iyagaa isgarabsada dembiga tuugta ayay asturayaan😮😮😮😮

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 місяці тому

    MESHA LACAGTA LAGU CUNSYO HSLA QUFULO TUUUG TUUG DHASHAA MESHA JOOOGTEE

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 місяці тому

    GOLAHAN MUSHAHARKA HALAGA JARO WAX SHAQO AH MAHAYAN HUWAN IYO DANO SHISHEEYE. DAD U ADEEGYA CASHUURTA SHACABKA SL KHALAD WEYN BAY KUTAHAY. MAXAMED ABII WA AGENT. WA NIN KIRAYSAN.

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 2 місяці тому

      Heego ooyaysa ima xumid😂

    • @Halgame334
      @Halgame334 2 місяці тому

      MASHAQAYSTE DAWARSI NOLOL HAKU AHADO CADHURTAYDA DIIDAY NINKASATA XOLIHIDI HARACDO

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 2 місяці тому

    Odaygii indha laa dubeayuu la wareegaya

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 місяці тому

    QOFKASTOO SHACAB AHI QARAKISA HA DIFAACO MIDI LA DHACA RAGAN JIRIDA AH

  • @AhmedHassan-c2o
    @AhmedHassan-c2o 2 місяці тому

    Ar ma Golihii weedhaha uu yidhaa sagaashamaadkii suugaanta noqon jiray ayaa 2024 noqday madal u kala qaybsan Jaahil iyo Dibjir ku dambeeyey

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому

    Waxani macaruurbaa meesha iskugu yimid

  • @AbdirashidQaayibo
    @AbdirashidQaayibo 2 місяці тому

    Wale ina faraton ba dhex fadhiyee haka shakin inay s/land is dhiibi doonto

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 2 місяці тому

    HALA KALA DIRO GOLAHA xaaraanta ah. SHACABKA SOMALI LAND KACA KACA. HAYAY WAR KACA. DILA DILA.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 місяці тому

    Meesha ma suuqii waaheenbaa,muse

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 2 місяці тому

    Isaaq Oromo eega sida naagaha iyay faraha isugu taag raagayan 🤣🤣🤣
    From Djibouti 🇩🇯

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf 2 місяці тому

      Siikkii qadhmuuna ee hooyada jabtiiley usheeg Khasiir Ey Khaniis ina dhilo ma xishooto

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 2 місяці тому

      Isaaq haduu oromo noqdo talow yaa somali ah ma ilka qoranti cawaanta ahayd

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 2 місяці тому

    Cajiib ilma adeerayaalow reer sheekh isaxaaqow awdal waxaad siiseen 13 xildhibaan Soolna way idinka tagtay SAMAROON iyo CIISE wayku xigaan hadaydaan caqli yeelan naga daaya qabyaalada iyo eexda naga daaya amxaarada please stop 🛑 this nonsense

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 2 місяці тому

    Duli faratoon waar dila iidoor nacaska bilaa dhiiga ah mee tolkaa xagee jiraa yaa nacas ma iidoor baad ismooday biidhi qaate

    • @xiinxiin8922
      @xiinxiin8922 2 місяці тому

      Ma tuuladi laascanod bu tagi laha 😂😂

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 місяці тому

    MAXAMED ABIIB XILKA HSLAGA TUUURO

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 2 місяці тому

    Cajiib ilma adeerayaalow reer sheekh isaxaaqow awdal waxaad siiseen 13 xildhibaan Soolna way idinka tagtay SAMAROON iyo CIISE wayku xigaan hadaydaan caqli yeelan naga daaya qabyaalada iyo eexda naga daaya amxaarada please stop 🛑 this nonsense