3 QAAB INTERNET - ONLINE KA UGA SHAQAYSO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • #Horumarsamee
    Social Media igala soo xidhiidh.
    / zakariyecaawiye
    / sakariyecaawiye
    / zakariyecaawiye
    / zaki-sool
    Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    www.paypal.me/...

КОМЕНТАРІ • 135

  • @feisalsuleyman733
    @feisalsuleyman733 4 роки тому +12

    Sweetness in your speech talent in your mind love in your heart peace in your eyes strength in your hands i wish you always victory in life wll

  • @Mohamed221k
    @Mohamed221k 4 роки тому +2

    Sakariye waa nin fican masha ala bari baan ku xidhnaa mahered u leyahay waa nin firin fircoon ganacsi yaqaana

  • @sir-abdifatahdeak6966
    @sir-abdifatahdeak6966 4 роки тому +6

    runtii way yartay in dadka lala wadaafo fikirada noocan ah waad mahad santahay wll insha allah alle hanaga dhigo kuwii ka faaidaysata. waxaan shaqsi ahaan jecelahay inaan bilaabo qaabka kobaad iyo kan sadexaad.

  • @diisofficialchannel5011
    @diisofficialchannel5011 4 роки тому +1

    Mahadsanid wll
    *Noo soo badi muuqadaan oo* *kale*

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin6199 4 роки тому +19

    Mansha Allah, wll qaali aadbaad u mahadsantahay sifiican ayaad noogu sharaxday qodobka ugu dambeeya e sadexaad niyada ayaan Ku hayeyba oo waa fikrad fiican , waxaad tahay nin dhalinyaro ah oo umadiisa wanaaga iyo horumar Ka la jecel , guuleyso wll

  • @khayreyarre464
    @khayreyarre464 3 роки тому

    Masha allah alla caqliga hakuu barakeeyo

  • @qurxintanolosha9517
    @qurxintanolosha9517 4 роки тому +2

    Ustaad sakariye mahadsanid inbadan xamar baan kaa soo salaamayaa

  • @hannyaabi5427
    @hannyaabi5427 4 роки тому +1

    Mashaa Allah waa talooyin fiican 3 qodob. Muhiim ah

  • @abdiqanihusseinabdi2739
    @abdiqanihusseinabdi2739 4 роки тому +11

    Mahasanid wll waxanu ka codsaneya in aad barnaamij ka so diyarisid Sida loga shaqeeyto Amazon FBA
    Thank

  • @DhalinMedia
    @DhalinMedia 4 роки тому +3

    Waad Mahadsantahay ustaad inbadan muuqaaladaada waa kafaaidaa jazakalaah 🙏

  • @omarhamud6113
    @omarhamud6113 4 роки тому

    Mashalaah sxb fikrado fiican ayaad noosheegtay.run ahaanti saaxib markasta fikradaha aad chanal kasoo daysid waa fidrado wanaagsan oo macquul ah.
    Waxaan ku odhan lahaa sxb ilaahay haku barakeeyo si wad dadaalka.

  • @abumahirabshir575
    @abumahirabshir575 4 роки тому +3

    mashaa allaah sxb zakariye abdullahi ali soo dhawoow waan ku waday in aad hargeisa soo dagayso waxaa rumayday niyadaydii

  • @bilaalchannel57
    @bilaalchannel57 4 роки тому

    Masha Allah aad iyo aad ayaad u mahdsantahay runtii waa arrin aad iyo aad aan ugu baahanahay Illaahay hakaa abaal mariyo runtii qaab aan kuugu mahdceliyo ma garanaayo jazakallahu kheyran

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed3732 4 роки тому +2

    Mahadsanid Walaal
    Waxaan Jeclaan Lahaa Barnaamijkan Inaad Noogu Xejiso, Kana Soo Hadasho ITC ga Faa iidadiisa Jaamacad Ahaan

  • @dalladalla1244
    @dalladalla1244 4 роки тому +5

    Waad mahadsan tahay wll qaali wll waxan jeclan lahaa in aad muqaal aad noga sameyso qababka ay ushaqeyan fiverr iyo up work

  • @abdimanaanmoalimomar3813
    @abdimanaanmoalimomar3813 4 роки тому +3

    Salaan ayaan kusoo diryaaa mudane zakariya wan kaga mahad celinyaa hadaba baahinta la xiriirto arimaha ganacsiga waxaad aniga ii anafacdey dhiirgalin ahaan waan kaga mahad celinayaa mudane guuleyso😍

  • @mrqadarofficial2105
    @mrqadarofficial2105 3 роки тому

    Alllah haku xafido

  • @aliAhmed-ux7ng
    @aliAhmed-ux7ng 4 роки тому

    Masha Allah, Shaqo fiican ayaad haysaa bro. Thanks.

  • @samiiraabdisamed6734
    @samiiraabdisamed6734 4 роки тому +12

    Wajaale kaalay wllo oo ka diyaari fursado ganacsi

    • @naasirfaarax903
      @naasirfaarax903 4 роки тому

      Wllo qli fursado ganacsi miyey ka jiraan wajale wllo waxaan is lahaa wajale waa busaarad. wllo ilaahey kheyr haku siiyee ii soo jawaab wllo waad mahadsantahey

    • @Footballandgames386
      @Footballandgames386 4 роки тому

      @@naasirfaarax903 Way lajirtaa fursad ganacsi waad kala xidhiidhaa Chenel kayga

    • @aymanmohamed769
      @aymanmohamed769 3 роки тому

      Nuux adgers waa magaalo ganacsiyeedka somaliland wajaale

  • @nasraolad7912
    @nasraolad7912 4 роки тому

    Mashalah wllo allah yaxifdak allah hakaa abaal mariyo fikradahaad noo soo gudbidsid

  • @ramlaaxmed8072
    @ramlaaxmed8072 4 роки тому

    Masha Allah. zakariye muqala dada wan dawada. dirigalin ayeey itahay. in kastoo wax aanku shaqysto gacanta kuhayn. lakin waxan rajey nayaa in aan hadafka aan leyahay gaaro. waad kumahad santay video yasha quruxda badan anooso dubtid. Ilahey haku xafido

  • @mustafeabdi6752
    @mustafeabdi6752 4 роки тому +3

    Mahdsanid wll marwalba waxd ka hadasha wax faaido uleh dayarta

  • @raage2524
    @raage2524 4 роки тому +1

    M.a alaha ku dhowro ustaad
    Dadka wxii karankadaa ayaa wax lugu taraa

  • @nabiihaabdulaahi1626
    @nabiihaabdulaahi1626 4 роки тому +2

    Mansha alaah hore usoco wll sakariye

  • @raage2524
    @raage2524 4 роки тому +1

    Alaha ku dhowro mahadsanid

  • @abtihawd434
    @abtihawd434 3 роки тому

    Thanks

  • @fahamkanolosha1290
    @fahamkanolosha1290 4 роки тому

    M.a wllky somaliyaded ilahay cilmiga haku barakeyo

  • @mohamedabdirashiid909
    @mohamedabdirashiid909 4 роки тому

    Maasha allaah wll waa vedio aad u qiimo badan wax badan bulshada ka caawinaayaa

  • @asmamohamed8486
    @asmamohamed8486 4 роки тому +1

    Jazaka Allah akhii

  • @kunkaroon4626
    @kunkaroon4626 4 роки тому +1

    Masha alaah ustaad mahadsanid 🙏

  • @mustafeabdillahi1896
    @mustafeabdillahi1896 4 роки тому

    Wll aad baad ugu mahadsantahay sida sharaftaleh eed noo baraarijinayso ❤ alle hawshada adana hakugu guuleeyo sida aad guusha noola jeceshahay❤

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 роки тому

    WACALAYKUMA SALAM WLLOH WAD MAHADSANTHY

  • @khadarex9237
    @khadarex9237 4 роки тому

    Maacha aallah Jazakallah khayra wllo Qli

  • @tabantaabochannel6752
    @tabantaabochannel6752 4 роки тому +2

    Masha allaah

  • @AliAhmed-zc8em
    @AliAhmed-zc8em 3 роки тому

    mahdsanid mudane waan samaynayaa insha.allah

  • @kaltuunabiib3335
    @kaltuunabiib3335 4 роки тому

    Mansha allah wll mhsanid sakriya inan shalay hargaysa dhexded kugu arkay ku farxsanay wll

  • @cige05
    @cige05 4 роки тому

    masha allah sh sakariye jasaka kalaa khayr

  • @muusemohmed4756
    @muusemohmed4756 4 роки тому +1

    Masha allah go forward

  • @ikraamsaid7941
    @ikraamsaid7941 4 роки тому

    Masha allha bro mahadsanid jazakulahi

  • @lakinasiib5969
    @lakinasiib5969 3 роки тому +1

    waxaan ahay gabadh ku fiican suuq gaynta iyo xayaysiinta allaabaha ganacsiga cidii danaynaysa in allaab loo xayaysiiyo illa soo xidhiiidh

  • @farhansaed8618
    @farhansaed8618 4 роки тому +1

    Zalariye thnks bro go forward

  • @abdirahmanmaxmud3947
    @abdirahmanmaxmud3947 4 роки тому

    mahadsanid video ga ku xigna nagu caawi

  • @abuubakarsadiiqpharmaceuti5152
    @abuubakarsadiiqpharmaceuti5152 4 роки тому

    Maamule Best website ka noo sheeeg

  • @ogaanshaha8171
    @ogaanshaha8171 4 роки тому

    masha allaah waa fursad can hore u soco wll

  • @dhisemedia8367
    @dhisemedia8367 4 роки тому +1

    masha allah wll

  • @abtihawd434
    @abtihawd434 3 роки тому

    Mahadsanid 🙏🏿🙏🏿🙏🏿

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 4 роки тому

    Mnshalah mahadsanid

  • @fahamkanolosha1290
    @fahamkanolosha1290 4 роки тому +1

    Sxpow waxaan rabaa in aad qodobka labaad iika cawiso adoo mahadsan wllo

  • @ayuubjabra5545
    @ayuubjabra5545 4 роки тому

    Jazakala kheyr wll

  • @hamdabarregabow8036
    @hamdabarregabow8036 4 роки тому +1

    Asc walaal manshalaah tabaaraka alaah walaal ganacsiga aad aan ujeclahay lkiin fursad umahelin

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 4 роки тому +1

    Thanks more my big bro

  • @mohamedibrahim-sn9su
    @mohamedibrahim-sn9su 4 роки тому

    Mansha allah horey u soco wllky

  • @abdiqaniabdirahman7224
    @abdiqaniabdirahman7224 4 роки тому +2

    Wll java wax lagu shaqeyo maHa
    Ardaydan jamacada dalke itga cilmi buran lama baro

  • @baarimedia5997
    @baarimedia5997 4 роки тому

    inshaa allaah wax badan la faa iideystey

  • @roblozchannel8396
    @roblozchannel8396 4 роки тому +1

    Mansha allah jasakallah

  • @suhaybxuseen1032
    @suhaybxuseen1032 4 роки тому

    mahadsanid walaal

  • @sayid6649
    @sayid6649 4 роки тому

    Barnaamij ka barashada higaadda oo tayaysan mudo kooban ardaygu kusoo baxayo ha yaraado ama qof wayn hanoqdo iyo barashada quraanka oo tasxiix iyo tajwiid leh ruuxii danaynaya wuu ila soo xidhiidhi karaa.
    wabilahi tawfiw

  • @cawoa.warsame603
    @cawoa.warsame603 4 роки тому

    Maasha Allah mahdsanid wllo

  • @indhojacayl5533
    @indhojacayl5533 3 роки тому

    Thanks Prather 😘👌💯

  • @musemohamoud3273
    @musemohamoud3273 4 роки тому

    Mahadsanid wll

  • @arrale16
    @arrale16 4 роки тому +1

    Mhdsanid wll muqaalkaan wa muuqaalkii oogu sameynta badna ee aan dawado 2020

  • @yahyezaciid760
    @yahyezaciid760 4 роки тому

    Masha allaH. Muuqaalo wax tar leh

  • @feisalsuleyman733
    @feisalsuleyman733 4 роки тому

    Thanks wll

  • @healthandfitness5061
    @healthandfitness5061 4 роки тому +1

    Thank you bro

  • @MohamedAli-yl8rk
    @MohamedAli-yl8rk 4 роки тому

    Mahadsanid boowe lkin niyohow meel aan kalasooxiriiro ii sheeg

  • @saxansaxoproductiantv250
    @saxansaxoproductiantv250 3 роки тому

    Asc wll sakariye waa maxamuud wll waxaan rabaa in aad kahadasho for x oo ad kasamayso muuqaal

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 4 роки тому

    Walalkay noolow zakariye gob sare tay

  • @abdiazizhazzan962
    @abdiazizhazzan962 4 роки тому +1

    Asc walaal Zakariya walaaal waxaad noo sooo dhigtaa scholarships Mahadsanid

  • @cadnaansiciidcabdillahi4495
    @cadnaansiciidcabdillahi4495 4 роки тому

    Thnk u

  • @hamzasaleban9919
    @hamzasaleban9919 4 роки тому +3

    Ku Soo Biir Facebook Group Ku Qorantahay *Somali affiliate*

  • @sabirabdullahi2593
    @sabirabdullahi2593 4 роки тому +2

    Wll zakariye marka hore aad ayaat umahadsan tahay waxaan ka codsan lahaa in aad barnaamij inooga sameyso qiimo dhan 100.000 sida mashruuc looga bilaabi lahaa

  • @xaqiiqomedia1610
    @xaqiiqomedia1610 4 роки тому

    Keep going zhp

  • @diinkaab
    @diinkaab 4 роки тому +1

    waxaajira habab kale soo saari coming soon hab aan soo wado oo aanay gaaladu wli gaadhin

  • @leylafittness24hirsi60
    @leylafittness24hirsi60 4 роки тому +2

    Asc Zakariye Waa mahadsantahay sideen online product ugu iibin garaa Hadii aad iga caawin garto plz ila soo xiriir Thanks

  • @salmanuura5947
    @salmanuura5947 4 роки тому

    Walal qeyr allaha ku siyo dhira gelintada

  • @ahmettyasin3941
    @ahmettyasin3941 4 роки тому

    hore u soco pro

  • @dhisemedia8367
    @dhisemedia8367 4 роки тому

    shukrn

  • @salmaanofficial2559
    @salmaanofficial2559 4 роки тому +2

    Bro moqdisho ayaan joogaa lacag ayaan heystaa cadadeeda tahay 15 Kun wax aan ku qabto magaranaayo bro ee xirfad ii sheeg bro

  • @nouraabdifatah9763
    @nouraabdifatah9763 4 роки тому

    Asc wll
    In aan ganacsi bilaabo ayaan doonayaa markaa in aan kaala tashado doonayaa whatspp halkaa iigu reeb hadaad aragtid qoraalkauga

  • @najaxshariif5908
    @najaxshariif5908 4 роки тому

    Sakariye waxaad u qalantaa malaayiin Like mahadsanid bro

  • @happybeautylifechannel1365
    @happybeautylifechannel1365 4 роки тому

    Mansha alaah wllkay hore usoco lakin.dumarka runti sweets ka cake product qurxinta ayan aqam si an wax usamayo wanba garanlayahay mudo ayan lacag kubaranayey waxwalba oo asaasiya si an ugushaqeyo wan garan layahay xaqiiq

  • @sayid6649
    @sayid6649 4 роки тому

    Sakariye wall inaan si gaara kuula soo xidhiidhan raba

  • @mohamedhappy8629
    @mohamedhappy8629 4 роки тому +1

    Sxb waxaan rabaa vedio noogu sharaxdid sida shirkad tagsi location ah loo furto

  • @abdifatahabdullahi3692
    @abdifatahabdullahi3692 3 роки тому

    Why not to create a UA-cam channel

  • @abdimalikmuktar9157
    @abdimalikmuktar9157 4 роки тому

    Amazon FBA side logu shaqeysto Cashar ka diyaari plz thanks

  • @abuubakarsadiiqpharmaceuti5152
    @abuubakarsadiiqpharmaceuti5152 4 роки тому

    sida FIVVER AMA wx la mid ah
    2captche io USERLYRICS User testing web kaas

  • @libankheire143
    @libankheire143 4 роки тому

    Suldaan waxaa kasoo hadashaa sida Amazon iyo Alibaba sida looga shaqeysto

  • @AliAhmed-ct3zv
    @AliAhmed-ct3zv 4 роки тому

    Igu halee hadaan shaqada galaya

  • @maxamadcalas3939
    @maxamadcalas3939 4 роки тому

    Mahadsanid ustad waxaan jeclahay in Aan ku weydiiyo 1 suul oo ah
    Majiraan website yo lagasameynkaro lacag

  • @raaxoibrahim3039
    @raaxoibrahim3039 4 роки тому

    Walalo shuugra

  • @kamaaludiinkm3403
    @kamaaludiinkm3403 4 роки тому

    how about accountant

  • @cirkagal956
    @cirkagal956 4 роки тому +1

    Niyohw muddo badan ba kugu taxan malin walba shaqa cusub ba ka sheekaysa sida lo qabto hadana ila markii waxba ma ahyno
    😭

  • @abdalaabdiaziz
    @abdalaabdiaziz 4 роки тому

    ASALAMU ALEYKUM,
    Marka kowaad aad baan kaga mahadcelinayaa, dadaalka iyo wakhtiga aad galisey inaad wax noo soo raadisid kadibna nala wadaagtid.
    Waxaan kaa codsanayaa inaad ka hadashid (Work From Home) sidee u shaqeyn kartaa adoo xafadaada jooga, website tiro badan baa jira, dalkii baan joogaa hadad apply gareeyo waxaan la kulmaa dhibaato dhanka Cardkan lacagta lagu shubto oo ah (Visacard, Mastarcard iyo Paybal), Card dhadkaas sidee ku sameysan karaa.
    Aad iyo aad baana umahadaan tahay.

  • @hoobaanhawd
    @hoobaanhawd 4 роки тому

    Mashiinka dharka lagu sameeyo sidee lagu heli kara ama qiimo intee leeg ayaa lagu heli kara

  • @abdiqafarali5585
    @abdiqafarali5585 4 роки тому

    Asc. Walaal wad ku mahadsantahay fikrahaada muhiimka ah. A question for you though: Can you not do affiliate marketing yourse, such as Amazon affiliate? I don’t see any links in your description. I think it’s a great way to earn some extra cash with minimum effort. It’s as easy as linking your Gear you use to record your videos and get that passive income. It’s no brainer! I’m pretty sure what I’m referring to but I just felt I throw it there. 🙏

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 4 роки тому

    Sida looga shaqaysto Amazon dalka Gudihiisa noo sheeg walal

  • @khalidkaramapro4384
    @khalidkaramapro4384 4 роки тому

    Yaan u edit garenaya muqalada

  • @Nimco696
    @Nimco696 4 роки тому

    Wll wxd igala talisaa $4000 ganacsi nooce ah ban ku bilabi karaa plz taladaadu waa muhiim.

  • @ogowhada
    @ogowhada 4 роки тому

    aad baa umahadsantahy wll

  • @harsamemindset8040
    @harsamemindset8040 4 роки тому

    Like share,camment