Horta dunidan waxyaba badan aya la arka nin na xaaskisa u daw hadey mid baari tahay but ma aminsani ineysan daryeeleynin qofki ey hoyada dashay o kuu baahan
Intas iyado magaalo jogtay gabar fariid aheyd dibkaso dhan so martay maxa ugeeyey nin loso arkay o qof kale uso aragtay guurso nin fiican waaye waxaan o sambacnimo ah xoolihi marxuumka
Xumaanta u abihi ku sheegay tan kuu shukamisay wey ogeyd madici karto caano hal well kujiraan iney madaxa hore ka suusacaan halabaan inta dambana ka wanaagsanadaan nin maalinti horaba been ku sheegay maxey kasugeysay
Wa gabadh farida mashallh ilhy unaxaristo mudlinko dhan awlada alh kubarakeyo
Masha allah waa gabadh fariida wiilkaa maxamed ilaahay haw naxriisto qabriga haw nuuro jandii firdawsa haydinku kulmiyo
❤❤❤❤
Alle ha unaxariisto maxamed qabrigana alle ha unuuro insha alleh🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Allah unaxariisto maxamad
Alle ha unaxariisto Mohamed
Waaa nakan
alle haw naxariiso
Aamiin aamiin insha allah 😢😢😢😢
Rooyal uduceeh raga
Mashaallah wa sheko cibraa qadashaa mudan
X
❤❤❤❤
Hadaaba. Wadaa gaari
Aamiin Aamiin inshallah
Aamiin aamiin aamiin
Horta dunidan waxyaba badan aya la arka nin na xaaskisa u daw hadey mid baari tahay but ma aminsani ineysan daryeeleynin qofki ey hoyada dashay o kuu baahan
Alle jano fardawsa hahka waraabiyo adinkana ha isku kiin kulansiiyo
Alaha unaxariisto
Allah ha unaxariisto Mohamed wiil fiican buu ahaa qofka wanaagsanina aduunka kuma waaro
FAADUMO qofkii markii hore noloshada dhibaato ku ahay waa in aad iska tagtaa marka dhibka lesku eegta waa inodhaxeysay ayaad ledahay bay bay
Cuud iyo dalmar
Gabàdha waxaa qawiyay lacagta
Intas iyado magaalo jogtay gabar fariid aheyd dibkaso dhan so martay maxa ugeeyey nin loso arkay o qof kale uso aragtay guurso nin fiican waaye waxaan o sambacnimo ah xoolihi marxuumka
Tamaando Maxey ka wadaa hadii naagta ninkle kadib guursatay janada ma isku arkayaan
Maxaa udilaysaa adaaba lacag udiraye
Royal ena abtigedba qawiyey 😂
Janada illah hakukulmiyo idhin alle😢❤
Waxaa jira nin aad isku dhiban tihiin ood awalba kasiisocotid haduu curyaama uma naxeeysid gabadhaas maqaldano shaqsiga ayeeyku xirantahay
Lacagtiina ka mataji bastarka
No way
Ilahay ha unaxariisto isaga iyo intii dhimatayba 😢
ninku hadu marka hore ku fiicna yes lakiin nin markii hore ba kudhibi jiray wheelchair ka ka tuura

Asc
Wcs
Alaha unaxariisto