Adan ugu farxan barnamijkan wayo video mala yacniya aya somalida ku badan ,xirfad ma lihi masterna wn ahay aadban u niyad jabsana markan xamar imid walina ma rajo dhigin insha allh malin un riyadeyda wan rumen dona,barnamijka wxban ka faiday shukran wll @mohamed omar
M alah ustad mahmed Omar ilahay cimirigaga hadhereyo barnamijyadan oo kale runti aad iyo aad ayey wax tar uleeyihin dhinacwalba hadal laheelaa talo laheelaa inoo soo badi ilahay haka jazaaid siyee from dire DAWA
Sanaag ma garanaysid miyaa walaal, Gobolka Sanaag magaalo madaxda Ceerigaabo Waxay ka mid tahay 18 gobol ee Somalia,, barasho wanaagsan hadaanad markii hore Aad u hausatay magaalo kale walaal
Dad badan ayaa daawada waxyaabo maalaa yacni ah oo waxba uusan ka fa’ideyn sida tiktok madadaal
marwalbo mawduucyada maanka koriya oo sidaan ookale aad baan ugu baahanahay Mahadsanid wll Mohamed Omar.
shukran akhii.
Wa waxa kaliya e I xanujiya dhibatada tiktok dhalinta ku hayo naftayda sidan uga jaray ilahaya mahadleh sharta mala yacniga alaha naga qabto
Walaal maxamad omar alle haku barakeeyo waan kuu soo duceynayaa inshaa Allah
If you have a wife that stand your side with one proffession have one idea one aim,
That's another level
True
Manshallah barnamujka buundo aad buu u xiiso bdanyay wllh❤
Mohamed omar ino so badi,, Allaha haku xifdiyo
Masha allah Ustaad Mohamed Omer Osman barnamijkan halkaa nooga siiwad ustaad 🥰your are my role model and my motor....
Shukran walaal. Waan sii wadaynaa IA
Adan ugu farxan barnamijkan wayo video mala yacniya aya somalida ku badan ,xirfad ma lihi masterna wn ahay aadban u niyad jabsana markan xamar imid walina ma rajo dhigin insha allh malin un riyadeyda wan rumen dona,barnamijka wxban ka faiday shukran wll @mohamed omar
Mohamed Omar
Nin an taageero
Wlahi bulshada somaliyed wax badan bad uheysaa
Ilcadow allaha ka hayo I.a wll sare
Mahadsanid Ustaad Mohamed Omar iyo Najiib. Buundo barnaamij aan ka faa’iiday weeye.
Waligey barnaamij ganacsiyeed kan ka xasaasisan maan arag ❤ points muhiima ayuu sheegay ale haku barakeeyo fikradaadaa walaaal
M.a very thanks bro dhirigaliyaheen aa thy
Mashallaah mohamed ❤
Najiib iyo amal mahad sanidiin waa guuleysaten
Thanks for this idea Buundo ❤ it's really helpful
Masha allah Mohamed Omer
Maashaa allah
Asc masha Allaha thanks first one 🎉👍
M alah ustad mahmed Omar ilahay cimirigaga hadhereyo barnamijyadan oo kale runti aad iyo aad ayey wax tar uleeyihin dhinacwalba hadal laheelaa talo laheelaa inoo soo badi ilahay haka jazaaid siyee from dire DAWA
Hadi la dhaho qofkasta qaybta anfacday ha shego aniga qaybta xalqada kobad aya i anfacday tabatay hamigayga iyo guuxa laabtayds
M.a hor ma wcn❤
Mncha Allah ❤
Mncha Allah guul walboo loo dadaalo waa la gaadhi karaa❤
Mohamed omar inta jookta wllo hada oo barmajika kawada
Najiiib cilmi bdn baa ka buuuxa
👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾❤
M.a
🤚😊
Somaliya bun mabeerato.
M.a teacher omar sidaada in aan noqdo rabaa maalin in aan ka hor hadlo dadka lkn hada cabsi igu jirta😢
You will reach it sis dadaal baan kugula dardaarmaayaaa
Ilmahan khald weynbu galaya …. Somalia iyo sanaag maxaa iska galey maxamed omar khaladaadkaso kale saxiib adaa loo bhnyhy inaad saxdid madaamo aad barnaamijka wadid
Sanaag ma garanaysid miyaa walaal, Gobolka Sanaag magaalo madaxda Ceerigaabo Waxay ka mid tahay 18 gobol ee Somalia,, barasho wanaagsan hadaanad markii hore Aad u hausatay magaalo kale walaal
Bal caqliga wll dib isugu laabo horta saanag waa Somalia takale mankaga gaban kaliya wuxu ku tusay intaas kaliya oo xuman aad uargty inta wanagsan ma argtid oo wilkan ka hadlyy
Halkan si khaldan bad ku timi mlha