Hobal cod tolmoon iyo laxamayste cajiiba ayuu ahaa ilahay ha unaxariiste axmed gacayte Yusuf Erayadii axmed saleban bide Kabamki cabdinaasir macalin caydiid❤
Illaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo Axmed Gacayte. Aamiin. Fanaan cajiib ah ayuu ahaa. Waa hees iyo badh. C/Naasir iyo Siciidna si caqiibo leh bay u tumayaan iyo midhihii Abwaan sare Axmed S. Bidde.
Hees Hyonis %100 Leeday cajiib, Bello kudegtey, allah yarxma 3 kamida cimrigaa dheere Axmed salebaan bide heesta lahaa hdana nool Hegeisa jooga, midhaha lahaa
kalamiyo = laba shay markaad kala dooran kari la'dahay midkee roon= keeba wanaagsan, markan cid kale ayaad u dhiibatay labada shay inay kuu kala dooraan. '' kalamiyo midkee roon arrimaha ila maaree'' micanaha waxan aan kala dooran kati la'ahay keeba fiican bal ila maaree.
1997 ayaan aroos ka qaaday, aniga oo geel-jire ah, 25 sanno kadib ayaan dib u dhagaysanayaa iyada wali nool oon laga bixin. heesta iyo finaannka joogaa lifetime ba malaha maanta ayay soo baxaysa barri waaba laga baxay.
Hobal cod tolmoon iyo laxamayste cajiiba ayuu ahaa ilahay ha unaxariiste axmed gacayte Yusuf
Erayadii axmed saleban bide
Kabamki cabdinaasir macalin caydiid❤
Axmed gacayte yousuf fankiiyo qofu ahaa Alle haw naxariiste
Illaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo Axmed Gacayte. Aamiin. Fanaan cajiib ah ayuu ahaa. Waa hees iyo badh. C/Naasir iyo Siciidna si caqiibo leh bay u tumayaan iyo midhihii Abwaan sare Axmed S. Bidde.
Aamin
Allow ku naxariiso yaa allah Abdinasir ku dar qofka leh ma axmed gacayte baa❤
Anna shil iyo mowdoo
I muquunsha mooyee
Kaa maarmi maaayee
Ahmed Yousuf Gacayte
Hadaan ahmed gacayte dhageeysan iima qurxano maalinta ❤️
Kula mid ahay waa fanaanka keliya een laxankiisa jeclahay
Ja
Assal baad tahy Fariid indheergarada
Mla huba he huno ❤❤❤
Yaxxxx ⚔️🇸🇴🐪 may Allah grant to you junna and all the dead Muslims 🤲🏾
Ameeen
Hees & badh. Allah u naxriiso Ahmed G Yusuf
Midig bidix ma noqotaa
Kala miyo midweek roon
Arrimahan ila maaree
❤🥰
AHU Axmad Gacayte Heesihiisu ma kala dhacaan ❤
11:45 Am 05/10/2023
Meel loogu toosiyo
Male maleh aduunyadu
Meehaato mooye🥰
Ahmed gacayte rabiyow kuuu naxariisto
AUN 🥲🙏
Hees xusid mudan Old is gold memories
Axmed heesihiisu waa xul🫡
01/01/2024 illahay ha u naxariisto Ahmed gacayte
Hees Hyonis %100 Leeday cajiib,
Bello kudegtey, allah yarxma 3 kamida cimrigaa dheere Axmed salebaan bide heesta lahaa hdana nool Hegeisa jooga, midhaha lahaa
Allah ha u naxariisto aamiin
Heesta ayaaa dhagaysan alle ha naxariisto
Erayadii abwaan axmed saleeban bide
Heesaha Gacayte Kuwa uugu Khatrsan Heesta midhaheedu Culusyiin Miisankooduna weynyey Esh calaa Hees iyo badh
Meeloogu toosiyo
Male male aduunyadu
Meeehaatis mooyee
imidiid imaaan qaad
Maalmahan jacaylkuye
17,7 2023
🎉
Kķkk mcney ileen wagii hore wa la is dhihi jiray
axya cod. Waye fanan axmed gacyte ha ahado ama naga daa wye
Alaa u nxaxariisto
Hooobal
Ilaahay hau naxariisto
AHUN Axmed Gacayte Yusuf
Thanx HOOBAL
Alle yaaa raxma
Imikaan micin lii hadba meel darxumo wayn meehamaabayaayee
wax kale
Ax,yaa gacayte
Milshi iyo mildhaw waa maxayna i cawiya bal
Ilove itt🙏🏻
Imikaan miciin ki,I
Iyo meel darxumo way
Meehanaabayaaye
Caadi maaha
Caadi iskadhig
Milic iyo Mahiigaan iyo
Halis intaan maray
Male laguma koobee
Meel loogu toosiyoo
Male male aduunyadu
Meel ahaatay Mooyee hees Layaable Axmed Gacayte waqti hore iyo Meel fog oon ogahay maxaa kudhagaystay.
N'D'A.I.A 13/3/22 8:59 hnimo R.I
Wa.hees.adumacan
Waaw
Micno erayo ayay heestu rabtaa Tusaale milshi iyo mildhaw Waa erayo anan fahmi karin 🥸
magacyo weeye degaan
@@yahyafarah3421 Milshi : Wax waqti soo socda dhici doona saadaalin.
Kale iyo mid kee roon
Macneheed??? lkn
kalamiyo = laba shay markaad kala dooran kari la'dahay
midkee roon= keeba wanaagsan, markan cid kale ayaad u dhiibatay labada shay inay kuu kala dooraan.
'' kalamiyo midkee roon arrimaha ila maaree'' micanaha waxan aan kala dooran kati la'ahay keeba fiican bal ila maaree.
Kalamiyo=wa waxa gaaladu tidha prefer ama doorbidid sidan filayo
Kalamiyo= kaladooro
Midkiiroon= midkii wanaagsan
Like
Meel loogu toosiyo male male aduunyadu Meehansi mooyee
Axsan
Ereyadii cabdi qeys
Axmed saleebaan bide erayada.
No a qaus
Dhuux iyo mataaniyo
Laba mida ma noqonaa
Mawd iyo magba u siman?
Gacayte, Bide, C/naasir Caydiid iyo Siciid, waa Hargeysa, waa fankii oo magaalo ah 😂😂😂
🤲❤
adonyado wa masar
Gacayte waliyolaahi mocadam
Cisag
Waw asxan ya cod hee hee hade kudar cabdi nasiroow
Meel loogu toosiyo male male aduunyadu
Shares
Sadiq cabdiraxmaan Cumar😂
Vassmo ama r
Oky
Naxaristi janno ayaan kuu raiaynayaa
2021
Sag si
Xcc