Mansha allah dolow amni badanti bartamaha iyo koonfurta somaliya hormar wacan bulsho soomalinimada ku weynthy Iyo deegan aad u qurux bdn i.n mar un wan soo booqani 👍🙏
runtii waa degaan qurux badan masuul.aad ayaa u mahadsan tahay runtii channalkaan waa kan kaliya aan ugu jeclahay dawashadiisa dadka na wax ku so kordhiya
Walaal adinkoo mahadsan nosoo badiya barnaamijyadaan oo kale si dadka qaar aan aqoon dhulkooda loo tuso ama loo baro aadbaan uqoirooday waad mahadsantihiin
Itaal media codsigeeygii waad qiimeeseen. Thanks muuqalkaan Dooloow
FROM DJIBOUTI WE LOVE YOU EEBE SOMALIA KOOR IYO HOROMAR HAGARSSIYO , ONE SOMALIA ONE PEOPLE IN THE THE NEAR FUTUR
Afgooye , Doolo waa ballan inan imaado ishaallh ❤🇸🇴
Waa kumahadsantshay warbixinta quruxda badan ee aad dalka kadiyaarinayso .mahadsanid.
Mansha allah dolow amni badanti bartamaha iyo koonfurta somaliya hormar wacan bulsho soomalinimada ku weynthy Iyo deegan aad u qurux bdn i.n mar un wan soo booqani 👍🙏
Doolow waa ku dhashay, waana jeclahay, guriyana waa ku leenahay. Mahadsanid warbixinta quruxda badan oo aad ka bixisay.
Masha allaha sxb wan jeclahay wa dalkega iyo dadkega dalxiis iyo degaba wan ku jogaya
M.a no so badi goboladena aan barano ustad🇸🇴🙋♂️
Thanks masuul sare tariikhaha somaliya nosogudbi safarka allaha kugu xafidee
Mahadsanid sxb Aways Aar
Waw masha allah deegan qurxoon way iiqarsooned Doolow
mar un wan imaan doolow somaali mahadsanid aways
Masha Allah soo siyaadi mowduucydaan
Waad mahad santahay
runtii waa degaan qurux badan masuul.aad ayaa u mahadsan tahay runtii channalkaan waa kan kaliya aan ugu jeclahay dawashadiisa dadka na wax ku so kordhiya
Maashaa Allaah jazaakallaahu khayran waanjeclahay inaan imaado soonka inshaa allaah
Waxa nasiib xuma ah walaal yagoo barwaaqadda intaa leeg haysta haddana gaajoonayah😱😱😱😭😭😭😭😭😭😭
Masha Allah wa
iso jidatay quruxuda
degemada DOOLOW.
Horay uu soco gadal
how laaban walala.
.
Xili barwaaqo ah noo imaaw aan sabuul iyo caano geel kusiinee ınshallaah hhhhhh
@@abdihakiin6702 Waa maxay kaboul?
Waxaan Jeclaanlayn Gobolka Gedo, gaar ahaan Beled Xaawo, iyo Doloow inay degmooyinkaas helaan tageero iyo horumarin Sidhalinta, iuo Shacabka Goobahaas degan Uhelaan waxbarasho, iyo horumar dhaanto, nolashay hada kunoolyihiin.Waxaan rajayna Dowladu inay ilgaar ah uyeelato, gobolkaas ay kunoolyihiin dad Qiimo badan Somaali ah oo wadaniyiin ah💙💟🇸🇴👏🙏
Gobolkaas kaliyah miyay wadaniyiintu kunool yihiin!
Si wanaagsan baad noogu war bixisay mahadsanid, waxan sugayna in aad magaloyin iyo degmoyin sidan cml inogu si warbixiso 👍
M.a aad ugu faraxsanahay in magaalooyinka somali aad kusoo dartid
Mnsha allah nio howl fiican ayad haysaa wlhi, waayo arintaan waxay sahlaysaa qofkasto inuu wadankiisa barto asagoo gurigiisa joogo.
Mahadsanid sxb
Waxaa tahay wariya yaasha soomaaliyeed wariyaha ugu hool karsan guul aad u weeyn ayaan kuu rajeeynayaa
Doolow Somalia wa hormartey masha allah
Waa magaalo aad u qurux badan insha alah mar waan tegi doonaa
You deserve thanks, I enjoyed the video, and it deserves to be watched
Glad you enjoyed it!
Waad mahadsantahay wll wlh muqala wanagsan ayad wadanka kasamaysaa
Walaal adinkoo mahadsan nosoo badiya barnaamijyadaan oo kale si dadka qaar aan aqoon dhulkooda loo tuso ama loo baro aadbaan uqoirooday waad mahadsantihiin
Mahadsanid wax badan ayaan ka faaiiday Aqoon dhuleed
Doolow aa imaan doonta maku fakareynin wlhi qaado bariis ah meesha ay kaaga qoran tahay waa lagu geynaa awood alle cajiiibsana
Doolow 2019kii baan tegay waa magaalo fiican ❤markale baan dalxiis utagi doonaa insha allah
Markaad imaado iso wac aan kugu soo dhaweeyee
Card kii qaxootiga soomaahayn
@@qadarmahamed978 Hye wall
Waad mahadsantahay. Haa waan jeclaan lahaa inaan tago wadanka meel kastoo ka mid oo ay nabad ka jirto oo loogu nool yahay edeb iyo xushmo
Golden voice Masha Allah muuqaalkaada iyo afsomaliga aad Ku hadashid ismalaha reer xamar laguu maleeya
MASHA ALLAH guul hore usoco brother
Maashaa allaah waa banaamij wanaagsan
Aad baan barmaamijkan ula dhacay from Gobalka jarar-daroor soomali galbeed
codsigeeyga labaad muuqalka xiga ii soo duub Saraha Caymiska ee dagmada Towfiiq. mahadsanid
maxa ka qurux badan inaa dalkaaga tuula tuula ugu dalxiistid😊
Mash allh sxp alle hakubarakeeyo
You need more subscribers and views! Dalkeenad na baraysa, thank you walaal.
Aways-Aar Xaaji Nuur ~ Legend. Waa ku wataa aniga. I really liked how you prepare the documentries. Keep it up.
Thanks khadar
@@aweyshaji Mudnaan ustaad.
Mahadsanid jaalle
Masha alah nolow doolow barak alah fikum
Runtii waa degaan aad u quruxbadan aqwaan mahadsanid
Mashalah dolow wa tegaay wa magalada nabad badan❤
M.a mudane .mahadsanid waxad na barti wax aan hore u arkin
Feb/18 /21 ayaan magaladaas iigu horaysay DOOLOW SOOMAL
DOOLA CADO ITOOBIYA feb/05-21
Ayaan iigu horaysay waanana safar kii iigu dheeraa ee aan ku tago dhulkaas
Cimilo ahaan waa dhul aad u kulul
Haddii aanay lahayn webiyada way yaraan lahayd in lagu noolaado
Mahadsanid aways
Sxb noo so badi nakala bar wadankeena hooyo waana so soconaa wadankeena aan dhisano dhalinyarow wadan islameed wlhi wax kuma tarayo meeqaan aragna malin walbo dhalinyaradii la washay aqoon laga dhageesan wayay dhalinyaroy wadankeena aan dhisano kaca dhalinyarada ❤
Maasha Allah
Waad ku mahadsantahay wll qali keep going baan ku leeyahay wll qali hormar wacan oo farxaad lee baan ku rajeenayah insha Allah
Mashallah tabarakallah jamiil jidan❤❤
burco ku xigsii adigoo mahadsan
Haa ishaalahi
masha alaah waan soo boqanaa baardhere waan maray lakiin garbahaeeey iyo buula xaawo ilaa dooloow waan aadi
Haa waan jehlaan lahaa inaan tago dolow .. iyo xamarba insha allh
M.a sxp wax fiican ayaad samaysay
Waa degmada uu maro wabiga sadexaad ee somalia.
Haa Waan jeeclaan laha ee waqtiga iisamixin wllo ee Mahadsanid
Maasha Allah sideen ku tagaa wlal
Mahadsanid sxp guul meel walba tag
Somaliweyn Midnimo wanaagsan
MashaAllah 🥰🥰
Waad mhdsantya zxp awal aqoon uma lahiin d{olow 4 cisho ka dibna inshaa allh waan tagayaa
NEXT GARBAHARAY ZOO ZAMEE
Jes makalada jowhar
Ooah jowar janaay
Mooyaale.kuxeji.sxb.waa.somalilander.kusalamaya
Haa wan jeclahay inan so arko sida ugu dhaqsaha bdan insha allaah
Ustaad waxaad decomentry noga soodiyaarisaa goobwayn hadey macquultahay mahadsanid
Mahadsanid
waan u baahanahay in aan soo arko dhamaan Magaalooyinka aad noosoo gudbisey anigoo jooga Maamulka SL gaar ahaan Erigavo
dhulkaan waa dayacan yahay ilaahoow dalkeena nabad noga dhig aamin
Dagamada celbarde oo ay dolow daris lathy kadiyaari wll adigoo mahdsn
Aweys sxb waxaan waxaan rabay in aad kasoo hadasho kunyobarow sxb waa magaalo aad ufiican
Waa magaaladeydi alow anoo nool igey, war waa mahadsantahay muuqaal kan meel buu itaabtay.
Haa luuq noogo soo duub
Masha Allah waa markii iku horeysey an arkoo Mahad sanid sxb sare ama sami
Wll luuq ganaane nogu so xigsii ado raali ah
Subxaana laah alxamdu lilaah laa ilaaha ila llaah alaahu akbar walaa xowla walaa quwata ilaa bilaah alahu masali calaa sayidinaa maxamed wa calaa alihi wasaxbihii ajmaciin iyo intii raacday ilaa maalinta qiyaama
M.a bro
Haa waanjecelahqy
Machallah aways
I would love to visit Doolow and other parts Somali cities Inshallah
Thanks bro what a best documantary rabbi ha darajeeyo
It's my pleasure
Manshallah
Welcom to boorama zhp boorama noogu imaaw
aways aarka thanks 😊 🙏
Barnaamij
Qiimo badan
Sxb
waan rukuntay channelka toosbaan ugu xiranahay.
رمضان مقبول
شكرا علي اخبا رك الخيرات الم
Ma allah
Mahadsanid walaal.waxaan kuguraacey calanka soomalia ayaad thamnailka saartey masaarin calanka Ethiopia.haddi aad saari laheyd waxey kadhignaalaheed Ethiopiayaa leh dooloow mahad sanid walaal...
Ma aqbaleeno in ciid aanlenahy dhaqan shisheeye lagudhaqo 🥺
Somaali galbeed documentary nooga sodiyaari haday macquul thay.
Mahadsanid.
@Baba Foodle weydi bl 😳😂
Somali galbeed waa dhulka somaliyeed ee guumaystaha Ethiopia hadda xukumo amma dawladda deegaanka loo yaqaan.
Djibouti kalay sxb
Caadi mahan
Asc Dooloow waan jeclahay inan dago
xasus anigoo ithobia kasoo baxay ban soomaray xadudka labada doolow💯🥺🥺🥺💋🌎🌎
Legend awayz wankutagera sxb
Thanks bro 🙏
@@aweyshaji ada mudan sxb
Muuqaal dareen qoto dheer xambaarsan aad baan ula dhacay runtii ilaahay ajar hakaa siiyo waxaad ijecleysiisay dhulkeyga
Xad beenaad aaaaa 😁😁😁
Okay xadka Somalia iyo Ethiopia afgooye ayaanu keenaynaa
Waad mahad santahay markahore barmaamij yadaadana waan lasocdaa intaa kadib warbixintan maxaad ugu soo dari wayday waxuun laxidhiidha dhinaca diinta.
Ileen waadigan soo duubay schoolkii garoonkii ciyaaraha sayladii xoolaha beerihii suuqii meeye malcaamadihii masaajidii.mahadsanid
It's so beautiful land full of all kinds sources. But sadly it's no men's land. Heartbreaking.