FADEEXAD CULUS:- XASAN SHEEKH IYO FAARAX CABDIQAADIR OO ISKU HEYSTA IIBINTA DHULKA JAAMACADAHA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 січ 2025

КОМЕНТАРІ •

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 День тому +8

    Ilahay ha isku diro 🙏

    • @KaKa_641
      @KaKa_641 День тому +1

      Aamiin yaaRabbi! 🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @SiidcaliSiidcaliabdi-h2v
    @SiidcaliSiidcaliabdi-h2v День тому +5

    Illaahow isku dir amin

    • @KaKa_641
      @KaKa_641 День тому

      Aamiin yaaRabbi!!! 🤲🏽🤲🏽🤲🏽

    • @ShaaftoAli-kt5vs
      @ShaaftoAli-kt5vs День тому

      𝙰𝙼𝙸𝙽 𝚈𝙰𝙰𝙰 𝚁𝙰𝙱𝙸🤲🤲🏻🤲🏼🤲🏽🤲🏾🤲🏿

    • @aasuf119
      @aasuf119 День тому +1

      Aamiin ya allah🤲

  • @saidabdidaoud3388
    @saidabdidaoud3388 День тому

    Subhanallah Waa tuugo 😅🫵🏼 balwaan 🎉👍💯

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi День тому +2

    Kulanti Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 День тому +3

    ASC wll Balwaan. Team maxaan cuuna maxaan cabna is funny😂😂😂😂😂😂

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 День тому +1

    WalaaXowla WalaaQuwwata IllaaBillaah.

  • @KaKa_641
    @KaKa_641 День тому +1

    Labadii Xaq’darò ku’heshiisa XAQA ayaa iska’hor keenà !!! ✅ waxaanu dhaheynaa keep going oo is’rifà waanu idin Daawaneynaa.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 День тому +2

    TEAMKA MAXAAN CUNAA,MAXAAN CABAA😂😂😂😂

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b День тому +3

    subxaan allaah

  • @husseinalio2437
    @husseinalio2437 День тому

    Horee usoco Mr balwan

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 День тому

    Weriye c.balwaan aad baad umahadsantahay hambalyo 300 ee aad gaadhay from buntiland somaali weyn o dhan

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u День тому +2

    XASAN DUGAAG WAX DEEQA MA JIRTO😂😂😂😂😂😂

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 День тому +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan labadi xaq daro ku heshiisa xaq aya isku jor keena wa labadi tuug odeyga 70jrka eedaysane xasan gorgurde iyo sxbkis farax abdiqadir waxey isku qabsadan hantidi umada somaliyad boobeyan qaburihi meydki dadki dhintay qufanayo qabiladi isku dirayo hubka sharci darada qamri iyo xashish ka ganacsada odeyga 70jrka eedaysane xasan munafaq farax abdiqadir marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 День тому +1

    IMAANKA ALAHA KU SOO CELIYO XASAN SHEEKH. BUURO LACAG KU DEEQIMEYSE.WAXA KU DEEQA CIIDA QABRIGA OO KALIYA.

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 День тому +1

    Subxaanallah subxaanallah Jamacaadahiina malagaatay Reerbaow yaakule 😂😂😂😂

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 День тому

    Balwaan noolow

  • @Caliya7
    @Caliya7 День тому +1

    Haloo sheego cidii gadata in berito madaxweynaha yimaad uu dhulkaas kasoo celin doono ayna qasaari doonaan insha Allaah.

  • @moa.9902
    @moa.9902 День тому +1

    Madaxweynaha dalka Xassan Sheekh iyo lacag waa sida TOM iyo Jerry. La yaab maleh, haddii uu saxiibbadii iyo gabadha uu dhalay ay isku dirireen lacag.

  • @Bah123-wu4to
    @Bah123-wu4to День тому +1

    Nimankaas xilkoodu haduu dhamaado waa in mid mid loo xisaabiyaa oo wadanka laga sifeeyaa haddii dowlad dambe timaado

  • @Man19699
    @Man19699 День тому +2

    Wax walba waxaa ka sii yaab badan shacabka reer muqdisho ee dhibku saaran yahay ee hadana juu dhihi karin

  • @asliahmed4844
    @asliahmed4844 День тому

    Ceebey kaalay Yaahuu Uf weeye wallaahi waxaanoo dhan 😢

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 День тому

    Dulujidiidi isku cuna hanatida umada soomaaliyed 👁️

  • @XASSAN-q4e
    @XASSAN-q4e День тому +1

    Iimaan laawe xasan shiikh

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h День тому +2

    xasan bahal waa dhurwaa 😂😂 ogow dhurwaagu ilmihiisu markuu bakhdiyo wuu cunaaye 😂😂 majiro dugaag kale oo bakhdiga ilmihiisa cuna dhurwaaga mooyaane kkkk midakale dhurwaagu dhashiisa waynaatay raqda ugu yeedhi waayaan oo markay kulmaan ka uriyo hilbo ay cuneen iyaga faltooda ayuu cunaa oo lafahooga ruugaaye kkkkkk 😂😂 xasan dhurwaa oo gabadhiisa ka uriyay hilib ay cuntay oo aysan ugu yeedhin Dee inuu hilbeheega cuno waa iska dhaqanka dhurwaayada kkkkkkkkk😂😂

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel День тому

    Subaxanallah iscuna😂😂

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 День тому

    I’m sorry waxan u jeeday dalxoreye 😂😂😂 guryo iyo maati xoreeye😂😂😂😂

  • @AbdiNasir-n5h
    @AbdiNasir-n5h День тому +1

    Balwanow ader hora lo yidhi: lexe jeclo laba kama wada qosliso..
    waxa kalo la yidhi: labadi xaq daro
    ku heshiso, xaq bay isku dilan...

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 День тому

    Waa labo tuug waana in maxkamad la keeno dawlada tan ka daneeysah

  • @Xassanguulliye
    @Xassanguulliye День тому

    Hawiyo walalyaal caymiya dalka laxrashayo dadkas idinka ayaa khabankaro hos u ega xalada dalka

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 День тому

    Waxan la yaabay Dadka Reer muqdisho ee saa loo galayo hadana ku haaya Dalxaraashe ❌ Dalxaraashe ✅ ma fikiran miyaa😂😂😂😂😂😂

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 День тому +2

    SOMALI RIP🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 День тому

    Xassa
    Dawladnimaade meel ay Ka soo kabsan Karin ayuu geeyey

  • @Deqa-xc8bb
    @Deqa-xc8bb День тому

    😅😅😅😅 lacsg bay u washeen

  • @abdihakimmohamed3196
    @abdihakimmohamed3196 День тому

    Haddey xaqdaro iskuheystaan ilaahey haisku diro.

  • @TM01980
    @TM01980 День тому +2

    Faarax Cabdi Qaadir is like Fahad Yaasiin. Without Faarax, HSM regime will fall apart.

    • @KaKa_641
      @KaKa_641 День тому

      @@TM01980 maxaa isu keeney keliya waa isku qabiil 🙄😏 Waa nin&nin la’aan. Ee qabiilka jooji damqushaash beniAadam ma’ah waa mooryaan.

    • @TM01980
      @TM01980 День тому

      @ They are influential figures and key power brokers.

  • @MohamudGaway
    @MohamudGaway День тому

    Asc balwaan ma ogtahay inuu xasan sh m uu jamacad horay ubililiqaytay taas oo ah sidam una badalay simad laan kamid ahayd jamacaxda umada s

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 День тому

    Wixii umadda kadhexeeyey ayaa isku diray.

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur День тому

    X. Culusow. Wa. Tug. Sicad. Ayu. Warkisa. Ucadeyay. E. Tuganimadisa

  • @burhanhussein3135
    @burhanhussein3135 День тому

    Xassan somaali ma ahan waa nin hindi ah.

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur День тому

    Damantod. Watugo. Wain. Lamaxka. Madeyakuli.

  • @aasuf119
    @aasuf119 День тому

    Jamacadaha guryo muu ka dhisanaa subxanallah is wada dagaala dheh boob siis ku jiraan dhac iyo boobka wadanka😮😮😮 acuudubillah

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 День тому

    wallee waa lagacangalay dalkii xaraash alow sahal amuuraha.

  • @dhaqansabrie7664
    @dhaqansabrie7664 День тому

    Duugo a
    Wax walba ka dhaxa dad masaakiin. Waxad dhashay aqoon ma lrredaday ?

  • @altappomaktappo7060
    @altappomaktappo7060 День тому

    gabadh ma la qabaa? anaa ka keeni doono lacagtaas

  • @cabdulahikhalif5402
    @cabdulahikhalif5402 День тому

    Xasan waa tuug wuxuu dhacay lacagtii qaranka isagana waa ladhacaaa waa sunnatal xayaa

  • @ashawooo
    @ashawooo День тому

    Dhulka Jamacad ma Shacabka iska leha ma madax wenah waa yaba rabiya adiga uu maqan umadan Somaliya lacagta waa xaran caruurtada lama siya

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 День тому

    Kkkk

  • @AHMEDADAN-h5v
    @AHMEDADAN-h5v День тому +1

    Subscribing Aftahan Production