Dekadii Mareykan E Qasa Ma Daadkaa Qaaday Mise ku tala gal? Dagaalka Qasa & Xasan Nasrulah Jeesjeesk

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • Dekadii Mareykan E Qasa Ma Daadkaa Qaaday Mise ku tala gal? Dagaalka Qasa & Xasan Nasrulah Jeesjeeskiisa Israil
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 171

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  3 місяці тому +48

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 3 місяці тому +13

    Alaaha unaxaristo inta dhimaty inta nool Alaaha badbaadiyo yuhuuda Alaaha jabiyo amiin yaa Alaah

  • @Mohamed1f7ug8k
    @Mohamed1f7ug8k 3 місяці тому +11

    ASC Shiiq maxamed dulmi diid Malmahaan Barnamijada xasaasi waaye marka 3 bar Naamij Nooga dhig

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 3 місяці тому +5

    Scw scw scw scw Sheikh Maxamed wacaleiku wasalam hamas Palestine gull gobonimo ❤❤❤

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y 3 місяці тому +4

    masiibo Allah ku rido mareykan yahuud aamiin illaahow ugargaar islaamka siiba falastiin xuuti aamiin

  • @haa8793
    @haa8793 3 місяці тому +6

    الحمدلله الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر ولله الحمد

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 місяці тому +8

    اللهم انصراخواننا في غزة يارب

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 3 місяці тому +3

    Alxmdulilaahi rabil caalamiin ilaahoow Falastiin ugrgaar

  • @dahaboibrahim9159
    @dahaboibrahim9159 3 місяці тому +4

    Alla Weyn ninki Aamina Awood Leh. Sheekh baraka la Fiiki.

  • @faadumaibrahim3335
    @faadumaibrahim3335 3 місяці тому +4

    Alxamdulillah alxamdulillah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇳🇱🇵🇸🇵🇸🇵🇸FREE Palestijnse yaa Allah help yaa rabi

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 3 місяці тому +2

    Allahu Akbar allxamdullilah

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 3 місяці тому +3

    Aaway awoodii aysheganayeen tani waa awooda allé lama horjoogsan karo alloow waxay sheega'ayaan biyo kadhig dhulka gala aamiin

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 3 місяці тому +3

    Thanks 🙏 sheekh جزاك الله خيرا الجزاء

  • @abdelnaseribrahim1244
    @abdelnaseribrahim1244 3 місяці тому +1

    Ilahay haa jabiyo yuuhuuda ilahay haa barakeeyo hamazz

  • @safiyasaid1
    @safiyasaid1 3 місяці тому +4

    Waa arrin muhiim ah in kirada iyo beeca guudba loo fiiriyo mushtamaca meeshaas ku nool ilahayna barakada ayuu ka qaadaa bini aadanku isagaa barakada ka qaada wixii illahay siiyey

  • @AbdiAziizHassan-sz6kp
    @AbdiAziizHassan-sz6kp 3 місяці тому +1

    Aad baan kuu salaamayaa Sheekh Maxamed Alle ha ku sharfo aad baan kuu salaamayaa

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 3 місяці тому

    Allah Akber sheekh

  • @HalimaIssack-fv6cb
    @HalimaIssack-fv6cb 3 місяці тому +1

    Marki horeba qiyaano lodhisey dekadaas e awoda ALLAH Allah hauziadio burbur iyo dhul go'o ALLAH hakurido inshaallah yahuda iyo rer galbetka

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 3 місяці тому

    JAZAKALLAAHU KHEYR WAA RUN IJAARKA INEY XAD U SAMEEYAN AA FIICAN

  • @kaltuunxasan2853
    @kaltuunxasan2853 3 місяці тому

    Allah jebiyo yahuda iyo mareykan iyo intii la jirta rucbi allah ku rido diyaaradaha ey ku dhameysey ummada masakiinta ah guryahooda iyo naftooda ku baabi,iyeen allah gubo allah burburiyo ,allah u gargaaro walaalaheena falastiin allow guusha gacantooda geli

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 3 місяці тому +5

    Free Free Palestine 🇵🇸 ♥️

  • @roodanuur2196
    @roodanuur2196 3 місяці тому

    Alhamdulilah Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar walilaahil hamdu masha Allah

  • @user-yt8xc2kr8x
    @user-yt8xc2kr8x 3 місяці тому +2

    Waa awood alle wax kale maahan

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 3 місяці тому

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 3 місяці тому

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @Aamiin733
    @Aamiin733 3 місяці тому

    Assalamu Alaykum. Allah Akbar Allah Akbar. Allah ha xifdiyo. Ha guuleeyo Palestinian. Yaa rabii guusha sii Palestinian iyo dhamaan muslimka

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 місяці тому

    Waa Mucjizo rabaani ah Masha'Allah Degedooda, Dooniyahooda, iyo Hubkoodabo Allaha dhameeyo, amiin yaarabi

  • @-vm7mr
    @-vm7mr 3 місяці тому

    الا إنا نصر الله قريب☝️

  • @abdullahihussein3808
    @abdullahihussein3808 3 місяці тому

    Allahu Akbar usraial iyo maraynkan allaha jabiyo

  • @KhadarMaTo143
    @KhadarMaTo143 3 місяці тому +3

    Alle haku barakeYo ❤

  • @munawarsame1043
    @munawarsame1043 3 місяці тому

    Uxibuka fillah! Ilaahay SBXW hakuxifidiyo adiga iyo ehelkagaba!

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 місяці тому

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qaaluuhassan4275
    @qaaluuhassan4275 3 місяці тому

    asc SHEIKH KOORSADI MADHAMAATAY

  • @user-gr7kw6hu8b
    @user-gr7kw6hu8b 3 місяці тому

    Course dii Soo Dadaji sheikh

  • @AhmedMohamed-kh2tf
    @AhmedMohamed-kh2tf 3 місяці тому

    Walsall wad ku mahahadsan tahay.jazaakala huu khayr

  • @rayanaahmed6639
    @rayanaahmed6639 3 місяці тому

    Alxamdulilaah

  • @UmadaSom2
    @UmadaSom2 3 місяці тому

    Yaa usoo laabanaayo xamar hadey saan qaali u tahay Subxanallah ❤

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 3 місяці тому

    الحمدلله رب العالمين

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 місяці тому

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 3 місяці тому

    Allahou Akbar

  • @snw9257
    @snw9257 3 місяці тому

    الله أكبر الله أكبر

  • @snw9257
    @snw9257 3 місяці тому

    Dhagarto Illahay burburiyey alxamdulilaah

  • @rayanaahmed6639
    @rayanaahmed6639 3 місяці тому

    ASC hh sheikh AA kulakaftamee dowr xaasle maatahay studyyaalbadan ayaad haystaa Masha alaah

  • @AbdiAziizHassan-sz6kp
    @AbdiAziizHassan-sz6kp 3 місяці тому

    Alle dartii baan kuu jecelahay Alle ha ku sharfo

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 3 місяці тому

    ❤Subxaana laaaah❤
    Wamaa yaclamu
    Junuudu ♥️rabbika♥️
    Ilaa♥️Huwa♥️

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 3 місяці тому

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @seidalimahamud5823
    @seidalimahamud5823 3 місяці тому

    Mashlh sheQ alaha ku xafixo

  • @Maidamoha-x7b
    @Maidamoha-x7b 3 місяці тому

    Allahu Akbar

  • @saidmuktar
    @saidmuktar 3 місяці тому +1

    Mashalh giro Somali waaa waax had kabaax. Shukraan

  • @fourrehfarah7449
    @fourrehfarah7449 3 місяці тому

    Waaa sax

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 3 місяці тому

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer Gaza

  • @yusufabdi7009
    @yusufabdi7009 3 місяці тому

    Waa sax guryaha xamar waqaali

  • @amaldaud8014
    @amaldaud8014 3 місяці тому

    Shiikh kheyr allaaha ku siiyo

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 3 місяці тому

    Waa runtaa oo hees baa ahaa ! Dadka ninkii dharga u daran dibusocodna waa isaga! Hadii maamulka gobolku hoos u dhugan waxaa ka dhalankara FAD ama ha fadin°

  • @eveibrahim6673
    @eveibrahim6673 3 місяці тому

    Khabiibi👉🏾baxa Daad xoor Alla ha idinka dhigo, amiin🤲🏽

  • @cabdigahayr2563
    @cabdigahayr2563 3 місяці тому

    Guusha ilaahay hasiiyo reer falastiin cadawgana ilaahay hajabiyo amiin amiin amiin

  • @ZakariyeAbdihamiid
    @ZakariyeAbdihamiid 3 місяці тому +1

    Sheikhow wan daalnay san kusugaynay ee lasoo dhaqso courseska adigo mahadsan🙏

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 3 місяці тому

    Waa sawiro caqli iyo imaan ma jirto Guri xamar kuwaas 100 in uu ka vadnaado ma aha

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 3 місяці тому

    Cajiib

  • @user-gd2pv5fg3v
    @user-gd2pv5fg3v 3 місяці тому

    Masha Allah xaqaa qaaday ee daad maaha Allahu Akbar

  • @user-uu4jl8dx1h
    @user-uu4jl8dx1h 3 місяці тому +1

    Asc falastiin alaah ha guuleeyo, yahuud iyo maraykan alaah ha burburiyo, dakada awalba dulmi baa loo dhisay ee alaah burburiyo, awalba hagardaama ayaa loo dhisay

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 місяці тому

    illaahaay haawgargaaro falastiin yaarabi guusha sii

  • @anasalmissagalhoney5915
    @anasalmissagalhoney5915 3 місяці тому

    walahi it's true rent homme siixir baarka qaayb waayne aayay kaa taahay kiirada guuryaha even jabuuti kaa haadal aadiga jooga meel xoor ah from djibouti very expensive rent homme iyo électrique walahi cheikh good bless you and yours please kaa haadal jabuuti kiirada unlimited djibouti rent hommes

  • @user-rr9lc5mg4x
    @user-rr9lc5mg4x 3 місяці тому

    WAA SAX WAA INAY DOWLADA LASOCOTAA KIROOYINKA GURYAHA, MILKIILAYAASHA GURYAHA WAA KUWO IIMAANKA ALLAHA KAQAADAY DULIYAASHA

  • @user-pj2ht1sf8t
    @user-pj2ht1sf8t 3 місяці тому

    Islaamni mo allaha kuhanuuniyo islaantaas waaa geesi damqnaya allaha hanuuniyo

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 3 місяці тому

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @Captain_Muudey.
    @Captain_Muudey. 3 місяці тому

    Siyaasad waxaa jirto la dhaxaayo economic ahaan Rent control
    Oo dowladda in xadiddo ijaarka guryaha iyo sicirka si logu hortago
    Inflation ama sicir barar ka dhaqaale ahaana ma fiiicano in id kasta waxay rabto guri isaga ijaarato

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 3 місяці тому

    الهم انصرني إخوانا في فلسطين

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 3 місяці тому

    Rabiyow isku dir cadawga

  • @ahmedmusse2030
    @ahmedmusse2030 3 місяці тому

    Sheikh nagadaa macadyada Ku yaala niroobi.fadlan.

  • @DeeqoShiiq
    @DeeqoShiiq 3 місяці тому +1

    Asc yaa muslamiin

  • @mataan10hasan74
    @mataan10hasan74 3 місяці тому +1

    Mareykanku dakadii u yuhuuda ku taagerayey oo dadka indhahoda ku indha sarcadiyey ayaa alle tusay awodisa allaah akbar

  • @MaximumCali
    @MaximumCali 3 місяці тому

    Shekhow ilahay haku xifdiyo ee hal Mar ka so hadal War warka china laga shegayo

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 3 місяці тому

    DIEU est grand Allahu akbar

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q 3 місяці тому

    Waali waaye waxaas macquune ma ahan

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 3 місяці тому

    ALLAHA U HIILIYO MUSLIMIINTA QAASATAN REER FALASTIIN .MIDA KALE MACQUUL MAAHAN IN SOMALIYA LAGU KIREYO GURIGA FILADA AH 300 $ SAX MAAHA INLAGU TASHADO KALIYA QURBA JOOGTA DADKA WADANKA DAGANBA WEY RABAN INEY DAGAN QURBA JOOGTA XITAA INBADAN OO KAMID AH MABIXIN KARAAN 300KABADAN

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 3 місяці тому

    Dakada ay dhisayan waa qayaano Alaaha burburiyo badana ha qaado insha Alaah

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 3 місяці тому

    Allah akber Alxudulaah dulmi ku wadeen Allah ka shifay reer falastiin xamaas maqawinda Alqsaam Allah caawi 🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 3 місяці тому +1

    Ilahey leyihiin gaza dakada awalba gaska lagu qarinaya

  • @ummumuhammad9412
    @ummumuhammad9412 3 місяці тому

    Waa runtaa, badeecada kirada guryaha waa in lala xisaab tamaa, dadka iney Iska sameysan waxey rabaan
    Kirada ama badeecada qaali laga dhigey waa in ay sababeeyaa sabata ay u qaaliyeeyeen waa waxaa jira wax taladiisa fiican Alcumuum waa in dabagal lagu sameeyaa.

  • @jamacjamac7457
    @jamacjamac7457 3 місяці тому

    Ale.waa.qafu.raxiima.alau.akabar.alaahu.akabar

  • @Fays2010
    @Fays2010 3 місяці тому

    Lacagta XSM iyo team kiisa boobayaan baa dib loogu baartaa, ee ma aha qurba joog, sheekhow

  • @maxamedofficial1519
    @maxamedofficial1519 3 місяці тому

    Wlhi point fiican ayaa taabatey 12:51

  • @RamlaAhmett
    @RamlaAhmett 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal950 3 місяці тому +3

    It was qayano port..

    • @imahmud
      @imahmud 3 місяці тому

      God is above them, and He is fully aware of their evil intentions.

  • @FarahAhmed-bn3bc
    @FarahAhmed-bn3bc 3 місяці тому +1

    Waa mucjiso rabi

  • @ibnumarwan1118
    @ibnumarwan1118 3 місяці тому

    ❤❤❤❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤❤❤❤

  • @MariamMahamed-lp7dk
    @MariamMahamed-lp7dk 3 місяці тому

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 3 місяці тому

    waasax dadkii ceedhiinka lagu kala boobay

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 3 місяці тому

    Khayiimo ayaaa loo dhisay awlba laakiin ilaahay ayaa ilaa sha naya cabiid kiisa .
    Danaaha cadowga ayaa lagu fulinayey awlba lacagta lagu dhisayana munaafaqiinta carbeed ayaa bixinayey .xasbiyalaah wa necma wakiil kulu daalim yaa rabi ilaahaw adaan kaa magan galay share cibaadak.

  • @gaaschannel1013
    @gaaschannel1013 3 місяці тому

    Sh. Waa mahadaantahay lkn muqdisho qeybo kalla duwan ayay ka kooban tahay dad high xlas ah dad midle ah iyo qaar hoose ayay ka kooban tahay marka halla yaabin ustaad

  • @deqafarah8903
    @deqafarah8903 3 місяці тому

    Sheekhow dowladu ayada dib ha isku fiiriso, qandaraasyo bay ku bixisaa dhulkii qaranka oo dadbaa wada dhistay sida Al-curuba hotel dhulkeedii. Waxaa kaloo jira koox guryaha kirada loogu jiro lacag baad ah ka qaada oon canshuur ahayn oo madaxweynaha ka haysata fasax😢😢😢😢😢.

  • @user-pm1pp8of2e
    @user-pm1pp8of2e 3 місяці тому

    Wcs wr wb arintii income samaynta online ka halkay kudanbaysay cafwan

  • @mohamudmohamed1211
    @mohamudmohamed1211 3 місяці тому

    Alshabaab Reporter ,waa laguna qaban inshaah beentaa

  • @HassanAdan-cn6dp
    @HassanAdan-cn6dp 3 місяці тому

    Free🇯🇴🇯🇴🇯🇴💟💟💟🇩🇯🇩🇯🇩🇯☝🤲🙏

  • @hodanxuseyn2284
    @hodanxuseyn2284 3 місяці тому

    ASC. Dekeda armay aheyd dekatu dirar. Waxan horey u maqalnay masjidul dirar kii munaafiqiinta.

  • @Mohamedahmed-mw9ew
    @Mohamedahmed-mw9ew 3 місяці тому

    Wlhi wa arinka aan ka yabana ani yurub ayan joga wxn dagnhy guri 3qol 2musqul fadhi kushin 400€ oo i dherthy cafimd save mrka shaikh arinka in bdn ka hadla dadkas dalka way gumeyen allena dadka ha ka qabto

  • @malyuncadey4816
    @malyuncadey4816 3 місяці тому

    Gaza eey kusii diraayan yahuuda shiicigas
    Ayaka meyiskahadlan shiiciga
    Rer gaza Allah fahansiiya sirta eey kuhayan shiicadha
    Hassan nasrullah kabta haacuna

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 3 місяці тому

    🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @jamacjamac7457
    @jamacjamac7457 3 місяці тому

    Asc