Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Jh jeclkii hadlow aheed Alle unaxariisto marwo maxamed 😢❤
Yaa salaam heestani waa hees kaga jirta khaanada sare heesaha Qalbi taabadka ah
Ad io ad ugaas❤❤❤
Aaxeey axeey 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 ma heesbaa waxani mise oohin kala garani wayee
Waa hees calaacala ugas 😢
@@Senaterbahdon waar oohin dheh waxaasi calaacal waa ka sarèeyaaye
Allaah haxafido abwaan ciise waraabe oo heesi hiisa oo cadan laguqaaday intabadan lugu inkiray ayaa layidhi raadhiyoow muqdisho haddaad runsheegayso xarafka G heeskasoo samee islasubixiina heeskan goobyaale ayuu keenay guul maalma kadibna macasalaama xamareey xaajiyadaydii ayaa isooraadisay inlaraacina waaqasab ayuu yidhi wuuna sooraacay marwadiisa allaah yacisak insha;allaah abwaan qaran oo qiimaleh xafida hullaah aamiin aamiin aamiin
Wax garad taariikhda haya
Goobyaaley gamaahiirgoobaale bannaan ah gabal maygu dhacay
Hadaad nin Somali jeclaato sidaa marwo Mohamed ayaad oohin iyo calaacal ku dhiman ilahay how naxariisto 😢
Alle ha u naxariisto mey helin qofki la ' fahmi lahaa qiimaha jacaylka
Marwo Maxamed heesaheedu waa kuwa dareen gooniya leh, sheekooyin aan ka maqlay nolosheediina waa kuwa tilmaamaya!
ad u weyn ugaas
Najaxaw heesbaad soo gelaysay agatayda xasuus iyo qiimo kuleh
ad io ad ugas
Marwo Maxamed (aus), hees ay qaado oo aanan jeclaysan ma jiro. Waxaan isweydiiyaa tolow gabdhaasi qadarin intee leeg bay ku lahayd fanka Soomaliyeed? Illaahay janadii ha ka waraabiyo.
amiin alle ha u naxariisto, qadarin ad u wayn ayay ku lahayd fanka sxb
Yaaa sameeyey
Erayada heestan miyad u jeda wll
Jabiye miyaa

Goobyaaley gamaahiir
goobaale bannaan ah gabal maygu dhacay