ADEEG IYO SHEEKO RAMADAN DATE 6

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 146

  • @AdnoAsad-qg8wt
    @AdnoAsad-qg8wt Рік тому +3

    Ahmed hange iyo riyaaq Abdi guuleystah habibiyaal 👑🥺💚

  • @amalcabdi2828
    @amalcabdi2828 Рік тому +14

    Gabadhaan faanka ku dhibsadey sida klle waan taageera 😂😂

  • @maariacaday1640
    @maariacaday1640 Рік тому +18

    Abaa horta riyaaq inaan taageero oo jeclahay maloo shegay❤😢

  • @MMm-oe2pl
    @MMm-oe2pl Рік тому +28

    Maashaa Allaah, I like this beautiful family. May Allaah continue his blessings towards them and Protect them from all evil and Xasad. Your brother from Minnesota. I like the wall decoration of your apartment. It looks both modern and designed elegantly. I bought 4 bedrooms from Nairobi, it is scheduled to be completed by next month Inshaa Allaah. I was wondering if you could please share with me the folks who did your wall decoration. Well done my brother and sister. Best couples indeed!!

  • @sweetadna1556
    @sweetadna1556 Рік тому +27

    Dabecad
    Qurux
    Daganaan
    Akhlaakh
    Ayaad isku darsatay mashalh abyo ilahay haku xafido wlahi intad social media gabar ku arkaye ma arag gabar ka dagan ❤waliga sidan lee ahaw inshalh

  • @hoodoabdi5574
    @hoodoabdi5574 Рік тому +2

    Dadka Africa jooga waxay raadinayn meelay cuntada iskaga soo saaran anigan 30 minute ban haysta inan tukado oon afuro🥺🥺🥺ninkani marku American Ramadan ka baxsaday uu tashaday

  • @fadumawarsamemumin4232
    @fadumawarsamemumin4232 Рік тому +13

    Dumashi gaabey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂intas nah waa kaftan ina adeer keey igu salaan Jah khalafka iwado Noh fahan 😂😂😂😂

  • @KhdraMoha-yx5iw
    @KhdraMoha-yx5iw Рік тому +9

    Gurigii aad hagaajinaysaY noso gaki wll

  • @mohamedmukhtar1541
    @mohamedmukhtar1541 Рік тому +4

    Miss you walahi

  • @kalsoonqalbiwanag7699
    @kalsoonqalbiwanag7699 Рік тому +8

    riyaqey abayo mad naga cawisid sida jena wax looga dalbado ❤

  • @farxanabdiaxmad3112
    @farxanabdiaxmad3112 Рік тому +4

    Mxa Nin uahay hadii an shageysaneynin lagend 💪💪

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    Number numberes number aan familita ahaaa familyyyy number 5555555555555555555555555555🖐shaqsyad Nafsad baan wax ku ahay number w qiimo ii mabadinayso iyo qaayaba qadarinbabuuxo.yartaan familibaanahay.saabiriineeeeey

  • @fardowsaosman2558
    @fardowsaosman2558 Рік тому +10

    My home Galkacyo Bilan 🇸🇱💋❤

  • @aishcuud3081
    @aishcuud3081 Рік тому +6

    M.a quruxey insha,allh rodinka nosobade cadey ❤😘💑

  • @teesteeye1232
    @teesteeye1232 Рік тому +4

    Dear sis adigana USA miyaad aaday kkkk odayga markuu Kenya usoo laabtay ayaa adigana lagu arkay😂😂😂😂

  • @maslahwarsame7753
    @maslahwarsame7753 Рік тому

    Aniga,waxan,dumashiga,cumar,maxamuud,

  • @bella_luula7516
    @bella_luula7516 Рік тому +1

    Riyaqay daris nhy meshana xalay kaso adeegtay wlhi m.a wayee

  • @saynabcabdi1090
    @saynabcabdi1090 Рік тому +6

    Adaba ku xiisnay walsheney♥️ilahy ha ku xafido aduun iyo akhirba adi duma

  • @superfun1819
    @superfun1819 Рік тому +5

    Cawaagta❤❤❤ Laasqoorey timiirta Jaaale waa macaan

  • @abdullahiibrahimabdikarim8897

    xafadena waye meshan chamka aye ku talla

  • @Rodrygoes11
    @Rodrygoes11 Рік тому +18

    The only coupleS aan la jecalahay In wadajir ahaadaan abid ❤️👩‍❤️‍👨💍

  • @qalicali5781
    @qalicali5781 Рік тому +8

    Routine day noosoo sameey apyo please 🙏 🥰🥰

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671

    Welcome back xppti I miss you Ramadan mubarak 🌙

  • @axmeddaacad9497
    @axmeddaacad9497 Рік тому +9

    Gbdhehena mash alh qoysask iyo guri dhaqida ad bey ugu fiican yihin lk away he raga somaliyed hadan nahy anaga wexena xiiso Lee waye 3 cunug hadan ka dhalnay xaaska wanba ka xiiso dhacnaa mid kale cusub radinaa kkkk

    • @zamzamcumar2177
      @zamzamcumar2177 Рік тому +2

      Hhhh wlhi nin run shegago ada laga arkaa sxb adiga saa ha noqon😅😅

    • @axmeddaacad9497
      @axmeddaacad9497 Рік тому

      @@zamzamcumar2177 runta Lee igu imaane wlhi abyo jaceylka iyo af macaanida wlhi xiisaha inta na hayo Lee waye kkkkk

    • @zamzamcumar2177
      @zamzamcumar2177 Рік тому

      Hhhh oo wlhi ah manoli yaaa in lagu tashado waye shekadan si kale ma ahn ar faraxaaa

    • @axmeddaacad9497
      @axmeddaacad9497 Рік тому +1

      @@zamzamcumar2177 xaliimo ilaa qiyaamo ka dhaco ha sugin faarax si dhab kuu jecel inad hesho farax inta yar oo ad dhal dhalaleyso Lee uu ku rabaa wan ku salamaya nerobi kaso salamaya walashey mcn kk

    • @hafsabazaa6496
      @hafsabazaa6496 Рік тому

      ​@@axmeddaacad9497 nocaas matahay 😂😂😂

  • @hibomaxamed1085
    @hibomaxamed1085 Рік тому +2

    Awlaad baari ahna alle hakugu daro huno🥰

  • @iqraahmed519
    @iqraahmed519 Рік тому +4

    My dumaazhi io brother wada noolaada from garwe ❤🇸🇱👸

  • @ducaysanofficial849
    @ducaysanofficial849 Рік тому +1

    Ramadan kariim marwo riyaaq ilahay ha isku kiin daayo adiga iyo xajigag🥰🥰🥰🥰

  • @msszoyaaa9141
    @msszoyaaa9141 Рік тому +9

    Marwoyyyy miss you ❤😢

  • @Alowsahal
    @Alowsahal Рік тому +3

    Rosmeri aaladhahaa rixan mahin

  • @azarkhalidhussein486
    @azarkhalidhussein486 Рік тому

    Guriga na tus

  • @zainababdikadir9653
    @zainababdikadir9653 Рік тому

    Moos bukeeni waaye waa la karshaa gabree wllhı qosla ıgu dishaya dumaashi qudaarta waa inaa barata magacyadeed sıda loo ıstıcmaali

  • @nuurkayenahaydarus9066
    @nuurkayenahaydarus9066 Рік тому +5

    Ana kuxiise😂

  • @hassansharkmarke4611
    @hassansharkmarke4611 Рік тому +5

    Mashaallah

  • @kowsarqorane5784
    @kowsarqorane5784 Рік тому +5

    Masha Allah walashay qaali

  • @ikranabdi1564
    @ikranabdi1564 Рік тому +3

    Riyaq axmd wa I aa balad xawo gaysa hada roba ka dayae❤😅

  • @bouchraosmaan6150
    @bouchraosmaan6150 Рік тому +5

    Mss Smile😊❤

  • @XamdiADAN-xj9fn
    @XamdiADAN-xj9fn Рік тому +3

    Waanii xiiisay❤ abaayo iyo duma❤ iskuwaarah❤

  • @aishoabdullahiaden274
    @aishoabdullahiaden274 Рік тому +3

    Marwoyinku waaa wada mashqule how qabanina😂❤

  • @ifraaxhussein7443
    @ifraaxhussein7443 Рік тому +2

    Riyaaaqeee sidaaan Lee noo ahow update heee❤m.a mi couple

  • @riyaqruun355
    @riyaqruun355 Рік тому +4

    Wan kusalamay samideyda

  • @queenmakiish8806
    @queenmakiish8806 Рік тому +1

    Mansha Allah abayo mcn ❤❤❤❤❤Allah hakuxifdiyo ❤🥰🥰🥰🥰

  • @Filsan6236
    @Filsan6236 Рік тому +2

    Waa runteed Rayxaanta buurta balad xaawo ayay ka baxdaa

  • @nastexoshineabdishine3880
    @nastexoshineabdishine3880 Рік тому +7

    Waxaan layaaby ddka gabadha dhahayah guriga noosooduub maxeey kafaaidayaan

    • @binthassan3577
      @binthassan3577 Рік тому

      Haaa wlh rufyaan wayee waxee rabaan gurigedhi intey arkaan lee

    • @alisalaxcumar4256
      @alisalaxcumar4256 Рік тому

      Ayadaa tiri wa idin so galinaa marka dadka dhahayo noso gili garee u leyyihin

  • @nimcoabdi9505
    @nimcoabdi9505 Рік тому +4

    Wllshyeey

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    Saxsax.

  • @shukrishacni3108
    @shukrishacni3108 Рік тому +1

    Mashallh mi couple farxad waarto ❣️❣️♥️💯💫🥰🥰❣️♥️

  • @sucdifuad8893
    @sucdifuad8893 Рік тому +3

    Abaayo rootin noosoosamee plz

  • @xaawomirefaarax-ni6xy
    @xaawomirefaarax-ni6xy Рік тому +3

    Maasha alaah akhlaaq badan gabadheena❤

  • @queenamiira9513
    @queenamiira9513 Рік тому

    4 bil guriga maxa laga guraa maa buuxunaysay allaah lee guriga fadilka qurux ku yahay

  • @binti784
    @binti784 Рік тому +4

    ❤️♥️❤️♥️♥️❤️♥️❤️♥️😍😍😍😍😍😍😍

  • @maryamaadan1804
    @maryamaadan1804 Рік тому +4

    We missed u

  • @abshiroismacil
    @abshiroismacil Рік тому +2

    Riyaaaq Vlog eid so duuuub💖👸🏽

  • @FartinAhmed
    @FartinAhmed Рік тому

    Saytun macahan wa bashion waxa kale ee moska cadiga ad umaleso wa mos bokoni waxa kabsarta u eg waa salari

  • @firdosabdi1069
    @firdosabdi1069 Рік тому +3

    Ma. abyo aan iska jeclahy ❤❤❤

  • @queenZuzi-n4u
    @queenZuzi-n4u Рік тому +3

    Keep going my sister❤

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 Рік тому +2

    Masha alaah rabadan mubarig isoo boqo❤❤❤

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 Рік тому +3

    M.a

  • @asmacadey5757
    @asmacadey5757 Рік тому +2

    Creamka magacis abayo cad oo ku sarsan❤

  • @HassanAli-gs2ls
    @HassanAli-gs2ls Рік тому

    Ninkaan hadu baxo ma soo noqonaayo

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    Haaa miyaa.okright Extlyyyy

  • @M.bubu9
    @M.bubu9 Рік тому +3

    Keep going

  • @MaryanMaxamuud-tx3tq
    @MaryanMaxamuud-tx3tq Рік тому

    riyaq rer baladxawo m.a❤

  • @FARHIAMOHAMED360
    @FARHIAMOHAMED360 Рік тому +10

    RAMADAN MUBRAK QUEEN RIYAAQ WE MISS U INAGO BADAN ❤

  • @SuheybElmanowlimbo
    @SuheybElmanowlimbo Рік тому +8

    A family that prays together stays together. God bless ya’ll.

  • @sahra-yb4on
    @sahra-yb4on Рік тому +15

    Asc abayo riyaaq abyo waxan kaa.codsanaa inaa hal.talefan.igado abayo mcn talefanka.iga halesan waa codsi abayo manta maheesto abo iyo hoyo igado abayo ilahey dartii.igu gad abayo waa codsi😢

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Рік тому

    Abti maasjidka aad hhh from somaliland

  • @axmeshaarun1448
    @axmeshaarun1448 Рік тому +5

    Boqorada iyo dumashi ❤

  • @fardowzkaize2950
    @fardowzkaize2950 Рік тому

    Riyaaaq dar alle kuu jecelay wlhi alle haydin xafido adiyo saygagaba

  • @queenfaduma1228
    @queenfaduma1228 Рік тому +1

    Riyaq 🥰🥰🥰🥰🥰💔💔

  • @aishaadam7473
    @aishaadam7473 Рік тому

    Riyaaq adi iyo xaajigaa meel gaar maa dagteen mise guriga hooyo isla joogtiin?

  • @faliscabdullahi8023
    @faliscabdullahi8023 Рік тому

    Riyaaq waaba waxkle shamuurey yaku baray😂😂😂😂

  • @teamzhugriyawyaw34
    @teamzhugriyawyaw34 Рік тому

    come to muqdisho not Nairobi muqdisho has big mall and good beach🏖🏖🏖🏖🏖🏖🏖🏖🏖🏖🏖

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_10 Рік тому

    Naag Caanana Waxaas Ku Nacay Awr Baad Unoqonysaa Ay Iska Wadwadato Sikastod Nin Adag Utahy
    Wxaagoo Dhan public Ka Dhiggsaa Ilaa 😮😮

  • @FartinAhmed
    @FartinAhmed Рік тому

    Rixan maxa waaye ani xataa maxaqan lkn rosemary an u aqaan

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    Number number waa leeyahay lakiin familibaanshay saabiriina

  • @muniiramostaphe5187
    @muniiramostaphe5187 Рік тому

    Waxa laga wadaa lux bilood iyo 3sanno ilmaha u dhaxeeya ayaa cuna

  • @muniiramostaphe5187
    @muniiramostaphe5187 Рік тому

    Waxa laga wadaa lux bilood iyo 3sanno ilmaha u dhaxeeya ayaa cuna

  • @sulthanatips89
    @sulthanatips89 Рік тому

    Waa ceeb faraha ka dhaaf khudaarta sanka bay saarty uuf

  • @katramahad6225
    @katramahad6225 Рік тому +6

    Marwo miss you my love 😢😢❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    Yaawaaye.

  • @asmaxuseen947
    @asmaxuseen947 Рік тому +2

    Wow abayo dawa❤

  • @rahmobotan9615
    @rahmobotan9615 Рік тому +1

    Keep going my queen ❤️❤️❤️❤️

  • @azmodhohl8959
    @azmodhohl8959 Рік тому +3

    Anaga waxan rabna ramadan routine riyaaqey plz nooso duub❤
    Ilahay shaqoyinka haku fudeydiyo

  • @xamdimaxamed1121
    @xamdimaxamed1121 Рік тому

    abyo mcn falowga nosoo badi waan ku xiisy

  • @anababdishakur
    @anababdishakur Рік тому

    Dumaashi riyaaqey Wan kuwata😫😭

  • @hiboabdi350
    @hiboabdi350 Рік тому +1

    Allahumabarik

  • @ahmedkafi-sj2pu
    @ahmedkafi-sj2pu Рік тому

    Riyaq Abdi hore usoco ila 1m Insha-Allaah

  • @maryanapdi7123
    @maryanapdi7123 Рік тому

    Yaab aduun🤣🤣

  • @sheikhzahra9695
    @sheikhzahra9695 Рік тому

    Mashaalh riyaaqey

  • @raxmomohamed2296
    @raxmomohamed2296 Рік тому

    Abyo plz axmd pranki kuza mee

  • @xaawomirefaarax-ni6xy
    @xaawomirefaarax-ni6xy Рік тому +1

    Dumaashi from bosaso deeqa❤

  • @afnaanwacys3003
    @afnaanwacys3003 Рік тому

    Mash allh wlshy qlih hore uzoco farxada du waa no muhim ❤❤❤❤

  • @hibofarxiyo4956
    @hibofarxiyo4956 Рік тому +1

    Masha Allaha

  • @dablinhojr456
    @dablinhojr456 Рік тому

    Wll waan iskaa jeclahy❤❤

  • @samiirafaysal9964
    @samiirafaysal9964 Рік тому

    Welcome back 🙏 ☺️

  • @nasromaxamedcilmixasan4556
    @nasromaxamedcilmixasan4556 Рік тому +2

    Mashaalh family quruxbadn uskuwar💞💞👸🏻

  • @dahabodeeqsan
    @dahabodeeqsan Рік тому +2

    Sidan ku jeclhy Hno riyaaq isku waara adi iyo dumaashi❤

  • @naciimamaxamuud740
    @naciimamaxamuud740 Рік тому

    Maash Allah family badan

  • @ainashaden9796
    @ainashaden9796 Рік тому

    M a riyaq

  • @ifraaxmacalin1950
    @ifraaxmacalin1950 Рік тому

    Rosmarin aa ladaha