SIDE BU AHA SAFARKEYGI KENYA 🇰🇪 ILAA AMERICA 🇺🇸

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 417

  • @BilanQaldane
    @BilanQaldane 4 місяці тому +177

    one day i.a ana america wn tagi dona plz iso duceya😢

    • @MunoYasiin
      @MunoYasiin 4 місяці тому +18

      Amen dhamanteen😢

    • @ismahaancijaal5898
      @ismahaancijaal5898 4 місяці тому +8

      Allah kuma geeyo abyo meel ka khayr badan Allah ku geeyo

    • @Amay101
      @Amay101 4 місяці тому +8

      What kind of dua waaye marke Adoo ilahay weydiisto wax kale kuu dhaama yaab Somalida maraykan inaa lagu sixray baa mooda

    • @BilanQaldane
      @BilanQaldane 4 місяці тому

      @@ismahaancijaal5898 meshi qeyrka igu jiran adaya i.a

    • @BilanQaldane
      @BilanQaldane 4 місяці тому +8

      @@Amay101 dream keyga waye wx kale ma jiran

  • @Akwadani
    @Akwadani 4 місяці тому +45

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @samirakaftanley
    @samirakaftanley 4 місяці тому +23

    inta muraad leh Allaha u sahlo iso duceeya ya muslimin😢

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Allah kuu saqiro muraadkaaga wllo

    • @sumayahassan578
      @sumayahassan578 3 місяці тому

      Aamiin allah ku saqiro muradkada

    • @saqiqa
      @saqiqa 3 місяці тому

      Aamin ya rabi Ilahay Adiga haku siiyo wax walbo aad jeceshahay

  • @samsamsaidfarsale768
    @samsamsaidfarsale768 4 місяці тому +19

    One day Insha allh wn tagin USA 🇺🇸❤️iiso duceeya asxaabta 🤲🏼

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 4 місяці тому +31

    Hadii ilmahaga hurdada ku yar thy hwnkii dhoor mar kusoo kaco xalaa ku hayaa isoo raac chnnlka muqal ka hadalayo soo giliyey ka faaideyso ❤❤

    • @DahaboHassan-d7k
      @DahaboHassan-d7k 4 місяці тому +3

      Walaaley aniga ilma 3jir jiro ayaa habeenkii dhurjer ayuu soo kacaa bal i caabi wll qli please

    • @queenfardowzaofficial4444
      @queenfardowzaofficial4444 4 місяці тому

      @@DahaboHassan-d7k abaayo chanllkeyga soo booqo meesha ku had leenaa ciwaan hurdada crrta eyku yarthy ka hadlaayo soo giliyey hadad hooyo caruur heesto thy wax ban kla faa ideyna👍👍👍

  • @FilsanCabduqaadir
    @FilsanCabduqaadir 4 місяці тому +10

    My big dream America 🇺🇸 one day I.a 😢🇺🇸🫶.

  • @muna6431
    @muna6431 4 місяці тому +8

    Welcome to America riyaq 4 bil ba kaso horeeyay from nairobi to minnesota kaligay ba aha Marki igu horesay ahyd adiga family timin masha Allah so dhawada

  • @AyaanabdiAbdi-gz2ds
    @AyaanabdiAbdi-gz2ds 4 місяці тому +10

    Allow inti sideyda oo kle oo jecel marekanka geey rabiyow

  • @zamiiraadan4618
    @zamiiraadan4618 4 місяці тому +34

    muraad ban leyahye i duceya ina ilahay sidan rapo iga dhigo idinkana ilahay wxd niyada ku hysan o khyr leh idin siiyo🙏

    • @HodanSiciid-ud4dx
      @HodanSiciid-ud4dx 4 місяці тому +1

      Illaahy muraadkaaga oo macsi lahyn hakuu sahlo wll

    • @BilanQaldane
      @BilanQaldane 4 місяці тому

      dhamantenapa sidan jeclnhy illhy hano fududeyo

    • @mursalali2085
      @mursalali2085 4 місяці тому

      ​@@BilanQaldane aamiin yaa rabi

    • @Siciid-z7f
      @Siciid-z7f 4 місяці тому

      Alle haku fududeyo MCNTO

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 4 місяці тому +8

    Welcome to USA Riyaq… laakiin soomaali oo dhan ma Minnesota beey kasaayaa I’m from Chicago my favorite city 🌆 ❤❤❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

    • @mohameddubow1839
      @mohameddubow1839 4 місяці тому

      I am also from Houston, Texas

  • @haboooon55
    @haboooon55 4 місяці тому +36

    Safarkii igu dheeraa waa kii aan bishii Feb safray alx oo Uganda 🇺🇬 to Canada 🇨🇦 ahyd sawir xitaa ma gelin mute ka iga qasmay daal hurdo waa yaabay iga tag dheh 🤲🤲🤲😓😓😓

    • @RaqiyaAhmed-l1z
      @RaqiyaAhmed-l1z 4 місяці тому +6

      Aniga xitaa sidaas oo kale feb Safray Egypt to america anoo nooc kale imaaday gabartayda 4 Sano jirtaa ila socotay

    • @nimcodaimond4183
      @nimcodaimond4183 4 місяці тому

      Mansha allah abayooyin waydinka qoxontiga kabexe biljamka wali wax usafray isheega sanadkan

    • @halimaahmed7453
      @halimaahmed7453 4 місяці тому

      ​@@RaqiyaAhmed-l1z wll meqo sac cml aya tagtay America

    • @queenofqueen3694
      @queenofqueen3694 4 місяці тому +2

      Aniga cmlaaathy kampla to ottawa😂

    • @TheReasonedGoat
      @TheReasonedGoat 4 місяці тому +1

      bal qab kad uu baxdeen ino faideeya wllo

  • @ImranAbdullahi-p7s
    @ImranAbdullahi-p7s 4 місяці тому +10

    Welcome Amerika ❤❤️dariskaaka ahay hada riyaqay aa kudhihi karaa 🇨🇦🇺🇸

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid

  • @MunoYasiin
    @MunoYasiin 4 місяці тому +12

    Ilahow anagana faraj noo fur😢

  • @CayshoAbdi
    @CayshoAbdi 4 місяці тому +8

    Bil dhalatay cml usugayey kwrn 😅😅😅

  • @maymuunqurux
    @maymuunqurux 4 місяці тому +4

    Ilahow i fududey safarkeyga canada ina tago yarabi qof walba o murud leh allah ha u sahlo

    • @oliva__park1168
      @oliva__park1168 4 дні тому

      ilhay haku fududeeyo dad badn ka nasiib badn tahee😢😊

  • @SumayoAxmed-ws8cm
    @SumayoAxmed-ws8cm 4 місяці тому +14

    Thnk you salma❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @salmajama-ow2zm
    @salmajama-ow2zm 4 місяці тому +2

    Peenta mha America ku kucusup jawiga uka xaqsaa 2week ayan la qabsan waya cuntada iyo hurdapa alx hda

  • @Hooyo259
    @Hooyo259 4 місяці тому +3

    5 hour kenya to dubia 15 Dubai to Chicago 3 to Minneapolis mn 23 waaye total

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @ZuheibZuheib-jt6pi
    @ZuheibZuheib-jt6pi 4 місяці тому +2

    Wll ado raliya seed kutagtay America wllshy mcn iso jawab

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @shuceibomar8828
    @shuceibomar8828 4 місяці тому +3

    My class mates Riyaq from one desk 2019 Reyadada weey ku rumowdhe l.a intaas in kbdn ku rajeynaya

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid

  • @anwar2848
    @anwar2848 4 місяці тому +4

    Masha allah qof kasta wuxu ku haminayo rabi haw fududeyo😊😊😊

  • @Salmacaydiid
    @Salmacaydiid 4 місяці тому +4

    Riyaqye marka aad xagaa tagto hana iloobin😅

  • @XayaatMaxamed-x2m
    @XayaatMaxamed-x2m 4 місяці тому +2

    allow igey yarbi 😢🤲🇨🇦

  • @shukrihassan-878
    @shukrihassan-878 4 місяці тому +4

    Abaayo qaab qaxoti miyad kubaxday mise dacwo kubaxday

  • @SalmaSaciid-hb8qp
    @SalmaSaciid-hb8qp 4 місяці тому +5

    Thanks salma salmoyinko dhanba iska barakaysane igu salan inanta aan isku magaca naha❤😊

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @Sacdiyonafyar12
    @Sacdiyonafyar12 4 місяці тому +5

    Masha Allah abyo nolasha Allah hakuu qurxiyo Mel walbo jogto meshaa taktay he mustaqbal fcn Allah ha kaasiiyo ❤🫶

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid

  • @Cudooney
    @Cudooney 4 місяці тому +2

    Anaba daley indhaha safar ka aha daal tacban ahy hada ma waxan joga America😂

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 4 місяці тому +2

    Wll sidaad kutagtay america noosoo geli siaan wax kaaga faaidno thanks🎉🎉

  • @hassansharkmarke4611
    @hassansharkmarke4611 4 місяці тому +5

    Mashaallah welcome 🇺🇸

  • @raaxoruuxi3296
    @raaxoruuxi3296 4 місяці тому +4

    Thanks, Salma, for recorded this video ❤❤❤❤❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @malyuunshuriye6452
    @malyuunshuriye6452 4 місяці тому +2

    Walee waad u darsanee Kenya America igu soo orad ma aha

  • @qaliadan4952
    @qaliadan4952 4 місяці тому +5

    Riyaqey no so ducey wan kuso daba hayna mardhow inshllh

    • @falastiincabdi9128
      @falastiincabdi9128 4 місяці тому

      Insha Allah ilaahey ha noo fududeyo

    • @qaliadan4952
      @qaliadan4952 4 місяці тому +1

      Amin qrxy

    • @Salwa3r
      @Salwa3r 4 місяці тому

      Abyo sidee ku baxeysay yacni qoxoti mise wa nila wadaya ❤

  • @Faizaismaciil
    @Faizaismaciil 4 місяці тому +9

    Thanks salma cadey ❤🎉

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @NimoAbdikadirabdi
    @NimoAbdikadirabdi Місяць тому

    Safar USA 🇺🇸 iku so orad mahan isku diiyarad ayaan so raacney waa diyar weyn

  • @Nacima-u5g
    @Nacima-u5g 4 місяці тому +2

    Ilahy Salada Safarka Sidan Maqlay Wuu jeclyay Danbi Maha Wll😊

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar wllo mahadsanid

  • @abdirahmansalah8778
    @abdirahmansalah8778 4 місяці тому +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @nasrocabdi4072
    @nasrocabdi4072 4 місяці тому +7

    Congratulation 200k queen ❤❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

    • @safasalleban
      @safasalleban 4 місяці тому

      Congratulation 200 k queen❤❤❤

  • @hamdiabdikadir2974
    @hamdiabdikadir2974 4 місяці тому +9

    Thankssss salma

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 4 місяці тому +3

    Masha allah
    Well came to America
    Wan isdaba marayna ana Kenya ayan kuwajahanahay illahey ha inabad geeyo
    Adinkana allaha indinku nabad galiyo waa sha ani badanyahay wadankani

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsand

  • @mahadsabriye654
    @mahadsabriye654 3 місяці тому

    Not more cheap flight any more lol

  • @hayaat2209
    @hayaat2209 4 місяці тому +2

    Congratulations 🥳 🎉200K subscribers ❤❤

  • @BilanQaldane
    @BilanQaldane 4 місяці тому +8

    thank you salma❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @fatimaadamyusuf288
    @fatimaadamyusuf288 4 місяці тому +3

    Abayo bufisa igusokicisaye isoduceya somaliyey inaan Mar un taga USA

    • @MunaYarisey
      @MunaYarisey 4 місяці тому +1

      Dadka liibaye lagu rafaadiyey ku qooso 😢

    • @fatimaadamyusuf288
      @fatimaadamyusuf288 4 місяці тому +1

      @@MunaYarisey ani.inaan tahriba marabi marne walalo ee waxaan daremy bufis aan hada ilmoley kanaqday oo warqadii aan qaxotiga kulahaybo aan iska tury oo somaliya aan kaso aday nerobi 7sana ma aragbo

  • @mahadsabriye654
    @mahadsabriye654 3 місяці тому

    Sorry no more cheap tickets

  • @cabduraxmaanmaxamuud2759
    @cabduraxmaanmaxamuud2759 4 місяці тому +4

    Thanks salma

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 4 місяці тому +1

    Dadki kakuma joogay qadis malo bilaabay maskimiinta meshasa kulayl kudilay

  • @SalmoMaxamuud-f6t
    @SalmoMaxamuud-f6t 3 місяці тому +1

    Samideyda thanks ❤

  • @SleepyBreakingWaves-in5vy
    @SleepyBreakingWaves-in5vy 4 місяці тому +1

    Salmo ciwankeda isi😅

  • @XamdaMaxameth
    @XamdaMaxameth 4 місяці тому

    One day I.a America watagidoono isoduceya wll 40qof ducadooda wala aqbala walshiin ahe🥺🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @nafisofaarax2934
    @nafisofaarax2934 4 місяці тому +2

    Isoo duceya anna inuu ilaahy igeeyo hadii ay qayr ii tahay

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @mohamedissack4832
    @mohamedissack4832 4 місяці тому

    Maxa uxiran waydy compression stocking Please Dvt Aya halls ugajirtaa aalamiinto(orodka socdka samee) evey 2hr wa Ina socota istagtaa diyarada gudaheda marku safrkagu deer yahy

  • @Sumayo282
    @Sumayo282 4 місяці тому +2

    Hadi la idhaho 10 cisho usabusocone wlhi wayeli laha 😂

  • @laarij682
    @laarij682 4 місяці тому +1

    Seattle to galkacyo 56 saacadood baan mar u kala socday adina 30 saacadood iyo wax la mid ah ka cabanoysaa

  • @mohamedissack719
    @mohamedissack719 4 місяці тому +1

    Safarkayga waxu ahaa Nairobi to Amestardam to Minneapolis diyaaradda ka dejiya ayay iga gaartay

    • @NadifaaliAli
      @NadifaaliAli 3 місяці тому

      Safarkeyga igu dheraa wuxu aha Somalia to kenya baashaaal😩😂😂😂

  • @SucaadMohamed-l3m
    @SucaadMohamed-l3m 4 місяці тому +2

    Dariskeyga xalaasha welcome ina ader mcn❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar wllo mahadsanid

  • @ismailsaladnorhalane7692
    @ismailsaladnorhalane7692 4 місяці тому +2

    Abyo Riyaaq qaab nocee ah ayaad ku tagtay America 🇺🇸?

  • @Cudooney
    @Cudooney 4 місяці тому +1

    Illahow mu damer noqdo 😂😂😂

  • @shafiiaden1199
    @shafiiaden1199 4 місяці тому +5

    Thank you salma qurux

  • @danogeto78
    @danogeto78 2 місяці тому

    English 😅

  • @realforextradersomali1929
    @realforextradersomali1929 4 місяці тому

    The only clan to go as I refugee American is mareehen coz deport Somalia 1991 if wanna refugee Kenya tell the mareehan and gaboye two clan u 'll go America.

  • @sundusaden3339
    @sundusaden3339 4 місяці тому +2

    Menasota nolosheda noga soshekee vlog yal nosodub❤️

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق 4 місяці тому +2

    As abaayo safari salaama gabadhada la dhaho nasro abtidoon maxaa isku tihiin waa isku egtihiin❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @Somalichannel_1
    @Somalichannel_1 4 місяці тому +4

    Masha a Allah tabaraka Allah ❤️ hambalyo sister tii ku aflaxdo Allah hakadhigo

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsand

  • @HafsaMohammed-f7b
    @HafsaMohammed-f7b 4 місяці тому +5

    Thank you salma iyo family keeda

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @SleepyBreakingWaves-in5vy
    @SleepyBreakingWaves-in5vy 4 місяці тому +1

    Salmo ciwankeda isi😅

  • @nimcaciise5175
    @nimcaciise5175 4 місяці тому +2

    Snapchat mat iso jawab did walshey

  • @SawdaYusuf-hq1bv
    @SawdaYusuf-hq1bv 3 місяці тому

    Walaal Sidaa utagtay noo soo geli

  • @SawdaYusuf-hq1bv
    @SawdaYusuf-hq1bv 3 місяці тому

    Walaal Sidaa utagtay noo soo geli

  • @cumarcabaaye856
    @cumarcabaaye856 4 місяці тому +2

    Welcome to America ✌🏽🇺🇲

  • @kawthershire4782
    @kawthershire4782 4 місяці тому +2

    Thank you salma qurux Riyaq adigana thank you edit no dhahday muqalka 🥰

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому +1

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 4 місяці тому +1

    Manshllh America 🇺🇸 noosoo duub😊😊😊inshllh

  • @m_c_r7451
    @m_c_r7451 4 місяці тому +1

    Lisa meesha xeekaqabosaa 😂

  • @farahisse452
    @farahisse452 4 місяці тому +1

    I love you Riyaq.
    Keep it up sweetheart

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid

  • @mahadsabriye654
    @mahadsabriye654 3 місяці тому

    24 hours Australia miyaa u socotaan
    Reason is long hours flights is cheap tickets

  • @nafisofaarax2934
    @nafisofaarax2934 4 місяці тому +4

    Isoo duceya anna inuu ilaahy igeeyo hadii ay qayr ii tahay

  • @abdimalikmaloo
    @abdimalikmaloo 4 місяці тому +4

    Thank u so much salma cadeey❤

  • @iqra10lul50
    @iqra10lul50 4 місяці тому +2

    Dodawantii plz

  • @sumayobashiir3249
    @sumayobashiir3249 4 місяці тому +4

    Thank you salma😂

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid

  • @NadiaNada-gn6ze
    @NadiaNada-gn6ze 2 місяці тому

    M.a❤❤❤❤

  • @shiinebeatsofficial1597
    @shiinebeatsofficial1597 4 місяці тому

    Oo Walaal Airport ka meeqa saacadood lagu jirayaa Kenya Wadan Qatar ah maxay iskaga Dhigaan Muqdisho dhaanta Wlhi 1 saac ka badan kuma jiraysid Airportka weliba markaad jaam gasho

  • @alhudaquraancenter1635
    @alhudaquraancenter1635 4 місяці тому

    Asc wllshy .....
    Riyaq waxaan rabay inaan kula wadaago arin muhiima may dhaafi kartaa meel aan kala soo xidhiidho....mahadsanid

  • @mohammedadenmusse
    @mohammedadenmusse 3 місяці тому

    Riyaaq USA the dream comes true finally Greeting from Bk

  • @AminaSiyad
    @AminaSiyad 4 місяці тому +2

    Thanks salma❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid

  • @xawaluul2451
    @xawaluul2451 4 місяці тому +4

    Thank you salma qurux❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому +1

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @laasjacayl5051
    @laasjacayl5051 4 місяці тому +1

    Lisa stic❤BLACK PINK 😊😊

  • @AbyanStore-gy8vu
    @AbyanStore-gy8vu 4 місяці тому +2

    Waxan oo calacala waa maxay bizinka

  • @SihaamSiman-em8qc
    @SihaamSiman-em8qc 4 місяці тому +1

    Salmo dareskena ahed from kkm

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 4 місяці тому +1

    Wcs hamplyo sfarkga kgu hamplyenaa io 200k subscribers 🎉❤
    Thnk you salma!💋❤️

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @naxnoofficial4445
    @naxnoofficial4445 3 місяці тому

    sister group 5 miyaa ku so baxdeen kakumo ??

  • @HananJamac
    @HananJamac 4 місяці тому

    Apyo Melha somary bad. Somarty xasus

  • @Cawo75
    @Cawo75 4 місяці тому +5

    Thanks salma abyo

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid

  • @user-wo8cu8xw8v
    @user-wo8cu8xw8v 4 місяці тому +3

    Congratulations 🎉🎉🎉for 200k ❤❤❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsand

  • @FilzanMahamed
    @FilzanMahamed 3 місяці тому

    Sidad ku tagty vedio nogasoo Sameer riyaaq quruxey❤

  • @SucdiAxmed-f4k
    @SucdiAxmed-f4k 4 місяці тому

    Riyaq gabar dagan edab leh dumashi mcnto guuleso ❤

  • @Catooshcr7Macalinbashka
    @Catooshcr7Macalinbashka 4 місяці тому +4

    Thanks salma

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 4 місяці тому

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid

  • @Jaallle
    @Jaallle 3 місяці тому

    Lottery ma Ku bxdy Mise others way

  • @FarxiyaXasan-op6tt
    @FarxiyaXasan-op6tt 4 місяці тому +1

    Riyaqey inaa ku racay aba ismoodey wlhi

  • @ismailismail_mohamed1342
    @ismailismail_mohamed1342 3 місяці тому

    Wll ma tahriib ku tagtay mise visa aad heshay bal kasoo waran systemka aad ku tagtay

  • @adamabby2248
    @adamabby2248 4 місяці тому +1

    Ma xeryaha qaxootiga la idinka soo qaaday

  • @ruwaydaibrahim4725
    @ruwaydaibrahim4725 4 місяці тому +1

    Lisa