GURI QURUX BADAN OO IIB AH KUNA YAALO GALMUDUG LKN QIIMIHIISA AYAA AAD KUUSOO JIIDAN DOONO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 6

  • @kamalali79
    @kamalali79 10 місяців тому +1

    السلام عليكم شكرا اختي على الفيديوهات الجميلة التي تشاركينا بها دائما جزاك الله خيرا وبارك فيك آمين آمين.

  • @kamalali79
    @kamalali79 10 місяців тому

    Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 10 місяців тому

    Ascw walaashey guri kiro ah maka heli karaa gal mudug

  • @mohameddahirabdi9285
    @mohameddahirabdi9285 10 місяців тому

    50000& Haduu yahay waa iga diyaar

  • @mohamedhuseen8235
    @mohamedhuseen8235 10 місяців тому

    Markii hore ayaa lakaaday lkn hada makuhelaayaan beecaas

  • @fiirifiiri1665
    @fiirifiiri1665 10 місяців тому +1

    Koleey 59kun been been lee kaaga bixi lahayd, ee nus booskan chance-ka ah yuusan kaa fakanin.