Waxa aad tihiin dhalinyaro aqoon dheer u leh diintoda kuna dhaqmaya. ManshaAllah hambalyo ayaan idin o dhankraa. Way yaryihiin dad diintoda aqoon u leh Oo wxa ayfarty ku dhaqmaya.#gaaladu inty diinteni barteen ayay adiga kaaga dhigyaan aqoon aykaaga sareeyn# taasina waxa ay timid markii shaygii ugu qiimaha badnaa ee agtena yaaly aynu hoos u eegi weynay( Quraanka & Sunnada Rasuulkena suuban صلى الله عليه وسلم ) ugu danbyn aynu noqonno dad diintoda barta kuna dhaqma markasynu naf,shaydaan & gaalba ka adkanynaa. Alle waxn ka baryayaa Muslimka inay u SOO kacaan dhalinyaro hann diineed leh Oo diintooda difaaca, ku faana u arka iny diintu naf &maalba ka horyso. Kuna dhaqa diinta Islaamka ee saraysa naftooda, dalkooda &dadkoodaba. Ilaahy waxn ka baryayaa Madaxda Islaamka inuu inoo hagaajiyo kana yeelo kuwo Alle ka cabsada kaligii Diinta Islamkana ku xukuma dadkoda&dalkooda. Ilaahy kama dhigo kuwo diintooda ku doorsada lacag, & dhammaan waxksta Oo aanu ilaahy raali ka ahyn(Diinteenu aany ina farin) Aynu ku dadaalno barashada diintena taas ayaana aynu ku badbadynaa iff & Aakhiraba
Waxa aad tihiin dhalinyaro aqoon dheer u leh diintoda kuna dhaqmaya. ManshaAllah hambalyo ayaan idin o dhankraa. Way yaryihiin dad diintoda aqoon u leh Oo wxa ayfarty ku dhaqmaya.#gaaladu inty diinteni barteen ayay adiga kaaga dhigyaan aqoon aykaaga sareeyn# taasina waxa ay timid markii shaygii ugu qiimaha badnaa ee agtena yaaly aynu hoos u eegi weynay( Quraanka & Sunnada Rasuulkena suuban صلى الله عليه وسلم ) ugu danbyn aynu noqonno dad diintoda barta kuna dhaqma markasynu naf,shaydaan & gaalba ka adkanynaa. Alle waxn ka baryayaa Muslimka inay u SOO kacaan dhalinyaro hann diineed leh Oo diintooda difaaca, ku faana u arka iny diintu naf &maalba ka horyso. Kuna dhaqa diinta Islaamka ee saraysa naftooda, dalkooda &dadkoodaba.
Ilaahy waxn ka baryayaa Madaxda Islaamka inuu inoo hagaajiyo kana yeelo kuwo Alle ka cabsada kaligii Diinta Islamkana ku xukuma dadkoda&dalkooda. Ilaahy kama dhigo kuwo diintooda ku doorsada lacag, & dhammaan waxksta Oo aanu ilaahy raali ka ahyn(Diinteenu aany ina farin) Aynu ku dadaalno barashada diintena taas ayaana aynu ku badbadynaa iff & Aakhiraba
Aaamin Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin
1 ilaa 14 TalOw Yaa nala socdY 😊♥️ Adeer ramaale waan ku zalmY 🥀
1 minit imuu dhafin wllhi
Guri barwaaqo araweelo sayidka lbadaa musasal tagerah😇
Aniga
Me
Waa sidee arooska indonesiya
ua-cam.com/video/othTwXIv7UU/v-deo.html
Bal daawo somaligi U horeyay E tagy
Soo boqo
@@aliismail3472 Waa sidee arooska indonesiya
ua-cam.com/video/othTwXIv7UU/v-deo.html
Bal daawo somaligi U horeyay E tagy
Soo boqo
Ninka ugu il dheerbaa
dadka ugu ayaan daran
Wax aan lala arkaynbaa
isaguun umuuqdee
Waa xaqiiq wlhi sayidka barakaysan idiris waa in dheer garadka umada soomaaliyeed wacyigiisuna wuxuu waafaqsan yahay aayadii ahayd * وأدعو الي سبيل ربك بالحكمة والموعظة الحسنه *
Ugu yeedh jidka ilaahay dadka qaab xikmadaysan
Alaha barakeeyo
Aaad iyo Zuhayb.
KaWaa sidee arooska indonesiya
ua-cam.com/video/othTwXIv7UU/v-deo.html
Bal daawo somaligi U horeyay E tagy
Soo boqo
@@Abdiqani_Abdiqadir-Ali Waa sidee arooska indonesiya
ua-cam.com/video/othTwXIv7UU/v-deo.html
Bal daawo somaligi U horeyay E tagy
Soo boqo
Inta nabiga jecel scw like ii saar
Nabiga haku qadhaaban
Waa sidee arooska indonesiya
ua-cam.com/video/othTwXIv7UU/v-deo.html
Bal daawo somaligi U horeyay E tagy
Soo boqo
@@abdirahmanaadansadeeye9970
Waa sidee arooska indonesiya
ua-cam.com/video/othTwXIv7UU/v-deo.html
Bal daawo somaligi U horeyay E tagy
Soo boqo
Mazajidka tag ZHp
Nabi muxamed darti subscribe iigu saar
Nabiga haku qadhaaban wllo
Waa sidee arooska indonesiya
ua-cam.com/video/othTwXIv7UU/v-deo.html
Bal daawo somaligi U horeyay E tagy
Soo boqo
@@abdirahmanaadansadeeye9970
Waa sidee arooska indonesiya
ua-cam.com/video/othTwXIv7UU/v-deo.html
Bal daawo somaligi U horeyay E tagy
Soo boqo
Kusali marka hore annkuusaarnee
Csw...
Allay lehe waddaad idirisoow daliiladaada waaan u bogay meel dhow wallaaahi kaga soo qabataa ku taageeraa adigiyo kaaga yar iyo kaad aadeerka u tahay abdi siraaad 🥰🤍💯
Inta ilahay iyo nabiga jecel love saar plz
I'm now the first person to watch this 👍
Jaqaaye manta si Nin weynbu u hadlay m.a keep going team sayidka barakaysan
Sheekh ramaale waaa xaaafidul quraaan
Bini Aadanku qanacsiyo Hagaagsan buu keena, Balse Aduu Bahalad keentaa kulahaa Sheekhu Waa Mucjiso Sheekh diris ramale Wan ku wataa.
Jaqaaye maanta runtuu ka hadlay, kulahaa laba sano oo dhan ban hooyoyinken soo jaqaynay lacag la'an 😋😋😂🤣😋.
Maashallah wada wacyi galinta masalada ilaahy kusaabsana aad uga taxadara yacnii markaad leediin ilaahy wuxu yidhi iyo ilaahyba ka dhigay wabilaahi tawfiiq
Adeer raamaale wllhi waa cajiib maalinba malitay kadanbayso iyo qayba qaybtay ka danbayso way kasii qosol iyo shactiro badanthy😸😸😸😸maantaana ugu qosol badnyd sheikh idiris raamaalow ninkan bilaa tolkaa qaybta Danbe ma dagaalami doonaa mise maantaba kadanbayn maayo oo dooyaa ibnu dooyaabaa ayda u dhigaya☝
Rag Aan taageero✌ from Borama-Awdal❤
Shiikh idir deentena ayaa hooyada & labada waalid xaqooga dhammaysay mana ah xaqoodu maalin!
Ninkan wixiisu maaha riwaayad ee waa xaqiiqo
Ultra legend @idirs_ilig
Xafidka majaajilayzayaazha
😘🥰🥰🥰
Mnshallh keep going team ka wadada xaqa
Sayidku ma aha kaliya majajilayste balse waa aqoonyahan, mufakir , suugaanyahan ku gudbinaya fikirkiisa hab madadaalaysi ❤ keep going prother
Qofkii subscribe II saara ilaahay hooyadii Jana fardawsa hala waraabiyo Aamiin Aamiin 👐👐👐👐👐
Waa sidee arooska indonesiya
ua-cam.com/video/othTwXIv7UU/v-deo.html
Bal daawo somaligi U horeyay E tagy
Soo boqo
Ninba meesha udaran buu ka hadalaa jaqaye kullh 2sano baan free jaqayney 🤣🤣😂
Sxp waad mudan tahay team kiina in ladawaado cuz kaliya funny maseesaan ee wacyi galin ayaa ku dhexjirta maashallaah
first one inta idiris ilig iyo team kiisa taageerta like 👊👊👸🏆🎀🎀🎀
Mash Allah wlo waad dadalysa Allah ha ku barkyso
Mashallah
Kii Gaal ka ahaa ruwaayada kasamee ee nabiga scw aflagaadeeyaya
Waaan ku wataa mr raamaale waaa baraarujin wngsan e horu usocda
100k gaaadhsii way u qalmaaanee raggu
War ninkan iyo saaxibadii ciyaar ciyaar maaaha keep going sxbayal
Sayidka keep giong 🖒❤
Ree somaliland is mujiyade👇👇👇👍👍
inanka macmiisha ha uga ciyaarin kulahaa
Yes anaa ugu horeya
Maash Allah. Tabaarakaraxmaan..
Saydkabrkaysan keep going
AmiiNta HaNaGu darzaN😅😅Like ku QacziYaa
Waa sidee arooska indonesiya
ua-cam.com/video/othTwXIv7UU/v-deo.html
Bal daawo somaligi U horeyay E tagy
Soo boqo
Masha Allah keep going wadada xaqa
Adero Rama lo waa Maja julaystaha simaliyeed EE UGU awonta fiican %100
Napiga ku zaliya first peson
Keep Going
Zaydka parakayzan waaan tageraaaa♥️😇
Waa dulmigee u geesteen ilaah baa ka jaraayee 😂😂😂 adeer ramaale zxp keep going UA-cam wuu kuu bahan yahee
Msha allh
Kkkkkkkk kkkkkkkkk mkkkkkkk kkkkkkkk 🤭 kkkkkkk
Fact zxp Sayidka guleyso
Rag an runti taageero ✌️😎
𝑺𝒂𝒚𝒊𝒅𝒌𝒂 𝒃𝒂𝒓𝒂𝒌𝒂𝒚𝒔𝒂𝒏 👊👊
Hore usocda
#TEAM_WADADA_XAQA 🥰
Isdaji isdaji#
Inta qaladadka xasusaty marku dhahy
Waa gurigygiiye hyla dhaviN
Hooyo waa 💝❤️ adunkayaga
M.n allah zhp ku wata walhi nio
Keep going Team.Wadada Xaqa 🤑🥳💯
First one ahy likta hala dhaafina🙏
Inankan video yadiizu faafiz ayay u baaHanyiiN wlhi🖐subscribe u zara siiina zhare gareeyaH wllo wlhi qofkeena aqonta leh inan dhiiri galina fiicane😐🖐
Mansha alaah ale haidinbarakeeyo
Sayidka tagero kuu ahay
😃wlhy waad iga qozlizeen alleh ha idin xafido wlladay keep goin
Msha Allah nin aqon iyo xikmad ilahy siayay ilahy hku siyadiyo
Mlinkatsa xaqiq jirta ayd ka hdasha runtii wan ku wataa sheikh
dad bdan oo sheikhnimada iska sheegta dhnta sidad dalilada mrka uso qabanyso
Iyo suradaha
dalkn maxwyne kaga dhigi lahaa hadan awodi lahaa
Inta ila sugaysay riwaayadan like saar
Wakaa wakaa
Keep going sayidka nin aan watoo
Team wadada xaqa horay usocda ha caajisinina like iisaar pro
Wllkay Mashallaah Weyan Muuqaldiina Balse Music Uun Ka Reeba
team wadada xaq😍🥰🤗hore usocda
Masha allah wall horay usoco qof sidiino kalii majiro
Masha Allah
Bahasha waad la raagtaaan lipaaxyo 🤗🙏🏽 ee inaga hagaajiya
plze riwaayada kusoo dara gaalkii nabiga caayay yacni kasameeya
🤗🤗🤗🤗
First wacht
Maa Shaa Allah
#Idiris & #Dhallinta_kale aad iyo aad baan idiinku bogaadinayaa in aydun halkaas kasii wadaan wacdiga alle cilmiga haydiin siyaadsho.
Sayidka nin baseka ka dhisan
Ruwaayadaan 1 ilaa 14 baan la socdaa adna
❤👍💯✔️
Meel sare idiin rajaynayaa
masha allah sheekh
Orod ka daba tago ku tumo 😂😂😂😂 Istaqfurullah... Wlhi. Waa beer casaday mida kle cashro ku jira
🙃
keep going team wadada xaqa👍👍👍
Walahay kuwani another level 😂🤣😂🤣
Maasha allaah team wadada xaqa ah
Inta nabiga jecel ha igula salido scw scw scw scw scw wll fadlan like subscribe mahadsamid
Intii qososhay like saaar
Aar daarayn goormay imanasaaa
9:11 maguursadanee waay .iska .koraan
Woow
Ina bahal😂😂😂
Galkii waynaa Ee Macron's Ahaa waa Khalkhal Markaa Awooda Islamka Ayu Kayaabay inta igula Faraxsan igula Saliya Nabigenii Suubanaa N.N.K.H Scw scw scw scw scw scw ❤❤Fln Subscribe igu Caawiya 👍👍
Scw
legends
Keep going video and full
first one🔥🔥
Wad Nagala raagteen inbadan zxb
Like wllo intad i taqana iyo intan i aqon
Wad so raagten adeeroy
First one
My brother a
keep going asxpy
keep going frère
First common