Gudomiyaha ahna Duqa Casimadda Dhusamareb Abdirahman Geeda Qorow ayaaa booqday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2024
  • Gudomiyaha ahna Duqa Casimadda Dhusamareb Abdirahman Geeda Qorow ayaaa booqday xarunta dhaqancelinta dhalinyarada isaga soo hartay kooxda khawaarijta ah ee alshabab
    Gudomiyaha ayaa ku bogaadiyay dhalinyarada go,aankoodii ay kaga soo hareen kooxda khawarijta ah kulana dardaarmay in ka faaiidaystaan fursada ay haystaan.
    Diini Media
    #share
    #ILASOCO

КОМЕНТАРІ •