Diini Media
Diini Media
  • 80
  • 75 383

Відео

GABAY: Bernaamijka xoojinta dhaqanka Nabadda ayadoo loo adeegsanayo Suugaanta sida Gabayga
Переглядів 11514 днів тому
GABAY: Bernaamijka xoojinta dhaqanka Nabadda ayadoo loo adeegsanayo Suugaanta sida Gabayga Abwaan Calas Maxamed Jaamac
"Baqti ayaa naga dharjideene hanagu rakaadinina oo hanoo celinina
Переглядів 1,9 тис.14 днів тому
"Baqti ayaa naga dharjideene hanagu rakaadinina oo hanoo celinina" Nabadoon Mire Faafaale.
Kasikada sokeeyaha Xumaan looma siiwado
Переглядів 53414 днів тому
Kasikada sokeeyaha Xumaan looma siiwado Saad ha uga dhiginina Dagaal saqaro naareeda Abwaan Shariif Food
Anaga dhan Dowladda ayaa kawada tirsanahaye aan kwada shaqayno Nabadda" Wasiir dowlada
Переглядів 27514 днів тому
"Anaga dhan Dowladda ayaa kawada tirsanahaye aan kwada shaqayno Nabadda" Wasiir dowlada wasaarada Tamarta iyo biyaha Shariif Maxamud Cali
Nabadoon Cali Salaad Faarax "wixii hada ka danbeeya shareecada islaamka ayaa la horgayn
Переглядів 61514 днів тому
Nabadoon Cali Salaad Faarax "wixii hada ka danbeeya shareecada islaamka ayaa la horgayn doonaa qofkii qof dila"
Cabdikafi Xashi Faarax oo ka mid ahaa dhilinyaradii isku xilqaantay joojinta dhibkii kadhacay
Переглядів 37114 днів тому
Cabdikafi Xashi Faarax oo ka mid ahaa dhilinyaradii isku xilqaantay joojinta dhibkii kadhacay Deegaanka Bidhaandheere aya dhalainyarada ugu baaqay in lagu dadaalo nabada lana wacyi galiyo bulshada Deegaanka.
Inta nabadda seerka u dhigtaan Sabo qaboow geeya
Переглядів 6728 днів тому
Inta nabadda seerka u dhigtaan Sabo qaboow geeya Oon soo siyaartaa Markale saxiibnimadooda Abwaan Shariif
Gudoomiyaha dhaliyarada Dhusamareeb Calas Cabdi Noor ayaa kula dardaarmay dadka
Переглядів 5 тис.28 днів тому
Gudoomiyaha dhaliyarada Dhusamareeb Calas Cabdi Noor ayaa kula dardaarmay dadka walaalaha ah ee dirirtu dhexmartay in ay soo noqon wixii dhacay..
Wasiirka wasaardda waxbarashada dawladda Gamudug Mohamed Dore oo ka qayb galay madal
Переглядів 39Місяць тому
Wasiirka wasaardda waxbarashada dawladda Gamudug Mohamed Dore oo ka qayb galay madal lagu soo badhigayay labada Book ee kala ah Furaha Aqriska &Dhaxal ayaa ka hadlay muhiimadda ay u leedahay madashaan bulshada reer Galmudug. Diini Media
Gudomiyaha Ahna duqa Casimadda Dhusamareeb Abdirahman Geeda Qorow ayaa kubogaadiyay
Переглядів 156Місяць тому
Gudomiyaha Ahna duqa Casimadda Dhusamareeb Abdirahman Geeda Qorow ayaa kubogaadiyay dhaliyarta casimada ee kasoo qayb-galay Bandhigga Bugaagta kala ah Furaha Aqriska &Dhaxal oo lagu soo bandhigay Magaalada Dhusamareeb in ay ku dadaalaan Aqriska. Diini Media #share #ILASOCO
Intii qof walaalkeen ah oon magaciisa qorikarin aw joogo Galmudug aniga iyo inta ila midka ahba waxb
Переглядів 569Місяць тому
"Intii qof walaalkeen ah oon magaciisa qorikarin aw joogo Galmudug aniga iyo inta ila midka ahba waxba ma aanaan qabanin waana ka gaabinayay wixii nalaka rabay "Gudoomiyaha ururka GARGAAR Ahmed Gaardiid.
Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud ayaa kula dardaarmay dadka deegaanka Gaaragoyle
Переглядів 109Місяць тому
Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud ayaa kula dardaarmay dadka deegaanka Gaaragoyle in ay ilaalsadaan ceelka ugana faaidaystaan si wanaagsan oo bulshada iyo deegaanka dan ugu jirto. Diini Media
Reer inamid oo ka mahadceliyay ceelkii ay u keeneen madaxfooda
Переглядів 231Місяць тому
Reer inamid oo ka mahadceliyay ceelkii ay u keeneen madaxfooda
agaasimaha tababarada wasaarda warfaafinta galmudug xasan fantastic
Переглядів 5Місяць тому
agaasimaha tababarada wasaarda warfaafinta galmudug xasan fantastic
Xog-hayaha Ururka Suxufiyiinta Galmudug Maxamuud Cismaan Cabdulle
Переглядів 29Місяць тому
Xog-hayaha Ururka Suxufiyiinta Galmudug Maxamuud Cismaan Cabdulle
Abwaan shariif Maxamed Geedi shirka dhab u heshiisiinta beelaha walaalaha ah ee kadhacay #laasxadow
Переглядів 566Місяць тому
Abwaan shariif Maxamed Geedi shirka dhab u heshiisiinta beelaha walaalaha ah ee kadhacay #laasxadow
Abwaan cabdulahi shiikh Xalaf dhab u heshiisiinta deegaanka bulshada reer #laasxadow
Переглядів 2,4 тис.Місяць тому
Abwaan cabdulahi shiikh Xalaf dhab u heshiisiinta deegaanka bulshada reer #laasxadow
Qasiido Shiiq Cusmaan Xidig.Mocalim Xasanwali MocaliM....
Переглядів 313Місяць тому
Qasiido Shiiq Cusmaan Xidig.Mocalim Xasanwali MocaliM....
Gudomiyaha ahna Duqa Casimadda Dhusamareb Abdirahman Geeda Qorow ayaaa booqday
Переглядів 1 тис.Місяць тому
Gudomiyaha ahna Duqa Casimadda Dhusamareb Abdirahman Geeda Qorow ayaaa booqday
Nabddoon Salaad waxaan "habbalyaynayaa Nabaddoonka cusub ee Beesha Ree Buraale Yabardhowrakace.
Переглядів 234Місяць тому
Nabddoon Salaad waxaan "habbalyaynayaa Nabaddoonka cusub ee Beesha Ree Buraale Yabardhowrakace.
Agasimaha xarunta dhaqancelinta Tubsan Abdirahman Mohamed Ali ayaaa kuso dhaweeyay gudomiyaha
Переглядів 143Місяць тому
Agasimaha xarunta dhaqancelinta Tubsan Abdirahman Mohamed Ali ayaaa kuso dhaweeyay gudomiyaha
Gudomiye Mahamed Nuur oo bulshada iyo Ganacsatada reer Waxaracade ugu baaqay in ay wadashaqeeyaan
Переглядів 3462 місяці тому
Gudomiye Mahamed Nuur oo bulshada iyo Ganacsatada reer Waxaracade ugu baaqay in ay wadashaqeeyaan
Xog-hayaha casimadda Galmudug ee dhusamareeb Abdisalam caabi ayaa bogaadiyay Maamulka Waaxda waxar
Переглядів 3242 місяці тому
Xog-hayaha casimadda Galmudug ee dhusamareeb Abdisalam caabi ayaa bogaadiyay Maamulka Waaxda waxar
Wasiir Dawlaha Tamarta iyo Biyaha Shariif Maxamud Cali "Isla bishaanba ayaa ka bixidoon
Переглядів 1442 місяці тому
Wasiir Dawlaha Tamarta iyo Biyaha Shariif Maxamud Cali "Isla bishaanba ayaa ka bixidoon
Ganeral Mascuud Maxamed Warsame "Degmada Gadoon guri ayaan ka dhisanaaa
Переглядів 4502 місяці тому
Ganeral Mascuud Maxamed Warsame "Degmada Gadoon guri ayaan ka dhisanaaa
Wasiirka wasaarada Cafimaadka Dawlada Galmudug Dr Cabdiwali Cabdulahi Jaamac oo aw wehlinayo Maayark
Переглядів 1992 місяці тому
Wasiirka wasaarada Cafimaadka Dawlada Galmudug Dr Cabdiwali Cabdulahi Jaamac oo aw wehlinayo Maayark
Gudomiyaha Xafada Waxaracade Dhabareey oo kaa shanaya dadka degan xafadda iyo Maamulka Casimadda..
Переглядів 1322 місяці тому
Gudomiyaha Xafada Waxaracade Dhabareey oo kaa shanaya dadka degan xafadda iyo Maamulka Casimadda..
DHALINYARO IS XILQAANTAY shaqo wcn ururka bulsho bile
Переглядів 4462 місяці тому
DHALINYARO IS XILQAANTAY shaqo wcn ururka bulsho bile
Madaxa waaxda waxbarashadda ururka Dhalinyarada aqoonyahanka ah ee Damqasho Organization
Переглядів 972 місяці тому
Madaxa waaxda waxbarashadda ururka Dhalinyarada aqoonyahanka ah ee Damqasho Organization

КОМЕНТАРІ

  • @CabulaahiJiinte
    @CabulaahiJiinte 28 днів тому

    Waa asal

  • @FoziaCaabi-p3k
    @FoziaCaabi-p3k 3 місяці тому

    000000000000000000000000000

  • @FoziaCaabi-p3k
    @FoziaCaabi-p3k 3 місяці тому

    000000000000000000000000

  • @FoziaCaabi-p3k
    @FoziaCaabi-p3k 3 місяці тому

    0000000000000000000000

  • @FoziaCaabi-p3k
    @FoziaCaabi-p3k 3 місяці тому

    000000000000000000000000000

  • @FoziaCaabi-p3k
    @FoziaCaabi-p3k 3 місяці тому

    0000000000000000000000000

  • @husseinahmedhalane2629
    @husseinahmedhalane2629 5 місяців тому

    Prof ka dadka uu lhadlayaa tolow mafahmayaan muhiimadda casharkaan.guuleyso prof

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 5 місяців тому

    Ninku maxamuudqalaf shicwacbaa

  • @abeleli2651
    @abeleli2651 5 місяців тому

    Carurta iskulka dhigata iyo inta jamacadaha dhigata waa in loodiraa dhirbeeringa. Iskul walba hadii lahaan lahaa meel dhirta lagu beero oo hadhowna magalada lagu beero. Aad iyo aad dhulku in ladharyeelo baa loo bahan yahay oo dhirta iyo biyahya roobka loo hagajiyaa si ilmaheenu nooga dhaxlaan meel lagu noolaan karo.

    • @buraale134
      @buraale134 5 місяців тому

      Sxb wa runta aduunku wa sidaas kuwa xabsiga kujira iyagana waxa lagu nadiifiya wadooyinka