ASBUUCII UGU QOSOLKA BADANAA BARNAAMIJKA ARAGTIDA DADWAYNAHA 🤣 | TALIYAHA SHIBIS OO LOO DAATAY 🤣

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 721

  • @ayaanmuhiyadiin9985
    @ayaanmuhiyadiin9985 2 роки тому +318

    Hhhhhh😂😂😂 yes cometigayga aad buu kaaga qosliyay😂😂😂😂🖐

  • @fadumocadey8097
    @fadumocadey8097 2 роки тому +50

    Inta jiif kudaa wanoysa laag saara
    Daacad aan u qoslay ✌✌❤❤❤

  • @ramlamaxamed9356
    @ramlamaxamed9356 2 роки тому +36

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk waziir qofkii kufiirsadaa woo iska qoslaa iska farxaaaa guuleeso bro

    • @feysaldaacad2422
      @feysaldaacad2422 2 роки тому

      Subscribe iisaar abayo funny waye ninkaan hhhhhh

  • @taliyeoozan8336
    @taliyeoozan8336 2 роки тому +42

    Legend always legend 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @deerolyrics7034
    @deerolyrics7034 2 роки тому +44

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙

  • @nihaamxasan2282
    @nihaamxasan2282 2 роки тому +40

    Your English is the best 👌 🤣😂😂😂😂😥

  • @daadirqaadutube444
    @daadirqaadutube444 2 роки тому +2

    Maanta aniga soo uguma horeeya
    Muraad ayaan leeyahay iso duceeya sarakiisha

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 2 роки тому +32

    This is incredible I like that keep phenomenal waziir you are unstoppable with. bas waziir English kii wuu iga dhamaadey 😂😂😂

  • @Safaricom_
    @Safaricom_ 2 роки тому +22

    Manta English of the Legend is top notch😂

  • @azrossabdalla6039
    @azrossabdalla6039 2 роки тому +25

    Wasiiir wan ku salamay
    Commentkyga ma aragtaaa
    Qadkaaa iga xune 🤣🤣🤣

  • @thekingisback9282
    @thekingisback9282 2 роки тому +2

    War waziir waan kusalaamay nabigeena kusaliya scw

  • @aniisohareed6958
    @aniisohareed6958 2 роки тому +1

    *Zaki wiilkey markan ku daawado xattaa hadaan xanaaq sanahay waan qoslaa ar amaan gabadheyda quruxda badan ku siistaa si aad noogu soo dhowaato. Waa ku wataa 👊guuleyso*

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia 2 роки тому

    Cidi aniga camal ah oo ila dhibsatay ninkan gesaha leh o kadanbeya cidow talo uyahay garanmaye like 👍 ha isarto o is mujiyaa ha inaga badale baggaromka kadanbeya wasirka ilma aderayal 😍😍😍😘😘😘

  • @zema_c5294
    @zema_c5294 2 роки тому +9

    Legend🙏🥰 Talisada Karaaan waaa Aniga Waa Inoo Isbuca Dampo I.a😄😄😄

    • @feysaldaacad2422
      @feysaldaacad2422 2 роки тому

      Subscribe iisaar abayo legend ayaa tahay hhhhhh

  • @abdirahmanadan2838
    @abdirahmanadan2838 2 роки тому +7

    7:31 I saw my comment waziiir
    I like qosalkaga LA dhcy qosol laguma shego keep working man🤣🤣
    Dadka ka waalo wakan kuyeh🤣🤣

  • @mahamoidj8166
    @mahamoidj8166 2 роки тому +3

    Champion waxa qaadaysaa liverpool xoogwaynta england

  • @hamdimoulidfarah7016
    @hamdimoulidfarah7016 2 роки тому +1

    Wazir plz barnamijkan 2 mar asbuci noga so dhig intii igu raacsan farta so taga war wazirooow ✅❤️

  • @intawalanwlaashood8376
    @intawalanwlaashood8376 2 роки тому +2

    Alla waziir wallhi waan qoslay War team waziirka ismujiya 100k insha Allah ✊✊🤣🤣✊✊🙏

  • @ismaciildheere3887
    @ismaciildheere3887 2 роки тому

    Waziir Tankale English ka aan kaa saxo phenomena wayo adi San ayaa ogu dhuwaqesa phenomenal

  • @uzesy
    @uzesy 2 роки тому +31

    This is phenomenal😂waziir😂😂😂

  • @ibraahimqudde5883
    @ibraahimqudde5883 2 роки тому +1

    Alla sxp walahi dulmi wayay dad waxa jiro ka so horeeyay iyada maxa losina ii sheega dad oo 5 sano jogay wax ee istahileen aya ka siina qof iska imaday oo walibana dumara nio ilahay ka cabsada qabiil walahi qabrigaga iskadda hadda manta lacag la'aan noqotid cid ku cawinayso maleh ilaahay ka cabsada oo dadka cadaalad haalo sameyo 🥺🥺🥺

  • @Xoosh22yare
    @Xoosh22yare 2 роки тому

    Laba xininyood hadad maqashaan wa waziirka the one and only🙏🙏

  • @fadumocabdi9599
    @fadumocabdi9599 2 роки тому +6

    Wasiir waaku taganahay
    Come soon 300k subscribers
    Guul wasiirkeena👏👏👏

  • @ruweydaabdiaziz4153
    @ruweydaabdiaziz4153 2 роки тому +14

    Before this video i was feel mood but iam happy ❤

    • @feysaldaacad2422
      @feysaldaacad2422 2 роки тому

      🤣🤣🤣🤣

    • @feysaldaacad2422
      @feysaldaacad2422 2 роки тому +1

      Subscribe iisaar abayo farxadada owgeed

    • @muuminchannel4304
      @muuminchannel4304 2 роки тому

      Walal allaah dambigaaga
      aduun iyo aakhiro ha dhaafo
      Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙💔❤

  • @cmshow7720
    @cmshow7720 2 роки тому +2

    Zaki wasiir waad salaamanatahay

  • @abshirahmed5314
    @abshirahmed5314 2 роки тому +6

    Champion ka liverpool baa qaadysa ☝️🔴✊🏻🔥💪🏼

    • @susubae2590
      @susubae2590 2 роки тому

      Riyada bentaa iloow

    • @Msg252
      @Msg252 2 роки тому +1

      Yes sxb liverpool ayaa qaadaysa insha Allah

    • @muuminchannel4304
      @muuminchannel4304 2 роки тому

      Walal allaah dambigaaga
      aduun iyo aakhiro ha dhaafo
      Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙💔💔

  • @gx3633
    @gx3633 2 роки тому +1

    The best man in the world is prophet Muhammet

  • @safiyacraxman2195
    @safiyacraxman2195 2 роки тому +2

    Waziirkeena nolow wll

  • @maryammahad4034
    @maryammahad4034 2 роки тому +1

    Wasir cwa luqdi iyda ahed bad eber noga dhigtye secml😂😂😂😂

  • @abdullahi1114
    @abdullahi1114 2 роки тому +13

    Outstanding, marvellous, amazing reaction 😍🤣🤣🤣🤣

  • @abdisamedmeletar7395
    @abdisamedmeletar7395 2 роки тому +1

    saraakisha maxad ugu turi laadihin like

  • @Samatarpodcast101
    @Samatarpodcast101 2 роки тому

    Salaamulaah Saraakiisha, Darajada waa khalad in Dhedig laga dhigo.
    Tusaale: Xilalka Ciidan, Wasiir, Xildhibaan, Macalin, Madaxweyne, Gudoomiye, Xoghaye, Jilaa, Abwaan IWM. QAANUUNKEENA DALKEENA MA OGOLA IN DHEDIGA XILKA LAGU MUUJIYO, RAG & DUMAR.
    MAHADSANIDIIN

  • @maslaxmaxamed5959
    @maslaxmaxamed5959 2 роки тому +2

    First person 😀😀 like ha ii saarina

  • @aminyare272
    @aminyare272 2 роки тому +3

    Coming soon gudomiye 300k👊

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma 2 роки тому +10

    Keep Going Pro🤴✌

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 2 роки тому +2

    wllka muslimka ah muminka ah imanka leh kherka jecel naso boqo nosar subscribe like shere dhiragalin ayeyno tahay wll wadku mhdsan thy madama nosartay❤❤❤❤

  • @malyuunabdi2763
    @malyuunabdi2763 2 роки тому +2

    Zaki bin xaaji keep going pro xushamad kuuhaayee bro

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 2 роки тому +1

    Mar walba oo aan daawado barnaamijka arktida dadweynaha shan jeer ka badan ayaan qoslaa
    Mahadsanid waziirkeena

  • @ruunahmed3806
    @ruunahmed3806 2 роки тому +1

    Xariif English ayaba ka guxoyo
    Incredible kulaha
    Another level cml🤣🤣

  • @wll_kheir4966
    @wll_kheir4966 2 роки тому +2

    M,a our legend

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 роки тому +1

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙❤💔

  • @fartundhaqane228
    @fartundhaqane228 2 роки тому

    Incredible muxuu ahaa maalmahaan aad nagu waashay waziir

  • @barwaaqokhadar1074
    @barwaaqokhadar1074 2 роки тому +1

    Coming soon 300k wasiir hambalyo✋

  • @fatimamuse8196
    @fatimamuse8196 2 роки тому

    Anagaa yabnay wasiir barnamjiyadada waa another level

  • @siradm
    @siradm 2 роки тому

    Kurlibaax quruxley waaye waana hooyo ka xishooda Cimaamadda lee hanaga dhigto, waa ka wada waa wayn yihiin ama gu’ iyo laba bay ka yar yihiin waxa meelaha iswalaaqaaya ee ka fuqa Istar, yaraantey ku shaqaysattay, say maasha Allah

  • @kingarabofficial1111
    @kingarabofficial1111 2 роки тому +5

    For hatrick Berson Englishka inte ku dhigaty waziir😂😂

    • @muuminchannel4304
      @muuminchannel4304 2 роки тому

      Walal allaah dambigaaga
      aduun iyo aakhiro ha dhaafo
      Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙❤💔

    • @hodanaden6681
      @hodanaden6681 2 роки тому

      Dharka calanka ayada maba u eke

  • @mohamedlailhussen6669
    @mohamedlailhussen6669 2 роки тому

    Alla waziir qosolkada cajiiba macnsha

  • @mohamedanshir7109
    @mohamedanshir7109 2 роки тому +1

    Waziir salan Sare ayaledahay 🇸🇴✔️

  • @farhiyoyusuf1881
    @farhiyoyusuf1881 2 роки тому +5

    Wazir luqadada wenagu socota 😂😂😂😂

  • @maxamedhanadofficial8181
    @maxamedhanadofficial8181 2 роки тому +1

    Zaki legend waa ku salamay

  • @Sir_cm
    @Sir_cm 2 роки тому +1

    Waaaa wareeeey #Waziir professional baa noqotay English kaga waa untouchable✔macalin English ku wanagsantahay😂😂😂😂😂😂 ardeyda saraakiisha malin walba buugiina soo qaata labada kalmadood oo #Waziirku dhahaayo halaga faa'ideysto👊😂😂😂👊

  • @mohawarsame8912
    @mohawarsame8912 2 роки тому +1

    Wanku salaamay wasiir keep going

  • @lionofpubg3995
    @lionofpubg3995 2 роки тому

    Wallha somali moxamed cadi maahan wada fani socdo waye

  • @khalidabdikariin3411
    @khalidabdikariin3411 2 роки тому +2

    Wasiirka zaki bin xaaji 💯💯♥️♥️

  • @mohaayuub4331
    @mohaayuub4331 2 роки тому +2

    Waziir keep going lbx kuwataa

  • @asmaahmed-xw3hm
    @asmaahmed-xw3hm 2 роки тому

    Waa ciyaal MINNEAPOLIS waa cunug yar 22yers only anaa aqaan

  • @xamdappe2595
    @xamdappe2595 2 роки тому

    Ar wasiir waan ku salaami

  • @caamir7721
    @caamir7721 2 роки тому +1

    Hhhh talida remembered waa nairobi 2014 kkk

  • @abusallah6576
    @abusallah6576 2 роки тому

    Sxb isbucan dhaxdis 300k ayan ku rajeynaa

  • @mahadfarah4679
    @mahadfarah4679 2 роки тому +1

    Kenya 🇰🇪ayee joogta 2012 waye

  • @mohamadyusufmohamad4942
    @mohamadyusufmohamad4942 2 роки тому

    🤣🤣🇸🇴👨🏻‍💻👏👏waa sax Waziir waa reer ameerica oo showyada iskalaaji ee america ayuu ku jiraa yarka

  • @qamarabdi5643
    @qamarabdi5643 2 роки тому +6

    This amazing it phenomenal its okay 😅🤣🤣

  • @sahrocali2543
    @sahrocali2543 2 роки тому

    wasiir maahsani 300k isha allh

  • @roodoabdullahi8644
    @roodoabdullahi8644 2 роки тому +1

    Zaki binu xaaji legend

  • @fadumaabdi5812
    @fadumaabdi5812 2 роки тому

    Adaa ka maqnaada naga daaya ogaada hdn ani so galo albaabka wn xirayaa xilahay dilaaqan inan hbr dnbe sogalayn 😀😀😀😀😀😀

  • @muhanadqoorka2553
    @muhanadqoorka2553 2 роки тому +1

    Wasiir istar meherada lacag bdn soo kalisay sarakisha hda nahay waa wadamaa😁😁😁

  • @ayuush14
    @ayuush14 2 роки тому

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 2 роки тому

    Wasiir barnaamijka waa shideen reer commentiland qosolkii ayaa iga dhaamadey keep going pro 👏

  • @izraahappy8796
    @izraahappy8796 2 роки тому +12

    Sidaan ayaa channel kaaga daacad ugu ahay horey iiga soo dhacay m.a pro keep going shactirolow aa thy😂😂😂😂p

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 2 роки тому

      Walal qali subscribe iisaar

    • @muuminchannel4304
      @muuminchannel4304 2 роки тому

      Walal allaah dambigaaga
      aduun iyo aakhiro ha dhaafo
      Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙💔❤

    • @izraahappy8796
      @izraahappy8796 2 роки тому

      @@muuminchannel4304 waaakuu saarat wllo

    • @izraahappy8796
      @izraahappy8796 2 роки тому +1

      @@Mohamedofficial8 wakuu saaray wllo

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 2 роки тому

      happy mhdsanid walal noolow 🙏

  • @abdullahnourtk1723
    @abdullahnourtk1723 2 роки тому

    Waziir Englishkan oo incredible ku bilaabananayo oo xadana i liked ku dhamaanayo xay tahay wazirow😬😬

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 2 роки тому +1

    waalaso daahday nio update iska dhig

  • @jacellowyoung8923
    @jacellowyoung8923 2 роки тому +1

    Waziirka haduu kaa qosliyay qosalkiisa like dhac ku sii 👍

  • @asaddiamond4416
    @asaddiamond4416 2 роки тому +2

    Talizada Degmada Shibis Asbuucan social mediyaha waa Gil Gishey Qoftas Quruxley waaye😀

  • @yasinadan77official43
    @yasinadan77official43 2 роки тому

    Walahi Kal iyo lab ayan ugoslay sxb sare wan ku wataa hore uso wadadha guusho ayad kusocotaa♥️♥️♥️

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 2 роки тому +1

    Istarkorlibaax waa la soo dahday xariifkii America uu ku laabtay 🤣🤣🤣🤣

  • @baxnaano1436
    @baxnaano1436 2 роки тому +1

    English kaan dhintay iga dhaaf 😂👀🏃🏿‍♂️🏃🏿‍♂️🏃🏿‍♂️

  • @nicimaibrahim5459
    @nicimaibrahim5459 2 роки тому +1

    Wasiir waan ku wataa from burco
    Istar kurlibaax biyo gelin cusub
    Bay samaysay
    Macnaha ma dhul xeebeed bay degan tahay waatan wiilka yar isku isku bakhtiisayeee
    🙆‍♀️🙋‍♀️🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @saaffichannel252
    @saaffichannel252 2 роки тому

    Wasiir daanka wxbaa kaga dhacy bn u malayn kolly wxbaa igala qaldane

  • @Ayzerchannel
    @Ayzerchannel 2 роки тому +1

    Qofka labaada wasiir icaawi pls

  • @yaasircarafaad9280
    @yaasircarafaad9280 2 роки тому +1

    Sakiyaw kasoohadal caanka ayna soomaalidu aqoonin ee ku magac dheer waayeelka boy😂😂😂😂

  • @gelindhexaad5676
    @gelindhexaad5676 2 роки тому

    Inu ilahey kaa farxiyo muraad ayan leeyahay isoo duceeya walalayaal please

  • @haweeyadhuux8470
    @haweeyadhuux8470 2 роки тому

    Wasiir english waa onther level hhhhh

  • @muscabapdala47
    @muscabapdala47 2 роки тому +2

    legend coming soon 300k🥰🥰🥰pin ikuqabo he📌📌😂😂😂

  • @waara8293
    @waara8293 2 роки тому

    wasiir qosol igumaharin

  • @cabkaboy8356
    @cabkaboy8356 2 роки тому

    Nio ciyaal weerada dagmada kaaraan ahay😅😅ee haliga dacweeyo plz dagmada shibis💞😂😂😂😂lkn zxp zali adi inlagukuxero majeclaalaheed😂😂

  • @husseinabdukadirshegow1436
    @husseinabdukadirshegow1436 2 роки тому

    My pro zaki xaaji wan kutageraa

  • @ayaanmuhiyadiin9985
    @ayaanmuhiyadiin9985 2 роки тому +2

    Noolow wasiir♥️♥️♥️🥰

  • @mrrespectofficial6067
    @mrrespectofficial6067 2 роки тому

    Zakiyow Istar Kur libaax qofka la sawiran waxaa dhashay Fanaanad caan ah isagane waa Fanaan Heeso ayuu qaadaa waxaa la dhahaa Mustaf Happy Nairobi ayuu joogaa balse halkaas iyo Yurub ayuu ka imaaday.

  • @quenwafa7790
    @quenwafa7790 2 роки тому

    Wixi pa this nogu dhamezay wasir 😂🙆‍♀️

  • @rayanruuxi889
    @rayanruuxi889 2 роки тому

    wasiir caan halyga dhiigo io sarakiil🤣😂🙋‍♀️

  • @baarigaadam1239
    @baarigaadam1239 2 роки тому

    Qofka cusube hadhay waa aniga wasiir albaaka iga xirin plzzzz😅😅😅😅😅

  • @aminamacallin1519
    @aminamacallin1519 2 роки тому

    Wax aan dhaho magaranayo walalkey meeshaan waan kunastaa xaqiiqqan hadii aan xanaaqsanahay meeaha iga bi isa xanaaqa walalakey zaki guul iyo gobanimo

  • @ismavlogs212
    @ismavlogs212 2 роки тому +1

    salamullah legend zaki bin zaaji ❤️❤️🇸🇴

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 2 роки тому +1

    Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend

  • @sharmaakeabdifataaxabdulaa2085
    @sharmaakeabdifataaxabdulaa2085 2 роки тому +3

    Zaki wll reply iisoogal 😥 legand

  • @abulayaan9255
    @abulayaan9255 2 роки тому

    Nin oday ah wlhi si dhab ah ayad iiga qoslisaa waxaaga sheeko waa dhaaftay 😂🤣😂✌️✌️

  • @qalbidaryeele
    @qalbidaryeele 2 роки тому

    Gabadha waxay kunooleyd xeryaha dadaab e dalka kenya gaar ahaan hagadhera qofki yaqaano reer E3 iney ahayd baan filaya aad baan u aqana

  • @cabdiqanisaleban3890
    @cabdiqanisaleban3890 2 роки тому +1

    Talisadii Remember 🤣🤣😂😂😂😂

  • @ibraahimmaxamed8990
    @ibraahimmaxamed8990 2 роки тому +1

    Saldhiga wuu buxaa hadaa jogaa hello 😂

  • @ayuub_hassan
    @ayuub_hassan 2 роки тому

    Waziiir intro gii hore nooso celi intro gaas intaa u xiisey baa vedio yaal hore iska dawada