FREE QAYS QEYSAR😂 | DUMARKA SOMALIYEED OO WEERAR CIR & DHUL AH KU QAADAY YOUTUBER-KA QAYS QEYSAR 😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 1,6 тис.

  • @QaysQeyser.
    @QaysQeyser. Рік тому +1168

    Free Qays Qeyser 😭😭

  • @Hash__qute
    @Hash__qute Рік тому +408

    Wakhti ma uhelaysa saliga nebigena Muhammed scw ❤️❤️🥰

    • @user-yj6tc7bs6g
      @user-yj6tc7bs6g Рік тому +1

      salallaahu caleyhi wa salim ❤

    • @user-nk7su8ek2f
      @user-nk7su8ek2f Рік тому

      Scw scw scw scw

    • @suusuukeerowcali6799
      @suusuukeerowcali6799 Рік тому

      Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

    • @mariaabdla4063
      @mariaabdla4063 Рік тому

      salallahu calayhi wasalam❤

    • @hanamaxamed540
      @hanamaxamed540 Рік тому

      اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @rooblemaxamed3745
    @rooblemaxamed3745 Рік тому +219

    Adoo u jeeda magaca Allah like 👍 saar ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mguhad
    @mguhad Рік тому +11

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Sc

    • @Josir25
      @Josir25 Рік тому

      Never lose🎉

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 Рік тому +289

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤💝

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane Рік тому +533

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara🤲❤💕

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Рік тому +20

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱.

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 Рік тому +15

    Qays qaysar isn’t easy 😅✊RijaaL weeye legend ah.

    • @MohammedAbdishakur
      @MohammedAbdishakur Рік тому +1

      Aad iyo aad welina qalbiyo bu ilalinaya ..❤❤ fikradiisu wa free..🧠.

  • @mubaarig123
    @mubaarig123 Рік тому +91

    The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet Muhammad scw❤❤😢

    • @suusuukeerowcali6799
      @suusuukeerowcali6799 Рік тому

      Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @cumeerbigfan4
    @cumeerbigfan4 Рік тому +388

    The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet mohamed scw ❤️💘🧠❤

    • @suusuukeerowcali6799
      @suusuukeerowcali6799 Рік тому +2

      Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

    • @iqrofaarax7448
      @iqrofaarax7448 Рік тому +3

      صلي الله عليه وسلم

    • @Abma117
      @Abma117 Рік тому +2

      Salallahu Caleyhi Wasalam

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 Рік тому +1

      Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend

    • @cidaafanhaar
      @cidaafanhaar Рік тому +2

      صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله

  • @faadumofaarax2897
    @faadumofaarax2897 Рік тому +36

    Dumarland is not easy 😂

  • @user-gr4qg5zm1d
    @user-gr4qg5zm1d Рік тому +5

    ALLAH BAA U BANNEYEY 4 XAAS MASHA ALLAH ALXAMDULILAAHI
    VIVE QAYS ❤😊

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 Рік тому +68

    ku saliya nabi Maxamed scw ❤

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan Рік тому +76

    Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @asmacumarelmi6955
    @asmacumarelmi6955 Рік тому +75

    Best UA-camr qays qaysar ❤

  • @abdulnajiibadow4632
    @abdulnajiibadow4632 Рік тому +24

    I subscribe to your UA-cam page because I like your reaction and the way you're crushing 😍 brother keep going❤

  • @Abdurahmaan_masoud
    @Abdurahmaan_masoud Рік тому +12

    Asc walalahayga qaaliga ah ee soomaliyeed wllyal wxn soo gudbiya qeyrka marka igu garab qabta oo isoo booqda alle haidin sharfee 😢❤🤍

  • @namelos2963
    @namelos2963 Рік тому +92

    #Qays Qaysar💚💬❤the one and anly legand 💚💬❤im praud of you keep💪💪 going ind mcn💗

  • @faaisoguure5536
    @faaisoguure5536 Рік тому +4

    Meedkayna wajiidanay lkn asne ciyartu hadeey bilaw thy😂

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Рік тому +3

    Qeys qeysarow walalo wareysi dambe hadad bixineysid dumarland gem kasii
    Ilaa hada waxan ilawin ani Aabaheyba lamid ahay 😂😂😂😂 keep going bro Qeys qeysar 👍🙏🙏

  • @user-zt5mq3gz1r
    @user-zt5mq3gz1r Рік тому +70

    Wasiir ciyaalka nga ilaali viva dumar land ❤😂😂😂😂

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah Рік тому +11

    Waa wiilashii la,arkijiray Nin karmeed afar waa u qalmaa.
    Qeys it's not easy 🙌🙌

  • @Mohanabdi110
    @Mohanabdi110 Рік тому +3

    wallaahi caawa barnaamijka sidii faleenbaduu igu socday jecliyaa jabka xaliimo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @khaalidabdi7983
    @khaalidabdi7983 Рік тому +3

    Dhowr aan 2020kii asc uqoray baa hada isoo jawaabay show waa teamka Soo qaxay anigu ma spare part bay imoodeen marka😀😀

  • @TayasiirAbdirahman-ff7zo
    @TayasiirAbdirahman-ff7zo Рік тому +63

    Qays qayser is not easy😂😂😂

    • @naimokulmiye3464
      @naimokulmiye3464 Рік тому +1

      Qeys qayserkaa ma UA-camr ayuu ahaa hadalee arkey😂😂😂😂😂😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +31

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤

  • @filsanabdishakuur9527
    @filsanabdishakuur9527 Рік тому +9

    Dumarland isn't easy 😂😂😂

  • @Filfilo1122-
    @Filfilo1122- Рік тому +1

    Qays qeyser gar iyo gardaraba wa wata zhp anu dumarkana runtu u zhegay runtuna dadka way dhibtaye😂❤

  • @filsanjamac9553
    @filsanjamac9553 Рік тому +31

    😂😂😂Qays qasaaro Awalba anigu iskuma qor qori jirin naagihii xabiiby usoo qori jiray qac 💔 baa ka yeertay😂😂😝

  • @deeqamaxamuud9861
    @deeqamaxamuud9861 Рік тому +50

    Free qays lkn naag iyo masayr mar Bay wada dhasheen 😂

  • @user-tl4ww3gx9v
    @user-tl4ww3gx9v Рік тому +8

    Qays qayrser always legend❤

  • @MISKIJAMA-86
    @MISKIJAMA-86 Рік тому +2

    Team Daawadayaal ayaan hogaamiyaa, Qeys Qeysar intii Qalbiga kaa jecleyd baad dhaawacday illaahay ha u boogo dhayo.

  • @anzalqurux2764
    @anzalqurux2764 Рік тому +46

    Ilahow qof aan garaneeynin jaceylkeyga yan dhihin 😂

    • @xafsahassan2937
      @xafsahassan2937 Рік тому +8

      Isku mid ayan nhy war qof an Shukansanayo xita jacelkeyga ma naho 😂😂

    • @quizknowledge0
      @quizknowledge0 Рік тому +1

      ​@@xafsahassan2937😂😂😂waaba ceeb

    • @anzalqurux2764
      @anzalqurux2764 Рік тому

      @@xafsahassan2937 haa xabibti ilaa uu asaga iga keensado 😂

    • @chineabdi6324
      @chineabdi6324 Рік тому

      @@anzalqurux2764 iyaaaah

    • @Shaydanwase
      @Shaydanwase Рік тому

      @@anzalqurux2764 Adeer imika ragii wa yaraadeen idinkaa dan nagu qaba 😂

  • @suleymaanmaxamed4667
    @suleymaanmaxamed4667 Рік тому +85

    Dumarland is not easy ❤😊

  • @RaadiyaMaxamed-wq9lc
    @RaadiyaMaxamed-wq9lc Рік тому +1

    Walaahi waa runteede Nin quruxoon ba ma ah nio😢😊

  • @amiirajebriil3171
    @amiirajebriil3171 Рік тому +3

    Fikiraka wan ku haystaa wlhi 😊
    Mnsha Allah anigu laga yaabah in aan la fikira ahy 😊😊 fikira maa lasiku naacah

  • @zuuzaanomarabdi8632
    @zuuzaanomarabdi8632 Рік тому +54

    Aniga dhaqtar baaan ku haystaaa dumarland😂😂

  • @raxiimoshiiq1857
    @raxiimoshiiq1857 Рік тому +81

    Dumarland it’s not easy 😂😂😂

  • @sagalapdy368
    @sagalapdy368 Рік тому +10

    Dumarland isn't easy 😂❤

  • @sabrinabdikadir722
    @sabrinabdikadir722 Рік тому +3

    Salaamat!! waligeyba intaa uma qorin ya ila mida 😂😂

  • @mabzuud9478
    @mabzuud9478 Рік тому +4

    Gulled simba wuu qurux badanyahe qays ma qurxona wllo hays ag dhigin teda kle qays luga baasto halkee lagaynayaa 😂😂😹😹😂

  • @shamaairshucaybcumar9054
    @shamaairshucaybcumar9054 Рік тому +15

    Shabeel naagood baan ahay muu iskadhaho😂😂😂

  • @khilaadikhaalid___4
    @khilaadikhaalid___4 Рік тому +2

    viva qays qaysar videoyawgan waba ku cunteyaba 😂

  • @maimounaawaleh421
    @maimounaawaleh421 Рік тому +7

    Qays I always support u and love u ❤,and I respect your point of view 😊😊

  • @HandaLm10
    @HandaLm10 Рік тому +19

    Ani wajigiisa maanta ley igu horeyso😂lkn qurux kuma arko😢😂

    • @MandeqAhmednor
      @MandeqAhmednor Рік тому +3

      wan ku laqaba wlhi garan mayo koley quruxda isku si lomaya qanban umalaynaya

    • @Ayaanosman-mk5rc
      @Ayaanosman-mk5rc Рік тому +3

      Kkk kk wll Yan laga daremin

    • @user-wc4ti9oi7p
      @user-wc4ti9oi7p Рік тому +1

      Haa wllhi dadku isku dookh maaha lkn dadkaba kma aqaani

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Рік тому +13

    Saliga Nabiga Sareso leh...SCW.❤❤❤

    • @vidasi7735
      @vidasi7735 Рік тому +1

      صلى الله عليه وسلم

    • @user-gr4qg5zm1d
      @user-gr4qg5zm1d Рік тому +2

      ALLAHU AKBAR ALXAMDULILAAHI MASHA ALLAH ❤❤SALALAHU CALEYHI WASALIM ❤

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 Рік тому +1

    Qays qSaare😂hdu xor u yhy fikradisa asagu hys gursado he dumrki ma rbne😂

  • @abdirisaqabdirixman7186
    @abdirisaqabdirixman7186 Рік тому +3

    #Qays Qaysar Real Model Buu Noo Yahay Hadan Nahay Dhalin Yarada Somalia✔️✍️💔🚎

  • @cabdishakuurdhunkaal-fi4je
    @cabdishakuurdhunkaal-fi4je Рік тому +22

    VIVA QAYSQAYSAR😂❤

  • @farxiyfilsan6116
    @farxiyfilsan6116 Рік тому +10

    Show dumarku waa wada caashaq digaag😂 hawaday ka jeclaadeen😂😂

  • @cadercumar3753
    @cadercumar3753 Рік тому +3

    Kal iyo laab baan u qosley waan dhageystey 1 hrs baa iga qasaarey😂😂😂😂😂😂

  • @11Nimco
    @11Nimco Рік тому +1

    Qayla dhaan wa wareey kadhacde
    Qaysoow iska dulqaado
    dumarland naago ma maqli karaane 😂😂😂

  • @kheirowabdi2713
    @kheirowabdi2713 Рік тому +84

    Today’s Beautiful Hadith is about a Dua
    It was narrated from Abu Bakr as Siddeeq (RA) that he said to the Messenger of Allah (ﷺ) : Teach me a dua that I may say in my prayer. He said:
    `Say: O Allah, I have wronged myself greatly and no one forgives sins but you, grant me forgiveness from you and have mercy on me for you are the Oft Forgiving Most Merciful.’
    (Musnad Ahmad 8, Book 1, Hadith 😎
    The beautiful dua is:
    اللَّهُمَّ إِنِّي ظَلَمْتُ نَفْسِي ظُلْمًا كَثِيرًا وَلَا يَغْفِرُ الذُّنُوبَ إِلَّا أَنْتَ فَاغْفِرْ لِي مَغْفِرَةً مِنْ عِنْدِكَ وَارْحَمْنِي إِنَّكَ أَنْتَ الْغَفُورُ الرَّحِيمُ

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali Рік тому +33

    Every person has the freedom to choose, we respect his choice two and three
    Free qays qayser✌️✌️

  • @farxiyaabdi9074
    @farxiyaabdi9074 Рік тому +1

    Wasiir saki binu xaaji allaah haku Sharfo qas qaysar gar iyo gardaraba waan wataa maxaayeeyal qofkastaa Jo's buuleeyahay naftiisuuna unoolyahay waxan leeyahay dumaroow hubka dhiga qas waa qof qudhee 4 kabadan boosumahayee waamaxay masayrku 🌹🌹🌹❤

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 Рік тому +2

    Hadaa nooshihiin soo hadla hablahaasow😂anu aadbaan utaageeraa wiilka crush iyo afaarahaana kuma ihi keep going aboow qayzarow😅😂❤

  • @user-qr9cy3zn1k
    @user-qr9cy3zn1k Рік тому +13

    Afdapolan wa dahap😂😂😂 qeysna amusnantu ku qurux bdna 😅

  • @mohbarkhadofficial1349
    @mohbarkhadofficial1349 Рік тому +8

    Wasiir dawLe zaki odeyy ayaantan cumaamadada lama haysan karo🔥✌️❤

  • @mms7038
    @mms7038 Рік тому

    wasiir wlhi wa runta wayo gulled iyo qays labadaba waan jeclahay ila tali kkkkkkkkkkkkkkk

  • @hamseozil547
    @hamseozil547 Рік тому +2

    Qays qaysar 🙏❤

  • @munaali6200
    @munaali6200 Рік тому +9

    wazirka gabdha jabkoda siduu igu farxay😂😂😂😂

  • @abdikhfarkampala3343
    @abdikhfarkampala3343 Рік тому +42

    Qeys qeysar is not eazy 😂✌❤😂😂

  • @fadumaabdi5812
    @fadumaabdi5812 Рік тому +1

    big fan of Qays Qayser and I respect his opinion because I'm crushing of him 😁😁😁😁inta al abaadirkaas fhnty wn slmyaaa🤝

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 Рік тому

    Qays Qaysar masha Allah waa nin ragga halkaa ka wad

  • @user-df3ks5ze8q
    @user-df3ks5ze8q Рік тому +21

    Dumarland is not easy 😂😂

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 Рік тому +6

    Qays qaysar dumarku waxay ku haystaan maxaad noogu calaacali wayday😂😂😂😂😂

  • @GureMedia1
    @GureMedia1 Рік тому

    VIVA QAYS QAYSER 🏆🏆🏆
    FREE GABDHAHA SOMALIYED

  • @sahramaxamed8843
    @sahramaxamed8843 Рік тому +1

    Ninkas hala dhaafo sbbto ah anba xisoley aheyd😂😂😂 free qays qeyser

  • @Thepulhan
    @Thepulhan Рік тому +10

    The one an only my brother free qeys qeyser 😂

  • @hafsacisman5739
    @hafsacisman5739 Рік тому +3

    Waa ka bad badiseen xagee bey dumarka qalbiyadooda ku qafisheen😂😂😂 war dumarowe bahdilaada ma qaadan karno wasiirka xitaa ku tufa😂😂😂😂😂

  • @sundussaid3650
    @sundussaid3650 Рік тому

    Wuxuu ahaa podcast ugu waqtiga dheeraa ee aan dawaday waraysigiisu waxbadan baan ka faa iiday wllhi naagahan qaylinaya ninku asagaa dooqisa iyo argtidiisa kahadlay

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 Рік тому +1

    🎉waar ninka qof aa u balansan dumrkn bu su iskga rebo wayau😂fikrdbu keny

  • @xabiiboisaaq7343
    @xabiiboisaaq7343 Рік тому +23

    Somali is not easy 😂😂😂

  • @williambkchannel1685
    @williambkchannel1685 Рік тому +5

    Legend weeyan qays runta ka hadalay 😂❤

  • @Zimraan-caday
    @Zimraan-caday Рік тому +10

    Dumarland isn't easy 😂

  • @IkranCabdi-cl3ot
    @IkranCabdi-cl3ot 3 місяці тому

    Wuusaxan yaahay wllky jooskia ayu kaa hadlay ee niinka niicda kala taha❤😊

  • @ayaannzaaro69
    @ayaannzaaro69 Рік тому +7

    ❤😂Wasir adigaxisaha miyaa ku qaaday nagadaa wiilka yar deeee

  • @MssSadia252
    @MssSadia252 Рік тому +14

    Qays waa quraarad maran🍾🔪 😅

  • @user-jx5uj1iw4v
    @user-jx5uj1iw4v Рік тому +1

    Qays waa nin raga sxb❤

  • @xilwaahmed5147
    @xilwaahmed5147 Рік тому

    Xawaalada ka qaado😅😅emotional damage 😂sakiyw ciyaal laga dambeyo ciyaar maha

  • @aaseditz6667
    @aaseditz6667 Рік тому +36

    Dumarland❤😂😂

    • @khaalid8059.
      @khaalid8059. Рік тому +2

      Dowladiina faragalinta hanaga deyso please from raga😂

    • @JoonAnisa
      @JoonAnisa Рік тому

      Waayahee faraxiina aqli uyela hee😅😅😅

    • @aaseditz6667
      @aaseditz6667 Рік тому

      @khaalid8059. oo waad is soo dhibten😅👍

    • @aaseditz6667
      @aaseditz6667 Рік тому

      @@JoonAnisa hakaa Aman helo lee😅

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 Рік тому +7

    VIVA LEGEND QEYS QEYSAR 💯 💪💯

  • @Muxiyadiin12
    @Muxiyadiin12 Рік тому +3

    Dumar badan qac baa ka yeedhay wlhi qays qayser is not easy 😅

  • @bushromaxedismacil
    @bushromaxedismacil Рік тому +23

    Dumarland isn't easy 😊😂😂

  • @aishohusein3230
    @aishohusein3230 Рік тому +6

    Tiktokiisa raadiya sa comentiyada u soo aqriyo hhhhh 😅😅 dolwada dumarland please dowladeena sharafteeda noo ilaaliya yqy

  • @AzuuKhadar
    @AzuuKhadar Рік тому +12

    Dumarland ❤😂😂

    • @khaalid8059.
      @khaalid8059. Рік тому +2

      Dowladiina faragalinta hanaga deyso please from raga😂

    • @AzuuKhadar
      @AzuuKhadar Рік тому

      @@khaalid8059. faragalintu way iska dhamaanaysaa how yaacina faarax from dumarland 🤣🤣

  • @haruunbey2203
    @haruunbey2203 Рік тому +12

    Legend Zaki ✊

  • @Hayatshali
    @Hayatshali Рік тому +1

    He’s nice guy naagaha maalayacniga ah hakaraysto msge kooda

  • @hamdaamiira7085
    @hamdaamiira7085 Рік тому +16

    Wasiir ha nagu soo dhisina ciyaalka xiisolah ah🤣🤣

  • @ayuush190
    @ayuush190 Рік тому +43

    Wasiir hanagu so dhisin ninkaan ayaantan waku kacsanhy😂😅

  • @kafiamaxamed5842
    @kafiamaxamed5842 Рік тому +2

    Waa ninka kaliya geelo qalpiga ka jabiyey Qeys isn't easy wlhi😂😂😭

  • @AxmedFaarax-r1w
    @AxmedFaarax-r1w 13 днів тому +1

    Qays qaysar zxb noolow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khaalid8059.
    @khaalid8059. Рік тому +3

    Dumaroow faragalinta naga daaya please 😂

  • @abdikhfarkampala3343
    @abdikhfarkampala3343 Рік тому +10

    Viva qeys qeysar 💙❤

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 Рік тому

    Nabiga scw wuxu yiri shar an dumar an ahayn dunida kagama tagin meshay ku dhaqaqan hirfahay u laabayan😃

  • @hawakinabdirizakahmed4636
    @hawakinabdirizakahmed4636 Рік тому

    Bas waye wazin dumarland way kaa guri rabaan. Se cml energy saida hesa marka maydka noyaalo😂😂

  • @awliyocabdi7139
    @awliyocabdi7139 Рік тому +7

    farx qasaro waye wlhi😂😂😂😂

  • @chanelkabulshada
    @chanelkabulshada Рік тому +4

    Qays qaysar hala yaabina dumar ku iska lala yaraynaye😂

  • @ayub_lacag_lyric
    @ayub_lacag_lyric Рік тому

    Team zaki bini xaji goormee one million gaareynaa wllyaaal is muujiya ninkaan sida uu nooga qosliya aan ugu farxino pls

  • @cudoonofficial6923
    @cudoonofficial6923 Рік тому +17

    Aniga isku mid baan kanahay dabeecadaas quraan saar baad ubaahantahaa islahaa ileen wuxu waa la ila qabaa😂😂