Abaay hada xamar aan ku arkey waxaa laga jecelyahay beerka geela waxaa leygu dhahay fitimiin aa ka buuxo laakiin aniga wadnaha geela iyo kilida aan jeclaay 😊
@NajmoCisman yaa ku balamiye adi yaase kula heeysta ma mida lala hadlaayaa tahay mise tan hadashay baa thy shaqadeeydase ma adigaa ii sheegaayo afdheeridaa sedexeeye aan loo wacan baa tahay seedkaaga ilaasho ree yaa ii wacday uma baahni anigee iyo foodleey afdheere
@@NajmoCismanislaamaha soomalida oo nolosha ka dhacay sida najma hire waa lagu yaqanaa ineey wax aan loo dirsanin qoorta gashtaan. Lowlife loser habro with nothing better to do except spam our sister's channel with their nonsense. U soo ducee habartaan.
Allah ku barkeeyo xabiibti ❤❤❤
Masha'Allah, walaalo you look stunning! Aad ayaad u qurux badan tahay. Qof daacadna waad u eg tahay, Ilaahay SWT aduun iyo akhiraba hakugu nimceeyo. Subscribed!❤❤
🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Mashaallah Mashaallah untoo ma'am waye Mashaallah
Luuqadaada marka hore sida loo qoro baro.
Very good food Mashaallah sister why you are not happy
Masha Allah 🎉❤❤❤
🥰🥰🥰🥰
M.a
❤mashaallah nice chapati
Good food
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Very yar ayaa layidha lama cuno bisadaha lasiyaa waligay waxcunaya ma arag
Lkn ani waan cuunaa maxaa yeelay waaxa laal mahat sanid abaayo 🥰
@safiyozola-po8sp Ha wala cuna lkn xagayaga macunan lkn wa xalal xaran maha
Abaay hada xamar aan ku arkey waxaa laga jecelyahay beerka geela waxaa leygu dhahay fitimiin aa ka buuxo laakiin aniga wadnaha geela iyo kilida aan jeclaay 😊
Adigane inaad dhuunta banaanka keento maad bilaawday 😮
Wlee camera da waa lagu waashaada la sheegaayo waa run
Maxa ka galy waardiye maka thy shaqo yeelo😏
@NajmoCisman yaa ku balamiye adi yaase kula heeysta ma mida lala hadlaayaa tahay mise tan hadashay baa thy shaqadeeydase ma adigaa ii sheegaayo afdheeridaa sedexeeye aan loo wacan baa tahay seedkaaga ilaasho ree yaa ii wacday uma baahni anigee iyo foodleey afdheere
@@NajmoCismanislaamaha soomalida oo nolosha ka dhacay sida najma hire waa lagu yaqanaa ineey wax aan loo dirsanin qoorta gashtaan. Lowlife loser habro with nothing better to do except spam our sister's channel with their nonsense. U soo ducee habartaan.
Don't look happy sister today
She probably looks more happier than u
Masha Allah ❤❤❤❤
Masha Allah ❤❤❤