Nimco Cali" Markii aan ka diidey inaan u raaco qolka jiifka ayuu fadhiga siduu doono iiga sameestey

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • Nimco Cali" Markii aan ka diidey inaan u raaco qolka jiifka ayuu fadhiga siduu doono iiga sameestey

КОМЕНТАРІ • 492

  • @LIIBAANMOHAMED-i6f
    @LIIBAANMOHAMED-i6f 4 дні тому +23

    Ku saliya nabi muhamad salalaahu calayhi wasalama ❤ ♥

    • @black-uo6nz
      @black-uo6nz 3 дні тому

      صلي الله عليه وسلم

  • @AliHassan10-2
    @AliHassan10-2 4 дні тому +29

    Boqolaal aya aamusan oo dhibkaas kudhacaa, agaasimayaasha, goobahaha( hospitalada, jamacadaha, hay'daha) iwm ah.

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 5 днів тому +56

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 5 днів тому +39

    Meeqaa laydin lahaa WAR NIN MAGALO WAARIDE HA UTEGININA IDINKOO KELIGIIN AH ADEER BEEL XATAA HADUU AABAHAA LA DHASHAY HA U TEGIN NAAGAHAAN WAAL WAALAN BAL KAWARAN ADAA GARDARAN WAA QOFKII LABAAD OO LEH XILDHIBAAN BAA I KUFSADAY WAA ADEER IYO WAA ABTI NAANAAGAYAHO DIINTA MA TAQAANIIN MIYAA WALAALKAA XATAA DIINTU WAA DIIDAY IN AAD GURI CIDLAA LA JOOGTO AMA AAD QOL LA SEEXATO WALAALKAA AABAHA IYO HOOYADAA DHALEEN ISKA DAA NINKALEE

    • @MohamedYousuf-zo2mt
      @MohamedYousuf-zo2mt 4 дні тому

      Walaalkaa inaad qol la seexato gartaye, ma guri inaad labadiinu ku wada noolaataan ayaa la diiday?

    • @ShukriHaashi-cn5yf
      @ShukriHaashi-cn5yf 4 дні тому +2

      @MohamedYousuf-zo2mt markuu cidlo yahay oo aan dadkale guraga joogin ayaa laga hadlayaa

    • @Redpacket9009
      @Redpacket9009 4 дні тому

      Uma malaynayo inay sidaas wax u jiraan Sabato ah hadalkeeda been badanaan ka maqlaa

    • @Zahro-x3u
      @Zahro-x3u 4 дні тому +6

      Walaalkaa Waa maxramkaaga guri Cidlana WAAD la joogo kartaa , mana u maleynayo inuu jiro walaalo qaangaaro ah oo qol wada seexanaya oo taa Caqligaaba diidayaa hadaysan duruuf keenin

    • @naasirwardheere8240
      @naasirwardheere8240 4 дні тому +2

      @@ShukriHaashi-cn5yfwalalka iyo adeerka laxmiga ah, Abtiga abtiga laxmiga ah waa maxramkaga walal diinta dib ugu laabo bal.

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 4 дні тому +13

    This is seriously criminal and domestic sexual harassment with violence against women and additionally this is common in Somalia because people believe it’s shameful to say that is why victims hide their issues. This isn’t their fault but they are victims of domestic violence and sexual assault against women 😢😢😢😢😢😢😢
    Good luck with your recovery and I hope you get justice soon

    • @sahrosiad4317
      @sahrosiad4317 4 дні тому +2

      Yaad fahamsiinaysaa maad afkaaga kusoo qortid comment iga mase ajaanibkaad signal u tuuree

    • @xasanxuseen1304
      @xasanxuseen1304 4 дні тому

      English makasaayi iska dheh noo haliimo waan ku aqanaaye 😂​@@sahrosiad4317

  • @AbdiRashid-j4p
    @AbdiRashid-j4p 5 днів тому +10

    Munasar walaal shaqo ween haayo wallahi wadamada hor maray dadka barnamishyada nocan wado cawinaad iyo ixtiraam bay dawlada ka helan lkn adiga illahay kaa abaal marinayo Somalia bahalo galeen noqotay 😢

    • @abdirahmanroble7252
      @abdirahmanroble7252 4 дні тому

      waa munaafaq, waana kuwa uu alle sheegay kuwa faafiya xumaanta dhacda. sxb ka fiirso hadaladaada maalin baa la isweydiin. gabadhaan ha dacwooto, ma ahan in tuugaan shillin raadinska ah in loo geysto. Been iyo Run lama sheegi karo.

  • @XanafQalbi
    @XanafQalbi 4 дні тому +4

    ILAAHAY baa og siday wax udhaceen sheekooyinkan ookale waa fadeexad sharafka la iskaga dilayo.

  • @ibrahimmohamedomar3553
    @ibrahimmohamedomar3553 4 дні тому +5

    Warkaas xaqiijin ayuu u baahan yahay.

    • @sadiqf7683
      @sadiqf7683 2 дні тому

      Ninka waan diiday wuu iso eryay waan gartay laakiin waxan kale ee aysheegayso isma qabanayso

  • @khadrafaarahali7111
    @khadrafaarahali7111 3 дні тому +1

    subxaanallah wasakhaas ha loo sooxidho gabadhan xaqeede halaga siiyo

  • @mohamedosman-qz7ln
    @mohamedosman-qz7ln 5 днів тому +26

    Iimaanka Allah ka qaaday haduu naag rabo gabdho yaryar oo guurdoon ah aa joogo mu guursado muxuu miskiinad danyar ah uxoogaa ilaah baa kaa jaasin doono hadey run tahay.

    • @Cabdinasiryusuf-v3b
      @Cabdinasiryusuf-v3b 4 дні тому

      Iney runsheegeysa iyo inkale yaa og. Hadii kale. Meediyaha miyaa maxkamad ah ama. Animal kaloo badan ayaa jira waan ka xumahay ee. Arista. Naga hubiya naga daaya wasaqda meediyaha aad lasso doonanwysaan. Saqajaamiin gaala ushaqeysaad tigiin waaya. Waa fidinta xumaanta ee ma aha xalka.

    • @GabadhaAabocali
      @GabadhaAabocali 4 дні тому

      ​@Cabdinasiryusuf-v3b Hadaba Mawaxa Jidhah Ruux Sharaftiisa Kabeen Sheeganaayo 🙄

    • @abdiazizmohamud8309
      @abdiazizmohamud8309 4 дні тому

      ​​@@Cabdinasiryusuf-v3b dufow gabadha intay sheegtay un ayaa la sheegayaa anaga ka shacab ahaan warka siday u sheegtay ayaan u sheegaynaa oo been waaye dhihi mayno maxkamadahana waa sidaas oo kale marka hore qof warkiisa ayaa laga duulaa oo ninka loogu yeeraa inuu ka garbaxo ilaa dhanka kale been waaye dhaho sabab qof shacab ah oo isaga dhaho been waaye meesha ma taal isaga un ayaa been waaye dhihi karo taasna waxay u baahnaan kartaa in ay dhaar ama DNA ku kala baxaaan.
      Marka cidda dacdwada ku socoto un ayaa la rabaa inay arintaan ka hadlaan

    • @ubaxismail6285
      @ubaxismail6285 4 дні тому

      War Ilaahay ka baqa oo wax ha iska xukmininee bal wareysta ninkana iyo sababta gabadhu ay guriga ninka ay leedahay waa uu i dhibaateeyay ay u sii joogtay iyo sababta saldhiga loo geeyay ma waxbey ka xaday oo sidaas ayaa saldhiga loo geeyay bal arinta u dhaadhaca gunteeda.

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 3 дні тому

      Alaahu aclam wax cadvinantu inoomay sheegin in ay wax qarinayso way dhicikartaa xishood dartii in cadowgan helay ku yidhi naa kaalay oo gaadhiga gal oo hadii wax lagu yeelay saldhiga kasoo dacwoo markii ay gashayna meel saldhiga loogu sheegay inta la ak is taajiyay gaadhiga lagu qufulay oo laga tagay inkastoow ay markaad qaylinjartay intii laga maqnaa haday meeshuu banaan ahayd oon geerash cidli a oo gudo ah la galin maadaama dawlad ku sheektay shaqaalaheedu cabsi ku ni lyihiin oo qarax ka baqaan ama ay naxdin la aamusnayd maadaama hub lagu handaday adeerkeedna sidaa ugalay shoog ayay galikartaa ehelaa in ay usheekto oo haday cadaalada waydo shaaraca timaado ayaa sidan ka fiicnayd inan sidaa u. Asturan oo wajigeeda shaaraca keentay yaan la beensan e hala baadho arintaa culimo iyo maxkamada hada jirtaba hala geeyo

  • @AsadAbdi-pm1wt
    @AsadAbdi-pm1wt 3 дні тому +1

    Adeerka miyakaa adeegtay
    Mise marki hore heshiis ku aheyden oo lacagtii ayu kugu booday 😂😂

  • @najmaaxmed2736
    @najmaaxmed2736 5 днів тому +7

    Sawirka xildhivaanka away heee😅😅😅😅

    • @Mohamed-qt7ql
      @Mohamed-qt7ql 5 днів тому +2

      Xidhibaan mashruuc UA-cam Ka Ku qor

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 4 дні тому +4

    ASC, Maxkabbaddaha iyo boollisku xildhibbaanka ha ku dhaarriyaan in aan gabbadhaas wax dhib ah gurrigiisa looggu gaysannin,
    Haddii kalle oo ay gabbadhu ay si qaldan wax u fahantay, Oo uu dhib dhacay ha xaal marriyo gabbadha insha ALLAAH.
    Wa BILLAAHI tawfiiq.

    • @nasroadan2221
      @nasroadan2221 4 дні тому +3

      Qofkii alaah ka cabsanayo yaa la dhaariyaa ee nin macsiiloow ah oo gabdhaha kufsado lama dhaariyo ee dhagax halagu dilo haduu guur soo maray

  • @Adm9464
    @Adm9464 5 днів тому +18

    Ninkaasi Xildhibaan iska daa xitaa digaag inuu waardiyeeyo uma qalmo. That’s why umadda Soomaalidu ay u baabaaday

  • @IbrahimAbdi-g6t
    @IbrahimAbdi-g6t 12 годин тому

    inaalilaah 😂😂😂

  • @hananur2384
    @hananur2384 5 днів тому +7

    Gawar maqabiyo halaga dhigo wala diiday maya wax ha barato maya ha shaqeeso alahii awuuray wuxuu ugu fadli yeelay asaa u caalim leh marka ani gabdhahey guri maka baxayan wexey baranayan gurigoodi insha Allah Allah ha xifdiyo gabdhahena somaliyeed🤲🏻🤲🏻🤲🏻

    • @Thebattleofthehorn
      @Thebattleofthehorn 5 днів тому +1

      Ninka indhihiisa ha laabo ayaa la yidhi, naag ajnabi kaa ah ha salaamin baa lagu yidhi. Marka maxaad uga hadli wayday halka aad gabadha uun qaladkeeda ugu mashquushay.

    • @sahrosiad4317
      @sahrosiad4317 4 дні тому

      Waxaan tiraa gabar..abuuray maahan GAwar

    • @ShukriShukriyuusuf
      @ShukriShukriyuusuf 3 дні тому

      Gawadha dan io daruuf hadee qabsato mashaqeesan karto miyaa naa hush mataqaana diinta ku gambane maad cadeesatid

  • @macruufsheikh4449
    @macruufsheikh4449 3 дні тому

    اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @cabdullaahixuseendhaqane158
    @cabdullaahixuseendhaqane158 5 днів тому +5

    Sheekadu ma fadhido ustaad munasar .waad ku fududaatay inaad halkaan so dhigto.gabadha
    Nin culus baad ahayd .inaad sharafteeda ilaaliso ayaa loo baahnaa

    • @Seynab-c9h
      @Seynab-c9h 4 дні тому

      Run baad u sheegtay munasar

  • @MOHAMEDNOOR-vj5bs
    @MOHAMEDNOOR-vj5bs 2 дні тому

    Xildhibaankaaga hakaasaarto hee😂

  • @Xamdushcilmi
    @Xamdushcilmi 4 дні тому +3

    Xasbiyalahu wanimcal wakil

  • @AbdilahiYare
    @AbdilahiYare 4 дні тому

    تسأل الله السلامة والعافية

  • @hawamukhtarali6350
    @hawamukhtarali6350 4 дні тому +2

    Asc talo rabi ku filan sabar isha allah hakhaga wuu soo baxaya isha allah

  • @AniisaDiriye
    @AniisaDiriye 3 дні тому

    Waasax yaan la qarin dhibkaas oo kale waa inan la qarin Allah ma asturahaa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 днів тому +11

    naaguhu intay nimanka raadsadsan oo lakeliyoba bay hadhow ninka keligi dusha kasaaran naa barta diinta

    • @maxamedcabdiwahab-qq9bn
      @maxamedcabdiwahab-qq9bn 5 днів тому +2

      Waa runtaa laba shaqsi oo is gaya ma banaano meel iney ku cidloobaan, haduu ninku guur doon yahey , gurigooda ha oogu tago inanta, haday is fahmaan ha,waydiisto waalid keed, waxaa intaa ka baxsan tii yeesha wax walbo ha filato dadku wanaag doon ma wada aha gabar iyo wiilba.

    • @BashkaBoss-c1i
      @BashkaBoss-c1i 4 дні тому

      Hunguri IYo Lacag jaceel ayay eeday

    • @ShukriShukriyuusuf
      @ShukriShukriyuusuf 3 дні тому

      Waxan Nola sheeganaya dumar bal arag waxay Ku hadleeso qof shaqeesanayo in lagu xadgudbay aya sidaas u hadlee

  • @ikhwaikhwamog6932
    @ikhwaikhwamog6932 4 дні тому +2

    Alle haa laga baqo oo labada dhinic haa la wareysto

  • @IbraahinXassen
    @IbraahinXassen 3 дні тому

    SUBAXAANALLAAH
    🤣🤣🤣😂

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 4 дні тому +2

    Subxanallah war waxas 😮😮😮WA in la soo qabta kaas WA qof bila damiir ah😢😮😮

  • @MeYou-t8c
    @MeYou-t8c 2 дні тому

    Asc, aad ayaan ugaxumahay dhibaatada aysheeganeeyso. Mafahmin sababta kaamiriista uu gabadha waajigeeda uu aad ugahelay? Laakiin nabraha inaan aragno waamuhiim.

  • @SaidAbdi-c5h
    @SaidAbdi-c5h 2 дні тому

    Xasaanada halagaxayuubiyo fariintaa waxay kusocotaa sheekh andan madoobe

  • @musegaladi9858
    @musegaladi9858 5 днів тому +1

    Gacma gacmees iyo adeer osmalaha

  • @shindonunowhussein9312
    @shindonunowhussein9312 4 дні тому +2

    Umad waxas hogaminayan aya rabta nabad

  • @AsadAbdi-pm1wt
    @AsadAbdi-pm1wt 3 дні тому

    Meqa maraa lagu raxeyey
    Lacagta ankaga qaadnee
    Meeqad kuheshiseen halki mar Inu kusiiyo
    Nimanka kale iyaguna meqaa Goor midkiba kyfuulay
    Sheeg xaajo dabadeeda lafeeda hadan lafeedin xaqada maheleysid 😂😂😂😂

  • @TeweldebrhanGebru
    @TeweldebrhanGebru 3 дні тому

    Thankyou

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 4 дні тому

    Walaal waa ka xumahay wlhi

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 5 днів тому +2

    SubxanaAllah 🤔

  • @bishaarsanbuul
    @bishaarsanbuul 4 дні тому

    hooyadan somaliyed waxy kusigatay in baastoolad lagu dilo balse rabi waa uu ka badbaadoyay subxaanalaah

  • @SultanAhmed-go9hr
    @SultanAhmed-go9hr 3 дні тому

    Illahay aya xaqiiq og

  • @AshaCabdi
    @AshaCabdi 5 днів тому +2

    Subaaxnalh

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 4 дні тому +1

    Nin waraabo waaye khalad ay ahayd inaa ugu tagto gurigiisa😢😢😢

  • @doone9873
    @doone9873 3 дні тому

    Gabdhaha inta badan somalia wa lagu dhiba lakin ale waxa ka barya dowlad fican inay somalia hesho INSHALLAH lakin hasan wadnka wa kala wadi la yahay ila hada somalia dhib wen ayey ku jirta

  • @AbucubaydaDiin
    @AbucubaydaDiin 5 днів тому

    Subxanallah manasar sxbow mcne iso wac whatssp

    • @daraqoon
      @daraqoon 5 днів тому

      Soo qor whatsappkada

  • @G4STV2858
    @G4STV2858 3 дні тому

    Gabadha waa gabar miskiina ah wlhey garab bey u baahantahay adeer kulahaa ninka sidaa ugalay wey xishooneysaa lkn sida laga fahmaayo waxba umay reeban isaga maca raga kale jish dil iyo waxkasta war gabadha iyo gabdhaha lamid ah xaqooda in loo dhiciyey ubaahanyiihiin poska nabad gelyada caasimada waa iiney sooqabtaan ragaas oo maxkad lasaaro

  • @DeeqaMacalin-s1z
    @DeeqaMacalin-s1z 4 дні тому

    Subxanalaah😢😢

  • @Nasra-w2k
    @Nasra-w2k 3 дні тому

    Allah maxay dumar badani dhibane u yahiin dayuus xaaran ku naaxa canser alle idinku salad oo xaniinyaha beela😢😢😢😢

  • @SEIDGUIDE
    @SEIDGUIDE 3 дні тому

    May qaylisay lamaqlilhaaye

  • @MohamudHirsi-b5s
    @MohamudHirsi-b5s 2 дні тому

    Cida difaacaysa ninka waa isaga oo kale

  • @malcoloshabaz6865
    @malcoloshabaz6865 4 дні тому

    Caddaaladdu markey Hala gaaro❤

  • @saynabahamed7148
    @saynabahamed7148 4 дні тому

    Reer muqdish Ilahay ayaa idaan maqaan

  • @MohamudHirsi-b5s
    @MohamudHirsi-b5s 2 дні тому

    Gabadhu siday sheegtay xafiika ayay ugu tagtay iyadoo waydiisatey caawimad dhaqle waxuuna u sheegay in qado u samaynayo ceeb ma ma ah in rumaysan weydo waayo waa xildhibaa keedii markay u tagtayna waxa uu kula kacay waata sheegwysa

  • @mahmoudhersi4603
    @mahmoudhersi4603 5 днів тому +1

    1) Sharcigee kuu banneeyey inaad jirkeeda fiiriso?
    2) Sharcigee u banneeyey iyadu inay la gaar noqoto nin ajnabi ka ah?

  • @mustafadahir9206
    @mustafadahir9206 4 дні тому +1

    Adeer ku ma adeer Aabaha la dhashay mise adeer Somali Cajiib?!!!!.

  • @LIIBAANMOHAMED-i6f
    @LIIBAANMOHAMED-i6f 4 дні тому

    allaahu akbar allaahu akbar

  • @abdifitah-wu3xj
    @abdifitah-wu3xj 4 дні тому +1

    Subaxanalah

  • @Abd20232
    @Abd20232 4 дні тому

    Saasna waa u taalaa waana lagu taabtay miyaa 😊
    Nasiib wanaagsanidaa

  • @xawoosman1601
    @xawoosman1601 3 дні тому

    Xildhiban illhy yaqan lama arag

  • @xamsedaahir
    @xamsedaahir 4 дні тому

    Ilyn meshu wxa ka socda wa filim cadiya inta dhibta neceb somalilnd iska Kalaya wll

  • @engrmohamoudgeelemohamoud2303
    @engrmohamoudgeelemohamoud2303 4 дні тому

    سبحان الله العظيم

  • @quen_happy
    @quen_happy 4 дні тому +1

    Ogaadeenoow in gabadha uu dhalay ee xafiiska PM joogta la cuno kama cabsanaayo miyaa 😂😂

    • @sadiqf7683
      @sadiqf7683 2 дні тому

      Ma waxaad rumaysatay wasiir baa ixoogay kadibna I afduubtay. I don't think so

  • @tusaalewanaagsan4153
    @tusaalewanaagsan4153 4 дні тому

    Wadankii bahalobaa kadilacayi 😢

  • @Adm9464
    @Adm9464 5 днів тому +1

    Very sad . Waa waasheen

  • @sadiqf7683
    @sadiqf7683 2 дні тому

    Qiyaastayda tallefonka bay wax kaga duubaysay wuuna lafahmay . Wasiir baa ixoogay kadibna wuu i afduubtay easy looma rumayn karo

  • @AbdinaaasirMohamud
    @AbdinaaasirMohamud 4 дні тому

    Adeer ha dhihin

  • @macruufsheikh4449
    @macruufsheikh4449 3 дні тому

    Aniga waxaan idiin hubaa dowladaan hada joogta ee xasan shekh qof katirsan haduu khalad kasta sameeyo inuusan jirin sharci qabanaayo

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 4 дні тому

    Xildhibaan, wasiir, Gudoomiye Gobol, ama Degmo, miyeysan Islaam aheyn? Haweenka Aada ma oga miyaa qofkan in uu noon karo qof aan caqli laheyn sasab ay isagu Aaminayaan?

  • @CabdigaAllah
    @CabdigaAllah 5 днів тому

    Waawax tiiranyo leh iyo tows lagana xumaado
    Allah swt idamkiisa xaqaaga hakaasiiyo

  • @AbdulrahmanAbdul-v1j
    @AbdulrahmanAbdul-v1j 5 днів тому

    Ilah xaqaa ha kaa siiyo

  • @abokaraadan2506
    @abokaraadan2506 4 дні тому +1

    Yaah yaah waa noocma kaasi

    • @princehigh-flierp8965
      @princehigh-flierp8965 4 дні тому +1

      Waxba hayaabin Sxb reer hadii ay dantooda garan waayaan TAAS IYO TU KAXUN AYAA U SOO SOCOTA.
      WAXAASI WAA DHAQANKOODA

  • @omarali4265
    @omarali4265 4 дні тому +1

    Laakiin gabadhaan mar na waxay leedahay waa abtigeey marna qaraabo aan nahay 😮

  • @omarali4265
    @omarali4265 4 дні тому +1

    😢cilada waxaa u sabab ah ikhtilaad isku keli noqoshada

  • @LIIBAANMOHAMED-i6f
    @LIIBAANMOHAMED-i6f 4 дні тому

    Somali ya allaah u gargar

  • @ubaxismail6285
    @ubaxismail6285 4 дні тому +1

    War hooy ninyahow warkaan war qof Ilaahay ka baqaaya uu yiraahdo ma ahan sababta oo ah waxey tiri cidiisuu u yeeray. Maxey u joogtay gurigiisa ninka ay ka sheeganeyso subxaanaAllaahiye, "HASHU MAANKEY GADAYE MA MASAARBEY LIQDAY."

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 5 днів тому +2

    SI AY LACAG U HESHO AYAY SHARAFTEEDII KU WAYDAY

    • @AsuumHossain
      @AsuumHossain 2 дні тому

      Waryaa awoowgaa wase calan iyo dalna waad nala wadaag taa hab qoraalkaaga edeb u yeel kuwa kula dhashay iyo kuwaad dhashay xagay ku danbayn ma ogide inantaa baahi baa haysay🔪🤬

  • @miftahahmedaden
    @miftahahmedaden 4 дні тому

    bisibka maxaa sidaas😂

  • @ashalul565
    @ashalul565 4 дні тому +1

    Xaaraantii oo lafududaystay, Ilaahow nadaba qabo

  • @yousufonlaye409
    @yousufonlaye409 5 днів тому

    Asc Somaliweyn..
    Sual..
    Adeer iyo Ninka .
    Waxa la
    Dhihi jiray,
    Waxa la
    Dhihi ,
    Maxa la Dhihi Jiray ?
    Max Qaldan
    Munsurow ?
    Jiray

  • @SuadAli-y1j
    @SuadAli-y1j 4 дні тому

    Allaha kucaafiyo xaqaagana hakasoo saaro in a. Somalia wey udhamaatay dowladaaba udaran

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 5 днів тому +2

    Wax kasta oo la maqlaa Run maaha

  • @FaadumoDiigax
    @FaadumoDiigax 4 дні тому

    ❤❤❤❤❤

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu 4 дні тому

    Subxaanallah inkaari kugu dhacday goormuu weynaana waxaasa ummadda masuul u ah

  • @Hassandeeqoahmed
    @Hassandeeqoahmed 4 дні тому +1

    Sheekadaas waa been wax badan baa qaldan ayada tumasho u aaday maxaa Ani xildhibaan aan aabe ii ahayn ama walal ama abti ama wiil walaashay ama walalkayga shalay ahayn guri igu tagayaa naagtaan ayada la tumanaysay

    • @ShukriShukriyuusuf
      @ShukriShukriyuusuf 3 дні тому

      Ma adiygaa arkaayay in tumasho u aaday waxad hubin ayaad caaac la leedahay dumarka hadee dhibka logeesto Shegaan saas afka ugu goosta Kan wax geestay io adiygaba dameer io dhagtiisa tihiin uf

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 5 днів тому +1

    😂😂KKK SHEKADAN MA FAHMIN MUNASAR IGA HUBI WAA KU WARERAY HADALKEDA MA LAGU KUFSADAY SEE AYAD UJOGTAY MEEL LAGU DILAY SHEKADAN IGA JILCIYA EEBOOW MUNASAR SEE CAMAL 😅😅😅

    • @abdiwahabadan6584
      @abdiwahabadan6584 4 дні тому

      Maya wll waxaa jiraa dad aan aftahan ehen oo wixi dhib gaaro aan sheegani Karin (hadal aqoonin)

  • @IbrahimMeraneh
    @IbrahimMeraneh 4 дні тому

    سبحان

  • @cartansalaad2204
    @cartansalaad2204 4 дні тому +1

    Aniga warkaas run ilama ahan inkastoy run noqonkarto

    • @barsuksheikhow3269
      @barsuksheikhow3269 4 дні тому

      Warun wayna dhacday nabadaruu ugaystay wan kuso diri karaa

    • @mohamoudabshir4139
      @mohamoudabshir4139 4 дні тому

      Sawirka wasiirka mahysss walalo ​@@barsuksheikhow3269

  • @abdifatahali6884
    @abdifatahali6884 5 днів тому +3

    Sheekada aad isuguma aadana hadaan si fiiriyey

    • @saharwafa7539
      @saharwafa7539 5 днів тому

      Magaciisa iyo meeshuu ka shaqeeyo ma sheegteen hadey been sheegeyso. Laakiin waxaa qalad ah iney kaligeed gurigiisa ugu tagto.

  • @ahmedjama3750
    @ahmedjama3750 4 дні тому

    Khadkaas bey eedeen gabdhihii buufis debed ah baa ku jirta. Walaaleey Ilaahiina aamina dalkana yaan laga qixin oo aan la,cidleen

  • @mmuuseofficiall1458
    @mmuuseofficiall1458 4 дні тому

    Gabadhan waxay u eegthay naag siyaasad ahaan loo isticmalay oo ninkaas ayshegayso un ku aadan

  • @AdenHassan-z3k
    @AdenHassan-z3k 4 дні тому

    Walaga ficna inad fafisa,Inu Ilahe cebtasha xafdha

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 4 дні тому +1

    Ooo hadaad iska celisay suu waxuu rabo kaga Samantha oo qol kuu gaysta

    • @abdulahibare1668
      @abdulahibare1668 4 дні тому

      mashruucwaaye waxaan ehelkii aaway madhulkaa dhalay shaydaamada ceebta nahaysataa waaye walayfuulay walayyeelay

  • @Thehabonchannel
    @Thehabonchannel 4 дні тому

    Warkaan hala soo hubiyo allaah ayaa xaqiiqada og

  • @AbucubaydaDiin
    @AbucubaydaDiin 5 днів тому +1

    Subxanallah allah

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 4 дні тому

    subxanallaah muxuu ahaa xaraamigaas Awalba wax xalaal ah muu ahyn Gabar adeer u yahy siduu udamaaciyey

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 4 дні тому

    Bismilahi Alow ha na ceebeyn

  • @ZakiAlii-d5v
    @ZakiAlii-d5v 4 дні тому

    Aby waa Ku baranay ee😅😅 xilibaanka cadayn malaga hayaa

  • @abdussamadgalog8650
    @abdussamadgalog8650 3 дні тому +1

    Dadka gobolka ka imaada magaalada waxa ka jiro Kama war haayaan.

  • @LovelyBaseballStadium-gx7nw
    @LovelyBaseballStadium-gx7nw 4 дні тому

    Next time you will complete insha allah

  • @guledguledmustaf
    @guledguledmustaf 3 дні тому

    Adeerka ama qof kula dhalan marka u tageeyso maa qof hore isii wadatid Ninkaa hadu qaldan yahay xataa WAA nin sheydaan aa jiro iska jira dumarow mesha aadeso 2qof wado

  • @IssackAbdi-l1u
    @IssackAbdi-l1u 4 дні тому

    Halakhabto wasirkusheeg

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 5 днів тому +2

    Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SamiiroCumar-d6b
    @SamiiroCumar-d6b 4 дні тому +1

    Naa naag ninkaliya wax kama qadayo ee maa xiniiyaha ku dhegtid ama ugu yaraan laxarbidiid

    • @khadracabdulahi6574
      @khadracabdulahi6574 4 дні тому

      Feerihiisan arky kaa mid la iska celin karo ma ahn wlhi😮

    • @MaxamuudDaahir-lq1ff
      @MaxamuudDaahir-lq1ff 4 дні тому

      ​@@khadracabdulahi6574 khaa in waaye ninkaa hala toogto kowdiiba murtad ayuu ahaa maxaad nooga soo gudbin weysay markuu guriga kugu fara xumeynaayey

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 4 дні тому

    Sheekadan ilama saxsana
    Markaan waxyaabo badan fiiriyey