FALANQEYNTA JIMCAHA: SOOMAALIYA & ODOROSKA SANADKA 2025 - SIYAASAD & AMNI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 14

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 13 хвилин тому

    Mawliid waxuu si daacada ugu shaqeeyay umadisa somaliyeed waxuuna istaahilaa in loo mahadceliyo mahadsanid Mawliid iyo dhamaan HBN waxaanan u rajeeyay sanadka cusub 2025 horumar wanaagsan insha Allah somaliya oo dhan alxamdulilaah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 2 години тому

    Mowliid io dhamaan farsamo yaqanada aqoon yahanka sigaar faysal rooble sln qaali ah

  • @cabdiraxmaanxirsi23
    @cabdiraxmaanxirsi23 2 години тому

    Mowloodoow su'aalaha toos u weydii khubarada. Adigaa su'aasha jawaabteeda raadinaya.

  • @UmuilkhlaasMuhumed
    @UmuilkhlaasMuhumed 20 хвилин тому

    Asc mawliidow waxan xasan sheekh wato masoconayan wayo barlaman ayaan leenahay wana lahor gayin doona ayaguna way joojin doonan anagu waligayo ma aaminayno ethopia

  • @abdifataahmaalin1259
    @abdifataahmaalin1259 Годину тому

    Mowliid Somalida hada jirtaa ee Siyaasinta ah 1 Waa dad been badan 2 waa kuwa qabiil aminsan sidaas daraa deed Somaliya Alle ayaa umaqan

  • @cabdiraxmaanxirsi23
    @cabdiraxmaanxirsi23 2 години тому

    Aad & aad ayuu professorku xagga wadamariddo ku maridda muqdisho adoo gaadhi wata ma aha sax. Waxaa sax ah in meheraduhu habeenkiib furan yihiin.

  • @cabdiraxmaanxirsi23
    @cabdiraxmaanxirsi23 2 години тому

    Professorku ma aha kii hore ee khabiirka ku ahaa hagardaamooyinka Ethiopia. Waxaan jeclaan lahaa prf rooble inuu si sax ah uga hadlo arrinta badda. Xasan sheekh payroll-kiisa ayaa hadalkiisa ka muuqata.

  • @cabdiraxmaanxirsi23
    @cabdiraxmaanxirsi23 2 години тому

    Ma itoobiya ayaynu ictiraaf xornimo ka rabnay. Miyaynaan 1960 xoroobin.

  • @cabdiraxmaanxirsi23
    @cabdiraxmaanxirsi23 2 години тому

    Dhunkashada xasan ee abiye u malayn maayo in gorgortan dambe inoo hadhin.

  • @Gaaboona
    @Gaaboona 49 хвилин тому

    Faysal Rooble ku milinkiisa villa somaliya waxay hoos u dhigtay aragtidii la filan karay, tusaale, somaaliya siyaasada iyo qabiilna way u dirirtay waxa kaliya ee dhacayna waa dibu-heshiisiin siyaasadeed oo wali la dhamaystiran iyadoo aynu ognahay inaysan dowladii federaalka ee lugu soo dhisay Inbagati aysan fursad u helin dhamaystirka dibu heshiisiinta siyaasada ama dowlad dhiska iyo kan bulshada madaama dagaal qabsaday markay dalka timidba . Dowladihii ka danbeeyay ma jirto qaybihii qabyada u ahaa in laga heshiiyo ee xaga siyaasada mid dhamasytirtay oo wali waa qabyo. Tankale dibu heshiisiinta bulshada looma dhaqaaqin oo wali waxaa jira dad farabadan oo guryohoodii laga haysto iyo beerahoodii iyadoo xataa jawi ay ugu dacwoodaan hantidooda aysan wali ka jirin dalka. Marka Somaalidu colaadii qabiil iyo tii siyaasadeed ee dhex martay wali lagama heshiin.
    Hadaba odaygii Faysal rooble oo xataa qodobka dibu heshiinta ka dhigaya inaysan ahayn shaqo dowlada u taala ee hoos u dhigay waxaa iiga baxday in Faysal si wayn u isku badalay oo maqaamkiisa hoos uga dhacay
    lugu soo dhisay dibu heshiisiinta oo la rabay in

  • @cabdiraxmaanxirsi23
    @cabdiraxmaanxirsi23 2 години тому

    Heshiisla xasan sh & itoobiya oo weliba isagu codsaday ujeedadiisu waa inuu Axmed Madoobe ka adkaado oo keliya.

  • @cabdiraxmaanxirsi23
    @cabdiraxmaanxirsi23 Годину тому

    Ra"yi dowlad soomaaliyeed ma yaalee, bixinta baddub waa doonidda madaxweyne xasan, shuruuduna waa in abiyee axmed madoobe usoo qabto, lafta gareen ka hor istaago doorasho, lana fuliyo waxa cimriga kursigiisa dheersynaya ee qof &;cod.

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 2 години тому

    EU.MARKII HORE AYEY FUUTO DALOOSHA AYEY WAX KUSHUBAYEEN,HADDII AY ORANLAHAAYEEN HALKAAS IYO WAX U QABTA MUDDADAAS KUWAAN LAGU SHEEGO AMISOM,ATMIS,AUSOM LAAKIIN HADDII AYSIINAAN MALAAYIIN DOOLAR CAWAANTA AFRIKAANKA AH EE SOMALIYA JOOGA.

  • @mohamudali4416
    @mohamudali4416 2 години тому

    asc waa barnamij kusoo beegmay wakhitigiisa oo loo baahnaa