Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu SSSCCC khatomo GUUUUL insha guuleyasta aamiin aamiin 🤲🤲🤲 butland 👍
Ma ogtahay with in one week ssc waxy u direen ciidamo reinforcement o wata more than 120 tikniko wa wayn ah so macno maleh brother wa ganimo ad u yar 15 tikniko wado waxan rabna ilaa from boosaso to jigjiga city inshallah guul D5 people
markad leedahay dad reer ssc ah oo isaaq kudhex nool ba sirta iso siiya ma waxad raba in ladilo dadkas war ileen adiga kadambeya dadka burco lagu diyo iyo hargeysa
Kan waxaan ku nacay idor kah bu bun buniyah kkk waan Qoslah marku wax shegayoh warkisah waxaa u radiyah fayus kk war kah xishod umadah doqonyahow idor bad no qimaynaysah
Adeer waxaan kugu waaninayaa youtuber baa tahay siyaasadna waxba kama ogide dadkaa masaakiinta ah ee isaaqa la nool oo aad leedahay warkay ii soo diraan ma in la laayo baa rabtaa maxaad u leedahay dad noo joogta cidii war ku siisa maad qarsatid.
War dad baa noo jooga markaad leedahay oo dadkayga jooga leedahay ma ogtahay in aad dadka dhib usoo jeedidaysid daarood dad ku dhex nool wax mayelan laakiin dhinacas waad og tahay magan wax la yiraahdo in la taabto diintu diiday bay ku xad gudbaan kidabkale suxufiyo u dhashay baa noo jooga maa tirashdid dadku waawalalo inkastoo la dirarsy reer abti iyo reer adeer baa jira inta aad dad u saarayso
alle ka cabso umada muslinka ee aad isku diraso faraa ka qaad oo u duceee umadan alle ayaa abuurtay waana dad musline mustaqbal.ayaad leetahay waxd tabay nin dhalinyra ee ka fikir mustaqbalkaaga waa iga talo se adaa ikhtiyaarka ld
Waa habar awal oo gurmad ah hala socdo huunada viva ssc❤💪👊
Mashaa Allaah horumar wacan SSC khaatumo til putland❤️❤️❤️
At: (4:49) Markasta kudar *In Sha ALLAAH*
Mahadsanid, Sool Channel.
guul SSC inshaaaaalh🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Guuuuuul ssc
Oday Sırta ciodanka SSC ha faafin
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu SSSCCC khatomo GUUUUL insha guuleyasta aamiin aamiin 🤲🤲🤲 butland 👍
Insha allah xaqdaro aya ku socdaan
Way jabayaan faaiido helimaayaan
Iidoor dhul aanuu lahayn ayuu rabaa aan iska celino.
In Sha ALLAAH
Magaca (ALLAAH Subxaanahu Watacaala) Markasta, xarfaha waaweyn kuqor walaal.
JazaakaALLAAHU Kheyran Jazaa
Asc adeerkaan ayaan ahay waxaankaa saxayaa dalxow meesha aad warka khawaariijta isaaqa ah kaheshaan hasheegin oo marin habaabi waa kudhegaysanayaan maamulkooda sirdoonkooda ayaa kudhegaysanaya ee wax sir dawlada khaatumo ama aasaar laraad raaci karo hawdhowaan london ataan joogaa waana dhegaystaa warkaaga khawaariijta wax if ah hawbixin waa talo adeer nimo waxaana kuleeyahay guulayso waxaad kuguulaystey inaadan hartiga wax dhiba ugaysan dadka ehelkana iskusoo dhoweysid waa midaad ku amaanantahay wixii majeerteen cadowku ah waa cadowga harti oo dhan ama daarood ismaaciil horgalada awooda saar oo cagra mari kuwa aan ahayn hartiga dhexdiisa horgal maahan kuwaasi ee waa nin khaldamay
Ma ogtahay with in one week ssc waxy u direen ciidamo reinforcement o wata more than 120 tikniko wa wayn ah so macno maleh brother wa ganimo ad u yar 15 tikniko wado waxan rabna ilaa from boosaso to jigjiga city inshallah guul D5 people
Allaahu akbar
Dagaal bay u socdaan! Waana in loo diyaargaroobo!
Wr mxs ka khaldan horta wrka iyo xogta kala saar
Guul ssc khaatumo❤
❤❤❤❤❤❤❤ BOOSAASO ILAA JIGJIGA KADHIG LAAMIGA.
Aisha ali oromo xaa kaa galay boosaaso jigjig waa dolka somalida adiga qof oromo tahay
Waa la isku xirayaah siwalba ogoow mustaqbal Ethiopia xataa dineceeda doolo
Anka wax naga galay ma jirto somaliya aya nahnay xawasho wax naga galay ma jirto etobiya wey burbur reysaa dawan dolka somalida anka leh oromo tigret amxaro wax nag galay ma jirto
@@somaliano99kingkonghimself75maxaa boosaaso KA GALAY Ethiopian wax la isku xiraayo ma jirto MARKEEY Soo xoroibaan JIGJIGA haa LKN itoobiya OO heysata DHUL SOOMAALIYEED LAGUMA xiraayo boosaaso WAA DHUL boqor toooyo itoobiyaan iyo qurun LOOMA ogola SIDAA ogoow
BOOSAASO ITOOBIYA LAGU XIRIMAAYO WAX KALE SHEEG DHUL BOQORTOOYO ITOOBIYA IYO QASHIN LOOMA OGOLA HADEEY JIGJIGA SOO XOROIWDO
WAA WAX LKN ITOOBIYA MEELEEY HEYSATO DHUL XOR LAGUMA XORAAYO SIDAAS OGOOW
Maan sh Allaaah Aloow barakeeh D5 dhaman ❤❤❤❤❤
100 haday keenaan waa
Qanimo cusub gacants
Ayaa lagu dhigayaa in sha allah
America, we are ready we help you that one really is true. It’s good idea. Tell her good idea. Tell us people.❤❤❤❤🎉🎉🎉
Waa sax waa in si Dhaqso ah loo Dhisaayey wadadaas
ciidanka ssc khaatumo guul iyo gobonimo caafimaada allaah haidin ziyaadiyo
Magaca ALLAAH (Subxaanahu Watacaala) In Sha ALLAAH, xarfaha waaweyn, markasta kuqor,
JazaakALLAAHU Qeyran Jazaa.
Maansha alah
Guul ciidanka ssc khaatumo guul iyo gomanimo
Guul puntland khaatumo wa labo matanah joji qod qodka joji
markad leedahay dad reer ssc ah oo isaaq kudhex nool ba sirta iso siiya ma waxad raba in ladilo dadkas war ileen adiga kadambeya dadka burco lagu diyo iyo hargeysa
Ninka wax haloo shego
Laascaanood nuu koogaa
Magaranayo wuxuu sheegayo iyo wuxuu qarinayo
War ninyahow siryeelo
Ciwanada warkaagana iska sax
iidoor waa foqoro Aweleba cashuuruta SSC khaatumo baya ku noolaayen 👁️
Alxamdulillah Illahow adigaa naga dhigay Tolweynaha Harti badane
Asc mr kamaal sool channel argagixiso beenaale
War haku dirin dadka dadka walan
Af qadhmune
Qifkaan dad caadiya soowarayao waxay dadkan cabanayA aad soooduubtay fiid yowka. Shalay kasaaar meesha
Waa maxay baroortu hj iska celiya maxad ka hadlaysaa
Ssb suug iyo saanad bilaash ah
So what dalxa hal ceeb bad leedahay cabaadweynta wax ay yihin maleh argagixisada lakin adi wa buunbuninsa brother 15 tikniko bad wax weyn ka dhigta
Kan sir walba waa sheegaa war heedhe ciidanka sirtooda ha sheegina
Weeeey Isla jiraane Nin lagu seeexdooooooow ha seeeexaaaaan SSC difaaac adag sameeeeeya ooooo is illlaaaliya yaaa aydiiiiiiiin dhuuuman wet wada socdaaaaneeeeeeee
Navas inaad tahay honey ayaan sheegay dadka masaakiinta ah ku jirah dhexdooda ayad dilaysaa dhowr ayaan kuu soo qornay cummitiga
Kan waxaan ku nacay idor kah bu bun buniyah kkk waan Qoslah marku wax shegayoh warkisah waxaa u radiyah fayus kk war kah xishod umadah doqonyahow idor bad no qimaynaysah
Adeer waxaan kugu waaninayaa youtuber baa tahay siyaasadna waxba kama ogide dadkaa masaakiinta ah ee isaaqa la nool oo aad leedahay warkay ii soo diraan ma in la laayo baa rabtaa maxaad u leedahay dad noo joogta cidii war ku siisa maad qarsatid.
Waryaa sirtaada banaanka lama keeno sidee war ku heli kartaa hadii aad dadkii aad kashif tid
2:42
War dad baa noo jooga markaad leedahay oo dadkayga jooga leedahay ma ogtahay in aad dadka dhib usoo jeedidaysid daarood dad ku dhex nool wax mayelan laakiin dhinacas waad og tahay magan wax la yiraahdo in la taabto diintu diiday bay ku xad gudbaan kidabkale suxufiyo u dhashay baa noo jooga maa tirashdid dadku waawalalo inkastoo la dirarsy reer abti iyo reer adeer baa jira inta aad dad u saarayso
Kuwaas qaran ma aheen snmqabiil ahaayeen hal xabad hadey soorida waa in qorilugud dhulka waa in ladhigaa
Dalxoow sida kale waad udadaalaysaa laakiin afaaraheena inaad sheegto sax maaha. Caynaba ma’ dad baa inaga jooga ? Inkasta oo ay deegaan aynu lahayn oo guryahii dhulbahante kuyaaliin haddana umaleyn maayo miskiinad udhaxday mooyaane in qalasyo kale joogaan.
ABSOLUTELY 💯 YOU ARE RIGHT
alle ka cabso umada muslinka ee aad isku diraso faraa ka qaad oo u duceee umadan alle ayaa abuurtay waana dad musline mustaqbal.ayaad leetahay waxd tabay nin dhalinyra ee ka fikir mustaqbalkaaga waa iga talo se adaa ikhtiyaarka ld
Sas
Ssc
Dalxow.wa.qalad.hadalkagii.manta.ogow.warka.ad.hesho.qalas.ya.halkas.nojoga.waka.xaran.saxafada.waxad.nolosha.uqonsatay.dhulbahante.wa.inad.dhahda.war.ankahelay.caynaba.
Kkkkkkk waar beenaale niyaw daaroodku been badanaa
dalxa wa nacas bal wuxu shirqoolaya dadka daarood ee idoor kudhex nool war ileen isaga kadambeeya daaaroodka lagu dilayo burco iyo hargeysa