DEG DEG:DAAWO GAROOWE DENI OO HADA XOOG KUSIIYAY|CABUDUWAQ MUQAL NAXDINLEH|KISMANYO OO HADA DORASHDI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 31

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 9 годин тому +9

    Masha Allaah, Sayid Axmed Maxamed Islaan, guul iyo gobonimo, iyo inta ku tageertay Doorashada Jubaland.

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 5 годин тому +2

    Hambalyo Axmed iyo Shacabka Jubaland Guuleysta Insha Allaah Guul guul guul Jubaland

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 10 годин тому +4

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @NorIbrahim-s3p
    @NorIbrahim-s3p 10 годин тому +5

    Ma Hassan shiikh mahamuud ayaa u dirsy inay fagtaan xabaalaha

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 9 годин тому +1

      Wadan madaxweynihiisa qubuuraha faagey. Oroma maxan kasugynaaa 😂😂😂

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 10 годин тому +4

    Firdhiye iyo maamulkiisa illa hadda lagama hayo taageero Jubaland. Dhulbahantow maxaa qaldan oo aad u taageeri weydeen maamulka Daarood ee Jubaland.

    • @HusseinadamHashi-vr5hj
      @HusseinadamHashi-vr5hj 9 годин тому

      Saaxiib firdhiye waa xasan dhiiqo
      Haddaad runtiisa rabtid.
      Dhulbahantana .buste qoyan ayuu u huwanyahay.

  • @barlinhandule9346
    @barlinhandule9346 6 годин тому

    Bismillahi Somalida bay dugayen balayda wadanka in ay naga qabsadan ba lo so diray oromada ilahay ha inaga qabto si fiican ha lo baro

  • @mohamedfarahshirwac7318
    @mohamedfarahshirwac7318 9 годин тому +1

    puntland waa ku qasban tahay in ay taageerto jubbaland waayo hadii jubbaland laga adkaado oo kooxaha muqdisho gacanta u gasho waxaa loo soo jeesanayaa puntland waxayna xanbaarsantahay aragti guran oo qabyaaladaysan

  • @mohamedabdihirsi6931
    @mohamedabdihirsi6931 9 годин тому +1

    Xasan sheekh waa munaafuq xamsana waa saliga uqaasa naagta xasan munaafuq

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 7 годин тому

    XASAN SHIIKH MAXAMUUD. WARKIISU. MACADA

  • @Umo580
    @Umo580 10 годин тому +1

    👍👍

  • @mohamudali9835
    @mohamudali9835 8 годин тому

    Good job

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 7 годин тому

    DAL KA SOMALIA 🇸🇴 DADD KA KU NOOL WARKOODA WAANU HAYNAA

  • @jhashim739
    @jhashim739 10 годин тому +1

    Dalha Allah kuxafido ❤

  • @isninoali9533
    @isninoali9533 8 годин тому

    Subxaana Laaah waxaa lagayaabaah waxaay Galinayaan sixir ban umalaan

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 7 годин тому

    DAL KU WAA SOMALIA 🇸🇴 AQOOSI IYO ICTIRAAF UMA BAAHNA ISCADEEYA

  • @bmuraaz6024
    @bmuraaz6024 5 годин тому

    Haddii Formaajo uu siiyey Axmed madoobe taageero oraah ama qoraal ah, waxaan ku tilmaami karaa in uu yahay nin aan waxba ka duwanayn Xassan Sheekh, Sheekh Shariif, Deni iyo tuugada Midowgii musharraxiinta

  • @AbdiAdanAshkir
    @AbdiAdanAshkir 10 годин тому +1

    War waxa ma xasan sh baa so tababaray dhaqanxuna

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 7 годин тому

    IAM.SOMALI COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHO IS THE LAND???

  • @abdirazakali333
    @abdirazakali333 10 годин тому +1

    ASC DHAMAANTIIN KKKKKKKKKK ISTAQFURULLAH DAMULJADIID WAXAY RABAAN INAY DAROOD KADHEX KALUMEYSTAAN MOORYAAN SEMPRE WAA MOORYAAN

  • @camilarose2539
    @camilarose2539 7 годин тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaMo-y6o
    @SaMo-y6o 3 години тому

    Qashinka iska xaaqa nacalada wasaqda ah

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 7 годин тому

    Xasan gurguurte wuxuu ku socdaa fikirkii ismaaciil cumar geele u soo dhisay

  • @CabdulahicabdiGaradka30
    @CabdulahicabdiGaradka30 6 годин тому

    ASC ssc war dalxuw fardhiye maxuu ugahaliwaayay hadakan bee abuurka ah xamar laga sheegayo

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 4 години тому

    Guul mw jubland ahmed madobe wa geesi libax landheere ah dorashada jubland ku dhawaqey gudiga doorashada shaqadoda bilabay waxa hmplyo u direy mw puntland siciid abdulahi dani mw sheikh sharaf ahmed mahamed abdulahi farmajo rwsr xasan cali khary xildhiban abdirahman abdishakur warsame xildhiban xaadoole xildhiban abdimalik gudomiye cumar fashir daacid xildhibanadi puntland xildhibanada jubland tageerey mw jubland ahmed madobe gudiga doorashada jubland kudhawaqe iney dhaceyso 25/11/2024

    • @adeerknoor4878
      @adeerknoor4878 4 години тому

      Guul mw jubland ahmed madobe wa geesi libax landheere dorashada ku dhawaqey gudiga dorashada oo shaqadoda bilabay waxuna hmplyo u mw puntland siciid abdulahi dani mw maxamed abdulahi farmajo sheikh sharaf ahmed rwsr xasan cali khary xildhiban abdirahman abdishakur warsame xildhiban xaadoole xildhiban abdimalik gudomiye cumar fashir daacid dhamanada puntland xildhibanada jubland xildhibanada ssc khaatumo wa lagu kala tagay waxa dowlad faderal somaliya la dhaho qac ba ka yartay odeygi 80jrka xasan munafaq labada marxun xamza doqn cali xoosh horgalada argixisada madaxtooyada villa damajid bye markey fashil man muddo kordhis dorasho qof shego waxa la ganey ssc khaatumo ayan aqon sanay wa been fashilki iyo ceebti ku dhacdey bey iska xoqan mw jubland ahmed madobe aya birada dhulka ugu dhufdey no muddo kordhis no dorasho qof taandhanda afisyone ba la adaya odeygi 80jrka xasan munafaq labada marxun xamza doqn horgalada argixisada madaxtooyada villa damajid

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 7 годин тому

    XASAN SHIIKH MAXAMUUD WAXA UU KU DANAY. DOONAAN. ISAAQA. ABGAAL. BUU. DOORASHO. U QABAY DOONAA. XASAN SHIIKH MAXAMUUD.

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 8 годин тому

    War halls joojiyo birta laguraayo awalba khalad bay ahayde wadankiiba lavaalufiye allow duli hanagu ridin

  • @SaciidYusuf-sf9lt
    @SaciidYusuf-sf9lt 7 годин тому

    Xassan gurguurte ayaa soo diray oromada xabaalaha qodeysa caabudwaaq .mareexaanow iska dhiciya gurguurte iyo dhibtisa u xabaalaha dadka maytida ah ku burburinayo xabaalahoda waa fikir gurguurte isagaa ku yiri caabudwaaq ii Keena aniga idin ka gadanaye marku xabaalihi koonfur soo dhameyeey

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 10 годин тому

    Aslmclykm w w