QAABKA QUUDINTA SAXDA AH w Dr Isim

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 47

  • @calicabdi4513
    @calicabdi4513 7 місяців тому +4

    Asc Dr isim badrya iyo asaxaabta gaysanaysaba Wan idin salaamay miisaanka xasanaadka alle ha idiinsaaro waa noo faaiidaeen ku darsada dadka aad lahadlaysaan waa soomaali Mada yaqaanaan afafka qalaad ee wax ka barateen eenoogu dadaala af soomaali fadlan

    • @badriyalifestyle
      @badriyalifestyle  7 місяців тому +1

      Amin yaa allah

    • @caishaahmed6524
      @caishaahmed6524 5 місяців тому

      Asc.dr.isim..labarka.igu
      Cawiya
      Waxan.rabaa

    • @Bashiirali3040
      @Bashiirali3040 5 місяців тому

      Thanks badriya iyo dr isim group ka igu so daraidinko mahadaan​@@badriyalifestyle

    • @MyPhone-mj1mj
      @MyPhone-mj1mj 3 місяці тому

      ​@@caishaahmed6524🎉❤

  • @dekaadam8295
    @dekaadam8295 5 місяців тому +2

    Aduunyo kale ayaanba ku noolnahay waxuu dr ku ka sheekeynayo iyo qaabka aan u dhaqano waa wax kala fog wlh koley ani ahaan

  • @Bashiirali3040
    @Bashiirali3040 6 місяців тому +2

    Shugran dr isim illahay haku barakeeyo wax badan baan kaafaidey aqoonta caalamka 3 aad siiba soomalida kiimikada darogada ah dawooyinka u yaqaan illaahay umadda waxa faidada iyo caafimadka ugu jiro ha tuso, shugran illahay ha ku xifdiyo.

  • @rahahagi6810
    @rahahagi6810 7 місяців тому +1

    maasha allaaha badriy

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 6 місяців тому +1

    M.A CASHARO AANKU FARXAY
    ALAHA IDIN SHARFO DR ISIM IYO BADRIYA

  • @DelightfulHouses-ff1cz
    @DelightfulHouses-ff1cz 7 місяців тому +1

    Masha allh waad mahadsantihiin barnamijyada

  • @ainashefozia3244
    @ainashefozia3244 7 місяців тому +1

    mashallah tabarkallah ❤️ ♥️ 💖 good for information

  • @sudijeylani2412
    @sudijeylani2412 3 місяці тому

    Maasha allaah

  • @khadijaahmed683
    @khadijaahmed683 5 місяців тому +1

    Waa sax. Jirka oo gudaha ka baahan ayaan iska qirxinaa.

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 6 місяців тому +1

    Mashallh DrI isim❤❤🙏⚘⚘

  • @naylieee6736
    @naylieee6736 7 місяців тому +1

    Ma sha allah❤

  • @HindaAdan-g1n
    @HindaAdan-g1n 14 днів тому

    Sc waan idin salaamay dhamaantin qiyaas somali ah oo la fahmi karo nogu sheeg cabirka adigo mahadsan

  • @ilmathome9654
    @ilmathome9654 7 місяців тому +1

    Masha allah 🎉 congrats Badriya and Isim

  • @binwaelle1138
    @binwaelle1138 6 місяців тому +1

    Tiktok wadhiwi dhaha jazakalahu kher

  • @Beautiest-Love
    @Beautiest-Love 7 місяців тому

    Ma sha Allah ❤❤❤ Allahuma Baarik

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 5 місяців тому

    Ayada quraanka ah si qalad ah ayuu utafsiraya

  • @hodanmohamud8292
    @hodanmohamud8292 7 місяців тому +1

    Thank you Badriya and Dr Isim

  • @barkhadawalle1037
    @barkhadawalle1037 6 місяців тому

    Asalamu calaykum warahmatulahi wabarakatu walalo Allah ha idin barakeyo dhamantiin please walalo dr isimi xage kala xidhiidha

  • @aminamohamedyussuf9318
    @aminamohamedyussuf9318 28 днів тому

    😊

  • @fadumoshukri673
    @fadumoshukri673 6 місяців тому

    vitaminyo jirka lagushubo ayaa jira bay noo sheegan adigoo mahadsan nooga waran arintaas wax Sarah miya mise waa hab dhaqasle

  • @aseliaabdo5141
    @aseliaabdo5141 5 місяців тому +2

    Please ask him how much what time we take all those Vita means

    • @badriyalifestyle
      @badriyalifestyle  4 місяці тому

      until u see a difference in your body and symptomes

  • @FadumoCabdiraxman-w9k
    @FadumoCabdiraxman-w9k 4 місяці тому

    Su’aal
    Omega3 ma tablet gel baa mise waa Omega3 Oil?

  • @FadumoCabdiraxman-w9k
    @FadumoCabdiraxman-w9k 4 місяці тому

    Qasabka waa sokor ee ma la cuni karaa?

  • @zahraarr8065
    @zahraarr8065 2 місяці тому

    Abaayo I don’t have TikTok ma helikaraa whtupkiisa please

  • @aseliaabdo5141
    @aseliaabdo5141 5 місяців тому +1

    How much MG do I needed it

  • @fatumamohamedfarah961
    @fatumamohamedfarah961 5 місяців тому +1

    Omeèga tirii maxa lagahela

  • @aminanur9561
    @aminanur9561 5 місяців тому

    Kaninga 3 khaando Maxiu u dhig maa.
    Chai seed Ka waran

  • @maryanomar4186
    @maryanomar4186 3 місяці тому

    Asc abaayo waan kugydalWmmmm8

  • @abshirmohamed8765
    @abshirmohamed8765 6 місяців тому +1

    Asc

  • @shamsamohamed8444
    @shamsamohamed8444 7 місяців тому

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹

  • @fatumamohamedfarah961
    @fatumamohamedfarah961 5 місяців тому +1

    Omeega maxa la

  • @saynab2031
    @saynab2031 4 місяці тому +1

    Casharkan aadbuu mihiim u ahaa

  • @aminadahir9432
    @aminadahir9432 7 місяців тому +1

    Maga uu ku shagay af English, say loo dhiga?

  • @caishaahmed6524
    @caishaahmed6524 5 місяців тому

    Asc.❤❤❤❤salmmmxaan.raa

  • @zahraarr8065
    @zahraarr8065 2 місяці тому

    Aca

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 5 місяців тому

    Iska ilali dagtoorka ayayada quraanka tafsiirkisa iska ilali oo baro kitaabka allah. Waa iga waano

  • @aminamohamedyussuf9318
    @aminamohamedyussuf9318 28 днів тому

    😊

  • @FadumoCabdiraxman-w9k
    @FadumoCabdiraxman-w9k 4 місяці тому

    Asc