Wasiir Maxamed Barre "Xildhibaan raba in amnigiisa la sugo oo hadana leh yaan canshuur la bixin.....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 25

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 2 місяці тому +3

    MashAllaah Boqortoyadii Ajuuran ee somali waa sax💪👑❤❤❤

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 місяці тому +2

    Guul Dowladeena danqaran ❤

  • @HANSANBOY-yp7ok
    @HANSANBOY-yp7ok 2 місяці тому

    Xildhibaandii ayaba wada shoobaro ah allow daacad adeegta yaa rabbi kibaatka waa leyska marooyaa Lee meeshaan cuqubada ka dhalatana micno kle ayaa loo yeelayaa xattaa hadey imaado subxanallah

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 2 місяці тому +1

    MaahAllah guuuuul❤❤

  • @wllsalax9552
    @wllsalax9552 2 місяці тому

    Guul

  • @husseinabdi7979
    @husseinabdi7979 2 місяці тому +1

    Hildhibaano wadani ah waa ku jiraan barlamaanka oo wax garad ah sida nin kan oo kale

  • @maxamedsalad3955
    @maxamedsalad3955 2 місяці тому +1

    Guleyso xildhiban

  • @maxamedsalad3955
    @maxamedsalad3955 2 місяці тому +1

    ❤❤❤

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 2 місяці тому

    Boqortooyo yadii hore eedalkeenu lahaa

  • @rahmarage3207
    @rahmarage3207 2 місяці тому

    Wiilka dhalinyarada dhageysta xildhibaano

  • @rahmarage3207
    @rahmarage3207 2 місяці тому

    Baarlamaanka fowdada ka daaya

  • @rahmarage3207
    @rahmarage3207 2 місяці тому

    Canshuurtuna in labixiyo oo dawladuna meesha laga bixiyey ay ugu adeegto marka hore ,waxii kasoo harana walaalaha ubaahan oon daqli Mahatma lasiiyo,canshuurtana baarlabaanka iyo dawlada haka bilaabato

  • @Somali12222
    @Somali12222 2 місяці тому

    Ku laabo uganda 😂😂😂😂 marka horaaba qalad laguu siiye xildhibaan nimada

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v 2 місяці тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣 canshur ma la dhihi karo ee waa lacg isbaro ah subxnallh canshurta maxa ku qabtin wasirka dhalin yara iyo sports wa dhergan tahy lacgti masuq masuq halke wadnk ku dhisi laheyn aye guryo ku dhistaan dadka xolo ey leyihin miye u qabaan neef irman ah aaa ledihiin miya no qabtiiin tuugo damujdiid xukmda xasan xarshte😂😂😂😂

  • @abdulkadirdeex1952
    @abdulkadirdeex1952 2 місяці тому

    Muwaadiniinta in laga qaado canshuur an shaci aheyn xaqmaahan, adigana xaqdaro ku hadashay

  • @abdulrahmansworld162
    @abdulrahmansworld162 2 місяці тому +1

    Isaga ciyal ciyal iska dhigay o tiktok dhax cararayo waxas cml ya dhagaysanayo waxasa somalia matalayo wtf🤬

  • @dahiryareali7678
    @dahiryareali7678 2 місяці тому

    Xilibaan nimo hadduu iminka uu rabo
    Waa kuma cida halkan ku soo hoortay!

  • @HassanMohamud-w3h
    @HassanMohamud-w3h 2 місяці тому +1

    Ninkaan kuma xuma wasiirka carruurta iyo dhalinyarada, kaftan xumo iyo xiisad abuur ayuu caan ku yahay, maxaa isqabsiga iyo lahaanshaha Muqdisho meesha keenay? Hal erey oo nuxur leh xitaa meesha lama uusan soo istaagin. Caqliga carruurta inuu leeyahay ayuu muujiyay!!!

  • @saadaqsaadaq7738
    @saadaqsaadaq7738 2 місяці тому

    ilkaha iska habeey ninyahoow foolxumo kudishay

  • @Mohadeene
    @Mohadeene 2 місяці тому

    Africa😂

  • @Mohadeene
    @Mohadeene 2 місяці тому

    Aniga ayaa fahmi Karo ninkaan wuxuu u dhahaaya sidaan wuxuu la kulmay raisulwazaraha sidaa owgeed ma dhihi Karo yaan canshuur la qaadin 😂😂😂😂😂

  • @NurRoble
    @NurRoble 2 місяці тому

    Yuu ushaqeeyaa ma ethoopia kkkkk

  • @saadaqsaadaq7738
    @saadaqsaadaq7738 2 місяці тому

    Balfiiriya foolxumadiisa tuug yaa kukeenay meeshaan unukaaleh miyaa tuug foolxumadaan kaleexo meesha

    • @gabshe_24
      @gabshe_24 2 місяці тому

      Waa waajib canshuurta ee bixi muwaadin.