Waxeey Rabeen ineey Adoonsadaan Markuu Diideyna Sidaan Ayeey udileen

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025
  • Join this channel to get access to perks:
    / @binuzakipro
    video walba oo aan halkaan soo galiyo waa mid aad wax ka faa iideyso muqaalkanina waxuu ka midyahay muuqaalada aad wax ka faa iidi doonta chanaalkani waa saaxiibka qof waliba oo doonya inuu ogaado macluumaad iyo qisooyinka ka dhacay dunida aynu maanta noolnahay ka mid naqo asxaabteyda chanaalka kusoo biir videogna noo share garee mahadsanidiin soomali maxamed
    muuqaaladii ku dhaafay halkaan ka daawo:
    • maxeey ku kala duwanyi...
    • Wiilkaan macalimadiisa...
    • waxuu dilay oo jarjara...
    • dadkuu dilo dhiigooda ...
    • ninkeeda ayeey u keeni...
    • waan soo laabtay ? max...
    • Sidee ayuu u dilay 100...
    • xiligii arroskooda waa...
    linkiga chanaalka: / @binuzakipro
    igala soo xariir facebook profile: / zakiabdi.yasiin

КОМЕНТАРІ • 55

  • @Sulfekarim2020
    @Sulfekarim2020 11 місяців тому +9

    GOLDEN VOICE WAA LAYSKU RAACAY.
    2K waad dhaafin.

  • @Inisa.siratt143
    @Inisa.siratt143 11 місяців тому +2

    Wll noo so badi muu qaladan cml 🎉🎉

  • @qadarabaada
    @qadarabaada 11 місяців тому +3

    Sxp waxaan rabaa qisoo yinka nabiyada ayaa rabnaa soon wakan bro binu saki pro waa ku wataa🫡

  • @siciid0464
    @siciid0464 11 місяців тому +1

    Wlhi fanaankaan qisadiisa markan dhageystay sidookalena aan baaray inbadan xogtiisa iyo heesahiisa waan layaabay sida hormarkaagaa aan loo jeclayn rip young dolph nigga❤

  • @SuperGallad-lw9xz
    @SuperGallad-lw9xz 11 місяців тому +1

    Ugaas wan kula socda horey usoco prro like ta saara muqaala sxbyaal

  • @Xeerta-Liido
    @Xeerta-Liido 11 місяців тому

    Zxp plz Dr seeri kso hdl khaaabkii foosha xumaay oo elimonatics u diilen sobaar plz and plz🙏🙏😭😭😭

  • @FoziyoFalaawar
    @FoziyoFalaawar 11 місяців тому

    wall siriyaal kilar sodaa bilis❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SakariyeMaxamuud-jt6se
    @SakariyeMaxamuud-jt6se 11 місяців тому +1

    Keep going 🎉

  • @Hadafkeen
    @Hadafkeen 11 місяців тому +1

    Saxib marka waan ku salaamay.
    Qiso sifiican baad Uso bandhigesaa lakiin musikada Dheer sxb gaabi ama kasaar Keep going

    • @aliderie4978
      @aliderie4978 11 місяців тому

      Walaahi ninkan sheekooyinkisa waan xiiseya aad banana u dhegeysta misikadana maba maqli Jilin hadan maqli jireyna musikada waxa igala Wednesday sheekooyinka wax kalbatahey keep going all ❤ u all

  • @Xamdaahmed419
    @Xamdaahmed419 11 місяців тому +1

    Hore u soco walaal

  • @NimcoCisman-o7v
    @NimcoCisman-o7v 11 місяців тому

    Ax wlhi asago kaligisa inow boxo maheyin wayo wa qof cana o magac iyo cadow leh😢 in ow askar ama ilaalo wato ayay ehed

  • @a3official393
    @a3official393 11 місяців тому +1

    Guuleso sxb Golden Voice

  • @OmarOmar-kp9fq
    @OmarOmar-kp9fq 11 місяців тому +1

    Sxb waad ku mahadsan thy

  • @sayidyasin-f2u
    @sayidyasin-f2u 11 місяців тому

    sxb walaahi videoyadaada aad baan ujeclahay noo soo badi bro

  • @Mohamedali-gu2jo
    @Mohamedali-gu2jo 11 місяців тому

    Rip king of Memphis 😢😢😢

  • @Arabmapper12
    @Arabmapper12 8 місяців тому

    Horey usoco saxib

  • @nawelnalka
    @nawelnalka 11 місяців тому

    Guuleso abowe🎉❤

  • @ayubmohamedmohaud300
    @ayubmohamedmohaud300 11 місяців тому

    Zaki hore usoco libaaaax

  • @hallayusuf-tz6gb
    @hallayusuf-tz6gb 11 місяців тому

    woow keep

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari 11 місяців тому

    Wanka heyna thanks

  • @ukumeeyshuceyb
    @ukumeeyshuceyb 11 місяців тому

    Saki keep going bro

  • @OmarOmar-kp9fq
    @OmarOmar-kp9fq 11 місяців тому +1

    Waxan kaa codsan laheen sxb sare intaa noo soo badisid xalqoyinka sida dhicitank Bank

  • @abdirahmanmahamudmuse5871
    @abdirahmanmahamudmuse5871 11 місяців тому +1

    A 100 shot 😢

  • @MarwaanHaaji
    @MarwaanHaaji 11 місяців тому

    Zxp wa ku zlamy zaki apdi yaazin

  • @yaxyecabdikariim8991
    @yaxyecabdikariim8991 11 місяців тому

    Sxb hore usoco waan kuwataa

  • @GUREYHUSSEIN-j3b
    @GUREYHUSSEIN-j3b 11 місяців тому

    Am so sad that problem

  • @Hibo6875
    @Hibo6875 11 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muztafe1082
    @muztafe1082 9 місяців тому

    Bro wd fiicantahay lkn mgcgyda iska sax yogoti maha waa yo' gotti kala jar lakiin cod fiican ayd ledahay horumar fcn ayn ku rajenaya

  • @SIRTAFILIMADA
    @SIRTAFILIMADA 11 місяців тому

    the lagend binu zaki pro waan kuwataa libaax

  • @AbdiazizHussein-fv4jn
    @AbdiazizHussein-fv4jn 11 місяців тому

    Sxb kabdn uqalantaa guuleyso

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari 11 місяців тому

    Fadlan 5 kun like gaarsiiya plz 🙏

  • @QALFOOFtv
    @QALFOOFtv 11 місяців тому

    20k likes 🎉🎉

  • @kaabaali565
    @kaabaali565 11 місяців тому

    Qof waxdilay isagan dil ayunba u danbeeya

  • @AliHassan-uv9uc
    @AliHassan-uv9uc 11 місяців тому

    Black amerikanka waxan layaba aqlixumadooda dadkasey heshiislagelayan hadana sidynaqataaba wa ugabaxayaan fanaan cadaney dileen qoladasna wa hal iyo laba lkn Africa amerikaan meqeydilee ama kadambeyeen
    ....

  • @jimcaalecasaanyo1097
    @jimcaalecasaanyo1097 11 місяців тому

    Vied magcda ku qoro Pro ❤

  • @Buubshe
    @Buubshe 11 місяців тому

    2008 iyo juice world
    Masaxn tahay mise 2018 kawdaaa

  • @Mohamed-v6b5r
    @Mohamed-v6b5r 11 місяців тому

    Talo aan ku siiyo
    Ereyga aad isticmaaleyso ee packing fadlan waa qalad looma isticmaalo gawaadhida ama baabuurka. Waxa loo isticmaalaa alaabooyinka. Mana aha goobta ama qaabka baabuurka loo dhigo. Kkkk
    Wuxuu ku baakimay. No
    Baabuurkiisu wuxuu yaalay ama uu dhigtey parking ka baabuurta la dhigo

  • @Farxaan-xidig
    @Farxaan-xidig 11 місяців тому

    Lippax Guuleyso

  • @Majidho2005
    @Majidho2005 11 місяців тому

    Pop Marley

  • @khalidadan-kx2bd
    @khalidadan-kx2bd 11 місяців тому

    Sxbkuwassobadi🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdullaahicj5904
    @abdullaahicj5904 11 місяців тому

    15 daqiiqo 47 views 24 likes

  • @nimaanmohamudabdi6471
    @nimaanmohamudabdi6471 11 місяців тому

    Zhp kaso hadal the real gee money dilkisa

  • @SuperGallad-lw9xz
    @SuperGallad-lw9xz 11 місяців тому

    Sxb dila MALCLOM. X kaso hadal

  • @awooweAwoowe-qb3bk
    @awooweAwoowe-qb3bk 11 місяців тому

    ᴋᴇɪʙ ɢᴏɪɴ sxʙ ʟᴇɢᴇɴᴅ❤

  • @ShucaybAhmed-i5b
    @ShucaybAhmed-i5b 11 місяців тому

    Rappers always killed

    • @Xadiyoluula
      @Xadiyoluula 11 місяців тому

      Because of Rappers are not good people

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 11 місяців тому

    Horta maxaa loo dilaa fanaanenta madowga ah kaliya 🥺

    • @AliDahir-ob7iy
      @AliDahir-ob7iy 11 місяців тому +1

      Abyo meel lagaga badan yhy waa laga cunsirinaya xitaa somalida dhexdeena qabiil qabiil aya la'isku cunsireynaya mrka mxa diday in africantan laga tiro badan yhy in nafta ladhafiyo ayago laga cabsaanayo inay iyagu heer garanayaan

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 7 місяців тому

      ​@@AliDahir-ob7iy Oo dadka kale oo cadaanka ahayn maa la dilo?
      Midda kale, kan wax dilaayo iyo kan la dilaayo waa Isla madoow...!

    • @MASHCITY
      @MASHCITY 5 місяців тому

      AMERICA

  • @waayahawaalan7865
    @waayahawaalan7865 11 місяців тому

    Xxxtentaion ayaad iloowdey yaa soo diyiri

  • @Fahd-x4b
    @Fahd-x4b 6 місяців тому

    Liil peep soqawo