Maxaa kala qabsadey ragan oo dhac u socdey & shacab careysan oo gaadmo ugu jirey ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 106

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 місяці тому +9

    Subxaana Allah, Allahayoow naga qabo daalimiinta.

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 2 місяці тому +11

    Guul shacabka somaliyed heesku tashadeen cidna idinma maqna isdifaaca❤

  • @muslimoxasan-eo8tz
    @muslimoxasan-eo8tz 2 місяці тому +9

    Guuul shacabka somaliyeed

    • @Xasancabdilaahi-u9m
      @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому +1

      GUUUL dawladu waa Shacabka Ada iyo Ada Ayaanu ugu faraxnay tuugtaa At qabteen kuwa isqarxiyaana waa noocaa❤❤❤

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp 2 місяці тому +2

    Acudubilaah

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 місяці тому +4

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 2 місяці тому +3

    Bal sey u yaalaan fiiriya yaa rabbi umadaan halaga joojiyo qaadka iyo daroogada xaqmiyaa in dhalinyaradii aygaajoodaan xadaxdiina aydhergaan oo ay daroogadii ka ganacsadaan

  • @hajiali8689
    @hajiali8689 2 місяці тому +1

    GUUL INShA ALLAH

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 місяці тому +1

    Muqdisho Anigu waan
    Ka yabanahay Walahi 😢waxa
    Ka dhacaya Subxanalah.

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533 2 місяці тому +1

    Sumxanalaah ilahoow imaanka kusuk oo irsaq xalaal ah sii☝️🤲❤️🤲🤲🤲

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому +1

    Shacabka sidaa Ayaa mooge baahan yahay laga yaabaa kuwani inay yihiin kuwa Qaraxa fuliya Masha Alaah❤❤❤❤

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 місяці тому +1

    Aawey dowladii yaa rabi war saan tala maha muqdisho shaqo ma leh inay san yeelan ayey dan badey

  • @axmednuur27
    @axmednuur27 2 місяці тому +1

    Heeeeeeh !! Waa na cunsuriyaynaysa , jareer hadii nahay waan shaqaysanaa , jid ka ma tuugsanee , jibaal falow aa ku jirnaa ,

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому

    Shacabku waa dawlad waa inay Sidaa ushaqeeyaan Tuug Hadaad qabateen Ka is qarxiyana waad qaban doontaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 2 місяці тому +2

    Subxanalaah maskinka 😢😢😢daruuf lee haysato ha ah dilina iska daaya😢😢

  • @NimcaBillowabdi
    @NimcaBillowabdi 2 місяці тому +1

    Subaxnallah subaxnallah subaxnallah

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 місяці тому +1

    Nimanka shaqo ayey u baahan yihiin waa jaadka sunta ah ee xasan munaafaq ka ganacsado ee shaqo abur bey u baahan yihiin waa kuwii dalka difaaci laha ilaahey dowladan inta ku jirto calaamo deg deg ah ka soo saaar☝🏻🤲 shacabka yaa la isku dirin dowlad aya ka mas uul ah

  • @dalljecel
    @dalljecel 2 місяці тому +1

    Ninyahoow xayeeysiintaan oo aan youtube iyo facebook ku nacnay maa naga dhaaftit ama ugu yaraan markii uu video ga dhamaado so galisid daawashadaada waan ka caajisi donnaa runtii

  • @FjrjrAsr
    @FjrjrAsr 2 місяці тому +1

    Good job ilahoow hana cebeyn aduun iyo aqiraba mey xamali noqdan xalana u ah xoogooda sumcad xumdan max waye shacabka iygaa wax walba ka hortagi karo ey sheydiin xitaa san u soo qabta umda salad u socdaa hala xiro waz qatar duliyasha

  • @zahramaalim2700
    @zahramaalim2700 2 місяці тому +2

    Waa shaqa fiican

  • @fartunnairobigoldjewellery4550
    @fartunnairobigoldjewellery4550 2 місяці тому +3

    Shacabku hadaysan tuugada iyo al shabaab iskaqaban helimayaan amni iyo nolol iyo waxbarasho iyo xornimo aykushaqaystaan.

  • @AbshiraMohamed-e8s
    @AbshiraMohamed-e8s 2 місяці тому +3

    Munasar guuuulll io gabonimoo

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 2 місяці тому +1

    Shacabkii qabtay kuqabtay kuwaan waamahadsanyihiin
    Waxaase masiibaa ninkaad kucararilahayd maruu kugunoqdo bahal Subaxaanallaah 😢😢 Allah ugargaaro umada Soomaaliyeed Aamiin Aamiin yaarabi

  • @munahassan880
    @munahassan880 2 місяці тому +1

    Inaanilaahi wainaailayhi raajicuun dalkaan dowlad kheer qabta allaha ukeeno dadka hadaan shaqo abuur loo samaynin maalin caday ayaa lays dhacaa waana laysdilaa aduunkoo dhan dadkooda shaqa abuur ayay usameeyaan madaxda soomaaliyana ayaa xoolihii umada dhacay dibadaha guryo kagatay dadkiina dhibkaan ayaa haysta

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 2 місяці тому +2

    Ha la laayo dhammaantood, NACALAD ha ku dhacdee.

  • @xamralive
    @xamralive 2 місяці тому +1

    Waa wada Daroogaysan yihiin Indhahooda eega iyo Codka Hadalkooda

  • @nuuraabdi8090
    @nuuraabdi8090 2 місяці тому +2

    Maasha Allaha shacabkoow iska qabta tuugtada

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 2 місяці тому +2

    Waa daroogeysanyihiin war wadankaa halaga joojiyo daroogada qaadka

  • @jamaalcalicabdala3603
    @jamaalcalicabdala3603 2 місяці тому +2

    Waa Cabsan Yahay

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 2 місяці тому +1

    Tuugaan cabsi cabsi waaye

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 місяці тому +2

    Guul shacabka celesha Biyaha saas isku kaa shada

  • @maxedclaahi2813
    @maxedclaahi2813 2 місяці тому

    ❤❤Asc bro❤❤#Sabaax

  • @LiibaanTahaliil
    @LiibaanTahaliil 2 місяці тому

    Wadaay wada guul islamka

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 2 місяці тому +1

    Tramadol gang those eyes look freaky

  • @mahadali1052
    @mahadali1052 2 місяці тому +3

    Wax aan qaba si aay u baqan in lagubo tuug kasta oo laqabto oo calamad lagu karto lagu sameeyo oo meel uu qarin karin ama lagu toogto sida tuuga kenya joogto loo gubo ❤

    • @AbdirisaqMahamud-lc4gw
      @AbdirisaqMahamud-lc4gw 2 місяці тому +1

      Afrikanka cawanta miyaa wax kuu galeen qof lagubaayo yaa fiirikara cuqubadiisa DNA ga cawanta ayaa kugu jiro😂

    • @SafiaAli-r2f
      @SafiaAli-r2f 2 місяці тому

      @mahadali subxanallah marka lesku naxariisto ayey naxariis imadaa ragan bahi aya u geysay wana rag balwad leh in la qabto la wacdiyo saqo abuur lo sameyo aya lo bahan yahay ee sas ha dhihin adunka wax an la badali karin ma jiro alle ha garan siiyo dadka dowlada no mamula intas wabilahi rowfi

    • @mahadali1052
      @mahadali1052 2 місяці тому

      @@SafiaAli-r2f
      Waxeye u tahey in aay ku dhiiran dhaca iyo balwada waan wax kaliya ku fiican

    • @mahadali1052
      @mahadali1052 2 місяці тому

      @@AbdirisaqMahamud-lc4gw
      Wax aan ka xumahey in aad tahey qof wali xuun oo tageerayo tuugad waa noocaga oo kale hadey diiden shaqesato oo aay ka Soo hartey shaqo majirto manta aduunka meesha kaliya oo wax walbo ka soconaayo waa qasatan xamar marka shaqo majirto ayaan lagu marmarsiyoon hana cawini qof ka qaldan oo dhibey umada oo ku jiro aabo iyo hooyo iyo gabar yar

  • @AhmedFarah-cm1cu
    @AhmedFarah-cm1cu 2 місяці тому +1

    Indhahiisa waa Cabsi walahi

  • @ambarashkir3336
    @ambarashkir3336 2 місяці тому +2

    Muxuu ahaa shacabkaan sharcigii gacanta ku qatey, wax kasta media lasoo dhigaa qof personvern heysto Somalia, inkastoo nav leheen qof tuug ah😮😮😮

    • @AbdikamilHashi
      @AbdikamilHashi 2 місяці тому +1

      Nin qayilaayo duruufta heysato maxa waaye

    • @ambarashkir3336
      @ambarashkir3336 2 місяці тому

      @@AbdikamilHashi wax kasta ina ka diidan jeceshihiin, duruuf hadey heysan ama drags ha cuno ama ha daayo wax ma xadeen. Tuugnimo gaajo iyo faqri lee keeno. Meeqa drags cunto hadana wax xadin. Tuug iyo dhamaan dadka xumanta wanag u arko alle ja soo hadeeyo

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 місяці тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @ilwadahmed3303
    @ilwadahmed3303 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @SamiiroAbdulhiSiman-dr1gq
    @SamiiroAbdulhiSiman-dr1gq 2 місяці тому

    Subxana allaah

  • @SafiaKabail-p3u
    @SafiaKabail-p3u 2 місяці тому +1

    Shacabka muqdisho ha isku tashto tuugada iyo kuwa wax qarxiyo soo sheega soo qabta awoodina adeegsada

  • @cj3561
    @cj3561 2 місяці тому +1

    Asc maxaa dadkaan ka rabtaan , DAROOGADA UU KEENO MADAXWEYNAHOODA UU GADO BAY LACAG URAADINAYAAN, WAAYO DAROOGADAA HAYSA

  • @guledguledmustaf
    @guledguledmustaf 2 місяці тому

    SHACABKA AA XAMAR NABAD KA DHIGI KARO SHACAB AA KA XOOG BADAN DOWLADA SHACABKA AA WADANKA KA DHIGI KARO NABAD SHACABKA AA SHABAAB DHAMEYN KARO 💯 Shacabka an shaqa fican ee qabteen

  • @cismaanmuxumad6798
    @cismaanmuxumad6798 2 місяці тому

    Wajiga kawada feeda si mustaqbalkooda uu u ceeboobo.

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 2 місяці тому

    Waa jareer aqli malaha Hala dilo waa eylee😂😂😂

    • @RB-up7dt
      @RB-up7dt 2 місяці тому

      Yaa ka tuuga badan jeleec nacalaa kuga taleel waa been

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 місяці тому

    Haddii dawlad adag jiri lahayd waxaan ma dhaceen.laakiin dawlad adag baan jirin

  • @hodanahmed8489
    @hodanahmed8489 2 місяці тому

    Nin weeyn oo tuuga ilaahey caafimaad siiyey

  • @AxmedOscar-e8y
    @AxmedOscar-e8y 2 місяці тому

    Yaaa

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 2 місяці тому +1

    Walaahi mafiirsan karo hooyaan ahay dhalinyarada waxaa heerkaangaarsiiyeey waa kuwa wadanka hogaanka u ah ee cunay waxkasto dadkaan waa kuwa laheyb sooco hadii ay alshabaa in aygalaan oo dadka qarxiyaan kabaameen oo shaqooyinkii reer macalin quwaas iyagu isi siiyeen war aaqiro xagee la aadaa war kuwaan madaxda isku sheegaaya mawaan xil ka saarneen dadkaa gaajadooda

  • @cj3561
    @cj3561 2 місяці тому +1

    DAALIMKA UGU WEYN WAA CIDA DAROOGADA KA MACAASHTA, EE HADAAD WAX TARAYSAAN ISAGA KA BILAABA

  • @maxamedfarax4280
    @maxamedfarax4280 2 місяці тому

    Waa gabooye juwani

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 2 місяці тому +2

    Mid walba tuuga ah markii la qabto waxa uu leeyahay nimankaan ayaa I soo waday waa daragaysan yahiin oo marqaansan yahiin waa tuugada iyo kuwa wax dilay ha iska qabtaan reer muqdisho

  • @BisharBuraleAwmagan
    @BisharBuraleAwmagan 2 місяці тому +2

    Allow tuugta iyo mooryanta naga qabo adiga awoode

  • @aminadaud7256
    @aminadaud7256 2 місяці тому +1

    Kuwaan dad waa dileen ee hala ciqabo waa sheegi doonaane

  • @user-j2i9d
    @user-j2i9d 2 місяці тому

    Shacabka hadey saan isku saacidaan oo qabyaalad la daayo Somali mar horey baa ka kiclahyn dhiiqadda maanta ku jirno
    Shaqo haloo yeelo hadii kalay hala salimo booliska iyaga toosayaan.

  • @MadaxBarar-x1w
    @MadaxBarar-x1w Місяць тому +1

    😂😂😂😂xaaran xaaran dhaley dheh

  • @ClaahiCusmaan-s3j
    @ClaahiCusmaan-s3j 2 місяці тому

    Dadkani waxa ay ku fiicnayeen sida looga dhaqma keinya iyo tanzaniya oo ah in la gubo oo aan sharciga lagala hormaro

    • @CabdulaahiSaacid-j1k
      @CabdulaahiSaacid-j1k 2 місяці тому

      Inta suuqa bartamihiisa lagu xiro ayaa qofwlaba jafo ama mindi ku dhiftaa sowmaha

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 2 місяці тому

    War kan waa istiin

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 2 місяці тому

    Kuwani way bakhtiyayaane cunto siiya waxani waa dhaqanka meeshane

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed4678 2 місяці тому

    Hadii eey wax dhicid usoo baxeen xataa, ma saxbaa in sidaan loola macaamilo oo fiidiyoow inta laga duubo baraha bulshada lasoo dhigo!?
    Mahadsanidiin

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 2 місяці тому

    War ninka wax la weydiinaayo oo wax dhici rabey waxey u egtahay inuu yahay dadka subaxdii Famashiyayaasha ka quraacdo , habeenkiina guryaha dudunsan oo aan la degganeen uu jiinka Calaq iyo Xashiis ,Merfiin kula casheeyo oo kula cabo oo illaa fijirkii kula caweeyo...... sheydaan ha u baarakeeyo quraacdiisa iyo cashadiisaba .

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 місяці тому +1

    Shacabka Ku wa inay dilan tuugadan weeye war dila dowlad majirte

  • @neverpickupalaidaroos7858
    @neverpickupalaidaroos7858 2 місяці тому

    War soomaaliyeey run hadii aad rabtaan marka hore tuugada waaween soo qabta
    Markasta waxaad dhahdaan BAAHI ayaa u geesay micnaheeda waa dhamaan waa TUUGO ama QAADE iyo QARIYE

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 2 місяці тому

    Shacabka haday qanteen,waain la ciqaabo

  • @imthehero76
    @imthehero76 2 місяці тому

    Waxaan u fahmay dambiga markaas lagu qabtay mid ka weyn in dusha laga sii saaraayo madaama la qabtay ninka wareysanaayo hadalkiisa ayaa laga dareemi karaa

  • @aminadaud7256
    @aminadaud7256 2 місяці тому

    Kan waa cabsan yahay

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 2 місяці тому

    Anigaba xalay isbaaro la ii dhigtay oo talefankii la iga qaatay ku lahaa
    War ninka dacwadiisana hala qaado😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 2 місяці тому

    Ceeb badanaa Adoo
    50 jiro ah dawirkaaga Halakeeno baraha bulshada waa Ceeb 😂😂😂😂

  • @XUSEENXuseen-t6c
    @XUSEENXuseen-t6c 2 місяці тому +1

    😂😂😂😂😂😂

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 місяці тому

    Shaqadan police ka ayaa iska leh waa ceeb dawladnumadena qofka waraysata hala xidho.
    Ugu yaraan qabta dawlada ku wareejiya.
    Waxa u gaysay dhaca waa duruuuf iyo shaqo laaaan

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 місяці тому

    Subxanllh subxanllh yaab allhu Akbar subxanllh umaadan allh haso hanuniyo subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 2 місяці тому

    Walee indho tuug waa leeyihin😂😂😂😂

  • @saalaxqaasimqaasim5826
    @saalaxqaasimqaasim5826 2 місяці тому

    TUUG HADDAAD QABATAAN HA DILINA EE WASA , HALKII LAGU WASAY , MARKALE KUSOO NOQON MAAYO , WUXUU KA BAQAYAA IN LA WASO .

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 місяці тому

    iskah celiyah moryantah

  • @NuuxAbuukar-kc7fd
    @NuuxAbuukar-kc7fd 2 місяці тому

    Ragaan waa oromadii oo diidan dalkaan in ui dego ee dila waxa dadka dhaca waa ayaga

  • @Correct_707
    @Correct_707 2 місяці тому

    Tuug laqabta tala malaho😂

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 2 місяці тому

    Shrciga hala marsiiyo tuugada

  • @Jananjanan-g9w
    @Jananjanan-g9w 2 місяці тому

    Nimankaan sharciga halamariyo lug iyo gacan is dhaaf ah laha gooyo sida diinta islanka qabto

  • @CabdiFaarax-o9o
    @CabdiFaarax-o9o 2 місяці тому

    Her tuugu nimada in wiji gada laga daremo hade garto wlhi bulshada xita Kuma dhex duman kartid wlhi sorry 😢😢😢

  • @adarosman1420
    @adarosman1420 2 місяці тому

    Waxaanwadacabsan Umadahalagaqabto waxaayraadinaayaan waxaywaxkucabaan.

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 2 місяці тому

    Dadkan gobaladode halagu celiyo,ileeyn shaqo marabane

  • @CaabaasMooni-nm8op
    @CaabaasMooni-nm8op 2 місяці тому

    Lee ilaaha ila laahu maxamada rasuulalaah❤😮bastarkaan jaakada cad oo shaatiga gaduudka iyo baluuga isu jira indhaha ugu xiran btigey oo maskiina been ka sheegay oo 6 bilood inuu arsenal maxbuus u ahaa 😡😡eey eey dhalay wajigaaga nagama dhumaayo wacel wacel dhalay qaladaadka gashay ciqaabtod aa maree eeygaan wxaa loogu wacaa laala waa naa neestiis magaciis dhabta ma aqaan ilaahow kan si xun udil oo maskiinta ka qawo🤲🏾😡😡💯✍️

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 2 місяці тому

    Waawareey indhihiisa fiiri bisinka

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 2 місяці тому

    Hungry man will do anything.What are you talking about. Hunger can significantly impact public health and may result in long-term consequences. Poor nutrition caused by hunger can lead to various serious health issues, such as weight loss, fatigue, anemia, weakened immune systems, and even cognitive delays, such as difficulty learning or concentrating. Hunger can also increase crime rates.
    The starving of the civilian population as a method of warfare is a serious violation of the laws and customs of war. Hawiye tribe should know starving people has been prohibited under the International Hu.anitarian law IHL to the Geneva Conventions.

  • @Xaliimokhaliifmagool
    @Xaliimokhaliifmagool 2 місяці тому

    Tuug haduu dhoho gaajaa iigaysay tuug nimada waa beentii oo tuugu waxa uuleeyahy xoog uu qofku dhaco geesinimo uu saqdhexa magaalada ku wareeyo haday gaajo hayso maalintii haxamaash habayn kii na shaqo waardi yaa haraadsado

  • @ShuAhmd
    @ShuAhmd 2 місяці тому

    Waar nio waxan waa itoobiyaan ku raagay wadanka malaha si ay umada u burburiyaan oo inta xun ay u tusaan

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 2 місяці тому

    madaxa halaga gooyo doofaarta

  • @MaslahBarkhadle
    @MaslahBarkhadle 2 місяці тому

    Waa qalad qof aan maxkamad xukumin in aad video Ka duubtid, jaahil baa tahay

    • @ExmanarovaExmanarova
      @ExmanarovaExmanarova 2 місяці тому +2

      𝗔𝗱𝗻𝗮 𝗧𝘂𝗴 𝗞𝗹𝗲 𝗞𝗹𝗲 𝗔𝗬𝗮 𝗧𝗵𝘆 𝗡𝗮𝗰𝗮𝘀𝗼𝘄.✌️

    • @HooyoMcn-ng4iz
      @HooyoMcn-ng4iz 2 місяці тому

      Hooya ama adiga ama qof family katirsan hadaay dhice lahyina nacas

    • @HooyoMcn-ng4iz
      @HooyoMcn-ng4iz 2 місяці тому

      Maa dhiihilahyna

    • @ProSHARMARKE
      @ProSHARMARKE 2 місяці тому +1

      Lkin inay dadka tooray kaga qaadaan mobileda waa sax sawmaaha😂

    • @ExmanarovaExmanarova
      @ExmanarovaExmanarova 2 місяці тому +1

      @@ProSHARMARKE 𝗖𝗼𝗻𝗳𝗶𝗿𝗺.😂

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 місяці тому

    Nimanka shaqo ayey u baahan yihiin waa jaadka sunta ah ee xasan munaafaq ka ganacsado ee shaqo abur bey u baahan yihiin waa kuwii dalka difaaci laha ilaahey dowladan inta ku jirto calaamo deg deg ah ka soo saaar☝🏻🤲 shacabka yaa la isku dirin dowlad aya ka mas uul ah