NINKAN AMIIRA QURUX MUXU KARABAA 😱

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 64

  • @user-kn3df6bi1c
    @user-kn3df6bi1c 2 роки тому +21

    اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد و جزاك الله خيرا يا اخي الغالي ألله يحفظك و يطول بعمرك ان شاء الله

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 2 роки тому +18

    Waa munaafaq soomaalidu waligood waxay isku xoqxoqaan dad aan waxba ka dhaxayn maxay u ogtahay waa quruxdii oo qof ah amiira Masha allaah

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 2 роки тому +16

    Amira qurux walaahi masha Allah maxaa ka maqan amiira wiilkeeda asim iyo family quruxbadan ayey haysataye amiira cadeey dadka warkooda dhag ha u dhigin

  • @cadeescubeed5088
    @cadeescubeed5088 2 роки тому +18

    masha laah cabdulaahi si wanaagsan ayaad uga hadashay hore usoco zxp

  • @saidasamatar141
    @saidasamatar141 2 роки тому +6

    Ninkaan qaraar baa haya nabsigana waa waalayaa amira waa qalajo isku filan isagaa qasaaray amiiro waa six fodhi nin intuu helay buu iska qasaariyey amiiro qurux habo guulayso hore u soco azim illahay ha kuu daayo aamiin

  • @user-qy4jg2ot1e
    @user-qy4jg2ot1e 2 роки тому +23

    Ciwaankiisa noosheek aan soo karbaashee🤣

    • @rahmocasayr4587
      @rahmocasayr4587 2 роки тому +7

      hhhhh haa hanoosheego karbaash baan kalasoodalaynaaye

  • @shukrisharif2333
    @shukrisharif2333 2 роки тому +5

    Ya Allah Adiga Qudhada Sheegadan Ma Ah sheeko Nin Rag Ah Walaalo Nin Famalig Ah Ayaad Tahay Walaalo Bal Dib Isku Noqo Please 😭😭😭😭😭😭💔💔

  • @hantidhowr8252
    @hantidhowr8252 2 роки тому +10

    Uma malaynayo amiira qurux inay qof xuman doon ah ay u niyad jabayso xushmada iyo is qadarinta waa qali👍👍

  • @malabey197
    @malabey197 2 роки тому +5

    Ninka Doqonsanaaa
    Wiilkiiisa Hooyadiiis maka xishoonaayo miyaaa?
    SubxanALLAAH 😭

  • @khadrocabdi769
    @khadrocabdi769 2 роки тому +8

    Amiira doqon uma jabto horay usoco

  • @aminohasssan3244
    @aminohasssan3244 2 роки тому +5

    I am sorry walal waxan wax qof weyn mesha laso faristo ma ahan social media Amira kaliged maleh ninkas iyo naagtiisa na cid ka xigto maleh marka dadka yaan lagu mashqulin Amira wuxu ahaabo ilahey ayaa ka kaafiyay calafkodana wuu dhamaday ee dadka life kooda amaan hala siiyo

  • @faadimahuseen943
    @faadimahuseen943 2 роки тому +5

    Mashalah walalkey cabdala guul

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 2 роки тому +1

    WAA KUSALAAMEY BOOWE
    AMIIRA QURUX WIILKEEDA KORSATAA HADANA HOOYADEED LAJOOGTA LEEN QABOW KUJIRTAA

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 2 роки тому +9

    Kow ninkan naagta kudhagdhagaya ee sida fashiishxumada uhaysta waxan ushegaya gabadha lafteeda uuqabo ee u sida leyahay majecla wayo ciyalsuq ayu u egyahay hablaha malimba mid kudhagdhaga sidan qabid maha wa fashil guur amiira wagabar qaliya quruxley ah qiimaheeda maha kan abo maha kaas wa wasakh ilahayba kaalexiyey sharkiisi walashayey amiiray kaducayso ninka naagtisa sida ugudhagan ee qasiisnimada kusamaynaya naag u qabo uf uf weye kaas ninmaha

  • @shakareetosharaf7449
    @shakareetosharaf7449 2 роки тому

    Masha allh gabdhah dadka gabdhah tageero waa dad wanagsan ana iso boqda wllalayaal somali ween

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 8 місяців тому

    Mansha alahu amira cadey wagabr tagero badan oo asturan oqalbi wanasan oofarxad badan queen abayo macn

  • @ikraancali4380
    @ikraancali4380 2 роки тому +1

    Mashalah wiilkan caaqliga wanagsan ilaahay hawu siiyadiyo amiran waxan leye hore hu soco

  • @zahragaladhasan810
    @zahragaladhasan810 2 роки тому +1

    Kursikan abuu shaashka igacun Mr abdala

  • @hilaacmedia8210
    @hilaacmedia8210 2 роки тому

    Amira maxaa kaga xidhan oo Qalbi loga jabin isagay walle Qalbi jab ku tahay quruxda amirah amirah qalanjoy qurux dada abuse nogu filan Mashallah

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 2 роки тому +1

    Well done cabdulaahi Maher allaha kusiiyo aamiin

  • @faraxhoodo6897
    @faraxhoodo6897 2 роки тому +3

    Amiira Xidigahay Kusocotaa Uma Jabto doqonka 😍

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 2 роки тому

    mac sokor ninka gabadhii wey horomartay adey kuuu taal dadka ani xaalkooda ma fahmin ayaaa dhahey u tacsiyeeya ❤❤❤❤ amiira

  • @nasraahmed7678
    @nasraahmed7678 2 роки тому

    Asc abdulahi aboowe waxa tahay family qurux badan adiga iyo reerkada wad ku mahadsan tahay ha soo qadan ninkan wan arkay tiktok Marka wuxu ninka shegaayo mesha Lee haka shego lakin adiga youtube ha kenin because qof ka ku arko in oo hadalkisa lawad wado hata youtube in oo yalo wu ka si dara marka amiira waxe ku noqone warar amiira wa qof strong ah ninka iyo kheer kisana kuma jabeeso marka thanks in aad lahanon saneso wa darema lakin ninkan youtube ha ku soo qadan

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 роки тому +1

    Maasha allah 😍 ♥

  • @shamsohabi1472
    @shamsohabi1472 2 роки тому

    Asc wll sxa waye hadalakag walahi

  • @marianmohammed67
    @marianmohammed67 2 роки тому

    Waa dad uu soo dirsadey waa maseer

  • @muhsanjama842
    @muhsanjama842 2 роки тому

    Ohaduu furay maxa dabadhigay doqonka.warda gabadhu wilka haku korisee

  • @Eng_ahmed_Dj
    @Eng_ahmed_Dj 2 роки тому +10

    Hamiga iyo Hiigsiga Aad leedahay Allah ku sahlo wll hadii aad subscribe ii saarto wll qaali waa codsi mahadsanid wll...,,,,,

  • @xaalimomaxamed1143
    @xaalimomaxamed1143 2 роки тому

    Amiira ayadaa lagamasar sanyahy allah wiilkeeda ha ukoriyo

  • @umuabdiraxman4659
    @umuabdiraxman4659 2 роки тому +2

    Waryaa cabdullahi adiga ninka maxaa ku daba dhigay iska dhaaf isku dirka bariiskii ba meel xun idinka galaye

  • @cookwithkhadraqaali
    @cookwithkhadraqaali 2 роки тому +1

    Asc walalayaal iisoboqda

  • @faizaosman6692
    @faizaosman6692 2 роки тому +1

    Amira qurux

  • @malabey197
    @malabey197 2 роки тому

    Amiira ILAAHAY Isha haka qabto iyadaaba Il u dhow

  • @nimcomaxamad3814
    @nimcomaxamad3814 2 роки тому +1

    Waxy raba in ay farxad ka jidhan

  • @bidhanqurux1234
    @bidhanqurux1234 2 роки тому

    Wxaa wlga imide hda mxa jra ee cusub

  • @luulmohamed7472
    @luulmohamed7472 2 роки тому

    Warkas.war.ninweyn.maha

  • @asmabashiir428
    @asmabashiir428 2 роки тому

    Adiga xita waxan ina Views kuradiso mahan walal sorry

  • @caishacuud7830
    @caishacuud7830 2 роки тому +9

    Bal ciwankisa ii shega 🤣🤣🤣 aan so arkee

  • @drshoniishamohamed1911
    @drshoniishamohamed1911 2 роки тому

    Dee ninyow waxaa mxaa ka soo qaadatey

  • @saynabsheikh8797
    @saynabsheikh8797 2 роки тому

    Nin masayray iga dheh amiiro gull baleyahay

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 2 роки тому +1

    Waligay luuq magalin mana aqan dadka dhamantot oo bes youtoup aya ku arka wayo tiktok malihiy waxkale malihiy marka inta dadka xun alaah hakabaqan hadayan dadka amiira waytashatay dhe

  • @haboondeeqaofficial4610
    @haboondeeqaofficial4610 2 роки тому +1

    War kani nin mahan nagtu wad watana wa lamid wayo hora lo idhi qayrki lo xiryow so qoyso adiguna waxan ka wada hadalkas gabadha iyado ilmo ule haduba sida u galayo matu hada u bartay ayu u dahi gabadh gabadh ku digata wan naqana waxay bari ku dabayso kkkkk ninba wa malin tisa adiguna way so socota malinada gabadhey

  • @rahmadais2522
    @rahmadais2522 2 роки тому +1

    Umaba qalmin madowowga caloosha wayn

  • @dhool9781
    @dhool9781 2 роки тому +2

    Ninkas wa nin xun sabab to ah hoyadda cunugaga xuman kama mudna

  • @awsomekids1800
    @awsomekids1800 2 роки тому

    Warutaa wallahi 🤣

  • @naimaosman6007
    @naimaosman6007 2 роки тому

    Waxaa rijeyna ine amiro daawado hadal kaan xigmadeysan

  • @kadraahmed2563
    @kadraahmed2563 2 роки тому

    U are very very right Barakalahou fik

  • @fatushinaahmed9644
    @fatushinaahmed9644 2 роки тому

    Ragii raga ahaa hada wuu yaraaday bal nin ficiltaamyo maxaa waaye

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 2 роки тому

    Amiira wey ka tashataye uma.baahnee daneyso dheh ninkaan xoolaha ah

  • @dekaisse925
    @dekaisse925 2 роки тому

    Amiira’s ex husband is malignant narcissist! He shared that video to get reaction from Amira.

  • @nimcomaxamad3814
    @nimcomaxamad3814 2 роки тому

    Waa runta

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 2 роки тому

    Maseyr ku waa wax xun

  • @user-xr6hj2dd7w
    @user-xr6hj2dd7w 2 роки тому

    👍👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌👌💝💝💝💝💝💝💝

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 2 роки тому +3

    Hhhh nin gabadhisa kuciyaray awal sidu tan kale uhagajin eega malin dhow tan uu haysto sidu kusameyo naagaha laftooda kala malayacniya nin ba wuxu uma eeka qof noockale weyw

  • @zahranoor2291
    @zahranoor2291 2 роки тому

    😁😁😁😁😁

  • @nimcomaxamad3814
    @nimcomaxamad3814 2 роки тому

    Wcs

  • @osmaanyacusmaan3733
    @osmaanyacusmaan3733 2 роки тому

    Xagoo ku so dubaa aan arkee wali ma arkinee

  • @hodanhareed3172
    @hodanhareed3172 2 роки тому

    Asga maxa daba dhigya way kala go ayan asaga gornimada sarnyahay bin gorsan

  • @liibaancise5416
    @liibaancise5416 2 роки тому +1

    Xass bunallh amiira aliih hakaqabtu wa cadow

  • @faizaosman6692
    @faizaosman6692 2 роки тому

    @amira qurux

  • @rahmadais2522
    @rahmadais2522 2 роки тому

    Wllhi masha allah taalo walltinimo oo wanagsan nin rag ma ahan ninka raga waxa lagu yaqan way toos ah not like this gabdhoho isku cadaweyn thanks for talada Amira guul iyo gobonimo