MAXAMED SIYAAD BARRE iyo dhismaha Wadada GAROWE-BOSASO - Dr - Cali Faarax Cali - Qaybtii 1-aad.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2023
  • MAXAMED SIYAAD BARRE iyo dhismaha Wadada GAROWE-BOSASO
    -Eng. Cali Faarax Farmayeeri iyo Sahankii Wadada.
    Qaybtii 1-aad, taxane muhiim ah.

КОМЕНТАРІ • 20

  • @abdiyussuf3048
    @abdiyussuf3048 24 дні тому +6

    Waxa xaqiiqa ah in markaas iyada ah madaxweynaha gobolka uu kasoo jeedo uusan lahayn wadooyin dhisan laakin uu u goaamiyay bari iyo nugaal in laga dhiso masharicdas badan sida wadooyinka, dekad weyn iwm. Marka juxa qabri iyo xisaab aya ku sugeysa ee umada kadaa qabyalada aad dib ugu abuureyso. Wa bilaahi towfiiq.

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 25 днів тому +4

    Siyaad Barre Alle haw naxariisto, wax weyn buu nooga tegay.

  • @mohamedbataa2248
    @mohamedbataa2248 10 місяців тому +4

    Waa wax qabad aad muhiim U ahaa oo lataaban kadho runtii

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 20 днів тому

    LIKE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 20 днів тому

    LIVE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 20 днів тому

    LIVES

  • @xamralive
    @xamralive 24 дні тому +1

    waa in Tuuladaas Magaciisa laga bedelo

    • @mussejama311
      @mussejama311 22 дні тому

      Waaba waali
      Taaladaada talyaani ugu magac dar!!
      Dalkaba malahan..

  • @Hashim-eu2cm
    @Hashim-eu2cm 24 дні тому

    BABA BAKADAMEYEY

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 20 днів тому

    LIKEWECIS

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 20 днів тому

    LEGETA

  • @abdifatahkhalif7025
    @abdifatahkhalif7025 22 дні тому +3

    Juxxe ma dax cadow adiga maxaa qabataa aan qabyalad moyee iyo been war umada ka fadhiisa ssdf waa mufsidiin dalkii somalieed saas ugalay maxamed siyaad barre wuu dhintay waxuu qabtayna cid kasta waad aragtaa adiga waxqaba dulli kugu dhacyee

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 20 днів тому

      Mj kingdom baaa nala dhahaaaa
      Cidna uma daba fariiisano go’aaankayga
      Ma nihin dadka looo taliyo
      Balse waxaan nahnay dad sooo talinayey frm 1700 Ila hada
      Yaaad na mooooday
      Ssdf waaaa guuumaystayaaaal
      Ninkiii ku xadgubana waaa la dilaya

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 19 днів тому

    Xussein Kulmiyo Afrax Golaha sare kacaanka kuma jirin waayo 1985 Golaha Sare Kacaanka majirin.waxaa jiray Guddiga Siyaasada Xisbiga Habtiwadaaga Kacaanka Somaaliyeed.Xusein Kulmiya Guddiga Siyaasada XHKS ayuu ku jiray.

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 20 днів тому

    Beenlow

  • @abditahmanmohamud4000
    @abditahmanmohamud4000 20 днів тому

    Parasites kii Siad Bare ku kacay, dabadiis maxay nagu soo koridhieen? Only qax, dhimasho, qabyaalad iska socota, dastuur la’aan, jeebab kooda oo ay Buuxsadaab, kala qoqob, sharci darro iyo wadan la’aan. Note, “16 wheeler for 100yrs wadada china ay dhistay. Kuwa maanta joogana, calooshooda kama badshaan

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 20 днів тому

      Waligeeedba wa jidhay qabyaaaladu
      Reeerka
      Kaliya uuuu iska ilaaaliyo
      Siyaaad
      Farmaaajo
      Hassan
      Shariiif
      Baaan nahnay
      Nalooooma taliyo Anaga
      Anaga baaa talina kiii diiidana waan dilayna

    • @abditahmanmohamud4000
      @abditahmanmohamud4000 19 днів тому

      @@AmalAbdirisakMahamed
      We will see if QABIIL iil ka uu kula jiifto. Lafahaga u tali before anything else

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 19 днів тому

      @@abditahmanmohamud4000 anoooo Mj kingdom ah baan dhimanayaaa
      Somalia 🇸🇴🇸🇱 intaba anaa sameyey
      🇸🇴 hooostiiisa ninkiiii isku daya inuuu wax igu yeeeelo
      Ama is daya inuuuu iiigu taliyo
      Wn Dili
      Anagu lama Mid nihin somalida kale
      Anaga guuuumayste baaan nahnay
      Somalia 80% guuuumaustay
      Seeee igu taliya qof daciiiiif Ah
      Seee iiigu taliyaaaa nin aaan awooowgiiis mansab u shaqayn
      We r not like somalida kale

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 20 днів тому

    LEGETA