DEGDEG XASAN SHEEKH MAPKA KHARIIDADII SHIDAALKA DHULKII KHAATUMO IYO GOBOLKA MUDUG KASAARAY SHIRQOOL

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 189

  • @fatimabilanfiican297
    @fatimabilanfiican297 День тому +11

    Hoolhol wa nukaal dhubate iskale xassan yaa kayelay dhulkaa darooro basikaale❤

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 День тому +10

    Inadeer mcn dhulbahante dhulkiisa isaga gacanta ku hayta ee isdaji ciid waxka qadijirtaa ma jirto

    • @aishaabdi2397
      @aishaabdi2397 22 години тому

      Muhiim maha ee qariirada calamka waxa kula suuq tagyso waye wa pasaport kaga wll

  • @guledsm
    @guledsm День тому +10

    Xildhibaan Timo Cadde, Xildhibaan Qawdhan, qaaqle Cabaas Madani, iyo Shiino Baahane baa lagala tashtey oo ansixiyey.
    U badi ineey najaastu sandareero ku qaateen.

    • @AhmedMohamed-vm7oj
      @AhmedMohamed-vm7oj День тому +1

      RAGAAD SHEEGEYSO DHULKOODIII OO DHANA Isaaqbaa lagu darey inta yar ee lasoo reebeyna isaaq iyo puntlan baa ku muransan baa lagu qorey.

    • @Xxc-zu2xm
      @Xxc-zu2xm День тому +1

      IIDOOR SSC KHAATUMO STATE OF SOOMAALIYA XASAN DHIIQO IYO SHURUNSHUUR DHUL DAAROOD CID QAADAN KARTA MA JIRTO KKKKKK OOOOOOY

  • @CabdalaIbrahimceeje
    @CabdalaIbrahimceeje День тому

    Ilaahey ha u naxariisto cabdulaahi yusuf isaga baa nagu sooceliyay hawiye oo baraxley dajiyay iyagoo aan ogeen iney shacabki xasuuqen .hada iney sheegtan mudug oo dhan lkn awoodas maleh wey iska hadlayan mesha rag baajoga

  • @AliHaybe-w1y
    @AliHaybe-w1y 23 години тому

    Good boy waan KUU saara Mar kasta like because I'm qabyaaladiiste from burco hj man 👏👈

  • @AbdiwelMohaa
    @AbdiwelMohaa День тому

    😂😂😂war taliye arinta saas
    Ma oho ee xaalka dheji
    Qaatumo waa xor
    Waa wllkn AbdiweLi garissa
    Guuuuuul. iyo gobonimo
    Walaalaheen reer soomaLia
    ❤❤❤waan idin jecelnahay
    Waana idin garab taaganahay

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 День тому +3

    Xasan waa uga dhammaatey Soomaaliya, sida qabaan aqoonyahanka.

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm День тому +4

    Waa horgal ssc na waa mamul.fidhiye anaga keenta anigana iska qabanaya de markasto siyasi baa wax kharibaya xasan isaga cebaysan cidna wax ka qadi maayo

  • @cagajabeymedia6229
    @cagajabeymedia6229 День тому +4

    Qalbi caruur yuu wax usheegayaa

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm День тому

    BARAXLEEY AYAA LAGA QAXIN GAALKACAYO WAA IN HA HAWIYE LAGU ARKIN INSHAALAAH

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr День тому

    Mw xasan shiiq boqorka somali udhashay. guuleso

    • @gigachad9879
      @gigachad9879 18 годин тому

      Xasan Doofaar soo soco dheh halagu wasee

  • @FaaraxFitaax-q2b
    @FaaraxFitaax-q2b День тому +1

    ❤❤❤

  • @KiinMohamed-x5b
    @KiinMohamed-x5b День тому +4

    Xasandhiqo waqtigiisa soodhamaaday daarood dhulkiin ilaal sad

  • @yusufdaahirfaraax3779
    @yusufdaahirfaraax3779 День тому +2

    Hadad tahay harti dhalad ah siciid deni❤ labta ka ogow iska fogee dhiiqo gurgurte iyo snm irir beena lanjilec from ssc

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 День тому +2

    Maanta waa maalin ay sugayeen dhulbahante mj waa nanecebyihiin udaaya caado 😢😢😢😢qaadatada dhulbahante mjteenow iridihiina xirta

  • @maden7818
    @maden7818 День тому +2

    Guul Soomaaliya 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 День тому +1

    MAASHALLAH NOLOW Eedooooo❤

  • @Eren-b4k
    @Eren-b4k День тому +3

    Cabbaas Madani iyo Shiine Culay waa labo qalbi-carruur.

  • @Libbaax
    @Libbaax День тому

    Waa runtaa wll. SSC anakaa ah 100% sax baatahay

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 День тому

    Mahadsant walaalkey garguurte umadda allaha kaqabto ❤❤❤

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 День тому +2

    D5 doqomo miyaa shidaalka ma Somali ayaa kula leh dhulka sow maaha dhul DAAROOD war iska dhiciya mooryaanta

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 День тому +1

    Awowe aw muuse ma xasuustaa wuxuu kula dardaarmay oo gabaygiisii darbadalay ku jiray isagoo majeerteen runta u sheegaya waxaa isagii lahaa: "naftaada u dadaal wacad-Allaah ayaan cidi ku doonayne" oo wataas maanta deegaanadii majeerteen lug lagugu awooweyaasha majeerteen u ahaan jiray majeerteenka maanta ay deegaamadoodii ku haystaan oo hal ogow boowow garaad xumo ayey ahayd in gaalkacyo la isu furo oo xasan shiikh iyo habargidir oo dhan ma aha cida deegaanada majeerteen sheeganaysa ee waa qayb sacad ka mida oo fasahaaday oo dagaal doonaysa amase majeerteen tijaabinaysa oo intihinaysa bal inuu wali cabsicabsi yahay iyo inuu buunshe noqday masagadii laga tuntay oo laga haadsaday oo reer galdogob waxaan filayaa inaysan ka aragti fogayn mareexaan iyo ogaadeen oo la quud iyo qaaraan ah hawiye oo ma ogin beesha reer galdogob iyo beesha mareexaan iyo beesha ogaadeenba inay ka yihiin beesha hawiye sida qayb ka mida beesha dhulbahante ee maanta iyo qayb ka mida beesha warsangali ee maanta ay quud iyo qaaraanba ula wadaagaan beesha iidoorta maanta oo walaalkaa aan ku rabin oo cadowgaaga la jira oo kuu arka inaad cadow u tahay boowe ma aha inaad isku dhajiso laakiin waa inaad fara ka qaadaa oo iska ilaalisaa inuusan waxyeelo kuu gaysan amase aan laguu soo adeegsan inuu wax ku yeeleeyo oo cabaas madani iyo shine culeey waa ka kow waxmagaradka harti ee la midka ah ilaastikada dhan kasta u jiidsanta.

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 День тому

    HASSAAN SHIIKH WAA MAASIIBO ILLAAHEEY HANAGA QAABTO SOMAALI UUMAA BAAHNO DAGAAL DHIIG IYO DHIIB AANOO REER MUQDISHO AH AYAA RAABIIN DAGAAL

  • @mahamuudhirsi9635
    @mahamuudhirsi9635 День тому +3

    Ilaahay ha u naxariisto Cabdullahi Yusuf halyeey somaliyeed.waa khariiradii usc qortay.

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 День тому

      Allah u naxaristo cabdulahi yusuf lakin 2 khalad o wawayn bu galay jamhadayn asaga u bilabay u s c iyo snm hadana asagi ba dib ugu noqday xamer o dad badan lagu layay

    • @mahamuudhirsi9635
      @mahamuudhirsi9635 День тому

      @@hodanc6255 Cabdullahi Yusuf dulmiga dowladdi kacaanka ay dadka ku haysi ayuu la dagalaamay markii demoqradiyada la laalay oo dalku askarti la wareegtay. Abdullahi wa ninkii dowladda hadeer la haysto asaasay ee federalka. Laakin wixii loo dhisay iyo waxay noqotay, waxaan dhehi karaa wa lagu khasaarey.

  • @KeyseAbdi-s8t
    @KeyseAbdi-s8t День тому +1

    Hadadaladii naagaha aad tiktok Kula sheekaysanaysa weeye, xasanshiikhna dhulkayaga iyo shidaalkayaga ma soo saari karo

  • @JamilaFarah-l1t
    @JamilaFarah-l1t День тому +2

    Waxa xasan dhiiqo sawiray ee u kuriyoday isago markab korki sara oo sojeeda waa lalush doonkisiye qaylada iaka yare inaadeer fortu qadana laqaad anaguna marakib shidalkayaga qoda baan kenayna

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 День тому +2

    Waa riyo

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 День тому +4

    Xassan shiikh waa madax wayne hawiye waxaana doortay
    Aranjaan iyo wahabiyadooda
    Meeshaan
    Sheekada khaatumo faraha
    Kala bax lkn ka hadal PL iyo
    Cadawga ay is haystaan
    hadaan xamar siyaasada qaranka laga wareejin
    35 sano qaylo miyaanu ku jirin
    Khaatumo dhulbahante iyagaa
    Dhistay mandhow faraha
    kalabax ama isaaq ama hawiye
    Cidii ay doonaan ha
    kudarsadeen
    mj cadaw aan ahayn
    dhulbahante mamaqal
    Mana oga
    Siyaasadu xigmad bay rabtaa
    Fariid baad tahay lkn dhulbahante warkiisa inaga
    dhig ha kumashquulin
    Aynu ku dul fakaro Pl iyo sidii
    Horumarkeeda aynu uga fakari
    lahayn qabiilkastaa haqayliyo
    inga hawlbadan iyo miisaaman
    Baa la inooga fadhiyaa

    • @aishaabdi2397
      @aishaabdi2397 22 години тому

      DhulbahnteH mj dhulkoda way u hadleene in dhulkaga lagu muransanyahy wa ina ka dhiidhidan

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm День тому

    XASAN DHIIQO HAWIYE DHULKA DAAROOD KA RABAA INYU SIIYO KKK XASAN WAA IN LA TUSAA DHUL DAAROOD IN LA HAWEYSAN KARIN INSHAALAAH

  • @hirsiaid9758
    @hirsiaid9758 День тому

    Adigu qudhaadu degaanka harti baro intaadan faaleyn
    Dhulbahante wuxuu sanaag ka degaa koonfurta sanaag
    Naalaye ahmed kuma koobna xuddun iyo ag agaarkeeda sidaa u ogow cadunow

  • @MaryanAli-v4k
    @MaryanAli-v4k День тому

    Sow goobtii ma degenin miyaa Nala hurgufayaa talaabo cid soo qaadaysaa ma jirto kabtan guulayso

  • @HassanKhaliif-o6v
    @HassanKhaliif-o6v День тому

    Shaydhaan.hadaadmaqasho
    Waa.wacelyare.oo.jin.ah
    Waa.caduur..caduur.jinbaadhalay.hooyadiina.jaadle.ayay.ahayd
    Hoyadii.jinbaaqabay.aamin

    • @ammat-t5m
      @ammat-t5m День тому

      Ma oromadii baa baa ma runtaad ka didaa

  • @CismaanAweys-f6l
    @CismaanAweys-f6l 21 годину тому +1

    Xasan shiiq goormee uugaaray shidaal balse goormee uu sooshaacbaxax hada iyo dagaal

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u День тому

    SHIDAALKAAN WAA HOOGIIN. XASAN MAALINTA LASOO SAARO, WAABA UU IDIN BARAKICIN OO CIIDAMO SHISHEEYE OO UU LACAG KU QARQIYEY BUU IDINKU LAYN. CEELASHANA AGAGAARKOODA LUG MA AZD DHIGAYSAAN. CIIDAMO XOOGAN BAA ILAASHANAYA. AFRIKA TAASAA KA DHACDAY😢

    • @ammat-t5m
      @ammat-t5m День тому

      Ibliiska jano ayuu ku riyoodaa uusan helayn

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u День тому

    KOLBA DHULBAHANTE IYAGAA IS HALAAGAYA. HORGALAA KU BADAN. ISKA DAAYA HA ARKAAN XASAN WUXUU U HAYO.

  • @mahaddahiromar4894
    @mahaddahiromar4894 День тому +1

    waarheedhe adigu wilyar ayatahaye tariq mataqanideh maxad noamaneh cabdulahi yusuf cabdulahi waninki amxaradah nokeney umadah haisku dirin qabyaliste uuuf ayatahay

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 День тому

    DAAROOD WAA DAAD QAALBII WANAGSAN ILLAAHEEY HAA HAAFIIDO

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj День тому +1

    Meesha dowlad kama jirto hala kala tashado

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 День тому +5

    Khaatumo waxa kubadan daboqoodhi oo hunguri doonah

  • @natliehunt5058
    @natliehunt5058 День тому +1

    Xasan iyo guruub kiisa waxay intay shidaalka kadhargayaan somalidaan reer badiyaha ah e walwalan Aygu is ku jeedinaya si ay umadhaan

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 День тому

    Bader Yassins ma shaqaynayso hadii ay Xoog Lee yahiin ha raaciyaan gobolada ay Galmudug raaciyeen Ragbaa leh Ee Xoog hala yimaadaan mahala waa dhuuseen hadalbayse moorden dhuusadooda

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 День тому

    Xasan iyo waa munaafaq Daarood nacayb ayuu wax walba usameynayaa. Waa qof aan Aakhiro iyo qabri midna aqoon.
    Waa qabqable dagaal madaxweyne maaha. laguma tilmaami karo. Ilaahay waxaan kabaryayaa inuu Xasan xaabsade umadda dhaafiyo mid dadka iyo dalkaba isku wada ukeeno.

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm День тому +2

    Yaa u dirsaday in up googoyo saqajan nimadasi waamaxay wax uga socon maayo dhul kaya hana idaq ma isiin karo saqajan nimaka isagay u darantahay

  • @Itzmojii
    @Itzmojii 15 годин тому

    Waa rundee siyaasiyiinta soma ahan kuwa gobolka ceyn umagacaabeen sawiir caafimaad ma dani maa maamula mise firdhiye

  • @subereagal9224
    @subereagal9224 22 години тому

    Madani iyo shine bahane teamkan hano qaban waa ciyal tiktok siyaad ma yaqanan

  • @AliMohamed-ub6ob
    @AliMohamed-ub6ob День тому +1

    Madaxweyne somaliya imisa ayay heleysaa??????
    Jawaab ayay shacabka soomaaliyeed kaaga fadhiyaan.

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm День тому

    XASAN DHIIQO DHUL DAAROOD WAA KAA XAARAAN SHIDAALKOODA DAAROOD ITAGAA NASUUL KA AH

  • @cadaviecadavie6971
    @cadaviecadavie6971 День тому

    Xaasan nimanka maqa heelo e walasha u been one night ❤❤

  • @ammat-t5m
    @ammat-t5m День тому

    Waxaasi waa riyo cidna cid wax ka qaadi mayso unc na waa wax magarad aan dhibtiisa iyo jabka bulshadiisa aan wax ka qaban waa toban tabaalaysan iyo toban turuqyo wayn oo aan u raxman walaahu mustacaan

  • @Itzmojii
    @Itzmojii 15 годин тому

    Sool iyo sanaag inadeer hada lamagalinin inleyskuheysto xasan kamadhigin ee marhore lagaliyay waxaana galiyay puntland iyo somaliland

  • @alijama6723
    @alijama6723 День тому

    DHUUSADA XASAN DHIIQO WAA SAGAARADII BADA KU KAADIDAY EE HABAR DUGAAG UGA DIGTEY INAY NIJAASAY SEY BADA OO AAN LA GELIN HABAR DUGAAG WAXAY DHEHEEN SAGAARO KADIDEEDU BAD WAX YEELI MAYSEE NACAYB KEEDAY MUUJISAY XAMAR BAANU WADA XUKUMIN LAKIIN MATALAADA DAWLAD NIMO AYUU KU AAR SANAYAA TAASINA WAA IN KALSOONIDA SI TOOSA LOOGA XAYUUBIYO OO INAANU CIDNA METELIN LA CADAYO HADAL BADANI HAAN MA BUUXSHO

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 День тому

    XASAN DHIIQO DHIBKA HAYSTA WAXAA WAAYE IN LA TALIYAAL AFAA|A QABIIL AH U YAHAY HABARGIR CUQDADEYSAN AAN ARAGNO CIDII LAGA ADAG YAHAY.

  • @maxamadAhmed-c8z
    @maxamadAhmed-c8z День тому

    Ninki qabiraha faganayey miyaa shidaal ka baxsanesa waxba yaan la farxin

  • @abdiazizmaalim4470
    @abdiazizmaalim4470 День тому +4

    Malinkasta hassan shekh le kuhay kac hormar sameysa caaac halasotagnanin eee

  • @nuroosman4007
    @nuroosman4007 День тому

    Das.rood dad wanaagsan.baa.kujira adiguna qanjir baadtahay

  • @omaribrahim5564
    @omaribrahim5564 День тому +3

    Waar amus Fakash beenalee ayad tahay ka baax hawada fakashey

    • @ammat-t5m
      @ammat-t5m День тому

      Oromadii miyaa miyaa caytamamaysa finish

  • @AthmadeyJogow-vf2gw
    @AthmadeyJogow-vf2gw День тому

    SAXAAFADA ISKA DAA EE SCHOOL AAD KADIB USOO NOQO

  • @djamagorgor6357
    @djamagorgor6357 День тому

    Waa waar ficaan

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u День тому

    WALAAL MAP KOLBA LA BEDELAYO WAX SOCONAYA MAAHA. XASAN WAA DAALAYAA😂

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 День тому

    DHULBAHAANTE WAXAA LOGU DULAYEEY DHUULKIIDA WAA GAAS KA IYO SALIIDA ISMACIIL CUMAR GEELE WUXUU DHULBAHANTE UULAA HEESHIIYEEY HAADAA OGAADEEY

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 День тому

    Dhiiqo dhiiqo xasan dhiiqo

  • @jaamacmaxamed2211
    @jaamacmaxamed2211 День тому

    War ilahy baan idinkudjariyayy waxaan nasoo horfadhiisanaya fiiriyA War Naga aamus jaahlyahow

  • @abdallaabdala121
    @abdallaabdala121 День тому +2

    dalxoore mw xasan hkeekh maxmuud ciyaalku mafahmikaran ee adeer sooqoyso hhh hhh

  • @halimaahmed2179
    @halimaahmed2179 День тому

    Hubsiino hal baa lasiista horta iska hubi warka inta aadan dadka la hor imaan qariidadan waqtigii lasameryey dalku sida buu ahaa dowlad goboleedka Hirshabeele xitaa kuma jirto waxaagu waa dulmi iyo macaash siyaasadeed

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 День тому

    AL.XAQIIIIIIIQA

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 День тому

    Waad og tihiin in firdhiye soo saxiixay iyagaa dantooda garanayn dhulka D5 malaha Somali kamana dhaxeeyo Somali

  • @FutoXar
    @FutoXar День тому

    Reer mudug dad laga murmo maahin , waxaas dhiig baa daadanayee ha ujoojin, Khaatumaan warkaga kunacay xaar qori dheer baa laisaga qabtaa waxaan Harti harti ah inaga reeba yaakhey, Galmudug shidaalkastooy ay qootaan oo xoogsadaan nabad ku fadhiyi mayaan iyagana wuu dhaafinayaa😂waa laga dal dalanayaa intaynu qanjiirinayno haday taako soo durkaan

  • @jubbavalleycarrierllc9319
    @jubbavalleycarrierllc9319 День тому

    Xasan xumoow waxaa loo soo igmadey kala dirka Somalia iyo iska horkeenkooda

  • @golahanabaddachannel6386
    @golahanabaddachannel6386 День тому

    Waxaan adaa soo dhoodhoobay Adeer ee nagala tag nacnacda

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 День тому +1

    ASLMCLKYKM W W BACDI SALAAM WAA SAX WARKAAGU

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 День тому +1

    Xasan dhiiqo wakhatigiisa wuu dhamadaaya???

  • @MaxamedJaamac-s5b
    @MaxamedJaamac-s5b День тому

    Xamar baa marti lagu wada ahaanayaa m.saleebaanow.

  • @amanAkarim3191
    @amanAkarim3191 День тому +2

    Nimanki majeerteen Cabaadkooda eega 😂. Wari boowe hadee wa siday tahay.

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 День тому

    Haye ha idinka saarto markaay lahaayeen
    Mj lahaayeen Bariga Sool
    Haye
    Iriraaysi baa mar hore sir iyo caadba la idiinku sheegye
    Maxaa idiindiidey
    3maamul oo waaweeyn
    Daarood baa dhul weeyn leh baay
    Isaaq
    Iyo hawiye ka daaleen
    Waa in la isku xiro
    3 maamul goboleeyd
    Jubalaan
    Butilaan
    SSCKH
    Maamulku waadhisanyahay maxaaka qaldan walaalkaa
    Haduu walaalkaa yahay maxuu kuu gu diidayaa maamul walaalkaa waa in uu horumarkaaga jecelyahay
    War sheekadu waa
    Irir ee waxfahma
    SSC KH MAXAAD KA SHEEGEYSAA KUWII WELIGOOD JIREY BUU WAXKAST ka xiree
    Waxan ma sameeyeen
    Hadaad 3 maamul tustaan tayadiin
    Ito tamartiina

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 День тому

    G/sool dhulbahante kaligii ma dago dee zxb😂

    • @shukrijama5399
      @shukrijama5399 День тому +1

      Sool waa dhul dhulbahante ee kaale ka qaad adigu

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 День тому

      @@shukrijama5399 SSB🦊🧡🤣 ya la dhaha wyee

    • @shukrijama5399
      @shukrijama5399 День тому +1

      @@art_lto2450 ku waasi waa maxabiis tayda ee dab yeesha kkk

  • @MaxamedJaamac-s5b
    @MaxamedJaamac-s5b День тому

    Xasan waa nin xun,laakiin sparo dii maxamuud saleebaan ee aakhiro ku xirnayd,jid iyo jiho diidka ahayd uu ka qaaday s😊oomaaliya guul.

  • @winterdaycanab6302
    @winterdaycanab6302 День тому +5

    waaba ninkii igu taariiqda xun baa ahaa abdulaahi yuusuf

    • @abdu5777
      @abdu5777 День тому

      Ku waasha cabdilaahi yuusuf Ahmed. jabhada argagixisada ee SNM kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk

  • @JamilaFarah-l1t
    @JamilaFarah-l1t День тому

    Tawfiq mj baa marhore bixiyey oo dir siyey khatumo idinka dhisbutig geliyey maxad kaqaylinaysa shalay sotiad u didaysen hayadi khatumo kashaqaynayse ka xidhay war khatumo khatumo cidi hidal ka qodimayso away putland io khatumo khatumo iskusi baa lo gogosanayaa ha isu muqanine cadowga arka

  • @KeyseAbdi-s8t
    @KeyseAbdi-s8t День тому

    Sideebaa lagu soo saarayaa

  • @Itzmojii
    @Itzmojii 15 годин тому

    Maxaa uga hadliweysay in puntland faragalin ku heyso s s c sababtoo ah waxay usomagacaabeen gobolka ceyn widh widh umagacaabay wasiir caafimaad so xadgudub ma ahan mise waad ka aamustay sababtoo waa maamulkaaga

  • @Musicmusic55711
    @Musicmusic55711 День тому

    intaa ssc wax ka sheegeesid why deni uusan u aading sool one time ask ur self
    haduu deni aadi lahaa sool maanta saan looma sawirteen Deni baa hortaagan harti inuu maamulkale sameesto waa 100
    facts ama ka leexo ama ka gaabso Deni waa hurdaa xasana sh waa shaqeesanooyaa wir Deni ha qabto shir aqoonsida gobolka khaatumo yaa ka hortaagan waa saxiix uu kula jiro xamar intuu Deni uu looyar u noqon lahaa ssc buu shib iyo dhabar jebin ninbaa yire blame the victim saas baad u hadleesaa waxaad baleemgareesaa ssc oo victim ah adeer anagaa kaa caqli wayn oo buugaag soo aqrinay faham sawirka wayn waa puntland waxa qaska wada update bay u baahan yiniin intay harti ku dul meereesayaan buu xasan shaqeesanooyaa

  • @HamdkI
    @HamdkI День тому +1

    Bagabaga intuu nimanka qurunka darod iyagu isku maqnaayeen baa laga xaajaystay doqomo nimanka darod

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 День тому

      Hadaan ku iraa Idinka lee waxaas wad wada Dadka kale waa caafi maad qabaan!

    • @saadaqnuurgeedi7777
      @saadaqnuurgeedi7777 День тому

      Shayga munafaqada ah lagu ama afloyo ... Hada Deni maxuu hayaa? ku wii ka horeeyey maxayaan ? shacabka uun baa wanaagasan ee siyaasi meesha ma jooogo

  • @AbdidoonWarsameLiibaan
    @AbdidoonWarsameLiibaan День тому +4

    Shada ha socoto ciyaalka yar yar ee iska qeel qelinaayo warkooda yaan loo qaban waa ciyaal lagusoo bar bariyay qabyalada iyo cadifad qabiil iyo waxa la hal maala lkn waxan la yabanahay dadka wariya ahaan u dhageysanaayo

    • @shh56726
      @shh56726 День тому

      Ciyasl mahe qabyalad iyo qurun iyo munafaq nimo aya idinka buxda ninka qaldan ee somalia qaribayo oo waligisba dagal koxeed ka shaqeyn jitey aya dadka isku diraya, parol uu xita soo sarayo ma jire lacag ayuu turkida ka qadab
      naya, dastuur uu badalan karo iyo map ama qaridad uu iska sameysan karo majirto Shacabka Somaliyed ayuu rabaa inuu isku diro, hadaba inbu madaxa isu galiyey, adiga tugadi uu soo dirsadad ka mid tahay ee wiilka wax jiru shegay

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 15 годин тому

    Dowlada abgaal haday turkey keensadeen, Puntland na USA ama Russia ha keensadeen, qaniiyo qaniiyo kaa fujisa 😂😂😂😂😂

  • @MaawisaidSaid
    @MaawisaidSaid День тому +1

    Wararkaga nin ashen dararod magulesanayo miya darod besle run shaga

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 День тому

    Wararka la helayo holhol waxaa gacanta ku hayo axmed karaash oo diidey xasan culusoow inuu xado firdhiya sida la sheegayo xogaa laaluush ayaa xasan iyo kooxdiisa siiyeen marka ma hadli Karo everkiisa waaye

  • @MohamudJam
    @MohamudJam День тому

    Harti hala ilaaliyo marjeeteenow /daaroodna xusuusnaada

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 День тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 , viva Madaxwayne Professor xassan sheekh Maxmuud.

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 День тому

    Xasan dhiiqo waa ciilqabe ciilqabe dhalay caloosha cudur googooyey qabyaalad.

  • @Mideye157
    @Mideye157 7 годин тому

    Mid kasta ha Iska hadlo. War SSC meeshay dantooda ka arkan bay adayan. Deni marku dunida wareegayo ma cid ba ku qabsata.
    Anagu waa ognahay Xamar waxa ka socda.
    Puntland yaa sharaystay.
    Deni La hadal oo SSC hagardamada ka da ku dheh

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 День тому

    Holhol wax laga soo saarayaa ma jirto mana ogolin cabaas madani waa nin lunsan oo aan waxba ogeeyn

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 День тому

    Waa isku baa I inayaah so uu moddodheerar u helo mana dhacayso asagaa Daarood neven balse daah waxay ka helaan bay Lee yahiin

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 День тому

    Xasan sheikh degan SSC kamataliyo hadu waxa isku hayo dhodi hayimado!!!

  • @mussejama311
    @mussejama311 День тому

    Xasan culusow dani qurux ma keenin, boowe!!
    Siyaasiga PUTLAYN ayaa haleeyay wixii halaaba!!

  • @saadaqnuurgeedi7777
    @saadaqnuurgeedi7777 День тому

    Waa dad Qalbada laga jabiyey mara iyaga uun isa jabinaya! noo xal waxaa la turjumayaa ciida tan ugu hooseysa waxaana laga dhigayaa in xasan duulan yahay .. ma taqaana raga meesha degen? mide til tok u heysta ? iyo Gooja cada?

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa День тому +2

    in kaara alle haku rido xasan shiikh wuxuu baa bi iyay soomaaliya subxaan nin kasta haguusto tooladiisa

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 День тому

      Cabdilhi Yusuf so ki baqtiye beti hors xabashi bu u dhagain jirey

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f День тому

      Culusoow Daarood baan wax fahmeyne, Culusoow waa nin USC ah oo aay qabyo ka tahay hawshii Caaydiid ka ahayd, taas oo ah in Daarood Soomaaliya laga sifeeyo! Waxaan ogaaday in uu isaga gadaal ka riixayo dagaalka aay Raxanweyn Luuq ku qaaday oo uu yiri, qabsada Luuq iyo Baardheere inta aan Madaxweyne ahayd! Aryaa Xudduuda Galmudug waa Burtinle ma illaawdeen Hartiyow?! From Gedo

    • @Xaajiwarfaa
      @Xaajiwarfaa День тому

      Dane ssc wuxuu ka necebyahy waxkasta majeerteena ma ugu la dawlad ahaan shaha ssc dadka ssc hafahmaan

    • @ubaxmuxudiinaxmed
      @ubaxmuxudiinaxmed День тому

      🤮 caaac uf adiga allha Kugu soo celasho habaarkag eyaha

  • @MAJIDSHEEKO
    @MAJIDSHEEKO День тому

    Iyaguna caqli malahee soo ma le endoonaan😂😂😂

  • @SayidAbdirasaq
    @SayidAbdirasaq День тому +2

    Farmaajaan soo ridayaa xassana waan soodoortay. Saaney dhashay

    • @saadaqnuurgeedi7777
      @saadaqnuurgeedi7777 День тому +1

      Munafaqada lagu ma faaiido! 2005 ayaa dada dagaal ku jir taas tuuro bakada la kortimit markaas waxaad is tiri siyasad kaliyah ayaa tahay! meesha ragii UN iyo USA lagqay ayaa jooga waana ka soo baxeen dhibtii USA ku ahayey wax celin karo malahan!

  • @abobasement346
    @abobasement346 День тому

    Adeer dhulbahanteh dhulkisah wuu haystah e orodoh ku mashqul xasan moryan mad kah hadashid dhulkagah h/g bad kah baqaysah waxad shaqoh kah dhigaten in aad ssc marbah warqad kah so dabah turtan war nagah xishodah orday hawiyeh iskah celiyah

  • @aragsan5690
    @aragsan5690 День тому +1

    Waryeey tahay soomaalida aad lahad leeyso??? Cabdulaahi yuusuf waa ninkii 50 Kun ciidanka Itoobiya Xamar keenya 24 iyo labaayan saac kasta 100 dad kudhaw beey waxeey dilaan iyo dhaawac ka dhigi jireen.Agootii uu abahood laayay wali waan heeynaa maqaangaarin.cadulaahi yuusuf Allah xisaabin.hada .....intanool aan Allah barino HAL UMAD NOQONO